
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Them let me see one of them ,, just to make sure the qurux is the one we're meaning not the one Somalis call NUUR when he is as black as a charcol.
-
Marka: TFG forces AU allies take over lower Shabbele-latest
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Kooxihii Maxkamadaha Ee Horey Looga Itaalka Roonaaday Oo Hada La Soo Sheegay Inay La Wareegeen Magaalada Jawhar Jowhar (Jidbaale.com) Waaberigii saaka waxaa magaalada Jowhar ka dhacay dagaal dhex maray ciidamada dawlada KMG ah iyo maleeshiyaad ka mid ah kooxihii maxaakiimta ee laga itaalka roonaday, sida la xaqiijiyey iska hor imaadkaasi waxaa ku geeriyooday ugu yaraan lix qof, waxaanay haatan magaaladaasi Jowhar gacanta u gashay kooxahaasi maxaakiimta sheeganaysey. Docda kale warar ayaa iyaguna tibaaxayaa inay ciidamadii dawladu KMG ay ku sugan yihiin magalaadaasi Jowhar, balse ay ka joogaan meela gaar ah. Sidoo kale war aan isna la xaqiijin baa lagu sheegay inay kooxaha maxaakiimtu in yar markii ay ku sugnaayeen magaalada Jowhar inay isaga baxeen, halkaasina ay horey uga sii qaateen laba baabuur... shacabka magaaladaasi Jowhar ilaa hada waxay isweydiinayaan halkee ayey ku dambeeyey mas'uuliyiintii maamulka degmada Jowhar iyo weliba kooxihii u qaabilsanaa dhinaca sugida amniga. -
I support this action coz: - It is a result of a long process of decentralization. - It is based on the will of the people living in those regions. - It will give the people a good chance of developing their respective regions without depending on the central government. - It has a political impact in the eastern parts of Somaliland. (no need for an explanation) - It is expected to generate an economic evolution in the long run although it is heavy weight for the moment. - It will give the chance for more people to involve in the leadership and take part in the development process and governance. - Competition will start among the regions accordingly. - It will be a better chance for all the political parties to campaign in a smaller regions than the larger onces.
-
Hargeysa-Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta ka qeybgaley xaflad sagootin ah.oo lagu sii sagootinayey maxaabiiistii dagaaladii Laascaanood ku dhexmaray maamulada puntland iyo Somaliland lagu soo qabtey. Xaflad oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtey hoolka shaqaalaha dawlada ayaa waxa ka soo qeyb galay Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade,Wasiirada hawlaha guud Siciid Sulub Maxamed, Wasiirka Cadaalada Axmed Casoowe, Wasiirul dawlaha Arrimaha Gudaha, Wasiir ku xigeenka Hawlaha guud, odayaal iyo wax garad ka soo jeeda gobolada Sool,Sanaag iyo Buuhoodle. Ugu horeyn waxaa xafladaas ka hadlay Wasiirka Hawlaha guud Md Siciid Sulub Maxamed, oo hadal kooban jeediyay, ayaa waxa hadaladiisii ka mid ahaa “Mudane Madaxweyne waxa xafladan jooga muwaadiniintii reer Somaliland ee ka faa’iidaystay cafiskaaga oo ah 68 qof iyo 8 oo reer Puntland ah, waxana ay kaaga mahad-naqayaan cafiska aad u fidisay.” "Runtii halkan hadal badan umaanan iman, inaan idin arko oo kalmaydayda aan idin idhaahdo uun baan u imid, waxaan idin leeyahay intiina Somaliland u dhalatay dalkiinii baad joogtaan , ku soo dhawaada, ninkii shaqo raba iyo ninkii iskii u shaqeysanayaba wuu u madax banaan yahay." sidaas waxaa yidhi madaxweyne Rayaale oo isna hadal kooban halkaas ka jeediyey. "Qoladaa kale ee aanu jaarka nahay ee walaalaha aanu nahay waxaan leeyahay safar fiican inaad magaalooyinkiinii ku tagtaan baan idiin rajaynayaa."ayuu raaciyey Rayaale oo markaas la hadlaya dhalinyarada ka soo jeeda gobolada Bari,Nugaal iyo Mudug oo maxaabiista ka midka ahaa. "Waxaan odhan karaa in Somaliland gudaheedu isku dhac-dhacdo wax fiican ma aha, laakiin duruufaha iyo wakhtiga yimid baa keenay in mar mar ay timid, waxaan xasuustaa Dayr Cabdi Iska toos, oo aanu halkan wada joogaynay, horena aanu isku naqaanay ragii Somaliland wax ka aasaasayna ahaa run ahaantii, waxaan