
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Waar taas baaban ka baqayaa ,,, Few days ago ,, police were arresting some youth coz they were having a private party in one of their houses ,,, But there is still some tricks we can do ,,, two can pretend to be the pride and groom and it will look like we are having a wedding ,,,
-
kkkkkkkkkkkkkkkkk ,,,,, Classic ,,
-
AAAAAAAHHHHHHHHHHHH ,,, IT IS THE DAY ,,,, THE BIG DAY
-
looool ,, haven't seen them talking to each other but the way he communicates with us is really good. One would think he is a good muslim with all those MASHA'ALLAH, ALHAMDULILLAH, ETC ,,
-
It has been ment to have a long lasting effects on Anti-Somaliland group .....
-
last time you were not in Borama but in Burma ,,,
-
Ohhhhhhh shittttttttt ,,, It is Ok now ,,,,,,,,,,,,, we should open a SABBAAXAD CHAMPIONSHIP in Burco ,,, that would make us starts i guess
-
I've an Egyptian colleague here who kept saying Alxamdulillah and Salamu Calaykum when he first came here ,, until one day he told me he is Christian ,,
-
Egyp diin badanaa ,,,,,,,,,,,,,
-
That is when i realized Canada doesn't have a football team ,,,
-
Talk about yourself niyow ,,,,,,,,
-
Ma laga yaabaa inuu isaga laftiisu Asmara u socdo oo uu sooba noqon waayo ? ,,,
-
3 days to go .......... some plans are in my head and i don't wanna tell you ,,
-
Raysal wasaaraha Dalka Somalia Nuur Xasan Xuseen ayaa waxaa la filayaa inuu maanta ka dago magaalaad Asmara ee xarunta mucaaradka Dawlada KMG ah ee somalia ee Dalka Eritrea. Raysal wasaaraha dalka Somalia ayaa la filayaa inuu kooxahaasi kala soo hadlo sidii ay Dawlada KMG ah ee Somalia uwada hadli lahaayeen una wada shaqayn lahaayeen iyadoo intii uu xilka hayay Raysal wasaare Nuur Cadde uu aad xooga usaaray siday mucaaradka iyo Dawladu uwada hadli lahaayeen. Sidoo kale Raysal wasaaraha ayaa waxaa la filayaa inuu kulamo la yeesho masuuliyiinta dalka Eritrea ayna ka wadlaan sidii Dawlada KMG ah ee Somalia iyo Eritrea ay uwada shaqayn lahaayeen iyadoo dalka Eritrea uu marti galiyay kooxaha kasoo horjeeda Dawlada KMG ah ee Somalia. Sarkaal sare oo katirsan Dawlada KMG ah ee Somalia oo magaciisa ka gaabsaday soona xigatay TV-Al-Jaziira ayaa waxa uu sheegay inuu Raysal wasaaruhu uu tagi doono maanta xarunta mucaaradka ee Asmara halkaas oo ay wadahadlo ku dhex mari doonaan. Nuur Cadde ayaa horey usheegay inuu wada hadal dhanka taleefoonka ah ay yeesheen Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah Gudoomiyah Ururka loogu magacday dibu xoraynta dalka Somalia kaas oo ay kaga wada hadleen xaalada dalka Somalia iyo sidii xal nabad galyo loo gaadhi lahaa. Dhanka kale Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inay suurtagal tahay inay lakulmaan Dawlada KMG ah ee Somalia wada hadalana yeeshaan taas oo mudooyinkii horey aan lagu arki jirin kooxaha kasoo horjeeda Dawlada inay sameeyaan tanaasulaad dheeri ah. Afnugaal News Desk
-
why are u interested bal ,,, do u wanna stay there ?? ,, i can take some photos for you dee ,,
-
Maxaad u kala reebaysaa gabayga bal : Waa duni la gaadoo Iyadoon gabow iyo Geerida ka dhow iyo Geeddiba ku talo gelin Seeftii qudh gooyada Galka looga siiboo Soo guur la yidhiyoo Waxay gaaxsanaysiyo Khasnadii guraysoo Daba goosanaysoo Is gunaanadasoo Waagii guduutaba Ged kalaad ku aragtaa Gurrac lagama waayee Sheekadu ged iyo xeel Af-gobaadsi weeyoo Raagaa sar-gooyoo Cali baa gardaadshoo Gadihii Qamaan iyo Gabaygii Salaan iyo Gudbantii Darwiishkiyo Murti weeye gibilloo Isku joog gun iyo baar Madabkii is-gaadhiyo Inan gacan farshaxanii Harraray garaariyo Gaashooyin marisiyo Googoos la saaroo Nin gardaadsha mooyee Ruuxii gudaanii Ka sal-gaadhi maayee Googgaa abwaankow
