Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. loooooool ,, how many do u think bal ? It is just the MEHER part ,, the wedding has to come in a month or so IA ,,,,
  2. loooooool ,, how many do u think bal ? It is just the MEHER part ,, the wedding has to come in a month or so IA ,,,,
  3. The Keynote speaker is the leader and the chairman of UCID Party, Mr. Faisal Ali Waraabe. . The date and time of this conference call is: Sunday, May 25, at 1 pm ET [Washington DCUSAtime] – also (-5GWT) The agenda of the conference call is to hear from Chairman Faisal Ali Warabe who’ll discuss the current Somaliland affairs & politics. To participate in this conference call please do the following: 1 - send a request to participate in the conference call to [ contact@somalilandamerican.com ] 2 - provide full name, email address, citycountry of residence 3 - SAC will respond in 60 hrs to provide you the conference call Bridge number and participant access code. Who should attend; anyone who has interest in Somaliland affairs and can speak Somali language. We expect large number of attendee (from 700-1000 attendees) based on our experience from previous calls. As a result, it is not practical to take questions live (directly) from large number of attendees; to give you an opportunity to ask Chairman Faisal questions we have created this email address: questions@somalilandamerican.com please write down your questions and email them to this address quickly, do not forget to include your full name and citycountry of residence. Somaliland American Council www.somalilandamerican.com contact@somalilandamerican.com
  4. I'm the organizer dee ,,,, he is not from here and he doesn't know anything about the ppl, situation, and process. i hope my sweetie will not think it is me who is getting married again ,,,
  5. “Sidaa uu idiin sheegay Mujaahid Ibraahim Meygaag Samatar galabta oo Burco la Joogo waxa uu golaha dhexe ee SNM go’aansaday in waqooyigu gooni isu taago oo uu samaysto dawlada madax banaan. Taasina ma aha wax ku kooban golaha dhexe ee waxa uu ka turjumayaa dareenka dadka ku nool Waqooyiga, waanad la socoteen shirarkii u socday dadka waqooyiga. Ummaddii way shirtay waxaanay gaadheen tallooyin waaweyn, Golaha dhexe ee SNM wuxuu isku raacay in waqooyigu gooni isu taago taas macnaheedu maaha in colaad cadaawe iyo calool xumo ay jirayso koonfur iyo waqooyi, waxaanu annagu diyaar u nahay maamulka Golaha Dhexe iyo ummadda waqooyiga ku nool in walaalahayaga koonfureed la yeelano cilaaqaad wanaagsan oo walaaltinimo ah oo wax tar leh oo danahooda guud ahaaneed ka wada hadli kara. Annaga oo ah laba dal oo labaduba madaxbanaanyihiin iyada oo ay dantu ku kalifayso inay wax badan iska kaashadaan iyaga iyo dawladaha kale ee aanu jaarka nahayba. Sidaas ayaanu annagu jecelnahay waxaanuna ka rajaynaynaa walaalahayaga koonfurta inay iyaguna sidaa u arki doonaan taas oo aan iyagana waxa dhibaato ah u lahayn, waxaan Eebe ka rajaynayaa in uu go’aankani noqdo mid waara.” Source
  6. no i didn't watch it ,,, Morning CL ,,,,,,,,,,,,,,, it is so damn too hot here today. and my boss is getting married tomorrow ,,,
  7. Jacaylbaro

    Me and M

    who hates money bal ?? I've seen a similar post but more political ,, lemme see if i can get it back.
  8. The importance of Somaliland in the horn of Africa is increasing by the day. Like it or not but that is the fact. I'm glad others see this and still our people from Somalia are in a total denial. This doesn't necessarily mean i agree with everything in the article.
  9. good morning Somali ppl and their mates ,,,
  10. It is just part of the nation building .... one day doesn't hurt that much and always contributes bringing ppl together.
  11. then he will understand i guess if he did some studies in Somali ......