jecelahay in wixii horena la ilaawo walaaltinimadana halkeedii laga wado, waxaan idiin rajaynayaa in aynu nabad ku noolaano, ilaahayna wixii khilaaf ah inaga saaro." ayuu raaciyey Rayaale oo kalsooni badan ka muuqato. Dhanka kale Dayr Cabdi Iska Toos, oo ku hadlayay magaca maxaabiistaasa ayaa aad uga mahad naqay sida loo sii sagootiyay,iyo sidii loola dhaqmay intii ay xabsiyada ku jireenba. “Waxaan aad iyo aad ugu faraxsan nahay xafladan balaadhan ee naloo soo agaasimay ee uu ka soo qeyb galay Madaxweynihii Jamhuuriyada Somaliland, waxa kale oo aanu u mahad naqaynaa odayaashii cafiskayaga soo doonay, waxaanu aad ugu mahad naqaynaa Madaxweyne Rayaale oo odayaashii ka aqbalay cafiskayagii.”sidaas waxaa yidhi Col Dayr Cabdi. “Waxaanu iska dhigaynay in aanu gurigayagii nimid wax dhibaato ah oo naloo geystayna ma jirto, haddii ay tahay jeelka Burco iyo jeelka Mandheera labadaba, si fiican ayaa naloogu hayay, saraakiishii iyo askartii jeelashaasi waxaan u dirayaa Hambalyo” ayuu yidhi Dayr Cabdi Iska Toos oo u hadlay maxaabiista la sii daayey. Xafladaas ayaa waxaa kaloo ereyo noocaas oo kale ah ka dhiibtay siyaasiyiin iyo doayaal badan oo xafladaas ka soo qayb galay,kadibna waxaa loo sameeyey qado sharaf maxaabiistii,iyadoo la filayo inay ilaa beri soo ambabaxaan. Sii daynta maxaabiistan ayaa waxa qayb weyn ka qaatay cuqaal iyo odayo reer Buuhoodle ah oo dhowaan gaadhay Hargeysa,iyo siyaasiyiin ay ka mid yihiin Axmed Qaybe iyo Axmed Cabdi Xaabsade. Afnugaal News Desk
-
I still have to understand why people are in a state of denial while they have nothing to claim. You guys will have a better argument only when you have a country whateva its name is ,,,, I don't buy the non-sense of "Somalia is occupied" then still want me to join an occupied territory.
-
Hargeysa-(Qaran)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa galabta gacanta ku dhigay 5 ka mid ah Budhcad Badeeda Maraakiibta Ku afduuba Xeebaha Puntland. Shantan Nin oo Ciidanka Booliisku ay ku qabteen Magaalada Xadka ku taala ee Wajaale iyagoo doonayay inay u gudbaan Dalka Ethiopia. Shanta Nin oo sida la sheegay sitay Lacago aad u badan oo Dollar ah waxa caawa la keenay Magaalada Hargeysa . Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Mudane C/laahi Ismaaciil Cali (Cirro) oo caawa ka hadlay dhacdadan ayaa yidhi “Waxa aanu soo qabanay Shan ka mid ah Budhcad Badeeda Maraakiibta ku Qafaasha Xeebaha Puntland kuwaasoo doonayay inay u gudbaan dalka aynu dariska nahay ee Ethiopia,waxana aanu ku qabanay Lacago aad u badan”. Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa ku dooday in Nimankaasi ay ka war heleen Xalay inay soo galeen Magaalada Hargeysa ka dib howlgal balaadhan oo ay Booliisku qaadeen maanta lagu qabtay Degmada Wajaale. Cumar Maxamed Faarax Qaran News/Hargeysa.
-
Somaliland takes over a Military Weapons in Yagoori
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I'm linking jidbaale coz it is the only source that some ppl can trust ,,,, Again i conside jidbaale from the cadowga side ,,, once they admitted this means a defeat they admitted. It is not my source ,, you all know that. -
Somaliland takes over a Military Weapons in Yagoori
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
This will make an end to your argument sxb -
Magaaladaan ku dhex wareegayay sidii wax waalan ,, maan seexan, maan nasan, cunto hagaagsana maan cunin. Dad waalwaalan baa la igu salliday Ilaahay si ha yidhaahdee ,,
-
Well, KULMIYE's general assembly is set to be on the 29th (i think so) ,,, let's see who takes the hat. ,,,
-
Somaliland takes over a Military Weapons in Yagoori
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Your link not working ,,,,,, -
Listen to Maxamed Dheere's Conversation Secretly recorded, Very Funny,
Jacaylbaro replied to Xoogsade's topic in Politics
dad camal waayay oo inta ay record heleen then waxaas ku hadlaaya ,,, they could do more useful things for themselves. -
Come back and you'll see the difference ......
