Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Qof ayaa wareersan. Soomaalinimo wey jirtaa, weyna jiri doontaa. Dal iyo dad sokeeye isbaabiyo Soomaali ma ugu horeyn. Ma haboona in la isku qaldo ama lagu wareero Soomaalinimo and a few stooges Xabashadda u shaqeeyo, oo dalkooda u horseeday. They have nothing to do with Soomaalinimo, and they will tell you that in secret. They are few power-hungry qabyaalad-worshipping individuals who absolutely have nothing to do with Soomaalinimo iyo Soomaaliya. They are Soomaali ku sheeg. Baliis mar labaad, ha isku qaldin nimankaas waxmagaradda ah iyo Soomaalinimo. Soomaalinimo haddaa rabtid, let your models be and take a look at Aaden Cabdille Cismaan [Aaden Cadde, Eebba cimri iyo caafimaad ha siiyee], look at Cabdirashiid Cali Sharmaarke [Eebba ha u naxariistee], Cabdullaahi Ciise [Eebba ha u naxariistee], Janaraal Daa'uud [Eebba ha u naxariistee], Xaawo Taako [Eebba janaddiis haka waraabiyee], Siid Max'ed Cabdille Xasan [Eebbe ha u naxariistee], look at the Aabayaasheena Gobonimodoonka ahaa: Cismaan Geedi Raage, Yaasiin Xaaji Cismaan, Xaaji Max'ed Xuseen, Cabdiqaadir Sheekh Saqaawadiin, Khaliif Huudoow Macalin, Max'ed Cismaan Baarbe, Max'ed Faarax Hilowle [Farnaajo], Dheere Xaaji Dheere, Max'ed Cabdalle Xayeesi, Max'ed Cali Nuur, Cali Xasan Max'ed [barduura] iyo Daahir Xaaji Cismaan Sharmaarke [Dhagaweyne] iyo boqolaalkii u geeriyooday, kumanaantii u dhaawacmay Soomaalinimo ee dagaaladdii kululaa ee Soomaali Galbeed. Soomaalinimo dad ayaa usoo halgamay, u geeriyooday, maantana dadkee usoo halgameen ama faracooda inay aflagaadeeyaan waxee usoo halgameen waa ayaandaro weyn. Maanta few waxmagarado Soomaali ku sheeg Xabasho usoo hoggaamiyo dalka waa wax laga xumaado, laga murugooda. Laakiinse intee nagu jirto dhiig Soomaalinimo waligeen waa jiri doonaa, dalkeena waa xureyn doonaa iyo dhulkeenaba inta naga maqan, Eebba ha idmo. Dadkaas haddee Soomaalinimo sheeganayaan ma'aha in Soomaalinimo loo gafo; Islaanimaba wey kula sheegayaan, mana arki adigoo Islaamka u gafeysid. Saa u kala saartay taas, about Islaamka iyo iyaga, u kala bixi tan kale, about Soomaalinimadda iyo iyaga, the few stooges.
  2. "There will be no more fighting in Somalia as the extremists were defeated by the Somali armed forces ," Yusuf said in a press conference... Been tan la timid ah maba isoo marin. Maalin caddeey ayaaba la isku dhiibaa.
