Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. With Kosovo unilaterally declaring independence and a host of wannabe states looking to follow its lead, you might be thinking it’s about time to set up your own country. You’ve picked out a flag, written a national anthem, even printed up money with your face on it. But what’s the next step? Creating a new country isn’t as easy as you think. Step 1: Make sure you are eligible As tempting as it might be to declare your cubicle a sovereign state, customary international law actually does specify minimum standards for statehood. You must have a defined territory. You must have a permanent population. You must have a government. Your government must be capable of interacting with other states. (This one is somewhat controversial. It was included as a qualification in the 1933 Montevideo Convention, which established the United States’ “good neighbor” policy of nonintervention in Latin America, but is generally not recognized as international law.) Step 2: Declare independence Congratulations on joining the ranks of Transnistria, Somaliland, and a host of other countries that won’t be marching at the Olympics anytime soon. Just because you’ve met the qualifications and declared yourself independent doesn’t mean that you’re going to be taken seriously. Even the Principality of Sealand—located on a 10,000-square-foot platform in the North Sea—has tried with mixed success to claim sovereignty under these qualifications. However, now that your state is established, there are certain benefits you can expect, even if you’re not recognized by anyone. “Once an entity has established itself as a de facto state, it will benefit from territorial integrity and certain guarantees of sovereignty,” says Stefan Talmon, professor of public international law at Oxford University and author of Recognition in International Law. “For instance, now that Kosovo is established as a state, Serbia can no longer freely attack it to bring it back into Serbia. It benefits from the prohibition of the use of force under the U.N. Charter.” These rules were established during the Cold War to protect new states that were not yet recognized by one bloc or another. Step 3: Get recognized There’s not much point in having your own country unless other countries acknowledge your existence. International recognition is what gives a country legitimacy in the international community and what ultimately distinguishes the New Zealands of the world from the Nagorno-Karabakhs. Naturally, though, the established countries are going to take some convincing. “Recognition is quite complicated because it combines international law and international politics,” Talmon says. “Some people say that recognition is a purely political act. It is at the discretion of existing states whether they recognize, so there is no right to recognition.” This was especially true during the Cold War, when the national legitimacy of North and South Vietnam, North and South Korea, and East and West Germany depended on which side you asked. Even today, a number of entities are recognized as states by some countries, but not by others. Palestine, Taiwan, and Northern Cyprus fall into this The United States has no official policy on what is required for recognition, according to its State Department. Instead, the decision to recognize a state is made by the president. Then the president decides whether to establish diplomatic relations with the state based on U.S. national interests. There’s no cookie-cutter approach, so when you ask for recognition, be sure to explain how your independence will be good for America. In the old days, proving your anti-communist cred was usually good enough. Today, U.S. strategic priorities are a bit more complex, though as Kosovo proves, ticking off the Russians still helps. Step 4: Join the club Since its founding in 1945, membership in the United Nations has become the gold standard of international legitimacy. “When you are admitted to the U.N, that’s a form of approval,” Talmon says. “It’s like a stamp [that says] you are now a full member of the international community.” Applying for U.N. membership is a breeze. According to U.N. rules, all you need to do is write a letter to the secretary-general requesting membership. These letters are remarkably short and simple. For a handy template, check out the successful application of Montenegro, the United Nations’ most recent member. You can mail your application to: Ban Ki-moon Secretary-General The United Nations First Ave. at 46th St. New York, NY 10017 Now comes the hard part. The Security Council must refer you to the General Assembly, which must determine by a two-thirds majority that you are a “peace-loving state” that can carry out the duties of the U.N. Charter. It’s probably not even worth trying this unless you’ve completed step 