
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Commonwealth Parliamentarians meeting concludes in London with observers from Somaliland A Commonwealth Parliamentary seminar recently concluded in London, England. The participants from 35 Commonwealth nations met at the British House of Commons to part in the 57th seminar on parliamentary practises and procedures. Close the one hundred parliamentarians participated in the seminar to share experiences and knowledge. Two Somaliland parliamentarians took part in the seminar as observers. The two members of parliament were part of the large Somaliland delegation which recently paid a visit to the United Kingdom. Mudane Abdulkarim Aw Ali Shabel and Mudane Ahmed Abdi Nur (Kijandhe) were the two Somaliland observers at the seminar. The inclusion of the Somaliland MP's as observers during the seminar is a direct result of the efforts by the All Party Somaliland Group, under the able leadership of Alun Michael, MP. Somaliland a former British protectorate before independence on June 26th 1960 reclaimed its sovereignty on 18th May 1991, after an ill-fated union with Italian Somalia. Qarannews London United Kingdom
-
Kulmiye opposition political party-Al-Itihaad wing of Somaliland
Jacaylbaro replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
what is the political system in somalia horta ?? -
They are much much better than those fighting for fake money machines ,,,,,
-
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta soo saaray Xeer Madaxweyne oo uu ku magacaabay Lix(6) Gobol iyo 14 Degmo oo Cusub. Warsaxaafadeedkuna wuxuu u dhignaa sidan: "Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa waxa uu soo saaray Maanta Lix Xeer Madaxweyne, oo uu Lix Gobol oo Cusub ugu Magacaabay Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, Gobolladaasi oo kala ah; Gobolka Gabiley oo magaalo madax ay u noqonayso GABILEY. Gobolka Badhan oo magaalo madax u noqonasyo BADHAN. Gobolka Buuhoodle, oo Magaalo madax u noqonasyo BUUHOODEe. Gobolka Salal, oo magaalo madax u noqonayso SAYLAC. Gobolka SARAAR oo magaalo madax u noqonayso Caynabo. Gobolka Oodweyne oo Magaalo Madax u noqonaysa Oodweyne. Waxa kale oo Madaxweynuhu soo saaray 14 Xeer Madaxweyne oo uu 14 Degmo oo Cusub ku magacaabay, Degmooyinka la magacaabay iyo Gobollada ay ka tirsan yihiin waxay kala yihiin sedan: Degmada WAJAALE oo ka tirsanaan doonta Gobolka GABILEY. Demgada WIDH-WIDH oo ka tirsanana doonta Goblka Buuhoodle. Degmada QORULUGAD oo ka tirsanaan doonta gobolka Buuhoodle Degmada GO’DA WEYN oo ka tirsanaan doonta gobolka Saaxil Degmada HARASHEEKH oo ka tirsanaan doonta Gobolka Oodweyne Degmada RAYDAB KHAATUMO oo ka tirsanaan doonta Gobolka Oodweyne Degmada GARBA DADAR oo ka tirsanaan doonta gobolka SALAL Degmada BOON oo ka tirsanaan Doonta gobolka SALAL Degmada XARIIRAD oo ka tirsanaan doonta Gobolka SALAL Degmada LAASCIIDLE oo ka tirsanaan doonta Gobolka Saaxil Degmada WAR-IDAAD oo ka tirsanaan doonta gobolka SARAAR Degmada CEELAL oo ka tirsanaan doonta Gobolka SARAAR Degmada WAR-CIMRAAN oo ka tirsanaan doonta Gobolka Togdheer Degmada MAGAALO CAD oo ka tirsanaan doonta gobolka Awdal Waxa isla Maanta Madaxweynuhu soo saaray Wareegto uu ugu gudbinayo Wasaarada Arrimaha Gudaha Xeerarkan isugu jira Magacaabis Gobolo iyo Degmooyin , taasi oo uu kula socodsiinayo in gobolladaasi iyo degmooyinka uu magacaabay aanay haba yaraatee wax saamayn ah ku yeelan doonin Doorashooyinka Soo Socda. Waxa kale oo uu qoraalkan ku sheegay Madaxweynuhu in Doorashooyinku ugaga dhici doonaan sidii markii hore ay ugu qorshaysnaayeen in ay dalka uga dhacaan , qiimaynta gobollada iyo degmooyinku, waxay ku salaysnaan doonaan buuxinta shuruudaha ku xusan qodobka saddexaad ee Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka Jamhuuriyada Somaliland’