-
Originally posted by Kool_Kat: Tuujiye, I feel you walahi...A not so close friend of mine, reer Waqooyi eh waligeed nagu dhex jirijirtay (reer Xamar keena) for the past 15yrs, went to S/land this summer for three months...Let's just say qof cusub aanoosoo noqday...Everything now is about S/land, and we are not mad at her...We just don't understand why the major change after only three months...The dashboard in her car s/land flag lagu dhajistay (never before did this happen), gaariga gadaal 'I LOVE S/land' lagu dhajistay (never before did this happen), s/land parties la aadaa (never before did this happen), maanta dhan markey ka hadleyso dadkooda 'reer s/land' dhehee (never before did this happen), markey naga hadleyso anaga 'reer koofurtiina' noogu wecee (never before did this happen), etc. etc...Nothing wrong with all of this but gabadhii sida in cudur lagu soo talaalay camal eeba isu badashay...Don't get me wrong, I have nothing agaist her or her people, but for goodness sake anaga sanka hanaga soo galin...Quuy dheh yaaqoo... All of the sudden she changed and expects us to change with her? NO WAY...Horteed nuur... loooooooooooooool ,, That is why everybody here is like that ,,, now you've seen only ONE girl spent only 3 MONTHS in SL oo sidaas mintid u ah ,,, what do you expect kuwa halkan jooga markaa ?? Xataa adigu hadaad timaado you will go back singing , SOMALILAND DALKAYGA, SOMALILAND DADKAYGA ,,
-
You must recognize me then ,,, Walee this facebook is getting crazy but i'm glad inaan dad badan bartay ,,, qaar baa waalan
-
But will that world war riverse it or it will be the end of the world ?
-
President Rayale meets with Norwegian Oil experts
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
hadhwanaag 2008-02-09 (Hadhwanaagnews) Baadi-goobka Saliida Somaliland Muxuu wargayska Dagens Næringsliv-Oslo ka qoray maanta? "Kjell Inge Røkke wuxu ugu talo galay isaga iyo shirkadiisa Aker ASA in maal gelin dhan 13 Milliard oo Koroon uu ku isticmaalo baadi goobka saliida Bariga Afrika" Wargeyska qaadaa dhiga arimaha dhaqaalaha iyo ganacsiga(Dagens Næringsliv) kana soo baxa Oslo Norway. Ayaa saaka(09.02.08) qorey maqaal uu cinwaan uga dhigay "Ka Baadi-goob Saliid Afrika". Waxa maqaalka ku dul sawirnaa khariidadda Somaliland iyo ta Uganda oo ka dhex muuqda khariidadda qaaradda Afrika iyo sawir weyn oo uu leeyahay maalqabeenka caanka ah Kjell Inge Rokke. Wargeysku wuxu warkiisa ku bilaabay shirkadda "Asante Oil" oo ah shirkad saamiley ah, 40%-tana uu leeyahay maalqabeenka Kjell Inge Rokke oo leh shirkadda weyn ee Aker ASA. Ayaa dhowaan shidaal baadhis ka bilaabi doonta Bariga Afrika. Ka dib markii ay dhowaan saxiixday heshiis baadhis shidaal. Waxa kaloo wargeyku qorey in shirkadu ka caawin doonto dhisida kaabayaasha dhaqaalaha goobaha saliid baadhistu ka socoto, si ay waxtar ugu noqoto dadka degaankaa degan. Mar aan arintaa wax ka weydiiyey Danjiraha SL u joogga Norway Mudane Maxamed Maxamuud Aadan "Liilan" wuxu iigu jawaabay: Warkan wargeysku qorey waa midhihii ka soo baxay wadahadalo u socday dawladda SL iyo Kambaniga, waana bushaaro aan ku koobneyn somaliland oo qudha ee gaadheysa dadka Bariga Afrika ku dhaqan oo dhan. Waxan si weyn u soo dhaweynayaa maalqabeenka Kjell Inge iyo maalqabeenada kaleba, kuwaasoo go´aansaday in saliida loo filayo Somaliland ay maalgashadaan. Arintanina waxay sii xoojineysaa xidhiidhka sokeeye ee u dhaxeeya SL iyo Norway. Waxaanay ina tuseysaa in Norway safka hore kaga jirto soo dhaweynta nabadda iyo dimuqraadiyadda ka jirta Somaliland. Si gaar ah waxan u tirsanayaa haddaan ahay danjiraha SL ee Norway in arintani u tahay waxqabad xafiiska aan madaxda ka ahay. Warkani wuxu soo baxay laba habeen uun ka dib soo noqoshadii danjiraha iyo weftigii uu hogaaminayey oo ay ka mid ahaayeen wakiilo ka socday shirkaddan maanta warka soo saartay. Cabdirisaaq Cismaan Fadal Oslo Norway -