3. A number of unrecognized states have applied for U.N. recognition over the years, including American-Indian tribes, but without the credibility bestowed by bilateral recognition, these applications are usually just filed away. The biggest obstacle to U.N. membership is power politics. Neither North nor South Korea got U.N. membership until 1991 because of vetoes by one bloc or another during the Cold War. Even today, Russia’s veto on the Security Council will probably prevent Kosovo from gaining a seat at the table anytime soon. The Republic of China, a.k.a. Taiwan, was one of the founding members of the United Nations and once had a “permanent” seat on the Security Council. But Taiwan was booted out in favor of the People’s Republic of China in 1971, after U.S. President Richard Nixon decided to cozy up to Beijing. The Taiwanese government has applied for membership every year since 1993, but to no avail. The United Nations didn’t even bother to open Taiwan’s most recent letter. As you can see, the point at which a territory officially becomes a country is very much in the eyes of the beholder. International recognition can be an elusive prize. The good news? The longer you wait, the better your chances become. In international law, which is often based on custom, the longer you can maintain your de facto sovereignty, the more likely you are to be accepted. (Unless, of course, you’re Taiwan.) The strength of Kosovo’s bid for independence from Serbia is based largely on the fact that it has, for all intents and purposes, been independent for almost a decade. In a more extreme example, the 900-year-old Sovereign Order of Malta has diplomatic relations with 100 countries and observer status at the United Nations even though its entire territory is contained in a few buildings in Rome. So don’t be discouraged. Starting your own country isn’t impossible. It’s just going to require a lot of patience and the right friends Foreig Policy Magazine ©2008 ForeignPolicy.com
  2. Maxaa keenay inay isimadii *********** ka soo qayb geli waayan aaskii iyo Tacsidii Garaad Ismail ??? Waxa kaliya oo Goobtii yimid Garaad C/laahi Maxamed Guuleed oo aan isagu waxa Shuruud ah habayarate ku Xidhiin ka soo Qaybgalka Geerida Garaadka,isimadii *********** kama fogayn Meesha Garaad Ismail lagu Aasayey laakiin Nasiib Darro kama soo Qayb galin Tacsidii iyo Aaskii Garaadka Hadaba Shacabka SSC ee uu ka Geeriyooday Alle Ha uu naxariiste Marxuun Garaad Ismail Ducaale,isimada *********** ma ku Qancindoonan Mamulka Somaliland baa laascaanood ka taliya ama ma uu noqonaysa cudur daar iyo marmarsiinyo ??? Jawaabta waxa leh Akhristaha ….. Garaad Ismail Go,aamadii Ugu danbeey ee isimada *********** soo saareen Shierkii Boocame waxa uu Joogay wakiil garaadka Ka socday wuxuuna la mid ahaa mawqaf isimada ***********, Su aalaha aan jecelahay in akhristuhu ka jawaabo isimada Reer SSC ma waxay ka baqayeen Mamulka Somaliland ??? mise Cabdulahi Yuusuf baa amar ku bixiyey in aan laga Qayb Qadan Aaska Garaadka ??? mise madaxda sarsare ee puntland baa amar bixisay in ninkii laascaanood taga uu danbi ka galay Mamulkooda??? mise waxay ahayd balan aay isla ogyihiin isimada SSC iyo puntland in aan xita idaacadaha loga tacsiyadayn garaad ismail oo ninkii laga maqla uu danbile yahay ??? Isbuuci Hore bay ahayd markii uu geeriyooday midka mid ah Dagaal Oogayaasha puntland Ninkas oo lagu magacaabi jiray Xiif Cali Taar wuxuuna ka ganacsan jiray Badaha Soomaliya iyo afduubka marakiibta uu Raran Ganacsatata Soomaaliyeed. waxaa kale oo la yaab leh in uu ahaa khasnajiga Dawlada KMG ah, waxa lagu soo hagaajin jiray hubka,hantida dadweynaha ee laga soo dhaco Koonfurta Somaliya, waxaana Masuul ka dhiigtay C/lahi Yuusuf…!!!I Isbuuci la soo dhaafay aayu ku Geeriyooday Tuulada tukoqar isago ku guda jira sidii loo baro kiciin lahaa dad muslin ah oo aay tabaaleyeen Abaaruhu iyo in layska horkeeno dad walaalo ah oo wada dhashay lana dhexdhiigo Colaad Guun ah oo aan waligeed hadhiin isaguna wakhtiga ku sii dheeraysto Hadaba Akhristo Puntland waxay usamaysay Xiif Cali Taar waxay ugu Yeedhen Aas Qaran,Dawlada KMG ahina waxay usamaysay Goobo badan oo ka mid ah faydhyadeeda Baroordiiq Cajiib !!!! Garaad Ismail oo ahaa Issim Magacweyn ku leh iyo mamuus Bulshoweynta Soomaaliyeedna iska daa in aay ka soo Qayb galane waxay is hortaageen dadkii ka Qayb gali la haa Aaska Garaadka Garaad Ismail wuxuu ahaa Garaadka Ugu Xilka haynta weyne Isimaada Soomaaliyeed isla markan ahaa Garaadka ugu dada weyn Garaadada beelah Soomaaliyeed Garaad Ismail wuxuu Xilka Garaadnimada Hayeey ilaa laga Soo Bilaabo 1962 oo ah 46 Sanadood Garaad Ismail Ducaale wuxuu ahaa Nin aad iyo aad uu Nabad Jeceel Dadkiisuna Muxuubo Iyo Kalgacaltooyo u hayaan. Akhristow fakarka aad ka qabto arinkan Igu soo hagaaji emailka hoosku qoran Si aan marlabad ugu soo gudbiyo warbahinta. Adan muuse takar02@hotmail.com
