Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. LoL, waa xiriirnaa waliba dad reer leh waaye. Laakiin last time aan xiriirno waxee ahayd summerkii aan joogay Nayroobi. Naxar, maxaa ku dajiye Ohaayo of all places? Ma meel kale aad ka degtid Mareykanka maa weysay. Virginia ayaa fiican oo meel la dego ah. That is my opinion. Heck, even Maryland ayaa dhaanto. I had seen those states.
  2. My cousins live there. Waa intaa ku ogaa. I believe they still do. Meel la amaano uma ekeyn, sida wada Ohio dhan.
  3. Dad aan aqaano iyo dad u dhow kuma jiro laakiin dadkaas dabeecadee meesha kusoo bandhigeen waa dabeecad aan Islii kusoo bartay. Badankoodana ruwaayad walba saas u taaganyihiin, oo kaamirada inay isku aadiyaan jecelyihiin meesha ayeena soo koraan. Waa dad kooban. Tusaale ahaan gabadhaas kaas Khaalid la dhaho la ciyaareyso oo diraca jaalaha wadato cajalkaan ka muuqato (in 0:30 seconds markee tahay), ruwaayad kale bishaan la sameeyey ayee ku jirtaa oo Islii ah. Waa tan: 1:12 soo muuqanee. See tan kale meesha lasoo istaagtay indhaha ugu gubeyso ma aragtaa. Yacni maxaa meesha iigula soo istaagee waaye. Suuro dumar, whoa! Laakiin runtii qaarkood wey dhalaalayaan, maashallaah waaye.
  4. I assume the songs are saved in your computer. If so, inta riix. Upload it and then paste the link on here. Make sure it is 'public.'
  5. That uniform should be changed. Waa plain ugly, qof indhool wuxuu sameeye camal. Yaana seef lala soo boodin, but that needed to be said. Xijaab si qurxoon loo sameeye ayee yunifoom ka dhigan karaan if they want.
  6. Ileen Axmed Ismaaciil Samatar BBC u shaqeyn jiray. Maalintii madaxbannaanida ee sanadkii '69 asagaa warinaaye BBCda. Soomaaliya hanoolaato! Indeed. BBCda wariyaasheeda oo leh Soomaaliya hanoolaato waligeyba ma maqlin before now.
  7. Maamulka Waqooyi Galbeed iyo dowladda kumeelgaarka dadka hoggaamiyo haddee hadlaan lagama wado Soomaaliya iyo gobol ka mid ah ayaa hadlaayo. No. Ismaaweeliya or not. Barbaarta iyo dowladda kumeelgaarka haddee wadahadlaan beri lagama wado Soomaaliya iyo goboladda ee heystaan Barbaarto hadleyso. No.
  8. Naxar Nugaaleed;817293 wrote: Their ignorance can be gleamed from what they write. It should either be there is no god but god or there is no Allah but Allah. There is no god but Allah makes it seem to none Muslims that Allah is a different deity. "Ilaah" iyo "Allaah" iskumid ma'aha. There is no Allaah but Allaah does not make sense either marka.
  9. Mudane C/risaaq Xaaji Xuseen ka digaayo qabyaaladda qurunka ee tahay.
  10. Dhabarka iyo laabtiyo Dhinaca wadnahaba Nabar kulul igu beertoo Dhaawac baa qabaayee Hees iga dheh. Iyadoo la cusbooneysiiye waa tan:
  11. Nuunka intuu Bambaasa (ar Soomaalidii hore mataloyaa ma joojin kari ku dhawaaqistaan waa sida hore loogu dhawaaqi jiree) noo jilaayo filankeeda ayee kaasmooyinkaan Islii joogo dhaafooyaan.
  12. Mukulaalow;816920 wrote: Cali gar leh, Caydiidna jid leh. (which means Both of them are right). That is what destroyed Muqdisho. Another well known quote from that era waxaa yiri nin kasoo jeedo gobolka Hiiraan. BBC ayaa laga wareysanaaye saa jeclahay and su'aal waxaa la weydiiye suu u arko dagaaladii xumaa Xamar ka socday una dhaxeeye Cali Mahdi iyo Caydiid. Wuxuu ku jawaabay ninkaas: Kuleel iyo qaboob midkood ma igu heyso. Nin aanan naxeynin.
