-
Content Count
17,665 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
I also realized timaha markee kor madaxa ka gurtaan meel aan la sheegi karin isku badalaan inay kasoo baxaan.
-
Happy Somali/canada independece day...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Aaliyyah's topic in General
Cimri dheer iyo cibaado, caafimaad suuban, sister. SOL will miss you. And happy Kowda Luulyo to you too. -
Originally posted by The Zack: Nuune LOOOL@kushiinka agteeda, I agree that they have good food but the place is just very small. It can barely fit 20 some people. I am referring to the on Rexdale Boulevard. Space ahaan, Xamdi ma yaro, ee dadka ku badan. Maqaayad Soomaaliyeed oo weyn wey jirtaa, a few blocks west of Xamdi -- it is called Karuur. Still somehow sida Xamdi looma aado, ma'ogi waxa ugu wacan. I guess brand and recognition does that. Xamdi shisheeye ku nacayba, non-Soomaalis. War yaa naga qabto. Once in the blue moon tagaa, still wey tuban yihiin. I've realized, though, to avoid that place on the weekends. Then again it is the weekend when you go out. Iitoobna (Etob) saas ma ugu heli, not because of cuntada ee kariyaan, for raashinkooda waa iska heersare. That place just iga hor imaatay. Meeshaa deganahay u dhow, oo waa u luggeeyaa even, oo waa iga bad badatay. In fact beri the final soccer game kasoo fiirsanaa probably and another bariis/suqaar soo cunaa, probably. Last time I at least tried sabaayad iyo chicken suqaar. I will ask inay soor kariyaan beri. Will love to see Mr. Iitoob's reaction. No more lame bariis iyo suqaarkiisa nooh (be it chicken suqaaar or suqaar caadi).
-
Sheekooyin nafaqeysan - goos goos ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in News - Wararka
Originally posted by Gheelle.T: Affar.. quote:Waxaa la yiri afar gabdhood baa reerkoodi ka tagey and "kululaa kama naallee!" "naa ma kaadsan karnee inoo kala goo" bey tiri tii labaad "naa kor saar ha kanfafee" bey tiri gabadhii sadexaad. Tii affaraad eey maa cunay? Waa qabatee. Anigaba waa wareersanaa, oo indhaheyga moodayba. Saas i dheh. -
You can watch a demonstration clip on here. Kush Support -- "A Natural Rest for the Breast." I don't want to know what else will need 'support' at night.
-
Nuunka, wali mid ma duulisay? Kaligaa, solo ka wadaa. Xataa mid saqiir ah oo garbaheeda yaryihiin? I was reading this on the paper the other day. Fatuurad duuleyso. Waa wareey.
-
What to Do With Somalia and Somaliland ?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by somalipride: Can you produce the link to this article? Riix inta. Scroll down. And the title is misleading. If the initiator of this thread wanted to copy the original title, at least use the same title: What to do with Soomaaliya. And the writer of that bungled article, as his pen name implies, is indeed confused. -
What "interest of Soomaaliya" that is left? The so-called kuwa la baxay Dhalinta has the interest of the nation, aha? Ismiidaamin, isqarxis, subjugation, argagax acts, scaremongering -- all in the name of Soomaaliya's interests? Heck, they don't even use the Soomaali flag, its anthem and every symbol that stands for Soomaaliya and its cause -- it is secularly abhor-some for them. What nation are they fighting for then, if they can't the least use its flag, the Soomaali flag, the paramount symbol of our nation?
-
How many years Xamdi inta ku amaanaaye, on SOL. Darn. Waligeyna a free meal ma helin. From now on bas waaye, no more amaan bilaash ah. Taas adaa kuu daaye, Ms Shareholder.
-
Just pulling your arm, err should I say your leg? That would be more inappropriate nooh, wadaad ahee. Xamdi goormaa kugu dambeysay horta? I should check out their other location at downtown, though. Maba arkin waligey kaas. Ever been to that one?
-
Yea, sisters Juxa and Dhudhuc wareyso as well, Tuujka. Hilfaha u qaad, ee aniga iyaga iga hormarsii nooh, waa ogtahee waa isku leenahay. Iga wareegso ee ga iga sii igaarka.
-
Xamdi waa difaaceysaa caawa, iyaah, iyaah. Meesha shareholder maa ka tahay. Hmm.
-
Shabaab to BEHEAD all Michael Jackson Somali fans
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Oromali's topic in General
That is ciyaal-like talk. Unbecoming, too. Oromo hadduu yahay iyo wixiisa kaleba, he is marti. -
Uma ekeyn wax frequent ah. Kuwa meesha loo soo amaanay u ekaayeen. They were dressed in AE dhar, college brats u ekaayeen. Probably even were expecting beers to be served as well, who knows. Ar huge disappointment sugeysay kuwaas.
-
Garowe: Puntland regions celebrate 26 June
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Saak is right. Some Soomaalis have accepted the 7-like qaarad. Thought I like how it looks markee seven u egtahay, laakiin it is wrong. Darn dhulka ugu balaaran deganahay in Afrika, stillna waxba ma isku ogolin. Soomaaliweyn all the way. Then again, even if aan dhulkaas soo wada ceshan lahayn, dhibaatada iyo qaxarka Soomaaliyeed in the last 19 years ku jirno wey sii kordhi lahayd, I believe. Jaahil waxmagarato ah ayaa naga buuxee. -
I guess dhaqan Soomaaliyeedkii iga siibanoyso miyaa, oo waa ilooway. Still sidii lagu yaqaanay wey dhaafeen maanta. Kaligey ma ahayn dad badan yaabanaa. I was grinning markaa soo baxaaye. Three caddaan dudes were at the door, waiting to be served. After a few minutes taagnayeen, finally asked the cashier if any miis to sit is available. Knowing how crowded the place was and how uninterested the cashier was, wax badan ayee meeshaas taagnaan doonaan filaaye, iyagoo taagan kasoo tagee. Maba oga meesha inay serving ka jirin, oo waala iska fariistaa miisaska. First come, first helo.
