Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,660
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Goormaan ladnaanay - lixdankii Luggooyadii na deysay - lix iyo labaatanka Juun
  2. Xarunta doladda hoose ee Toronto - calansaarka Soomaaliya ee toddobaadka xorriyada:
  3. Tobankii sano u dambeeye baarlamaanka gobolkaan Ontario hortiisa ayaa calanka lagu saari jiray. Sanadkaan xarunta magaalada hoose Toronto lagu saaray sababta oo ah cudurkaan dilaaga dartiisa. Sanadkii hore baarlamaanka Ontario hortiisa lagu saaray, waxaana joogay Axmed Naaji Sacad:
  4. 25 June 2020: Update on COVID-19 in Somalia. > New cases confirmed today: 18 > Benadir: 11 > Somaliland: 6 > South West: 1 > Male: 16 > Female: 2 > Recovery: 31 > Death: 0 ------------------------------------ Total confirmed cases: 2,878 Total recoveries: 868 Total deaths: 90 For more information, please visit: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 WhatsApp: bit.ly/MoHSomalia
  5. Somali artists use art to spread COVID-19 awareness Artists in Horn of Africa country fight misinformation, rumors and stigma surrounding coronavirus pandemic MOGADISHU, Somalia On her balcony in a small apartment in Somalia’s capital Mogadishu, Nujuum Hashi Ahmed is concentrating on a new painting that springs from the depths of her imagination. Armed with sheer originality, she moves a paintbrush across a piece of canvas, her hands slightly stained with paint, her focus always is to bring real-life looking characters to life using her pieces of art … Today she has completed a painting of herself with boxing gloves punching the coronavirus. The young and famous Somali painter contracted coronavirus in Mogadishu. She does not know how she caught the disease but she attributes it to her community not being serious about measures that the government has imposed to curb the spread of the infectious virus. “I don’t know how I got infected, I had to lock myself in my small apartment for a very long time which was a challenging time. During that time I made two pieces of art, the first one was of me taking care of myself with home remedies, the other drawing I did was me fighting and punching the coronavirus … literally boxing it,” she told Anadolu Agency. Nujuum is saddened by how the Somali people are dealing with COVID-19 and believes they could do more to tackle the pandemic. She has observed that people are not taking the measures put in place seriously and lack information on the disease. “If somebody wears a face mask, everyone is looking at them saying they have the coronavirus, it is like stigmatizing them, telling them “you are wrong,” yet these are people who are doing the right thing, this is something that really sickens me a lot.” “It is really depressing to see the people behaving the way they are behaving here in Mogadishu, people are really careless about this pandemic, you see the restaurants and places where people meet are still open, friends are hugging, shaking hands and walking around … You see markets are full of people buying and selling stuff … you see young people having coffee and sitting very close to each other, they are not even thinking about the problem that the disease is causing … it really disturbs me.” Since the start of the outbreak, Somalia has confirmed 2,878 coronavirus cases with 90 recorded deaths. A total of 868 people have recovered from the disease in the Horn of Africa country, according the official figures. A COVID-19 survivor, Nujuum is using her art to spread awareness about how deadly the disease is and how to avoid it across Somalia. The European Union has stepped in to help Somalis in different genres of art to raise awareness about the disease throughout the country. The painter believes that with so many illiterate Somalis, this is the best way for artists to tackle COVID-19. “Art reaches many more people. In the Somali community, a majority of people do not know how to read or write, so they need art to understand how dangerous this problem is. We are sending the message to all Somalis both educated and not educated, including the ones who cannot hear but see. We will work hard to spread this message to our people.” In a statement the EU Delegation in Somalia said that it joined hands with young Somali artists to create awareness about the outbreak in the country. Affirming their support in a statement, the EU in Somalia said that “Somali youth and artists have a crucial role to play in the Covid response, underlines the EU Ambassador Nicolas Berlanga-Martinez.” “The fight is not only a fight against Covid-19, it is also a fight against misinformation, rumors, and stigma around the disease. With their voice and talent, youth and artists can share crucial information, within their community but also among their fans, to engage with a large audience in response to the crisis. The EU recognizes this potential and seeks to amplify their voices by displaying and supporting their work.” Somali musicians have released numerous songs promoting social distancing, wearing of face masks among many other measures. Other artists across Mogadishu who spoke to Anadolu Agency lauded the move and promised to spread the message to every corner of the country. Somalia has been described as a powder keg waiting to explode with one of the worst COVID-19 measures put in place in the African continent. COVID-19 has affected livelihoods of thousands of Somalis who are battling calamities such as a health crisis and acute food shortages due to pre-existing climatic shocks, including floods and droughts, leaving communities vulnerable to the disease. TRT World
  6. Ciidamada DANAB oo dilay Ashraf Azmi Abu Hamdan, amiirkii u dhashay Nepal Taliyaha guutada 16-aad ee ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab G/le Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa faahfaain ka bixiyey howlgallo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe, kuwaas oo lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab. Taliyaha oo la hadlay Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa sheegay in howlaglladaas ay ku dileen sarkaal ka tirsanaa tababarayaasha sare ee Al-Shabaab, kaas oo u dhashay dalka Nepal ee ku yaalla qaaradda ASIA. Saraalkaas waxaa magaciisa lagu sheegay Ashraf Azmi Abu Hamdan, waxaana lala dilay seddax dagaalame oo ilaalo u ahaa, sida uu sheegay sarkaalkan u hadlay Danab. Taliyaha ayaa sheegay in deegaanada ay howlgalladaas ka fuliyeen ay kala yihiin Buur-gaduud, Waabo, Salagle iyo Duqay oo dhamaantood hoos taga degmada Saakoow ee gobolka Jubbada Dhexe. Sidoo kale Taliye Ismaaciil oo sii hadlayey waxa uu sheegay in u jeedka howlgalkoodu uu ahaa inay beegsadaan saraakiisha sare ee Al-Shabaab, ayna sii wadi doonaan howlgallada nuucaan oo kale ah. Arbacadii shalay ayey aheyd markii ciidamada Dana bee ku sugan gobolka Jubbada Hoose ay Al-Shabaab kala wareegeen deegaanada kala ah Xawaaljiri, Bernasey, Yaaqbishaar iyo Cusbo, oo hoos taga degmooyinka Kismaayo iyo Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, kuwaas oo dhamaantood ay horay u maamulayeen Al-Shabaab. Sidoo kale howlgalkaas saraakiishii hoggaamineysay ee Danab waxa ay sheegeen inay ku dileen illa lix dagaalame oo ka tirsanaa Al-Shabaab.
