-
Content Count
17,649 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 ________________ Updated list. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Kiinya iyo mar kale. Shariifka la kulmo u tagay la leeyahay oo tolkooda u gogol dhigay. Xamar maa lagu kulmo, yaab. -
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Zionist terrorists targeted them and their kids for celebrating Ciid. Eebbe ha u wada raxmado. -
president HSM addresses the nation during Eidul Fidri
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Xasan iyo hadal macaan waala isku yaqaanaa. Waa qeyb ka mid ah munaafuqnimadiisa. Some say waa sadex qof isku dhex jiro oo midba mar si u hadlo. Very tripolar. Back to his dastuur obsession. One, if his dastuur came forth in the next term (as Shariifka and some others advocated), he wouldn't have faced this much opposition. He wants his dastuur to apply in his ONGOING term. It is like changing the game's rules to his favour during half time, especially if the score is 1:0 to Xasan's team. Now the extension uu Farmaajo maalin walba ka diidi jiray in 2020-2022 (one that was approved by a baarlamaan as well) ayuu rabaa his extension to be valid and make five-year term. Next (s)election inuu ka dhigo 05/2026 rabaa, instead of 05/2026. He also wants jagada ra'iisul wasaaraha eber ka dhigo during his ongoing term. He wants to nominate guddiga doorashooyinka (another issue Farmaajo ka diidaaye). -
Reer Mudug oo banooni fiirsanaayo oo la socdo, kooweey koow.
-
The Somali diaspora is out of touch of reality.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
They recently opened inside masaajidka Sheekh Cali Jimcaale garoonka u dhow. Markaa tagaaye ma furneen filaa. Anyway, these restaurants dadka ayaa kugu casuumaayo ee kama diidi kartid. Plus I enjoyed. Ra'iisul wasaare Kheyre was in that Guryasamo restaurant on that night we were there. Twenty minutes after we left ayuu booqday. -
The Somali diaspora is out of touch of reality.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to galbeedi's topic in Politics
Karmeel ayaa i soo xasuusisay. Alaabtaan hoose ka cunay last time Xamar joogay in Oktoobar, 2019. Karmeel, Alcaasimaha, Guryasamo, Pizza House, Dolphin iyo kuwa kale ka soo dhadhamiyey sanadkaas. -
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
-
Always waa laga gardaranyahay miyaa? Faroole ayaa lahaa xiriirka ayaa u jarnay 15 sano ka hor. Gaas ayaa saas lahaa. Deni kaba soo daran. Madaxweyniyaashana Shariifka, Xasan, Farmaajo iyo Xasan ayee ahaayeen. Filinkaan dal aad ka tirsantahay dowladda maamusho hadaa isku dhacdaan xiriirka u jareynaa, as though dal shisheeye yahay camal - filinkaan ma soconaayo ee wax kale la imaada.
-
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 ________________ Updated. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Back to Sacuudiga laga soo tuugsado sadaqii Soonka la rabo. Xasanaa. -
This news below midnimada Soomaaliya dhaawaceyso is what you calI 'progress,' I guess. A perennial warring bantustans Xabashada, Imaaraadka iyo Kiikuuyada see rabaan iskaga ciyaaraan. And you dare to call it 'federalism.' Federaalo xaal qaado. And what business do they have attending a meeting with a foreign ministry - especially an avowed enemy - of another country? Xataa ma'aha foreign wasaarad maaliyadeed oo dhaqaalo ganacsi ah. Sidii dad dal ismoodo camal meesha u soo fadhiisteen. I will never support this pseudo madaxbannaanimo. It is not about Xasan Socdaal, shaqsiyo kale iyo dowladiisa, but Soomaaliya's midnamidadeeda, gobonimadeeda iyo madaxbannaanimadiida. Kacaankii barakeysnaa was and is million times better than waxaan aan aragno socdo. Puntland oo heshiis la gaartay Itoobiya xilli ay taagan tahay xiisada badda "Maamulka Puntland iyo Ethiopia ayaa maanta heshiis horudhac ah oo dhinacyo badan taabanaya ku gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada waddankaasi. Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan xasaasi ah Addis Ababa kula qaatay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia. Kulankaan ayaa lagu gaaray heshiis dhowr qodob ah, oo ugu weyn yahay iskaashiga kaabayaasha dhaqaale ee labada dhinac, kaasi oo ku qotoma dhinacyada ganacsiga, maalgashiga iyo iskaashiga tamarta. “Puntland iyo Ethiopia ayaa waxaa ka dhaxeeya xiriir qoto dheer oo iskaashi ku dhisan,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia. Xukuumadda Addis Ababa ayaa xilligaan u muuqata mid maqaam midkii hore ka sarreeya siineysa xiriirka maamulka Puntland."
-
Do The Palestinians Have A Right To Defend Themselves?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The utter shameless hypocrisy of Western's so-called 'values' have truly been exposed for all. There is no coming back for this ongoing genocide and Western regimes explicit participations and silences. -
Israel Humbled as America sends more weapons
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics