Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,232
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    303

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Odeygaan inta yar taalo ayuuba ka ganacsanaayaa oo si musuq ah u gadaayaa markaas sheekadaan noo sheego rabaa.
  2. Odeyga qafiifay tahriibiyaal meesha u wataa, kumanaankooda doolar ka qaadanaayo iska rabaa.
  3. Horta Muslim miyaa Oromada Hargeysa tagtay? Umaba eko shaarbahooda weyn dad Muslim u eg ma'aha
  4. Kan u eg inuu yahay qurbojoog waa kan ugu cuqdeysan. Waa kan shaatiga baluugan and appears at 1:38 timestamp.
  5. Imaaraadka, a non-permanent member of the SC, wants this to happen so they can arm, install their version of Xaftar of Liibiya and Xamdaan of Suudaan. Xasan ayee ku bilaabaan rabaan.
  6. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 _________________ Updated.
  7. Back to Imaaraadka. Waa markii shanaad ugu yaraan uu booqdo his masters, unofficial booqqsho ia at keast eight times. War odeygaan meel walba tuugsi la taagan, Soomaali fadeexad u hoggaaminaayo yaa naga qabto. Shir cimilada waa taaganyahay. Shir amni waa joogaa. Shir dhaqaale xaadir waaye. Shir xiriir caalami waa dhex fadhiyaa. Shir...
  8. Carafaad, tolka haddee for decades iska dhaadhiciyeen inay Qureysh yihiin oo aaminayna, yaa u diidaayo inay quraafaadkaan kale iska dhaadhiciyaan? At least Oromada waaba Kushtik soo dhow. Too much marqaan wax walba been nafta loo sheego keentaa. Inay siyaasad xun Xabashada wadato tahay waxaa ka garaneysaa markee leeyihiin Oromadii timid in xeebta Berbera iyo Saylac la isla leeyahay.
  9. Wuuba noolaa miyaa? Speaking of noolaasho, is Sharon, the Zionist far right, still alive? Waagii igu dambeysay mashiino ku noolaa. Too lazy to google.
  10. Labada ilma adeer haka qash qashin isdhexgalkooda:
  11. Ciyaalkaan kuwa badan ilkaha laga jabiyey po olko la'aan ah. Zionists naxariis daranaa oo bahalo ahaa.
  12. Biden and Hillary Clinton are more Zionist than occupying Zionists themselves.
  13. Hateful Zionist terrorizer. I am glad they hauled his ass to jail.