  3. Originally posted by Castro: Red, while many here would argue against the legitimacy of the secession cause, I'm more interested in its history. You may not know this but do you have any idea who the god father of the movement is? And when did it first appear in the discourse? It may be that the secession of Somaliland is a forgone matter but I dare those who're for or against it to answer the questions I asked above. I sure don't know the answers. You've asked a decent question, I will try to give a decent answer. [Afeef (disclaimer): my following answer has nothing to do with the Stooge of Xabashadda, dowlad ku sheega or any Soomaali ku sheeg that supports Xabashi's occupation of our land.] Soomaali National Movement [ama aan u fasiree Afsoomaali, Dhaqdhaqaaqa Qaranimadda Soomaaliyeed] was not a separatist jabhad. Its manifesto did not carry any separation or dismemberment of Soomaaliya. Their main and only objective was to free the injustice [as they perceived] the gobolladda Waqooyi from the last regime, and that was it. It was not a movement that had a clear-cut, defined idea that proposed in dalka la kala jaro. Besides seeking and striving to topple the last dictatorial regime, it also sought a fair and just power-sharing new deal in Soomaali-wide, particularly for gobolladda Waqooyi. The separatist ideas was not a forethought, well-meditated objective when it came about sovereignty. The idea of separate political separation came out nowhere, almost an impulse and was a reaction to the perceived misjuged 'wrong-doings' still committed by whom they referred as "Southerner" politicians even as the regime fell. The impulse reaction stems from the quick appointing of Cali Mahdi Maxamed as an interim president, mostly anointed and chosen by what was then known as Manifesto Group in Jabuuti in early 1991. Some later-day separatists, such as Cumar Carte Qaalib, were supporters of Cali Mahdi. In fact, he was his first 'prime minister.' The SNM leaders thought this was a second great act of injustice, first being the policies of the just fallen regime, since no body consulted with them. In fact, no body consulted all of the jabhadaha dalka ka dagaalamaayi that time, including USC. Max'ed Faarax Caydiid, who was caught off-guard while still fighting in deep south, too, was not pleased, did not sit well with, and it was this -- the quick anointment of Cali Mahdi as a president chosen by a self-selected few -- that harbingered Caydiid-Cali Mahdi's deadly conflict that soon to follow. It was a deadly precursor that the planners did not intend to have imagined. Erring greatly by not consulting the Soomaali-wide, those who appointed Cali Mahdi, too, had not imagined that their decision will hasten the self-declaration of a new 'country' in Waqooyi. C/raxmaan Tuur's SNM, Cumar Jees' SPM and Caydiid's USC -- the then three largest jabhad guerrillas in the country -- all had a secret, Xabashi-executed plan. One of the plan was when the regime falls, the three guerrillas will gather in Xamar and choose among themselves an interim president. Another naive misjudgment about Soomaali people. They [the repel leaders] did not envision Manifesto Group -- whose members were prominent civilian businessmen, former senior politicians, wealthy men and intellectuals, Cali Mahdi among them, that signed fearlessly a public baaq [hence the 'manifesto'] in late 1989 asking Max'ed Siyaad Barre to peacefully resign and leave for exile, promising no prosecution would follow him and his family -- would abruptly appoint one of their own. Those who selected Cali Mahdi did not envision this, either; neither did those who quickly declared their hastened sovereignty in Burco right after Cali Mahdi's selection as an interim president. It was simply an overreaction, and perhaps using this threatening card, they thought, perhaps, they will get a greater concession from the south's leaders. Those few days and weeks or even months that followed the collapse of the regime really caused the predicament we find ourselves in now. Each of them equally made a miscalculated, misjudged, ill-advised political decisions that, alas, would soon affect millions of Soomaalis, including us the SOLers. Can we now move from here, in midnimo, walaaltinimo iyo iskaashinimo, intending in sound mind to learn and correct all the mistakes those said groups above did? The is answer is yours.