-
Garowe: Puntland regions celebrate 26 June
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Mars xaa u geynee u fogeyna. Meel Buurkaroole la yiraahdo la geynaa. Markii laba niiko loogu dhufto, dhac laga siiyo, usugaaba iska iloowaayo walaxaas wareerka ah dalkiisa kala goynaayo. Hambalyo to all dalkooda iyo dadkooda jecel dhabta ka ah. Mar kalena Eebba ha u wada naxariisto dadkii usoo halgamay xoriyadaan. -
Xamdi restaurant ayaaba kusoo xasuustay. Maqaayadaas ayaan joogay maanta, which I hadn't been for a while. I know it can get very busy during maalmaha weekends, siiba jimcada, laakiin kamoon. Kabalyeeriyaal ciyaal in their teens ka shaqeynaaye meesha kuligood, and I do admit meesha busy ayee ahayd, still they should have been trained. Qof wax dalbanaayo waala iska iloowaa. Wuxuu dalbaday looma keenaayo, wuxuu dalbadayna qof kale loo geynaa, then markuu farta u fiiqo, implying it was his, ayee qofkii kale laga soo qaadaa lana soo hordhigaa. What the... Xamdi wey kibreen mise waxaan kuma ogaan jirin. I know again meesha waala buuxay oo wareer ahayd, still. Haddana then your order markii laguu keeno, waaba if you are lucky, qaadadii iyo fargeetadii kaalay adiga keen hee. Waligey ma arkin meel cuntada ka hormareyso qaadada. Anigaa doontay, like many. Xamdi xishmad gaar u ahaaye and I still do, and that I do know some of their old-time waiting staff left and opened a rival restaurant just a few blocks away, laakiinse maanta wey iga jajabiyeen, I and others.
-
Laakiin sanad walba kuwa cusub soo baxaayo, senators and governors. Bahalkooda ma celin karaan miyaa. Then again, Mareykanka waa dal very contrast ah. Waxyaabahaan camal in some European countries, like Faransiiska iyo Talyaaniga, caadi ayee ka tahay, oo news maba ka aha. One more reason iska guursadaan laba iyo sadex. Wey kasoo horjeedaan this way of life, then again mid walba mistress meel u joogto. Those are high-profile politicians, imagine waxee sameynayaan kuwa agaasimayaasha iyo maareeyaasha ah ee shirkadaha oo xaasas leh, laakiin suuq madoow ku tumanaayo with their mistresses.
-
Originally posted by Malika: quote:Originally posted by me: I do not see what is wrong in this situation other then that you disagree with those that are bringing justice to those that need it the most. Playing the devil's advocate must have a limit!! This is bloody ridiculous that a child whom is a product of the chaos that is Somalia is today prosecuted in such a harsh manner just BECAUSE he stole what??? And WHERE in OUR Sharia Laws does it permit such an act on a minor? :mad: I am actually physically disgusted,and those whom support such action are imbiciles too... Waxyaabo badan wali maqlin ayaa jirto. Indoctrinating sisters, those sisters who attend their classes in the towns they rule, totally imbued with their ideologies, where they are brainwashed. They are asking them to divorce their "coward" husbands because they do not fight in their "jihaad." You do not also either hear that they call in advance, warning the little clinics (and few hospitals that can be found in the area) of the towns they are going to attack, that they are going to massacre "murtads" and should be ready for the casualties, regardless who is going to die in those towns, innocent or not. Just to make fear into their hearts. These are not my stories. It is by a dhaqtar ka shaqeeyo those deegaano they rule (and ruled) in central Soomaaliya.
-
FLASH NEWS: Micheal Jackson is DEAD.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in General
I knew he was famous, but did not realize he was this famous. Was watching CNN earlier, the anchors wax yar ugu dhinaa inuu dhareer iyo baroor isku jiro ka imaado, including Larry King. -
Tuujiye: xamar itoobiyaan ma joogaan Kashafa: wey imaan doonaan Tuujiye: markaas la dagaalan Kashafa: hadaan sii bilaabayaa Tuujiye: oo shacabka iyo masaakiintaad dhameeni Kashafa: waan ku sii tababaran Tuujiye: isbitaal baan ku geyni waad jirrantahayee Kashafa: bistoolad ayaan dhafoorka kaa saari Tuujiye: iiga bax showga now get outttttt Kashafa: buufkaaga u sheeg Tuujiye: saan maa sheikh ku tahay sheydanayahow la kor dhabay Kashafa: maxaad iigu yeertay Tuujiye: gettt outttt NOW sambacyahow Shoowga kac iyo kud luu ku dhamaadaa yaah. Yaa la isku kaa e-miidaamin hee.
-
They should have known, laakiin, it is waxbarasho and not 'wax barasho.'
-
Ethiopia is coming a motivational prank?/
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Siyaasad waaye waxaan, duqa. Qofba isku aragti ma noqdo all the time. I still have my hats off for you, albeit your infatuation (for lack of a better word) of Dhalinta. Seriously, though, kuwaas if you knew dadka see u galaan haddaa ogaan lahayd maalin maadan amaanteen. A lot of their victims -- all of them innocent ahaayeen -- Nayroobi kusoo arkay, maba maqli karaan runtii.