-
Kulmiye opposition political party-Al-Itihaad wing of Somaliland
Jacaylbaro replied to Koora-Tuunshe's topic in Politics
I'm glad they are really interested in our political systems and discussing the different developments happening in Somaliland -
Guards for African leaders battle; dozen injured
Jacaylbaro replied to Garaad Bari's topic in Politics
looooooooooooooool -
The old man placed order for one hamburger, French fries and a drink. He unwrapped the plain hamburger and carefully cut it in half, placing one half in front of his wife . He then carefully counted out the French fries, dividing them into two piles and neatly placed one pile in front of his wife. He took a sip of the drink, his wife took a sip and then set the cup down between them . As he began to eat his few bites of hamburger, the people around them were looking over and whispering. Obviously they were thinking, 'That poor old couple - all they can afford is one meal for the two of them.' As the man began to eat his fries a young man came to the table and politely offered to buy another meal for the old couple. The old man said, they were just fine - they were used to sharing everything. People closer to the table noticed the little old lady hadn't eaten a bite. She sat there watching her husband eat and occasionally taking turns sipping the drink. Again, the young man came over and begged them to let him buy another meal for them. This time the old woman said 'No, thank you, we are used to sharing everything.' Finally, as the old man finished and was wiping his face neatly with the napkin, the young man again came over to the little old lady who had yet to eat a single bite of food and asked 'What is it you are waiting for?' She answered (Continue below - This is great) 'THE TEETH.'
-
353 ...
-
3000 Baad ku farxaysaa ,,
-
Muj. Jaamac Cali Cilmi Allaah naxariistii janno ha ka waraabiyee, taariikh-nololeedkiisii oo kooban waa sidan: Marxuun Mujaahid Jaamac Cali Cilmi waxa uu ku dhashay magaalada Burco. Waxbarashadiisii: Dugsiga Hoose Dunbuluq School. 1959 Dugsiga dhexe Ahmed Gurey School. 1962 Dugsiga sare Sheekh Secondary School. 1966 - Wuxuu ku biirey Ciidamadii Somaliya 1966 dabayaaqadeedii, wuxuuna tababarkiisa ku soo qaatay Kulliyadda Ciidamada Qaahira Kuliya Xarbiya, dalka Masar, soona dhammaystay 1968. - Shaqadii ugu horreysay wuxuu ka qabtay Gorayo-Cawl. - Ciidammada Soomaaliya wuxuu ka soo qabtay xilal kala duwan ayna ka mid ahaayeen; 1. Abbaanduulaha qaybta 54aad ee Gaal-kacayo. 2. Taliyaha Ururka 17aad Dayax-gaal-kacayo. 3. Taliyaha Ururka 94aad ee dhuusa-mareeb. 4. Taliyaha Guutada 15aad – qaybta 26aad. 5. Taliyaha guutada 34aad ee qaybta Beer- qaybta 26aad. 6. Ku -igeenka hoggaanka tababarrada taliskii guud ee Wasaaraddii Gaashaandhigga Soomaaliya. 7. Waxa kale oo uu Marxuunku ka soo shaqeeyey oo Taliye ka noqday Ciidankii Cadaadley. 8. Hoggaanka Cilmi-baadhista Wasaaradda Gaashaandhigga. 9. Marxuunku wuxuu ka qayb-galay dagaalladii Soomaaliya iyo Ethiopia, wuxuuna ku dhaawacmay Magaaladda Tiridhaba (Airport). Marxuun Mujaahid Jaamac Cali Cilmi wuxuu ka mid ahaa Saraakiisha Ciidammada Soomaaliyeed ee caanka ka ah ciidamada dhexdooda, sababaha ugu mihiimsan ee uu caanka ku ahaan waxa ka mid ahaa aqoontiisa tacliimeed oo aad u saraysay, isagoo leh aqoon iyo astaamo hoggaamineed oo hufan (Leadership qualifications), Asluub iyo hab-dhaqan aad u wanaagsan. Marxuumka Mujaahid Jaamac Cali Cilmi wuxuu ka mid ahaa saraakiishii sida xun loogu cadaadiyey