  4. Maxamed Awdheere: Qoyskii gurigiisa hortiisa laga soo tuuro hoobiye ama bambo, isagaa u qoolan, isagaana u qaban doonaa, haddii uusan ku dhiman Munaasabad lagu caleemo saarayay guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, uuna ka qeyb galay duqii hore ee magaalada Muqdisho Dr. Maxamuud Xasan Cali Gaaboow Cadde ayaa ka dhacday xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Xafladan lagu caleemo saarayay M/dheere ayaa waxaa ka soo qeyb mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, oo uu ka mid ahaa wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Maxamuud Sadiy Aadan, waxaana munaasabadan ka dhex muuqday Cadde gaaboow oo isagu ay wejigiisa ka muuqatay farxad aad u weyn isla markaana si kalsooni ay ku jirto ugu wareejiyay xilkiisa M/dheere. Cadde gaaboow oo munaasabadasi ka hadlay ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu xilkiisa ku wareejiyo M/dheere oo uu tilmaamay inuu yahay ninkii laf dhabarta u soo ahaa dowladda federaalka isla markaana sabab u ahaa imaatinka ra’iisal wasaaraha xukuumada Prof. Cali Max’ed Geeddi oo uu sheegay inuu uga tanaasulay booskiisii xildhibaanimo "M/dheere waa nin u qalma xilkan maanta aniga la iga qaaday waana ku faraxsanahay, waxaana aaminsanahay inuu ka soo bixi karo xilkan, waxaana ku talin lahaa in M/dheere loo dhiso taalo taariikhi ah, dadka waxaa loo dhisaa taalada marka ay dhintaan, balse waxaan dhihi lahaa isagoo nool M/dheere waa in loo dhisaa Taalo" ayuu yiri Cadde oo sidoo kale sheegay in M/dheere uusan aheyn nin xaasid ah. M/dheere oo isna halkaasi ka hadlay ayaa uga mahad celiyay Cadde gaaboow sida kalsoonida leh ee uu ugu wareejiyay xilkan, wuxuuna dhinaca kale ka hadlay qaabka uu maamulka gobolka Banaadir howlihiisa u bilaabi doono isagoo u digay dadweynaha ku dhaqan magaalada Muqdisho. "Maamulka cusub ee gobolka Banaadir wuxuu isugu xirayaa magaalooyinka Muqdisho min waax, qeyb, xaafad, degmo illaa gobol" ayuu yiri M/dheere oo ku war geliyay dadka in gurigii hortiisa laga soo weeraro dowladda ay qoyska gurigaasi degan u qaban doonto, isagoo sheegay in qoyskaasi ku baxsan karo oo kaliya in kooxdaasi uu iska eryo, haddii uu awoodi waayona ay la soo xiriiraan ciidamada dowladda anaga ayaa iska qaban doonee, waxaan arrintaas aheyna kuma badbaadi karaan. " Qoyskii gurigiisa hortiisa laga soo tuuro hoobiye ama bambo, isagaa u qoolan, isagaana u qaban doonaa, haddii uusan ku dhiman, meesha ay geli doontona ALLAA og, ma cafin doono, haddii kale waxay nooga badbaadi karaan inay iska ceyriyaan kooxaha wax tuuraya , ama ay ku soo war geliyaan ciidamada dowladda" ayuu yiri ugu dambeyntii Max’ed Cumar Xabeeb M/dheere oo dhowaan loo magacaabay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqidsho. Onkod This is what "Radio Free Somalia" online site came up with, as poorly photoshopped as it is: Taaladdii heybadda lahayd ee Dhagaxtuur mee saas u ceebeyeen, Eebbe ha ceebeeye. Very disturbing that Dhagaxtuur, which sybmolized -- and still is -- the fight against shisheeyaha iyo gumeysidoonkii in maanta sawir qaabdaran oo ah nin Xabasho dalka u horseeday lagu kor sawiro. PS - "Radio Free Somalia" [very ironic, ] online editor is a guy by the name of Maxamed Daahir, a staunch pro-Stooge of Xabashadda, and also a distant cousin of his. He also edits, hosts and produces a one-hour radio show in Koronto, plus another hour of TV show, which was intended to be a community news, but lately solely devoted to the Frail Stooge of Xabashadda and the policies set by his occupying Masters.
  5. Originally posted by Castro: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: I didn't know buraanbur had clans. It doesn't. Buraanbur and that dance in the video belong to us . That's right, us . Actually and personally, niiko is my thing. Buraanbur maba ii baxo. Islaamo waa weyn exercise ku jiro waaye. the guy was joking and you can hear people laughing and the girl saying good answer, it was all joke. Were you there?
  6. Calankaan xaguu ku dambeeye? It answers this thread. Calankeena quruxda badan, qaayaha leh waa jiraa, wuuna jiri doonaa, as long as we are alive, regardless what the Frail Stooge of Xabashadda tries to do. Awood uu calan ku badalo iska dhaafee, mid uu kastuumadiis iskaga badalo malaha. Calankeena suuban wuu ka sareeya odeygaas puppetka ah gaboobay and his Xabashi Masters, waligiisna ka sareyn doonaa kuligood. Xoolahaas gaboobay ayaa dal ayaan xukumaa sheeganaayo. As usual, Aamin Caamir visually nailed it.
  7. Listen to this marax's response in the audience. It is a really nice video organized by Soomaali Minnesotan students, celebrating their culture. That comment ruined the video. A girl asks a man next to her, "What is this about?" His response? "I am not from that tribe." The disappointed girl's back, "Oh, I am sorry." The ugly starts in the 38th second. In the 38-41 seconds. NB - I didn't know buraanbur had clans. It may have originated from some particular Soomaali region, but it is Soomaali-wide now.