  3. Hurdo jecelaa ,,, look how she is running to bed. Nice galgalsho Ms/Mrs flight .........
  4. Inanta siyaasadda ka daa madaxa ha xanuunjinne ,,,, ma waxaad rabtaa inay cararto oo dib loo waayo ?? she has only 15 posts since 2002 ,,,, bal ha eryin mar kele ,,
  5. Originally posted by Flight_13: What happen to Mr.President( A.Yusuf)or am I missing something? Yes, you're missing something ,,,,,,,
  6. Damaacigu waa xildiid, xabaasuud, besbaas, huruud, nuurad iyo timo diin laga xiiray ,, intaasoo la isku qooshay oo dabadeed xaf laga siiyay baa la yidhaahdaa damaaci ,, I was tell her , inay cararto markay ku argto , i was told in flight aanay itaal badan lahayn ,, loooooooool
  7. Eh ,, KK ,, haddaa la shaqaynooyaa nooh ,,, Flight ,, i'm talking to KK ,,, she is damaaci numero uno ,,, xoog bay kaaga qaadi gaadhay avatarkaaga sow maad arkayn ?
  8. Bosaaso:- Waxa galabta casarkii laga maqalay Suuqa lagu sarifo lacaga qalaad Tacshiirad xoogan taasi oo ay fureen suuqaasi kooxo Budhcad ah oo doonayay inay dhacaan hantida taala Suuqaasi, Budhacadaasi oo wataday Baabuur yar ayaa hal mara isweer ka qabtay Suuqaasi iyaga oo qaaday Aduun lacag ah oo aad u fara badan, lama yaqaan ujeedka ka danbaysa falkaasi. Ilaa 10- nin oo hubaysan ayaa galabta weerar buuxa ku soo qaaday Suuqa Lacagaha qalaad lagu sarifo ee magaalada Bosaaso kuwaaso oo dhamaanba Gacanta ku dhigay wixii halkaasi hanti taalay, ragan hubaysan ayaa ku labisnaan dharka Booliska Puntland kuwaasi ay sahal u noqty inay su fududu falkaasi ugu guulaystaan. Aadan Doolarle oo ka mid ah Ganacsatada Suuqaasi ayaa LaasqorayNet u xaqiijiyay inuu falkaasi dhacay isla markaana isaga lagaq aaday lacag badan oo markaasi Goobta uu suuqaasi ka degan yahay taalay. Ninkaasi ganacsadaha ahi waxay uu sheegay inay ragaasi budhacad ahi ay soo qaadeen weerar qorshaysan kaasi oo ahaa mid la doonayay in lagu maja xaabiyo ganacsatadaasi,waxa uu farta ku fiiqay inay ragaasi ahaayeen ku gashan Diraysak Booliska Maamulka Puntland. "Maha Budhacad ka timi meel shishe,e waxa weeyaan Booliska Maamulka Puntland oo iyagu falkaasi soo maleegay waayo waxay siteen dharka Booliska oo waxay wateen gaadhi aan Sumad lahayn oo dadka waxay ugu sheekeeyeen inay yihiin Boolis oo ay Amaanka sugayaan"Saas waxa yiri Aadan Doolarle. Markii falkaasi dhacay ayaa goobtii waxa soo gaadhay Boolis la sheegay inay ka tirsan yihiin kuwa Magaalada Bosaaso iyaga oo markiiba isku gadaamay goobtaasi waxay bilaabeen inay xidhaan dhamaan wadooyinka goobtaasi soo gala iyaga oo markiiba bilaabay inay dadka waraystaan. Taliyaha Booliska Puntland Cabdi Casiis Siciid Gacamay (bduugaaye) ayaa la hadlay warbaahinta isaga oo daboolka ka qaaday inay ku raadjoogaan ragii falkaasi fuliyay isla markaana dhawaan la soo bandhigi doono wax yaalaha ka soo baxa hawl galka ay wadaan ciidanku. Gacamay waxa