hadhwanaag 2008-02-09 (Hadhwanaagnews) Hargeysa-(HWN):- Kal-fdhigii 35-aad ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ka furmay Xarunta Golahaasi,isla markaana waxa mudanayaashi halkaa loogu qeybiyey ajandaha loogu talo-galay in lagaga doodo kal-fadhigaas. Fadhigaas oo uu shir-gudoominayey Ku-simaha Gudoomiyaha Golaha Guurtida, ahna Gudoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Guurtida Md Sh. Axmed Sh. Nuux Fure, ayaa furitaankii kal-fadhigaa hadal uu ka jeediyey waxa uu Mudanayaasha ku wargeliyey in kal-fadhigan ay sugayaan waxyaabo badan oo loo baahan yahay in wax laga qabto. “Maanta waxa aynu isugu nimi kal-fadhigii 35-aad ee Golaha Guurtida, waxyaabo fara-badan oo wax ku ool ah, ayaa intii Goluhu kala maqnaa qabsoomay,” ayuu yidhi Sh. Axmed Nuux Fure Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu intaa raaciyey “Oo weftiyaal yimi ha ahaadaan ama kuwo inaga tegay oo faa’iidooyin badan keenay ha ahaadaan, waxyaalo fara badan oo hada bilaw ahina way ina sugayaan, oo way inagu soo waajahan yihiin.” “Markaa waxaa loo baahan yahay in loo diyaargaroobo waxyaalahaas mustaqbalka ina soo qaabilsan,oo awoodi waxa ay noqotaba loo diyraargaroobo” ayuu yidhi Sheekh Axmed Nuux Fure. “Haday suurto-gal noqotana in weftiyo loo baxo, oo kuwo loo baahan yahay ah, siiba Sool iyo Sanaag in loo diro Wufuud Guurti ah, oo aad loogu baahan yahay.” Ayuu yidhi Sh. Axmed Nuux Fure. Md Sheekh Axmed Sh. Nuux waxa uu sheegay in aad loogu baahan yahay, sidii Goluhu [Guurtidu] uga shaqayn lahaa gudaha wadanka, “Bacdamaa-ba hawlo badan la soo qabtay, hawlo badanina ay imika inagu soo waajahan yihiin, waxaa aad loogu baahan yahay in gudaheena aad iyo aad loo foorarsado oo looga shaqeeyo.” Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi “Wax allaala iyo wixii Gudaha ka qabsooma ayaa dibadana ka qabsoomaaya.” Mar uu Guddoomiye Sh. Axmed Nuux Fure la hadlayey Aqalka Odayaasha Golaha Guurtida waxa uu yidhi “Markaa Goluhu in uu Maanta guntiga-dhiisha isaga dhigo, oo ku tala-galo mudda-karnimo, inkasta oo dee awal-ba aanu waxba la iska hagranayn, oo uu itaalkiisa dalka wixii u dan ah marnaba hoos marayn,” “Hadana in uu maanta dadaalka sii kordhiyo, oo shaqooyinka aan loo kala maqnaanin, oo si wanaagsan hadh iyo habeen loo yimaado Golaha, kol haduu Goluhu furmay, taasina waxa iga tahay dardaaran.” Ayuu yidhi Sh. Axmed Nuux Fure. Gabagabadii waxa uu Gudoomiye ku-xigeenku uu tilmaamay in kal-fadhigani uu yahay mid cajiib ah,“Kal-fadhigan maanta waa kal-fadhi cajiib ah, sidii aan hore u sheegayna waxyaalo badani soo qabsoomeen, waxyaabo badan oo kale oo ay tahay mustaqbalka in wax laga qabtaana ay ina sugayaan,” ayuu yidhi. Isaga oo hadalkiisa sii watana waxa uu yidhi “markaa in Goluhu maanta dadaalkiisa aad iyo aad bu kordhiyo ayaa iga dardaaran ah.” Ugu dambayntii waxaa Mudanayaasha Golaha loo qaybiyey ajandaha Kal-fadhiga 35-aad, oo ka kooban todoba qodob, kaas oo u qornaa sidan: “1- Warbixinta Guddiga joogtada ah. 2- Xog-ogaal u noqoshada xaalada Gobolada Sool, Sanaag iyo Degmada Buuhoodle. 3- Arrimaha Siyaasadda. a) Gudaha b) Dibedda 4) Arrimaha Nabad-gelyada. a) Gudaha b) Derisyada. 5) Xog-waraysi lala yeesho. a) Taliyaha Xabsiyada. b) Wasaarada Waxbarashada. c)Wasaarada Caafimaadka . d) Wasaarada Arrimaha Gudaha. 6) Wax-ka-bedelka Xeerka Nabad-gelyada Waddooyinka. 7) Waxyaabo kale (Any Other Bissines)”
-
LOOOOOL , Oo miyaad baqanaysaa ?