  8. Aabayaashii Gobonimadoonka ee SYL waxaan haddee arki lahayeen ka waran? Dad waxee usoo halgameen dad yar qabyaalad rafaadisay waxmagarato ah, Soomaali ku sheeg ah ayaa dalkeena saas maanta Xabasho ugu horseeday, heer xataa keeneen beentooda maalin cad nagu kor aqriyaan. Soomaali lafahooda qabiileed ee hoose ayaan kala celineynaa, oo kala difaaceynaa? What is next? Wiil iyo aabihiis ayaan gurigooda ku kala difaaceynaa?
  9. What was that Horyaalka Sheegoow's [sheegoowband] hees? ABC malii dhigoo [ha] Calanka baluuga malii baroo [ha] Buug iyo qalin malii gadoow ... [ha] Laakiin dadkeena Afsoomaaliga ku hadlaayo waxee u baahanyihiin faraxsanaanta see u kala baxdo in lagu dhigo BTJ. Ee noo keen taas.
  10. Originally posted by rudy: i tried to write an article to allafrica.com, guess what they ask me! they asked to provide a pic of me or else my article wont be published!! lool...! i wrote back to them and ask them if they wanned my dna 2!! what punch of morans!! this shyte is in Uganda!!... can u say puppet regime.
  11. Maxamed Dheere: " Cidaan Cid Toogan Karin Ciidanka Dowladda Ha Iskaga Baxdo ... " Muqdisho, Maajo 01, 2007 (Soomaalinews) - Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa markii ugu horeysay shalay khudbad u jeediyey Saraakiisha Ciidamada Dowladda KMG iyo Saraakiishii hore ee Xooga Dalka. Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa waxa uu ku wargeliyey saraakiisha in Gobalka Banaadir laga bilaabo doono hawlgalo adag oo amniga Caasimadda lagu sugayo, islamarkaana xasiloonidii luntay loogu soo dabaalayo. "Saraakiishiina waxaan idin sheegayaa in hawlgaladu ay bilaaban doonaan cidii Dowladda kasoo horjeesata waa in gacan bir ah lagu qabtaa" sidaana waxaa yiri Maxamed Dheere. Sida ay ilo saraakiil ah ku waramayaan Maxamed Dheere ayaa intaasi sii raaciyey "Cidii aan Cid Toogan karin Ciidanka maxay ugu jirtaa ha iskaga baxdo". R/wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa wareegto uusoo saaray dhawaan ku magacaabay Maxamed Dheere inuu noqdo Gudoomiyaha Gobalka,iyadoona xilkaasi uu horay u hayey Cadde Gaabow. Maanta ayaa la filayaa in Xaflad xilka si rasmi ah uu kula wareegayo Maxamed Dheere ay ka dhacdo Xarunta Gobalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Soomaali.com Cidda uu ka hadlaayo in la toogto bari yaa waaye? Of course, maatida iyo masaakiinta. Waxaas ayaa nool, isla quman.
  12. I noticed Hindu and Carreabean communities have ururo and meeting centres where they do all sort of activities including walks in park, cooking food and general leaisure activities. Some elders I spoke to say, it alleviates the lonliness they experience when their kids go off to work or school or generally busy. Every sizeable newcomer community I know of has at least one particular community centre, where both their kids learn their native languages and where the elders gather to socialize. Anaga? Hmm. Honestly, we are a dysfunctional community. I was reading on the paper a couple weeks ago about a Vietnamese boy who was killed in accident. They mentioned he was a gooy boy, who used to go to his Saturday morning Vietnamese school. Here, Vietnamese haddee u bataan are half of what we number around here -- Soomaalida are said to be around 100,000-strong in Koronto -- yet, hal iskool oo afkeena ciyaalkeena ku bartaan ma furno. Even if one tried, that person will be ridiculed because we don't value or have in faith afkeena hodanka ah ee suuban ee hooyo. Neither hal meel ay waayeeladda isku imaadaan ma furno. Ah, of course, we have got the usual useless, divided 'community' organizations, geared toward to newly arrivals and immigrants. They don't even help those whom they claim to advocate to. Ayaandaro weyn ayaa na hesysato meel walba aan joogno.