uu ka gaabsady Su"aal ahayd inay ragaasi ka tirsanaayeen Booliska Puntland isaga oo til maamay inay jiraan tuhun noocaas ah oo ay Booliska u soo gudbiyeen Ganacsatadaasi galabta la dhacay. Dadka ayaa caawa arintaasi aad u hadal haya kuwaasi oo qaarkood sheegaya inay falkaasi ka danbeeyeen Booliska magaalada Bosaaso,dadku waxay sheegayaan inay Sariflayaashaasi dhawor goor maamulka Puntland u soo bandhigay qorshe ah inay hoos u dhigaan lacagta balse ay arinkaasi iska madax mareen oo ay diideen. Arinkaasi galabta dhacay ayaa ku soo aadaya xili Sarifka lacagaha qalaad uu cirka isku shareeray isaga oo Boqlka Door lagu qabanayo Maanta magaalada Bosaaso 2700, Sh, So ah, iyada oo ay waliba maciishada kalena cirka iyana isku shareertay. Jaamac Ayaanle Feyte LaasqorayNet/Bosaaso
  9. For the moment Somaliland is the only hope in the region.
  10. Waar maxaad ma la ooyaysaa ??? ,,,,,,,
  11. That is why i said Somaliland ...........
  12. Waxaa maanta hawada ka maqan qaar kamid ah Idaacadaha uga afka dheer magaalada Mqudsiho oo ay ciidamada Dawlada KMG ah ee Somalia ay albaabada ulaabeen iyadoon horay loogu keenin wax digniin ah ama lagu wargelinayo habkooda shaqo inay wax ka badalaan. Waxaa saaka gudaha ugalay idaacadaha Shabelle,Hornafrik iyo Siimba ciidamo uu wato askari nabad sugid ah iyagoo Idaacadahaasi ka qaatay qalab kala duwan oo isugu jira Compurets iyo qalabka kale oo ah kuwii ay Idaacadhaasi ku shaqayn jireen. Waxaa sidoo kale Idaacada Shabelle ay horay uga sii ka xaysteen Agaasimihii Idaacadaasi iyadoon la garanayn sababta ay ukaxaysteen iyadoo dhan kalena Idaacada Siimba ay wariye Max’ed Shiil Xasan Shiil ay jidhdil ugaysteen markii ay gudaha ugaleen. Dhan kale waxaa wali ka socda Suuqa Wayn ee Bakaaraha Bililiqo xoogan iyadoo ay halkaasi ku sugan yihiin ciidamada Dawlada KMG ah ee Somalia oo ay kor ka ilaalinayaan ciidamada Dalka Ethiopia lamana garanayo sababta keentay in suuqaasi uu ku yimaado bililiqo xoogani. Waxaan ilaa hadda aan uhelin inay tagaan xarumahoodii ganacsi dadkii shacabka ahaa ee ka ganacsan jiray Suuqaasi iyadoo ay ku gadaaman yihiin ciidamo aad ufara badan oo ilaalo ka haya Suuqaasi iyadoo dhan kalena uu xidhmay isku socodkii baabuurtii ukala shaqayn jirtay Suuqa iyo degmooyinka. Hadaba Suuqa wayn ee Bakaaraha ayaa waxaa inta badan ku yimaada qalalaase xoogan kaas oo aan ilaa hadda wax xal ah laga gaadhin iyadoo ay inata badan ganacsatada suuqaasi iyo Dawlada KMG ah ee Somalia uu u dhaxeeyo tuhun aad uwayn kaas oo salka ku haya in ganacsatadu ay maalgaliso kooxaha kasoo horjeeda Dawlada. Afnugaal News Desk
  13. It is already 6:30pm ,,,,,,,,,, i'll have an early dinner. I love the fish soup at Maansoor
  14. Yeah ,, it is the dusty Hargeisa ,, It is so cold here too during the evening but the problem is that i'm damn hungry .... skipped the lunch today.