  12. Well, i'm not good at the maths ,, then yes i've learned the maths in Somali but the problem is that i don't know those termonoligies in English. Square root ,, i think it is Laba Jibbaar
  13. That is why they say Monday blues ,,,,, good afternoon bal .....
  14. Real trollers never let this place dead niyow ,,,,
  15. And where da hell are the trollers bal ?? ,,, Monday blues or the remenant of the lazy sunday ?
  16. hadhwanaag 2008-05-18 (Hadhwanaagnews) As a Somalilander, I would like to congratulate you with the 17th anniversary of the revival of the Republic of Somaliland. 18th May is the day that the Somalilanders have withdrawn from the union that they formed with Somalia on the 1st July 1960. It is a celebration with mixed feelings as every other celebration. It reminds us of the long struggle during the 31st years of the union, the massacre, the hatred and the dissection that the regime of the “Somali Republic” had brought to the Somalilanders. Appreciatively, this day also reminds us the Triumph and the resumption of the “Republic of Somaliland”. To value the significance of 18th May, recapture the lost Somaliland’ history and eradicate the mistaken belief about our history let me telling briefly about the history of Somaliland. The Somalilanders have signed a treaty of protection with Great Britain in 1884 and became “British Somaliland protectorate”. After 76 years of harmonious association with Great Britain, during which period the Somalilanders fought alongside the British in the two World Wars, Somaliland attained a negotiated independence from Great Britain on the 26th June 1960 and became the “Republic of Somaliland”. However, five days later our grandfathers and fathers made the biggest mistake in post-colonial Africa and went to an unconditional union with Somalia, who had gained independence from Italy, on the 1st July 1960. The union between Somaliland and Somalia gave birth to the “Somali Republic” and not to “Republic of Somalia” as mentioned incorrectly in various articles and books. I would like to highlight that mistake by referring to the statement of the act of union between Somaliland and Somalia which says: “All the persons who on July 1st were citizens of Somaliland and Somalia became citizens of the “Somali Republic”. The act of union also says: “All rights lawfully vested in or obligations lawfully incurred by the independent Governments of Somaliland and Somalia or by any person on their behalf, shall be deemed to have been transferred to and accepted by the Somali Republic upon the establishment of the Union”. From this statements, ladies and gentlemen, we can acknowledge that Somaliland is never been part of Somalia but Somaliland is been part of the “Somali Republic” which in fact ceased to exist on the 18th May 1991 when the Somalilanders decided to withdraw from the union. With these words I would like to commemorate our 17th anniversary and I wish you all a very happy celebration. HAMBALYO…………………….HAMBALYO…………………….HAMBALYO God bless Somaliland and the Somalilanders, Id Hasan aw Muse, London
  17. Xoogaga Maxaakiimta Oo Kusii Jeeda magaalada Kismaanyo Iyo Diyaar Garoow Dagaal Oo Ka Jira Halkaasi Sida uusoo werinayo weriyaha shabakada afnugaal ee gobolada Jubooyinka ayaa sheegaya inay Jiraan Dhaq dhaqaaqyo laga dareemayo magaalada kismaanyo iyo diyaar garoow dagaal kaasoo laga cabsi qabo inay magaalda ksimaanyo soo galaan Xoogaga maxaakiimta islaamka soomaaliyeed oo shalay gacanta ku dhigay deegaanka kamsuuma oo aan sidaa uga dheerayn magaalada xarunta u ah jubada Hoose. Habeenkii xalay ahayd ayaa gudaha magaalada kismaanyo waxay u ahayd Habeen ay xiisado colaadeed ka jiraan magaladaasi taasoo lagu arkayey wadooyinka soo gala magaaladaasi iyo Dhex maraba dhaq dhaqaaq Hubaysan iyo tiknikada dagaalka oo si weyn Loo diyaar garaynayo iyadoo la sheegayo in la ururiyey Milayshiyo beeleedyo ka Qayb qaata hadii dagaal ka dhaco halkaasi . Sidoo kale Dhaqa dhaqaaqa Ciidanka iyo U diyaar garoowga dagaalka ayaa waxaa saxaafada u xaqiijiyey madaxa siyaasada beesha ***** ********* Yaasiin Nuur gaas oo sheegay inay Hadii ay Dagaal Kusooi qaadaan Golaha Maxaakiimta islaamku ay Dagaal iskaga Dhicin doonaan waa siduu hadalka U dhigaye . Lama Oga sababta rasmiga ah ee Xoogaga Golaha Maxaakiimta soomaaliyeed xiligan Dhaq dhaqaaq Ciidan Uga samaynayaan gobolada Jubooyinka waloow ay Jiraan xaalad amaan daro Oo soo wajahday Guud ahaan gobolada Jubooyinka iyadoo ay Magaalada jilib iyo kabsuumana ay ku sameeyeen Nabadayn baahsan oo lagu Ururiyey isbaarooyinka ay haystaan Milayshiyada baada ka qaada dadka iyo gawaarida isaga kala Goosha Muqdisho iyo Gobolada Jubooyinka .