  13. That forum is obsessed with Soomaalida. Poor old veterans with plenty of time on their hands, who to this day cannot comprehend poor equipped, barely trained Soomaali militias had beaten them in their own game with all their modern heavy weapons, in the infamous scene of "Black Hawk Down." Afxumadooda ayaaba igu daran.
  14. One of its names is buulo [the name it is known in Shabeelladda Hoose], which is the title. Magacyo kale ayaa loogu wacaa, which currently aanan xasuusan. Yes, their feet dancing resembles that American tap dancing which was the last couple decades popularized by the late Gregory Hines.
  15. What a folk, traditional dance this is! There is something majestic about this dance. Lugaha, cagaha iyo garbaha sida loogu ciyaaraayo. This folk dance waxaa la yiraahdaa Buulo, though it has another name aanan xasuusan. Waxaa laga ciyaaraa gobollada Koonfur Galbeedka Soomaaliya, sida Baay, Gedo, Shabeelladda Hoose, Bakool iyo Jubbadda Dhexe. I had never seen qof garabka ka 'niikinaayo' as that lady does. I knew a family friend who used to dance like them, but not garab ka niikis, only lugaha ka ciyaari jirtay, especially markee maqasho Xasan Eedan Samatar's song of "weeraroow dooyoow waniini." The men look like the old traditional members from the Waaberi group. NB - The "king" iyo "queen" ayaa i dilay meesha fadhiyo.
  16. Originally posted by nuune: ^^ Che, Kismaayana waxaan ku nacey wararka ka imaado ama khuseeyo oo dhanba waa very sensitive, waa meel aan ka yaabey, xattaa warar mukhtaracaat baa la iska sameesan mararka qaarkood si looga careysiiyo qola kale Meel infront of the whole Soomaalis and the whole world xaaraan lagu balaarsado la rabo, of course sensitive iyo wax ka daran waaye. Haddee xalaal ahaan lahayd, oo la ishubo, waxaas ma dhacayn. Once more, Kismaayo kuwaan ku hardamaayo, labadadooda waa dad soo duulay. Hadduu Ina'uunlaaye u dagaalami lahaa waaba la kasi lahaa. Waligood ha isku balaariyaan ama yee isku balaarin, xaaraan xalaal ma noqoneyso. Never. Maalintee noqotana waa laga qaadaa, as it just happened markee Maxkamadaha galeen magaaladaas. Maxkamadaha waxee ka dhigeen haddee ku waano qaadan waayeen, mid ka daran ayaa bari imaaneyso. Si fiican hala isku indhatiro ama yaanan la isku indhatirin.
  17. Sunday was a bit beautiful day, weather-wise, where all those indoor-bound all winter long venture out the tiniest warm sun they see, including the usual semi-naked young women. Also the warm sunny days brings out some of our Soomaali elders that mar alla markaan arko ka naxo. It is sad to see the state of theirs. All winter long holed in inside their homes, with few far and between going outside. This takes a heavy toll both on their mental and physical health. Especially on their physical health. When I see our elders -- especially our aged mothers and grandmothers -- aad iyo aad ayaa ugu naxeysaa. In a dark constrast how they were at back home, they are almost universally hard trying to walk. You can see that how painful it is for them. Lugoodana bararay contributed by fadhiga badan and being holed-up inside all those winter months indoors. Some of their legs is more than barar. Each late spring and summer, I am always reminded this, particularly since a large park is just around the corner where some Soomaali elder women gather during those brief months. Sunday was one of them. An elder Soomaali eedo was walking away from the park and trying hard to catch with what I assumed to be her grandson, who was with his young teenage buddies. She was in considerable effort trying to catch them. I greeted her from the back -- "eedo iska waran, ma fiicantahay ... --, she instantly turned and beamed, obviously both equally surprised the unexpected concerned Soomaali greeting and at first not seeing me at all. I wanted to walk with her back to the apartment she lives, but I was in rush and she was not that alone either since her grandchild was with her, albeit not exactly walking with her at her side. That eedo was just a typical Soomaali elder in here Koronto -- lugaheeda sadly bararsanaa, which made her grimacingly difficult to walk, let alone catch fresh-abled teenage legs. Runtii, our elders Eebba ayaa u maqan.