  13. Reading all of the comments on my three previous blogs has clearly reminded me (as if I needed reminding) that Somalis around the globe love political debate. Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya u magacaaban. Soomaalida haddee u jeclaan lahaayeen dalkooda sida ay u jecelyihiin useless shaqsiyaad iyo fadhi ku dirir iyo hebel ayaa la soo dooranaa iyo maya. If only.
  14. Soomaalidaa. Ma xirooyinkii ayee daaro ka dhisteen. Perhaps qaxootinimadii sagaashameydii u xiiseen ay ku jiri jireen xiradaas. Aawey Reer Giryaamo, daris lama aha miyaa wali? Basaska waa ogaa oo Crown iyo Ocean labadaba Islii ka baxaan. Dadka badankoodana Crown kan ah raacaan oo 11 Street ka baxo fiidkii. Waa mahadsantahay saa u faah faahisay warbixinta. Bambaasa inaa tago ma jecli oo kuleelkeeda necbahay aan mar walba maqlo laakiin inaa iska soo arkana waa iska rabi lahaa haddaa fursad u helaayo.
  15. Nuunka, hoteelada Bambaasa suiteka ah ka waran. Ilaa iyo meeqo ayee waaye qiimahooda habeenkii seexashada. Kuwee Soomaali lehna, mid Saxaafi la dhaho in uu ku yaalo u maleynaa.
  16. Meher aan last year ka tagay Nayroobi. Waxaan ayee nasoo agdhigeen in our miis. Meeqo dabaq waaye saxamadaan. Waxaasoo saxana hal gacan lagu waday, gacanta kalena kuwa iyaga la mid ah lagu waday.
  17. Wadani, Reer Bakistaanka iyo dadkaas kale gobolkaas ka yimid waa 'in your face.' About the poster, nothing big deal since I had seen on the subway other religious ads laakiin wax walba Muslim ah dad ayaa mucaarad ku ah, especially Islamophobes. I had seen kuwa the dambeeyo the posters at Yonge and Dundas square earlier today. I wasn't aware at their posters, laakiin inaa kitaabka Quraanka ah kasoo qaato rabay then again isiri why ugu qaadanee when dad kale oo aanan Muslim ahayn u baahnaan doono.
  18. Mukulaalow;816794 wrote: Why is always the North of a country wanting to break away, Somalia, Ethiopia Mali, Iraq, UK. is it something to do with the gene of northerns? Kanada, Sirilaanka iyo Isbeyn ku dar.
  19. Eebbe ha u raxmado maatida masaakiinta lagu laaye degmadaas. Ma'ogi waxee faa'ido keeneyso dad danyar ah oo yaanyo iyo qudaar kale suuq iskaga gadanaayo la xasuuqo. Carruur ayaa sugeysay biilkooda.
  20. Valenteenah.;816801 wrote: Rukatakutochikukutokari. Bit of a mouthful, that. Haye, maku kashifaa adigana? Maya, waa kaa qaleynaa.
  21. Narniah;816342 wrote: My strawberry and Malawax fascination. Somalicentric thanks for this thread, I love it:) I like your desk looks neat! Oh, maan, why are you torturing us again.
  22. Rabi ha u naxariisto. Maba ogeyn in uu ku dhaawacmay qaraxaas. Qaraxaas dadkii Reer Ciyaaraha ahaa loogu tala galay u maleynaa. Beesha Shanaadka waa siyaasigooda ugu firfircoonaa ee labaad qarax ismiidaamin ah lagu qaarjiyo, horaa loogu dilay Saleebaan Colaad Rooble, Eebbe ha u raxmadee.
  23. Somalicentric;816471 wrote: Lukatedorinmo lol Barasho wacan, Faadumo.
  24. Tell that to Umul followers, especially those in Afrika. They revere him as though in uu nabi yahay. Bisinka. Haddaa dhahdid wuxuu Umul yiri ma aaminsani, haddii lagu dhagaxleen nasiib ayaa leedahay.