hab-dhaqankii caanka ahaa ee dawladdii keli-taliyihii Maxamed Siyaad Barre ee la odhan jirey Kacaan-diidka, taasoo aakhirkii sababtey inuu ka ruqsaysto Ciidammada, kadib markii dad fara badan, oo odayadii, waxgaradkii magaalada Burco lagu xidh-xidhay waa kacaan-diid, isagoo marxuunku ahaa Taliyaha Guutada 34aad ee Beer-degan, waana uu diidey inuu fuliyo amarradii cabudhinta iyo xadhigga lagu fulinaayey dadweynaha, isla markiina xilka laga qaaday. Marxuunku Mujaahid Jaamac Cali Cilmi wuxuu ka ruqsaystay Ciidammada 1983, ka dibna wuxuu u baxay Dalka Sucuudi Arabiya, iyadoo ujeeddadiisu ahayd inuu halganka ku biiro. Gudaha intii uu joogey wuxuu ka mid ahaa ragga sida joogtada ah dabagalka loogu samayn jirey dhaq-dhaqaaqooda. Wuxuu Ethiopia yimi 1984-kii, mudadii uu halganku socdayna wuxuu ka soo qabtay xilal waaweyn oo ay ka mid yihiin; 1. Taliyaha Qaybta Bari. 2. Xoghayaha (Wasiirka Gaashaandhigga). Ciidammada Xoreynta SNM, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddida Dagaalgelinta (Chairman of the war Committee) 3. Marxuum Muj. Jaamac Cali Cilmi, wuxuu hoggaaminaayey Ciidamadii xoreynta ee hawlgalkii waynaa ee xoreynta dalka iyo burburkii aasaasiga ahaa ee dawladdii keli-taliyihii Maxamed Siyaad Barre bud-dhigga iyo xuddunta u ahayd. Marxuun Muj. Jaamac Cali Cilmi (Alla ha u naxariistee) wuxuu ahaa mas’uuliyiintii qaybta ballaadhan ka soo qaatay hirgelintii, taabba-gelintii, iyo dhidibo u aasiddii halgankii SNM. Marxuunka waxa lagu xasuustaa, astaan uu u ahaa Alle ka cabsi, wuxuu ahaa nin Cibaadada aad ugu wanaagsan, asluub iyo akhlaaq wanaagsan dadka kula dhaqma. Wuxuu ahaa nin hoggaamin wanaagsan leh, waxana caado u ahaa inuu ahaa nin waxna qora aadna wax u akhrista, gaar ahaan qur’aanka, waxana uu ahaa nin aad u adkaysi badan oo leh dhabar adayg aanay ka muuqan wajigiisa xilliyada ay jirto xaalad adag oo qallafsani jirto. Alle ha u naxariistee wuxuu marxuunku ifka kaga tagay laba Hamlood iyo Hooyadood. INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN.
-
Xoghayihii gaashaandhiga ee xiligii gudagalka dalka ee ururkii SNM oo Geeryooday Kayse Axmed Digaale- Alle haw naxariistee Col.Jaamac Cali Cilmi,oo ka mid Saarkiishii sare ee Ururkii SNM,ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Hargaysa. Alle haw naxariistee Marxuun Jaamac Cali Cilmi,waxa uu ahaa Xoghayihii gaashaandhiga ee xiligii gudagalka dalka ee ururkii SNM,1988kii,waxa uu ka soo qabtay ururkaasi xilal kala duwan.waxa uu nin si weyn looga yaqaan guud dhulwaynihii soomaliyeed,isagoo intaanu ku biirin Ururka SNM,ka mid ahaa saarkiishii dawladii hore ee soomaliyeed. Gaadiid iyo dadweyne oo uu horkacayo Maayirka Magaalada Burco Maxamuud Dhegalaab,ayaa galabta ka amabaxay Burco,si ay uga qaybgalaan Aaska Marxuunka,sidoo kale dadweyne badan ayaa ka sii qulqulaya dhinaca Hargayasa si ay uga qayb galaan Aaska Mrxuunka kuwaasoo ka soo ambaxay gobolada . Alle haw naxariistee Marxuunka ayaa beri lagu aasi doonaa Magaalda hargaysa,iyadoo loo samaeyndoono Aas Qaran. Jamhuuriya Online
-
We're trying our best sxb ,,,,,
-
Only what it can do ,,,,,
-
Bal maxaad butucsanaan igula maagtay waa cajiibe ?? ,,,,, Are you sure i'm there ???
-
It is one of the news portals sxb not necesserily the best ,,,,,, What is happening in your neighbour is always a concern ,,,, too bad some ppl died out there. They're still Somalis and Muslims.
-
It is just to silence some members sxb by bringing their own sources ,,,
-
you can always call for a sick ,,,,,,
-
you can always call for a sick ,,,,,,
-
It is already the weekend here ,,,, i'll stay one more hour (of course for free) then start my 4 days holiday.
-
and what do you do ??