  18. Samatar Soomaalinimo waligiis u taagnaa; one day taalo ayaa loo suri doonaa, Eebbe ha idmo. I can only say that. Meesha ka wad dadaalka, walaaloow.
  19. ...sxb about my statement many senior nomads have confronted u about Shariif Xasaan for qabyalat reasons, also supported the Ethiopian intervention in badio (RNS?) ect, u never confronted those senior nomads but in turn confront young Khalaf who doesn’t know u as well as they do from previous exchanges. Bal maxa...hmmm? Have you read this aan ku qoray that above post; if you haven't, let me quote myself again: "I do not give the satisfaction of answers to some aan isku xishoon meeshaan ku jiro, but since you believed their crap, you needed to be cruely reminded and awakened lest you fell for their garbage again." I simply do not read, let alone answer to, some's posts on this forum, including with their desperation, insults and wildest allegations. I just dismiss them. However, you, the "good wannabe young sheekh," fell for it, without aadan hubsan xaqiiqda. You needed to be awakened, as brutal as it was. You are even alleging Xabashada ayaan support gareyaa. Intee ku aragtay anigoo Xabashi la jiro, let alone their invasion of our land, including Baydhabo? Ma wax caddeys ayaa heysaa ka ahayn what vomited junk some spew on here? Hubso intaadan afka iyo gacanta soo taagin. I am answering to you because, again aan kugu celiyo, you believed qashinkaas ay qoraan. This is not the first time for you blindly believing the drivel some drool on here, without aadan hubsan, so it became a norm for you. Waa iga been sheegatay, beena ma fiicno ee mar dambe ha igula imaan been.
  20. Originally posted by Bokero: My humble suggestion of making SOL better for us! Moderators and fellow clients of SOL, I would like to suggest limitation imposed on the number of topics the same individual posts a day, because of multiple postings by the few individuals. I understand the need to uphold the enhance SOL as a place where one can freely start a discussion but to let few individual who seem to be have decided to spend their entire day on posting numerous topics would in the long run affect us all negatively The effect of multiple posting are as follows • makes other voices less visible(other topics are send to the next page by the multiple posters) • The site becomes a tool to advance a political agenda rather than a discussion site. I am not happy to have to suggest restrictions however, freedom comes with responsibilities, and I feel not all of us here are exercising those responsibilities. Looking forward to hear from others Your suggestion is kindly declined. It defies the purpose of the forum, which is a kinda social bookmarking, a sorta discussion boards and message boards, which functions solely because of user generated content. The site has rules. If the rules are not broken, then wax kale ma jiro. Some rare threads might fall under the trolling or spaming, which we will take appropriate actions on those. Bokero, you also joined almost four years ago, yet your contributions is minuscule. I hope you are not another 'lurker.' If you contributed as much as others do, then your viewpoint will be as prominent as you wish it to be. Don't be silent. Contribute, bring your viewpoints and whatever you can find that supports it. We will welcome it.
