Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,165
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    299

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Reer Mudug oo banooni fiirsanaayo oo la socdo, kooweey koow.
  2. Kaligey ma'ihi Mahad Qalaaye ka dambeeyo waxaan. Galbeedi mooryaaankaas difaacaaye la yaabanaa.
  3. They recently opened inside masaajidka Sheekh Cali Jimcaale garoonka u dhow. Markaa tagaaye ma furneen filaa. Anyway, these restaurants dadka ayaa kugu casuumaayo ee kama diidi kartid. Plus I enjoyed. Ra'iisul wasaare Kheyre was in that Guryasamo restaurant on that night we were there. Twenty minutes after we left ayuu booqday.
  4. The prevalence of CCTV cameras is a game changer. Now Xamar might have more CCTV cameras than certain other African countries.
  5. Karmeel ayaa i soo xasuusisay. Alaabtaan hoose ka cunay last time Xamar joogay in Oktoobar, 2019. Karmeel, Alcaasimaha, Guryasamo, Pizza House, Dolphin iyo kuwa kale ka soo dhadhamiyey sanadkaas.
  6. VIP treatments in hoteelada Xamar gabdho yar yar ayaa qudbosireed waqtigooda loogu dhameeyaa. Alloow alle, Xamar hoteeladeeda waxa ka socdo Rabi kuma tusiyo.
  7. Always waa laga gardaranyahay miyaa? Faroole ayaa lahaa xiriirka ayaa u jarnay 15 sano ka hor. Gaas ayaa saas lahaa. Deni kaba soo daran. Madaxweyniyaashana Shariifka, Xasan, Farmaajo iyo Xasan ayee ahaayeen. Filinkaan dal aad ka tirsantahay dowladda maamusho hadaa isku dhacdaan xiriirka u jareynaa, as though dal shisheeye yahay camal - filinkaan ma soconaayo ee wax kale la imaada.
  8. Galbeedi suu Xamar u tagay cambuulo iyo bun ayee siiyeen filaa iyo midoo yar murqaha u dhisto. Galbeedihii Alberta ka tagayba ma'aha oo Nooloow Xasanoow Nooloow ku haayaa.
  9. Daljiraha Xabashada has been expelled ayaa la soo warinaayaa. Xasan is also trying to close xuramaha Xabashida in Garoowe iyo Hargeysa. Xasan Socdaal can't stand Deni's delegation meeting with Xabashada, but Muuse Muqayil ma kala jecleen wuxuu sameyn jiray.
  10. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 ________________ Updated.
  11. Back to Sacuudiga laga soo tuugsado sadaqii Soonka la rabo. Xasanaa.
  12. This news below midnimada Soomaaliya dhaawaceyso is what you calI 'progress,' I guess. A perennial warring bantustans Xabashada, Imaaraadka iyo Kiikuuyada see rabaan iskaga ciyaaraan. And you dare to call it 'federalism.' Federaalo xaal qaado. And what business do they have attending a meeting with a foreign ministry - especially an avowed enemy - of another country? Xataa ma'aha foreign wasaarad maaliyadeed oo dhaqaalo ganacsi ah. Sidii dad dal ismoodo camal meesha u soo fadhiisteen. I will never support this pseudo madaxbannaanimo. It is not about Xasan Socdaal, shaqsiyo kale iyo dowladiisa, but Soomaaliya's midnamidadeeda, gobonimadeeda iyo madaxbannaanimadiida. Kacaankii barakeysnaa was and is million times better than waxaan aan aragno socdo. Puntland oo heshiis la gaartay Itoobiya xilli ay taagan tahay xiisada badda "Maamulka Puntland iyo Ethiopia ayaa maanta heshiis horudhac ah oo dhinacyo badan taabanaya ku gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada waddankaasi. Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan xasaasi ah Addis Ababa kula qaatay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia. Kulankaan ayaa lagu gaaray heshiis dhowr qodob ah, oo ugu weyn yahay iskaashiga kaabayaasha dhaqaale ee labada dhinac, kaasi oo ku qotoma dhinacyada ganacsiga, maalgashiga iyo iskaashiga tamarta. “Puntland iyo Ethiopia ayaa waxaa ka dhaxeeya xiriir qoto dheer oo iskaashi ku dhisan,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia. Xukuumadda Addis Ababa ayaa xilligaan u muuqata mid maqaam midkii hore ka sarreeya siineysa xiriirka maamulka Puntland."
  13. The utter shameless hypocrisy of Western's so-called 'values' have truly been exposed for all. There is no coming back for this ongoing genocide and Western regimes explicit participations and silences.
  14. Barfasoor ku sheegaas oo ah a hardcore unugaa-leh maba furin muuqaalkiisa. I don't watch because I know him iyo wuxuu sheegaba. Qof qabqable iyo USC difaacaayo waxaa ka dhageysanaayo iska yar. Asaga iyo kan kale barfasoor la baxay ee Yaxye Caamir la dhaho labadoodaba ma furi muuqaaladooda oo waqti kuma dhuminaayi.
  15. Widaay, faanka raqiis waa la iga shidaa, regardless the deegaan lagu faantamo - at the end of the day, it is just another dusty deegaan. Anyway, the last person to complain about Xasan iyo xulufadiisa should be Deni. Danta dalka kuma jirin, dantiisa ku jirtay and dantiisa ka waaye Xasan. Deni iyo Xasan waxba isma dhaamaan, Damujadiid isla ahaayeen. Siyaasadxumadiisa asaga Deni xoog inuu meesha ku marsiiyo rabay late last year oo hub la iskula soo baxay joojisay ma'ahee. Deni siyaasadxumo iyo qalafsanaan geysay meeshaan and he alone is standing by himself. Waa kaas Axmed Madoobe kala boodeen, too. He deeply personalizes politics.
  16. I guess my post si fiican looga gubtay for xataa the lurking laga soo baxay oo waala isheyn waaye. It achieved its intents. Yaa isgaaray, aadaada aada.
  17. Faanka badan iska yaree. It is just another dusty deegaan, even more dusty than the rest. Waxa yar laga dhisay Gatoowe iyo Boosaaso, including garoomada, hay'addo iyo deeq lagu dhisay. They are still using jidadkee dowladii Kacaanka dhistay isku xiro degmooyinka, plus that Boosaaso dekad dowladii Kacaanka dhistay. Back to Deni wajimacbuus: Xasan waxaa soo saartay Deni iyo xulufadiisa. Iyagaa ugu shubay codadkooda, pleasing Imaaraadka. He knew Xasan, this Xasan is the same one he worked with in 2013-2017. Marka he deserves whatever Xasan is giving him.
  18. He has a couple of thousand ciidamadiisa Daraawiishta Koonfur Galbeed in Baraawe. They are Ingiriis-trained and around 2,500. Marka beesha biyaha meesha degto ayaa ciidamo badan u joogo and daacad u yihiin Lafta since he pays them.