Qac Qaac

Nomads
  • Content Count

    2,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Qac Qaac

  1. Qac Qaac

    NBA

    guys stop being mad... just exchange comments..no need for bad temper anyways... now every1 could see what kind of player ginobli is... manuuu giinoobliiii damn he is good..
  2. juxa maxaa tiri 42 shumac aa...ninka wuu is yareenaa miyaa...i thought it would be more like 50 candles nooh...
  3. wax waalaan in aa tahay awolba waan ogaa.. haddaa sheekada dhuuso ee mareesaa soo ma aha.. maxaa ku xigo doona
  4. war kii maraxa ahaa maa birth day gaaray.. oo yaqaan ba.. waraa gabdhahaan waxay sheegayaan ma aqaan ani laakiin kollayba anna iga qabo xabbad salaan ah, ama tahniyeed ah ok.. sorry i am not there with u bro.. loooolll
  5. waa wareey aren't we making this big deal.. this thing can't be true.. come on.. not even needed to post all those hadiths... hadiths could be talking about something else.. don't just jump the gun.. allah could do anything he wants... i am not saying this can't happen.. but i am saying some ppl did this.. for what ever reason their intension was..
  6. maxaa dharka lagada nayo miyaa..
  7. abaydiis marabo in aan niyada kaa jabiyo.. laakiin waxaan umaleenaa waxaa iska dhac dhacsiisay.. in aad is tiraahdo.. i know what i want.. shuqulkaas yaa u keenee looool.. kaalay laakiin 13yrs old aa sheegeeso yaa waaye.. ani waxaan dhahay kaliya waa taqaan nooh.. ee naga gambiso... haddii kale waala is buujimeen garaa... p.s. ma gaartay 22 gii.. looool.. is ilaali.. i know what i want, kaama saareesee...
  8. intesting thoughts guys.. we appreciate house wives... mash'allah..
  9. Qac Qaac

    Do you Gurls

    bang ur head against the world... wait i am joking bisinka.. well say acuudu billaah like the other girl said it..
  10. waxaa maqli jiray. markii loo gabyo geel bay ugabyaan goranyo... somerican who in the world is talking about that now..
  11. oh man.. it could have one good thing.. but i am sure the bad outweighs the good.. if the harm outweighs the benefit.. we stop it..
  12. i can not believe this.. this thing spread like a wild fire.. it is all over europe.. now that i am in europe damn... i don not believe this.. ani.. i call it sheeko quraafaad.. meeqo aan tukan oo ilaah ceeso aa banaanka taagan.. so what.. dadka aa looga bajin kaliya..
  13. bismillaah.. gabar dhaheesa waa in uu alaabta u ween yahay.. oo xattaa banaanka la soo taagan.. aa wax quote gareeneeso kawarama..
  14. who could hate banana.. and say i am somali what in the world.. burkeeni.. no i like banana in it is natural form.. siduu ilaahay u abuuray.. wixii moos naceb.. haku taagnaato aamiin dhaha
  15. The only fruit that i eat everyday.. is banana..
  16. I believe, the chinese philosophy which is selfishness is evil.. only bad characters or ambitous ppl always have it... but it is not fair to say it is all evil.. as juxa said.. sometimes u need to be selfish.. it depends on the person.. if he or she is I I I the whole day.. and cares no one else.. that is then bad.. but sometimes u have to do what u have to do too.. dantaada waad in aad garataa.. marka qofka bee ku xirantahay..
  17. what in the world..ole farah.. i don't think. i understood what u saying.. but if u saying how can i tell woman, how i am feeling.. i would tell u. just go to her straight up.. luuq luuq ha soo marin macalinka..
  18. 1. horta rudy loool.. 2. r u all kidding me?.. aduunyo gadoom iga dheh, gabdhihii aaba is soo qoraya.. it must be 2005 thing.. laakiin.. can we get a picture and age with it.. let's make it a real date place hee marka.. also the admin could be the guy who makes the match between 2 ppl.. Nova saan miyaa sheekada loool.. playing with u..
  19. Thanks sis.. aad iyo aad baad ugu mahad santahay.. jzk allah khair.
  20. waryaa libaanoow preach on bro.. i am with u..
  21. nakab ku sii too yariisto ah haye loool.. waraa fuunto lee haka dhigin miskiinta..
  22. wiilo adna ayaamahaan, waalagu waayay, ma aqal gasheen kaalay horta.. salaant waa laga qaaday oday j baro..
  23. reer muduga dad fur furan waaye, illaayo waligoodna wee ku bixi jirtay foorjada.. ee marka ma aha, caay..
  24. Qac Qaac

    HELLO

    kaalay ta ta tiya waa maxay..