Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,649
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Walaahi cawaan dhaaf Soomaali noqotay and the misuse of baraha bulshada to display the dead is making it worse.
  2. Saalax, Jubbooyinka iyo Gedo waa kala baratee. East this, East that ayaaba i dishay. 'East' Luuq yaa dego taloow? Beesha 'Bigteacher' meesha degto maa qaraabo tihiin?
  3. Dhagaxtuur, Xasan Socdaal beri tagaayo iyo dal jiray, jiro iyo jiri doono kala saar. Soomaaliya wey jiri doontaa, Rabi ha idmee. Haddaa isleedahay maamul goboleed yar yar ayaa meel Iska soo saari karo, waa riyooneysaa. If Soomaaliya kala tagto, Xabashi and Kiikuuyo will equally swallow yar yarka soo haray. Taas meel ku qoro. Anyway, waxa maanta jiro waa laga baxaa.
  4. Labawajinimada waa lagu yaqaanaa. I gave kudos to secessionists in Waqooyi Galbeed, they are open unlike kuwaan anaga naga dhaadhiciyo rabo goonigoosad ma nihin but behave exactly like them. Ceeb ma qabato. Berina ka sug baasaboor sameysaneynaa and post inexcusable reasons like EU passports and like to find a bogus reason. They are also completely ignoring the very dastuur nagu wareeriyeen waxa ku qoran. When it fits them, it must be followed. If it doesn't, ignore it waaye sheekadoodaa. If one walks, acts, speaks and behaves like a secessionist then that person is ultra closet secessionist.
  5. Balan malaha, wajina malaha, aragti siyaasadeed fogba ha sheegin. Masaarida iyo Eritareeya asaga afkiisa tuugsi ugu yeertay ugu baxay balantii.
  6. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 Jabuuti (9th time) - 19/06/2024 Eritareeya (7th time) - 08/07/2024 Rawaandha (1st time) - 12/08/2024 Masar (4th time) - 13/08/2024 Shiinaha (1st time) - 03/09/2024 Eritareeya (8th time) - 09/10/2024 Ugaandha (7th time) - 19/10/2024 Jabuuti (10th time) - 20/10/2024 Kiinya (8th time) - 22/10/2024 Imaaraadka (6th time) - 03/11/2024 Jarmalka (1st time) - 05/11/2024 Sacuudiga (5th time) - 10/11/2024 Tansaaniya (3rd time) - 29/11/2024 Turkiga (5th time) - 11/12/2024 Eritareeya (9th time) - 25/12/2024
  7. Off suddenly to Eritareeya after Adeerki threatened to cut the relations with Soomaaliya. Xasan maslaxeys micna lahayn u tagay maanta. Madaxweyne XASAN oo safar qarsoodi ah ugu baxay dibadda Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar qarsoodi ah oo aan horay loo sii shaacin ugu baxay dalka dibaddiisa. Sida ay ogaatay Caasimada Online, madaxweynaha ayaa u dhoofay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho aan horay loo sii shaacin. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynuhu uu wada-hadallo toos ah la yeelan doono dhiggiisa Isiask Afwerki oo ay ka wada-hadali doonaan arrimo xasaasi ah. Eritrea oo ciidamo u tababarto Soomaaliya ayaa sanadihii u dambeeyay saameyn ku lahayd arrimaha Soomaaliya, waxaana kulamadii ugu dambeeyay ay labada dal ku sameysteen iskaashi cusub oo ay ku wajahayaan heshiiska badda ee Itoobiya ee carada dhaliyay. Dhanka kale, Eritrea ayaa haatan saluug ka muujineyso isku soo dhawaanshaha dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, kadib heshiiskii ay dhowaan ku gaareen magaalada Ankara. Mas’uul ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Eritrea oo lagu magacaabo Cabdulqaadir Idris, isla-markaana wasaaradda kala taliyo arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay inay walaac ka qabaan heshiiskii ay Soomaaliya lagashay Itoobiya ee ka dhacay Ankara. La-taliyaha ayaa shaaca ka qaaday in marnaba aysan ka fileynin Soomaaliya gelidda heshiis noocaasi oo kale ah, isaga oo hoosta ka xariiqay inay ka fiirsan doonaan xiriirka kala dhaxeeya Soomaaliya haddii ay ogolaato in marin biyood ay siiyaan dowladda Itoobiya oo uu tilmaamay inay qatar ku tahay xasillonida iyo amaanka guud ee Eritrea. Sidoo kale wuxuu Cabdulqaadir Idris soo hadal qaaday iskaashiga ka dhexeeya Asmara iyo Muqdisho, gaar ahaan heshiiskoodii ugu dambeeyay, isaga oo sheegay inuu ku saleysnaa difaacidda biyaha Soomaaliya “Ma jirin heshiis gaar ah ay Dowladea Eritrea la gashay Soomaaliya, heshiiskii ugu dambeeyay ee ay galeen Soomaaliya, Eritrea iyo Masar waxa uu ahaa sidii Soomaaliya looga difaaci lahaa Itoobiya oo soo hamisay biyaha Soomaaliya” sidaasi waxaa Bbc da laanteedi afka Soomaaliga u sheegay Cabdulqaadir Idris oo ah lataliye Wasaaradda arrimaha Dibadda Eritrea kala taliya arrimaha Soomaaliya. Si kastaba, Eritrea ayaa kamid ah dalalka hadda xiriirka wanaagsan laleh Soomaaliya, waxaana dhowaanahan iskaashi cusub la sameynayay madaxweynaha Xasan Sheekh. Xigasho
  8. Qurac, I have nothing against Reer Waqooyi Bari. But I will never, ever support local currencies, local marines and navies, local foreign ministers, local passports and such. Beri hadduu Deni dhaho wasaarad arrimo dibad sameynaayaa, waa taageeri lahayd miyaa? It is about not Xasan Socdaal iyo xulafadiisa.