  7. MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY MUNAASABADDA XUSKA 26-KA JUUN Muqdisho, Juun 26, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka ayaa u hambalyeeyay dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa si qoto-dheer u soo bandhigay muhiimadda maalinta 26-ka Juun oo xusuus weyn u leh shacabkeenna maadaama ay ahayd ilayskii koowaad ee halgankii xornimo doonka iyo maalintii koowaad oo calan Soomaaliyeed laga taago dhul Soomaaliyeed oo xor ah. “Waxaa xusid mudan kaalintii SNL ay ku lahayd halgankii gobonimo doonka iyo xoreynta Gobollada Waqooyi oo la mid ahaa doorkii SYL ku lahayd xornimada Gobollada Koofureed. Labada urur waxay lahaayeen xiriir wanaagsan, ujeedooyin iyo aragtiyo mideysan.” Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa tilmaamay in wadahadalladii dhab u heshiisiinta ee ku dhisan qalbi furnaanta, is ogolaanshaha, walaaltinimada iyo daacadnimada ee ka furmay Jabuuti 14-kii bishan ay yihiin wadahadallo miro dhal ah. “Walaaleheenna Somaliland waxaan ka raadinaynaa midnimo. Geeska Afrika waxaa ka bilaabmay iskaashi dhaqaale oo Soomaaliya ay fikirkiisa bilowday. Walaalkay Muuse Biixi waa nin Soomaali ah, waa nin waayo arag ah, mudo dheer soo shaqeeyay, wuu garoowsanyahay in aan Somaliland horey u socon karin anaguna aanan u socon karin, geesinimadeedii wuu leeyahay wuuna bilaabay.” Madaxweyne Farmaajo ayaa kula dardaarmay shacabka Soomaaliyeed in ay dib u milicsadaan sooyaalka wanaagsan ee dalkeenna, isaga oo walaalaha Waqooyiga ugu baaqay in ay hormuud u noqdaan midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed. “Waxaa xaqiiqo ah, halganku in uusan marnaba dhammaan. Midka ina horyaal, waa uu ka duwan yahay kii gobonnimmo doonka. Waase lagama maarmaan inaan midnimo iyo geesinnimo ku wajahno, annaga oo Ilaahay kaashaneyna, si aan u xaqiijinno mustaqbalka jiilasha dambe ee Soomaaliyeed.” Intii ay socotay munaasabaddu, waxaa hadallo ku aaddan halgankii xorriyadda iyo hiigsiga dadka Soomaaliyeed ee waqtigaas ka jeediyey masuuliyiin, waxgarad, Abwaanno iyo Hobollada Qaranka oo suugaan ku cabirayey qiimaha midnimada, wadaniyadda iyo wadajirka. Dhanka kale, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo salaan sharaf ay siinayaan cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, baambayduna ay ku maamuusayso heesta Calanka ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, halkaas oo ay munaasabaddu ku qabsoontay. Munaasabaddan waxaa ka qayb-galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh, Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Aqalka Sare Senator Mowliid Xuseen Guhaad, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), Wasiirka Warfaafinta ahna Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, xubno ka tirsan Golayaasha Dowladda, Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida, Diblumaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
  8. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka ayaa u hambalyeeyay dhammaan shacabka Soomaaliyeed.
  9. Muuqaalka maanta ee xarunta wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya
  10. DABBAALDEGGA DHALLINYARADA EE 60-GUURADA TODDOBAADKA XORRIYADDA IYO MIDNIMADA SOOMAALIYA Maashallaah. Adeer soo barbaara. Taalada Dhagaxtuur
  11. Dabaaldegga toddobaadkaan ee gobonnimada Soomaaliya. Today's re-opening of Tiyaatarka Qaranka (Golaha Murtida iyo Madadaalada):
  12. Another useless song from Eeyaha Cusub, another mass dislikes.
  13. 24 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya. > Laga Helay: 25 > Somaliland: 17 > Banaadir: 7 > Koonfur Galbeed: 1 > Lab: 19 > Dhedig: 6 > Bogsasho: 8 > Dhimasho: 0 -------------------------------- > Tirada Guud Laga Helay: 2,860 > Bogsashada Guud: 837 > Dhimashada Guud: 90 Kala soco wixii faah-faahin dheeraad ah: Website: www.moh.gov.so Dashboard: www.moh.gov.so/en/covid19 Whatsapp: bit.ly/MoHSomalia
  14. A classic case of... And also coincidentally (yea right), Muuse Muqayil suddenly allowed to open in Hargeysa all the marfishes, marqan session joints, shiisha spots Covid-19 damned or not. Waa iska garan gartaa waxa loola dan leeyahay.
  15. Cadnaan, I see wali buruska ayaa musbaarada xanuunka badan ku garaaceysaa. War tacsi weyn ayaa u taalee ka yaree jugeynta.