Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,712
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Markuu dhameeyey, kala diray kumanaankii ciidamo la daba baray ayuu rabaa Xasan Socdaal inuu dhameeyo kuwii Eritareeya ku haray.
  2. Abaaydeen inay aamusto u dhaantay laakiin she is walking on ukumo land, marka waa iska garan karaa cariiriga jiro, unlike barfasoor Norman Filkelstein, whom Zionists have given defeating his ideas.
  3. C/kariin Xasan Jaamac ka muuqdo meesha. C/kariin qof Shariif Sheekh Axmed aad iskugu dhawaayeen ahaa, agaasimaha madaxtooyadiisa iyo wasiirkiisa warfaafinta ahaa. Waa wasiirka dib u furay telefishanka qaranka sanadkii 2011 oo maanta reer isbaariste ka dhigteen telefishanka qurunka.
  4. Where is that ugaas that was causing skirmishes sanado ka hor oo Soomaali Galbeed xaruntiisa ahayd.
  5. Xamaas laba damac ee lahayd waa u hirgashay - show the world the occupiers inay bini'aaden insaan ah yihiin oo la jabin karo and as war criminal Netanyahu will surely retaliate in large argagax manner that will show Sacuudiga and co. who want to recognize him that he is still the same mas. Sacuudiga ayaa la xasuusin doonaa dhabta meesha ka jirto.
  6. Meesha basaasnimo u yimid oo la soo diray soo dhageyso la yiri, otherwise hoteelkiisa fadhin lahaa.
  7. Che, markaan camal don't go anywhere near shameless Reer Galbeed media, who are always apologetic. The Guardian also published a same piece overpraising and being surprised at the colossal failures sirdoonkooda.
  8. Deni, Laftagareen iyo Axmed Madoobe oo kulamo qarsoodi ah ku yeeshay Nairobi Qaar kamid ah madaxda dowlad goboleedyada dalka ayaa lagu soo warramayaa inay haatan isugu tageen magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, halkaas oo ay ka bilaabeen dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo xoog leh. Sida ay ogaatay Caasimada Online waxaa haatan magaalada Nairobi ku wada sugan madaxweynayaasha saddexda maamul goboleed ee kala ah, Koonfir Galbeed, Jubbaland iyo Puntland oo kulamo qarsoodi ah ku yeeshay caasimada dalka Kenya. Laftagareen, Axmed Madoobe iyo Deni ayaa lasoo wariyay inay isbaheysi ku dhisayaan halkaasi, maadaama ay galayaan doorasho adag oo ay ku kala horreeyaan saddexdooda. Wararka ayaa sheegaya inay marka hore si gaar ah isku arkeen madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Puntland, ayaga oo iska xog wareystay xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha u gaarka ah, maadaama labadooda ay ku soo wajahan yihiin doorashooyin adag. Labada madaxweyne ee Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa hadda wajahaya xaalado isku mid ah, waxayna loolan adag kala kulmayaan xubnaha mucaaradka ee labadaas maamul. Sidoo kale waxaa kulan kale oo gaar ah uu dhex-maray madaxweynayaasha Jubbaland iyo Koonfur Galbeed, waxaana lasoo wariyay inay ka wada-hadleen isbaheysiga cusub ee ay hadda ku gardaadinayaan magaalada Nairobi, inkastoo Axmed Madoobe uu haatan aad ugu dhowyahay dowladda federaalka, balse ma cadda u jeedkiisa iyo waxa haatan isbeddalay. Waxaa sidoo kale la filayaa inay si foolka fool ah isku arkaan isaga iyo Saciid Deni oo ay mar ahaayeen xulafo siyaasadeed, balse ay ku kala tageen dib u doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh, taas oo sii kala fogeysay saaxibtinimadii Jubbaland iyo sidoo kale Puntland. Isbaheysiga cusub ee ay dhisayaan Puntland, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa la rumeysan yahay inuu yahay mid ka dhan ah dowladda federaalka, maadaama ay tuhunsan yihiin in doorashooyinkooda ay kula loolami doonaan xubno ka socda kooxda Villa Somalia. Arrimahan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan, xilli dalka ay ka socdaan howlgallo culus oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, uuna hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh. Xigasho
  9. Maakhiri, cambanahaan Masar laga keenay waa laba doolar halkii xabo, kuwa dalka ka baxaanaa oo ka macaan organic ah halkii xabo waa .25-35 cents. Wax dalka laga helaayo dadka keeno, sida malaayga tunada, caanaha, yaanyada, basasha iyo wixii la mid ah waa in laga qabtaa dalka.
  10. It is now back to the financial windfall luxury Nayroobi hotels made. Back to the days of daljiriyaasha Reer Galbeedka xarumahooda Nayroobi ahayd. Most of them moved to Nayroobi. So are the constant maamul goboleed leaders staying in Nayroobi to see the said Western ambassadors. This was the way it was in Xasan Socdaal's previous term. It is back now.
  11. Dalka kaliya ma burburinee maankii, mansabkii iyo dhaqankii ayaa la burburay. Horaa u arkay basal, ukun, galeey, yaanyo, caano, malaay iyo kuwa kale laga keenaayo Nayroobi. Brazil, Koonfur Afrika iyo Turkigana kuwa kale wax dalkeena ka baxo oo laga helaayo laga keenaa. Berina moos filo la keeno.
  12. What kind of protocol is this? Wiilkaan yar meesha maxaa dhax istaajiyey? I don't blame Xamsa since Xasan ka arkay sanadkii hore saan sameynaayo: Dowladnimadii waa lagu xaar xaaray.
  13. Wax walba Xasan Socdaal taabto waa fashilmaan.
  14. Che, secessionists are truly our version of MAGA Q-anons. Delusional Q-qnon waaka daranyihiin.
  15. Marqaanka mey ka soo baxday oo Musefeni taariikhdiisa ma taqaano. He always stood for Soomaalida iyo midnimadooda. Cali Mahdi iyo Caydiid heshiisiyo Xamar u tagay in 1992. Xataa ciidamadiisa daacad ka ahayd geenta Soomaaliya la geynaayo in the beginning in 2007, markee dhargeen mashruuc isku badalay.