  9. These islands are colonies thousands of kilometres away from Dutchland, unlike Gaalkacyo with an invisible clan border. You are telling us Gaalkacyo residents will be forced to use different currencies. What a ludicrous idea
  10. Hong Kong was a nation state with complete laws before China acquired it and promising it will respect its local laws, including currency. Just tell us what country's region prints its own local currency? Name a single country.
  11. Him and his ilk are labawajiile secessionist closets. Bannaanka ha iskeenaan sida adiga camal, nothing else. That is the same labawajiilinimo way they don't want Reer Khaatumo to have their own maamul goboleed while pretending to be supporters of their cause. If Reer Khaatumo decide to print their own local currency tomorrow, the first folks against it will be the initiator of this thread.
  12. Stop the BS, it is only the U.S. dollars where hyperinflation nations use it as it is a standard world currency. Soomaaliya itself uses U S. dollar. Tell us a single country that uses two local different local currencies. It doesn't exist. If any of these countries' provinces, regions start printing their own currency, they will not tolerate it and will immediately crush it. It is also in the Soomaali constitution that monetary policies is central government purview. Dastuurka an aaad maalin walba la oridid ayaa inkireysaa waxa ku qoran. Be a real secessionist like Reer Waqooyi, quraafaadka kale aad la gambaneysid naga yaree.
  13. And he is lying; no other nation, federal or not, use multiple local currencies. Several countries, including Simbaabwe and Soomaaliya itself, use U.S. currency in lie of the local almost non-existent (Soomaaliya) or hyperinflation ones (Simbaabwe). Maamul goboleed wareersan cannot have its own currency. Period.
  14. “Puntland waxay dooneysaa inay hesho lacag u gaar ah 2025” Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in Puntland wado daraasadda dhaqan gelinta lacag shilling u gaar ah sanadka 2025. Deni ayaa sheegay in Puntland muddo dheer sugaysay in dowlada Soomaaliya sameyso lacag cusub, illaa hadana waxna soo muuqan, arrintaasi oo ku khasabtay go’aankan ay ku sameysanayso lacag u gaar ah. Madaxweynaha Puntland, ayaa khudbadiisa ku sheegay in xaalada Soomaaliya ay hada mareyso meel halis ah oo ay ku adag tahay in wadajirkii iyo dowladnimadii lasii wado, oo ay hay’adihii dadka ka dhexeeyey u muuqdaan kuwo dad gaar ah caburinaya ama dowladnimadii burburinaya. Adduunka waxaa jira dalal baddan oo Federaal ah oo laba lacagood kala leh, macneheedu maaha Soomaalinimadii inaan ka baxnay, laakiin waxaa rabnaa Puntland lacag ay leedahay inaad daraasadeeda bilowdaan oo aad raadisaan. Muddaa sugeynay in dowlada mid ah in shilling Soomaali mideysan la sameeyo, ma muuqato. Dowlada Puntland go’ankaas waayadan ayey ka shaqeenaysay oo daraasadeeda socotaa. Waxaa rajeenaynaa muddo gaaban oo inta lagu jiro 2025 la helo lacag Puntland ay leedahay, oo hadhow la jaan qaadi doonta nidaamka maaliyadeed ee Soomaaliya marka uu “Miirka” iyo “Maskaxdda” soo noqoto, oo dad Soomaaliyadeed oo is oggol oo nidaam waaxid ah yeeshaan…” ayuu yiri Madaxweyne Deni oo khudbad kasoo jeediyey xarunta Bangiga Puntland ee Bosaaso. Xigasho
  15. Saalaxoow, dariskiina Reer Sool iyo Sanaag iskala heshiiya. Wax dhaamo ma jiro wada noolaasho.
  16. Xasan dumarka Soomaaliyeed Sacuudiga ka gadaayaa siduu ugu gaday toogtiisa hore.
  17. Aragaana meeshee ku dhamaato. Asad tolkiisa deegaanadooda waa isdifaacayaan using hubkee dowladda ka buuxisay. Reer Galbeedka suddenly will support them.
  18. If anyone is thinking the apparent expected fall of Asad will usher a unity government is dreaming. All these opposition forces waxaa dabada ka riixayo shisheeye and don't have anything more than just toppling Asad. No plan A, B, Candy D. Each will soon rule an enclave. Suuriya as we knew will be gone for decades to come. Munaafuqiinta Reer Galbeedka wanted distraction from the ongoing genocide in Falastiin. It is working.