  18. Waxaa markii ugu horeysey su wayn looga Xusay Laascaanood maanta sanad guurada 18 May ee Gooni isu taaga Jamhuriyada Somalialnd Laascanood,(Qarannews)-Munaasabadan oo aad u balaadhan ay waxaa soo qaban qaabiyeen Maamulka Gobolka iyo qaybaha Shacabka ee magaalada Laascaanood,xafladan ayaa waxay ka dhacday Guriga Gobolka halkaas oo ay indhahaygu qabanayeen Dhalinyaro,Dumar iyo Masuuliyiin ku labisan Calamka Somaliland iyo Astaamaha Qaranka. Waa markii ugu horeysey oo laga xuso Gobolka Sool sanad guuradan gooni isu taga Jamhuriyada Somaliland,meelaha kale ee gobolka ka mid ah ee ay ka dhaceen Munaasabadan ayaa waxa ka mid ah Degmada Yagori,Degmada Kalabaydh,sida Dharkayn iyo meelo kale oo badan waloow xafladii ugu balaadhnayd ay ka dhacday Magaala madaxda gobolka Sool ee Laascaanood ayna ku dhamaatay si habsami ah Xaflada ayaa waxaa ka hadlay Masuuliyiin sarsare iyo Waxgaradka Gobolka Sool,ugu horayntiiba waxaa hadalka bilaabay Gudoomiyaha Mudane Cali Sandulle oo ka soo sheekeeyey ujeedada iyo Taariikhda 18 May,hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa waxaan aad ugu faraxsanahay in reer Laascaanood ay ka qaybqaataan Sanadguuradan 2008/05/18,Waxa kale oo isna ka hadlay Duqa Laascaanood Mudane Axmed Dahri iyo Xildhibaan Indho iyo Waxgarad kale oo badan. Xafladahan loogu dabaal dagaayo 18'ka May ayaa ka dhacay dhamaan magaalooyinka Somalilnd, sida Hargysa oo uu madaxweyne Rayaale kala qayb galay dadweynaha reer Hargaysa iyo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ee kala qayb qaatay dadweynaha reer Burco iyo gudoomiyaha xisbiga UCID oo isna la qaatay maanta xuska 18'ka May dadweynaha reer Boorama, sidoo kale waxa xaflad aad u balaadhan lagu qabtay magaalada Ceerigaabo iyo meelo aad u tiro badan oo ka baxsan Somaliland oo ay ku suganyihiin dadweyanahreer Somaliland. Ugu dambayntii dadwaynihii ka soo qaybgalay Munaasabadan ayaa laamiga Magaalada lug ku soo maray iyaga oo mawqifkooda ku muujinaya iyo sida ay ugu faraxsanyihiin ka qaybgalka xafladan 18 may. Dadka ayaa maanta lulaayay ama sitay calamada xisbiyadaqaranka ee Somaliland,UDUB,KULMIYE iyo UCID, waxa kale oo ay lulayeen ama ay siteen calanka Somaliland, iyo waliba caleemo qoyan, xafladna ayaa ahayd tii ugu balaadhnayd ee in mudo ah lagu qabto magaalda Laascanood taasi oo dadweynaha reer Laascanood ay kala sinaayeen magaalooyinka kale ee Somaliland. Hadaba xafladan maanta ka dhacday magaalada Laascanood ma aha xaflada qudhaata ee loogu talo galay 18'ka May ee waxa jirtaxaflad aad u balaadhan oo caawa ka dhici doonta magaalada oo lagu xusaayo 18'la May, shabakda qarannews oo xafladaasi caawa ka qayb gali doonta maantana idiinka soo gudbisay xafladani kala soco wararka xaflada caawa. Source Qarannews Laascanood,Somaliland