  21. This is what started it, MMA a supporter of Shariif da qaat seller and Ethiopian intervention (I suppose?) until sharif lost his position said about Al-Azhari: As confused and gullible as you were about supporting qabyaalad and yet claiming about "Islaanimo." Young boy, you can believe whatever you want about qabyaalad iyo qurunkeeda, while prentending to be a "wadaad." You can support whoever you want, including the Frail, Traitor Stooge of Xabashadda, while claiming to be a "wadaad" and a "good" follower of diinteena suuban. You can even, heck, be indifferent, apathetic about the massacre, genocide and carnage that befallen in Xamar. That is not my problem. It was not my problem. That is your conscientious problem, your claimed Islaanimo problem. Your Soomaalinimo problem. Lying blatantly about me is a whole another matter. You will tell me where I said or ever wrote I supported Shariif Xasan Sheekh Aaden? I defend good Soomaali nationalist men, but I never supported nor support a political Soomaali figure or political groups post-civil war, including this Shariif some apparently obsessed with. I defend the likes of Jaamac Qaalib, Galeyr, C/qaasim, regardless of their qabiil affiliations. I defend them because Soomaalinimo ayee u taaganyihiin. If this Shariif dude some obsessed on here is speaking on the interests of Soomaalinimo, he is on my list, as any other Soomaali. Yet I never support anyone, including all those men mentioned above. I only defend when some tarnish their Soomaalinimo, while at the same time worshipping stooge and puppets of Xabashadda. Some qabyaalad-obsessed, idol-warlord worshippers, as some here obviously are, cannot understand not all people are or behave like them. Some of us cannot support warlords because of shared familial qabiil and tolnimo. Some of us do not support puppets and stooges because of qabiilwadaag. We are independent of them, as they are independent of us. Unlike some on here, we are not all associate and label people together with their clans. Eebbe had given us a mind of our own, to think, to utilize, to see the right from wrong. Not to blindly support a stooge and warlord because isku qabiil ayaa noqon kartiin. If you are that fleeceable, easily deceived, misled and believing the usual junk written on here about some members, then go ahead, since that is not my problem again. My problem is lying about me while I am still on here. That, my dear boy, my character ayee meel ugu dhacday. I do not give the satisfaction of answers to some aan isku xishoon meeshaan ku jiro, but since you believed their crap, you needed to be cruely reminded and awakened lest you fell for their garbage again. PS - A little 'brotherly' advice: Iska dhig ashahaadadaas aad meesha suratay since SOLers ogyihiin waxaa aaminsantahay. Be as bold as Ashari, at least as a rascal informant of Xabashadda, Ashari is upfront. The days of pretensions, charade is long gone, if there ever was a day of that on here to begin with.
  22. Originally posted by Northerner: Is there a video of this? My af-carabi has been improving Yes, two videos of it were listed above. you go.
  23. Originally posted by Halgan: You can get away with calling people who disagree with you clanists. Time and again we have witnessed how you call ppl who disagree with you clanists, supporters of clan courts, and what have you. Moderators, this is what could cause name callings and eventually lead to personal attacks. I don't know how on earth this is tolerated. Is is a case of " responding to the messenger " or the message? How should we respond when the messenger is the same as the message? Some help needed here. Obviously this thread had touched a nerve. Some jawaab ma istaahilaan, let alone debated with. Just continue the points about this Xabashi informant and spy, so-called Ashari. Discard and disregard the little noise some make on this thread or others, because this thread, once again, obviously touched meel isog oo qeylada iyo wax walba ka keenay. Indeed. I will, obviously, continue to watch and report this rascal, charlatan so-called Ashari and his ilk. Noisemakers, go ahead, make some little more noises. It is music to our ears.
  24. The Xabashi informant, shameless charlatan opportunist Xabashi spy and a diplomatic Xabashi baasaboor holder also was on Aljasiira Carabi's The Opposite Direction political show prior to that Ingiriis interview. Here, he is unabashedly and fiercely defending his Xabashi Masters, who raised him, claiming those who were dragged the streets of Muqdisho were not Xabashi soldiers, but Soomaali. [This was about the second dragging where it was all over the internet.] The rascal wishes the misfortune to Soomaalis than his Xabashi Masters. Marka qof saas ah wax laga sugo ayaaba iska yar. Here is the translated part, where the Xabashi informant Ashari is vehemently defening his Xabashi Masters. Read on. ------------- Shameless Ashari: No, no, no, no. On the contrary, those who did [the dragging] and those who were dragged in the streets were [all] Soomaalis Feysal Qaasin [the host]: So you are right and all the world's media is wrong! [ ] Shameless Ashari: Yes, of course. Feysal Qaasin: Mashallaah! [ ] Shameless Ashari: Because the media can't distinguish between the Soomaalis and Ethiopians. Feysal Qaasin: But they showed you their [Ethiopian military] clothes, their [Ethiopian] ID cards, their [Christian] crosses -- Soomaalis are 100% Muslims. Shameless Ashari: No, no, no, no, no ... [la, la, la, la ...] ------------ His last prolonged 'la, la, la, la ...' perhaps has to do him believing Soomaalis in Soomaaliya not being a 100 Muslim. Perhaps he is not sure about himself being Muslim, methinks. Magac Soomaali ayuu ceebeeye, cannot even see the mocking tone from the host. You can watch the clip on .