-
First lady (of whoever), it is true when you give them hard times they will love you to death. Here are the things you should do everyday: - Don't cook and don't give him anything to eat, when he asks shout at his face and tell him to do it for himself. When he finishes cooking, take everything and eat. - Never use a perfume, instead take a bit of shittt from the toilet and apply it to your body ,, he must leave the bedroom and spend the night in the living room. - Never dress like a woman, you must wear Hijab all day and all night and make sure you sleep with your niqaab on your face. - Never allow him to sleep in peace ,,, once you see he is ready to sleep, start counting his money from the first day he took the salary and ask him to explain each cent and where it is spent. - when he wants to make love to you, as soon as he about to start kissing you must vomit on his face and all over his body. Ask him to clean you later. - Tell him you don't like children so that he shouldn't be thinking of sex at all. Tell him you hate the protections as well. - Call him 340 everyday when he is at work. Tell him you're sick, tell him you're bored, ask him to call you every 10 minutes to make sure he is not fooling around. - Never wash clothes and tell him to go to work with his dirty suits. Break down the washing machine so that he can't do it himself. Once he take them to the laundry yell at his face accusing him of having another wife somewhere and take him to the court. - Never clean your teeth and start eating onion everyday. - If he try to talk to you, take a stick and beat him braking his fingers and a leg. With all these and many more ,,,,, i'm sure he is gonna be MAD ABOUT YOU AND LOVE YOU TO DEATH ,,
-
marriage kaas wax baa ku si ah ,,,
-
Wallet is just a wallet if it isn't empty ,,,,, what is in there sxb ??? ,,,,
-
So there is Somalia and Somaliland: The African Union as well as the United Nations must recognise THERE has been some quite interesting reaction arising from the piece in this column last week on Somaliland titled: Somaliland: A Viable state but unrecognised. IN an SMS text message to me one reader wrote: “Rarely do I agree with what you write but today I do. The African Union as well as the United Nations must recognise Somaliland to prove that they are not rubber stamps of George W. Bush. If America has recognised Kosovo, the AU should recognise Somaliland. Otherwise, Somaliland should seek Iran and Russian support!” I did allow myself a little grin having read the unsigned telephone text message from a reader of this column. I have since been consulting the super information highway, the Internet and have come to discover that among frequent visitors to Somaliland of recently has been Gendayi Fraser, the US Assistant Secretary of State for African Affairs. I really do not know what this African American lady has been up to in Somaliland. But if these visits to the little country in the Horn of Africa has been aimed at striking a quid pro quo -- “become our small outpost here - and we will prop you up to gain international recognition” - fine. What matters for me as a bottom line is how leaders of Somaliland will want to play their cards with the Americans. The Americans have their interests as a nation and Somaliland leaders must know their interests as a small country! And frankly, it is not true that practically everything the Americans do is wrong: No. I was among the first who applauded the American led NATO initiative to reverse ethnic cleansing in the Balkans during the presidency of President Bill Clinton. The recognition of Kosovo is therefore a logical and appropriate response to that initiative. But what is of remarkable misnomer here is when the international community looks away at a toddler nation born out of impossible circumstances - the disappearance of an erstwhile unitary state of Somalia into anarchy and chaos. As we saw last week, Somaliland was a British Protectorate for over 80 years while Somalia was Italian-ruled. At Somaliland independence in 1960, it went into a hasty Union with Italian ruled Somalia in the south to create a unified Somali Republic. But the eras of coups in the mid-sixties brought catastrophe to this unified Somali Republic when General Mohamed Siad Barre pulled his coup. As a result of Siad Barre’s undemocratic move, there was resistance in Somaliland