  15. Mar uula hadlayay qaar kamid ah dadka deegaankaasi sarkaal ka socda Dawlada Ethiopia mar ay shir wada yeesheen saraakiil ka socda Dalka Ethiopia iyo wafduud ka socda SSC ayaa waxa uu usheegay in bilihii ugu danbeeyay ee maamulka Somaliland gacanta ku hayay Gobolka Sool ay joogsadeen wararkii laga soo sheegi jiray deegaankaasi
  16. Laasqoray:- Sida ay sheegeen Maamulka warshada Kalluunka ee Laasqoray waxa la xidhay warshadaasi ka dib markii uu gabaabsi galay Kalluunkii, Maamulka ayaa sheegay inay sababtaasi awgeed ay u xidheen warshadaasi,iyaga oo sheegay inay Fasaxeen Shaqaalihii ka shaqayn jiray warshadaasi. Cali Fara Dheere oo ka mid ah hawlwadeenada warshada Laasqoray ayaa warbaahinta u sheegay inay xidheen warshadaasi isla markaan la furidoono xiliga ugu horaysa ee la helo Kalluun, Cali Fardheere waxa uu sheegay inay mudo wadeen uruurinta Kaydi ah Kalluun kaasi oo hadhaw dib loo farsamayn lahaa Balse xitaa kii kaydka ahaa uu gabaabsi galay. "Warshadii waa xidhantahay Shaqaalihii badi waa Fasaxnaya marka laga reebo Ilaalada gaarka ah ee Warshada,waayo mudo ayaanu ka dhursugaynay Kalluunka balse waxa uu noqday mid gabaabsi galay"Saas waxa yiri Cali Faradheere. Maamulkaasi warshada Laasqoray waxay kaloo sheegeen inaanay sanadkaba warshadu soo saarin Kalluunkii badnaan ee lagu yaqaanay taasi oo ay ku til maameen inay ka danbaysay Kalluunkii oo yaraaday. Kaluun yaraantaasi ayay waxay ku eedeeyeen inay log wayn ku leeyihiin Doonyo Carbeed oo ka jilaabta xeebaha Deegaanka Laasqoray kuwaasi oo sharci daro Kalluunka uga jilaaba xeebahaasi iyaga oo hadhawna Dalka dibadiisa u iib geeya, in ta badan Doonyahaasi waxa wakiil ka ah dad deegaanka Sanaag u dhashay kuwaasi oo aan Garanayn dhibta ay leedahay Khayraadka Dalkiisa ee uu Gacmihiisa ku dhoofinayo. Hadaba Shabakada LaasqorayNey ayaa uguur kashay inay wax wayn ka ogaadaan xaalada ka jira xeebaha Deegaanka Laasqoray,anaga oo dad badan ka dhegaysany warbixno waxana noo soo baxaday inay Xeebta Laasqoray haatan ku sugan yihiin 32- Doonyood oo ah kuwa doonaya inay Ka jilaabtaan khayraadka xeebahaasi ku jira kuwaasi oo Masuul ka yihiin Shakhsiyaad yar oo deegaankaasi u dhashay. Waxa jira Dadaal dheer oo bilaabeen waxgaradka deegaanku kuwaaso oo doonaya inay wax ka qabtaan dhibaatadaasi ay wadaan kuwa aan aqoonta saasi u fog lahayn, waxay sheegeen waxgaradku inay gacan bir ah ku qabanayaan kuwa doonaya inay dabar jaraan khayraadka Bada. Warshada Kalluunka soo saarta ee Laasqoray Tuna Fish ayaa waxa horaantii sanadkii aan soo dhaafnay la wareegay Ganacsato cusub kuwaasi oo kala wareegay kuwii horay warshada u maamuli jiray, kadib markii uu soo kala dhex galay Khilaaf daba dheeraaday oo mudo soo jeetamayay ayaa lagu taliyay inay Gacantooda ka wareejiyaan warshada. Maamulka cusub ee hataan Gacanta ku haya warshada ayaa la sheegayaa inaanay wax saasi oo la taaban karo ku soo kordhin warshada oo ay wali yaaliin qalabkii lagu hirgaliyay markii la taagay warshadaasi horaantii sanadkii 2001, iyaga oo markii ay warshada la wareegayeen sheegay inay wax wayn ka bedelayaan qalabka iyo Shaqada warshada labada.
  17. Ha kugu taagnaato ,,,,,,,,,,,, My possition is clear and cut.
  18. loooooooooooool ,, bal adigu maxaad intaas oo qudha ku dooratay intaad intii kele iskaga tagtay ?? ,,,