aimed at reasserting itself as in the days at independence in 1960. But the overthrow of Siad Barre himself in 1991 plunged Somalia deeper into further chaos, which is yet to recover. But Somaliland has since the mid-nineties reasserted itself as a separate country from the erstwhile military government of Gen. Siad Barre. The other day, I allowed myself a little research on what Somaliland government looks like. I have since discovered Somaliland is a constitutional multi-party state, comprising the president, vice-president, and the legislature - parliament. Legislative power is vested into the House of Representatives and House of Elders (senate). With a population of 3.5 million people, Somaliland runs competitive politics with three major political parties. The last vote was taken in 2003 and the next vote is due April this year. In the last vote, Mr Dahir Riyale Kahin of the Unity, Democracy and Independence Party won the presidential vote over two competitors. He presides over a 27-man cabinet. What is most instructive about Somaliland’s form of democracy is its capability to fuse western-style institutions of government with its own traditional forms of social and political organization. Its bicameral parliament reflects this fusion of traditional and modern, with the senate consisting of traditional elders and the House of Representatives consisting of elected representatives. But how has Somaliland survived without international recognition and therefore without “international donor support” most African countries enjoy? Hard information coming my way reveals that Somaliland, an essentially livestock economy, is doing very well in its bilateral trade with countries such as Saudi Arabia. It has managed to make its capital Hargeisa function normally like any other city of a modern country, with working traffic lights and has put up even two universities of international standards. Today, according to hard information, Hargeisa, the capital of Somaliland is among the safest towns in Africa. But the irony here is that while there is no government worth its name in Mogadishu (Somalia) but it is the “government” of the Ethiopian occupied capital that is recognised by the United Nations, keeping a blind eye on a Somaliland government that is democratically elected and doing wonders without donor support except the efforts of the people themselves. So Somaliland is soldiering on with virtually no external help. Whilst Somalilanders in the Diaspora have heavily supported economic development, lack of international recognition has meant that Somaliland does not qualify for bilateral aid or support from international financial institutions. But according to observers, this isolation has not however resulted in isolationism. Lack of access to external aid has forced this country of 3.5 million people to become more self-reliant than many African states. Along with self-reliance, Somaliland is succeeding to unite its people above clannish divides, which have seen its southern flanks in the name of the former Italy-ruled Somalia disintegrate and disappear as a cohesive state. As I argued in the last perspective, the very reason that Somaliland has managed to evolve as a sustainable state is an adequate reason to reward it with immediate international recognition to serve as a spur and catalysts to its southern brethren now at each other’s throats. The same reasons that may have spurred the United States and its western allies to offer recognition to the newly born state of Kosovo cannot be contradictory to what Somaliland deserves today. Tanzania Standard Newspaper
-
Hargeysa(Qaran)- Madaxweynaha Somaliland, Md Daahir Rayaale Kaahin, ayaa saaka ka qeyb galay xaflad lagu sii sagootiyay 76 maxbuus oo uu dhawaan cafis u fidiyay oo lagu qabtay dagaaladii ka dhacay Dhaban-saar iyo Laascaanood. Maxaabiistaasi oo isugu jira 68 Maxbuus oo u dhashay Gobolada Sool iyo Buuhoodle, halka 8 maxbuusna ay u dhasheen maamul goboleedka Puntland. . Xafladii lagu sii sagootiyay maxaabiistaasi, oo lagu qabtay Hoolka Haa’yada shaqaalaha dawlada, ee magaalada Hargeysa, waxa ka soo qeyb galay Wasiirada hawlaha guud, Cadaalada, Wasiirul dawlaha Arrimaha Gudaha, Wasiir ku xigeenka Hawlaha guud, Axmed Cabdi Xaabsade, odayaal iyo wax garad ka soo jeeda gobolka Sool. Wasiirka Hawlaha guud Md Siciid Sulub Maxamed, oo xafladaasi hadal kooban ka jeediyay, ayaa waxa uu yidhi “Mudane Madaxweyne waxa xafladan jooga muwaadiniintii reer Somaliland ee ka faa’iidaystay cafiskaaga oo ah 68 qof iyo 8 oo reer Puntland ah, waxana ay kaaga mahad-naqayaan cafiska aad u fidisay.” Madaxweynaha Somaliland, Md Daahir Rayaale Kaahin, oo xafladaasi ka hadlay ayaa waxa uu yidhi “Runtii halkan umaan iman hadal badan umaan iman, inaan idin arko oo kalmaydayda aan idin idhaahdo uun baan u imid, waxaan idin leeyahay intiina Somaliland u dhalatay dalkiinii baad joogtaan , ku soo dhawaada, ninkii shaqo raba iyo ninkii iskii u shaqeysanayaba wuu u madax banaan yahay.” Md Daahir Rayaale Kaahin, oo si gaar ah ula hadlayay maxaabiista u dhalatay Puntland waxa uu yidhi “Qoladaa kale ee aanu jaarka nahay [Puntland] ee walaalaha aanu nahay waxaan leeyahay safar fiican inaad magaalooyinkiinii ku tagtaan.” Madaxweynaha Somaliland oo hadalkiisa sii watay waxa uu yidhi “Waxaan odhan karaa in Somaliland guaheedu isku dhac-dhacdo wax fiican ma aha, laakiin duruufaha iyo wakhtiga yimid baa keenay in mar mar ay timid, waxaan xasuustaa Dayr Cabdi Iska-toose, oo aanu halkan wada joogaynay, horena aanu isku naqaanay ragii Somaliland wax ka aasaasayna ahaa run ahaantii, waxaan jecelahay in wixii horena la ilaawo walaaltinimadana halkeedii laga wado, waxaan idiin rajaynayaa in aynu nabad ku noolaano, ilaahayna wixii khilaaf ah inaga saaro.” Dayr Cabdi Iska-toose, oo ku hadlayay magaca maxaabiistaasi la cafiyay, ayaa aad uga mahad naqay sida loo sii sagootiyay, waxana uu yidhi “Waxaan aad iyo aad ugu faraxsan nahay xafladan balaadhan ee naloo soo agaasimay ee uu ka soo qeyb galay Madaxweynihii Jamhuuriyada Somaliland, waxa kale oo aanu u mahad naqaynaa odayaashii cafiskayaga soo doonay, waxaanu aad ugu mahad naqaynaa Madaxweyne Rayaale oo odayaashii ka aqbalay cafiskayagii.” “Waxaanu iksa dhigaynay in aanu gurigayagii nimid wax dhibaato ah oo naloo geystayna ma jirto, haddii ay tahay jeelka Burco iyo jeelka Mandheera labadaba, si fiican ayaa naloogu hayay, saraakiishii iyo askartii jeelashaasi waxaan u dirayaa Hambalyo” ayuu yidhi Dayr Cabdi Iska Toose. Cumar Maxamed Faarax Qarannews/Hargeysa
-
loooool ,,,, dadkii dhaadheeraa waxbaa haysta walee
-
maxaad la xanaaqday sxb ??
-
Somaliland takes over a Military Weapons in Yagoori
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Taliye Mahad Canbaashe oo ka war bixiyay hubkii yaalay Xerada Tima waynta ee laga soo saaray. Waxaa saaka saacadu markay ahayd 5:00 Subaxnimo laga soo saaray Xerada Tima waynta ee magaalada Yagoore cee Gobolka Sool Hub Beeleed yaalay halkaasi oo maalmihii u danbeeyay uu ka taagnaa muran ku saabsan qaabkii hubkaasi loo soo saari lahaa. Hubkan ayaa waxaa maalmihii u danbeeyay ka taagnaa muran la xidhiidha qaabka hubkaasi loo maaranayo iyadoo ay dadku ukala qayb sanaayeen inuu hubkaasi yahay Hub Beeleed aana lasoo saari karin halka saraakiil uu hogaaminayo Mahad Canbaashe uu ku doodayay in la qarameeyo banaankana lo soo saaro. Hadaba saaka ayay ahayd markii banaanka loo soo saaray hubkaasi iyadoo banaanka loo soo saaray Labo Kaare iyo hal suug iyo hal BM ah aiyo waliba qoryaha madaafiicda ah oo yaalay xeradaasi tan iyo intii ay dhacday Dawlada dhexe ee Dalka Somalia si loogu badbaadiyo iyadoo soo saarista hubkaasi aysan ka imaan wax dhib ah ama nabada wax yeelayn kara laguna soo saaray is afagarad. Mar aan wax ka waydiinay Taliye Mahad Canbaashe isagoo ku sugan magaalada Yagoori qaabka hubkan lagu soo saaray ayaa waxa uu yiri 'Hubkan waxaa maalmihii udanbeeyay ka taagnaa muran laakiin saaka ayaa lasoo af jaray hubkanina waxa uu kamid noqon doonaa saldhiga todobaada ee ciidanka Qaranka Somaliland' Isagoo hadalkiisa sii watana waxa uu yiri 'dad ayaa jiray doonayay inuusan hubkani soo baxin laakiin majoorati shacabka iyo Odayaashu waxa ay doonayeen inuu hubkani soo baxo si loo qarameeyo waana dad aad uyar dadkaasina hawshoodii waa la dhameeyay oo hadda hal meel ayaa la isku raacay' Isku soo wada duuboo waxaa maalinta barri ah lagu dhigayaa magaalada Yagoori xaflad lagu kala wareejinayo hubkan ayna kasoo qayb gali doonaan masuuliyiinta Somaliland iyo Odayaal dhaqameed kasoo jeeda Beesha Yagoori. Afnugaal News Desk -
Listen to Maxamed Dheere's Conversation Secretly recorded, Very Funny,
Jacaylbaro replied to Xoogsade's topic in Politics
Ciyaalsuuq.com iga dheh ,,,,,,,,, -
Ninka magacayga i waydiiya waaban ka shakiyaa ,,,,