-
Content Count
17,651 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Traitors loo soo hingaadiyey
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waa loo taliyaa xirtaan oo jeebkooda ayaa hadlaayaa. It is very open now. -
Daad ba raba ina sidaan lagu celiyo Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Calooshood u shaqeystiyaal useless qabyaalad dulisay ayaa rabo saan. They also want lagu noqdo sawirkaan hoose camal as well: -
Calooshood u shaqeystiyaasha shisheeyaha u soo hingaadisay qodobo cusub aanan soconeynin la yimaadeen. I can smell the shisheeye cooking of this useless qodobo. All leaders of hoggaanka ciidamada, booliiska, nabadsugida and others must resign kulahaa. War riyo xumaa dadkaan.
-
A city right next to Toronto is planning to re-name a big high school after our late sister, Hodan Naaleeye. Albeit a hijacked attempt by a anti-Muslim trustee to not re-name after Hodan, but some other person, even tough Hodan got the majority of the vote. Read on. In night of surprises, York school board trustees overrule colleague’s choice for renaming Vaughan school After facing criticism from multiple community organizations for creating a “divisive” school renaming process, Trustee David Sherman presented the proposed new name for a Vaughan high school: Mary Ann Shadd. But in a night full of twists, Sherman’s fellow York Region District School Board trustees all opposed his name choice, and instead put forward the name Hodan Nalayeh, which passed. The committee will now put forward Nalayeh’s name as a recommendation at a Board of Trustees meeting March 2, for final approval, concluding a months-long renaming process. The name switch came after several trustees vocally opposed Sherman’s choice, and said the name of Shadd, while admirable, blatantly ignores the wants of the community. Shadd was the first Black female newspaper publisher in North America and a groundbreaking anti-slavery activist. “Mary Ann Shadd is an excellent choice, however, it’s not the people’s choice,” said Trustee Elizabeth Sinclair at the public virtual meeting. “In this situation Hodan Nalayeh was chosen first, second and third. To me, by going against the people’s choice, it’s like a slap in the face of the Black community,” she said. The late Nalayeh was a Somali-Canadian journalist who had her own TV show and was well-known for telling positive stories about the Somali diaspora in the Vaughan area. Sherman has been criticized for weeks by leaders from Black and Jewish community organizations in the area, for questioning the validity of a community survey that he orchestrated that found a plurality of individuals want the school to be named after Nalayeh. Toronto Star
-
Can Somalia survive the new wave of foreign attacks?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
Here is odey dhaqameedka Xamar ku sugan: -
Can Somalia survive the new wave of foreign attacks?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Duufaan's topic in Politics
It always was. Qof madaxweyne Farmaajo shaqsinimadiisa u taageersan waa iska fara ku tiris, but he represents the best interest of the nation and survival as of now. That is why the overwhelming diaspora and those inside the country support his dowlad, not because of shaqsi jecleysi. It is because the blatant interference of anti-Soomaaliya countries and their mercenaries. It is now open for all to see. -
Waa in laga tuuro uusbuurka calooshiis u shaqeystaha ah. The other day he arrested a hapless wariye shacabka wareysanaaye who showed an overwhelming support for dowladda dhexe. He makes Gaaskii ka horeeyey a statesman. Horta intuu ku dambeeyaa?
-
-
Saan ayaa loogu tashanaayaa labada jaajuus. Waxba ma arkaan waa iska socdaan.
-
Su'aalahaan yaa jawaab u haayo?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
I think what the xildhibaan is implying is that he has been there a bit long and firmly believes in midnimo, so that he should be rewarded. He sees newcomers suddenly being appointed as ministers. I guess wasiir Dubbe and et al ula jeedaa.
-
Unlike Yemanta iyo Liibiya, Soomaaliya filinkaan xun waa hore soo martay and is not eager to go back. I am also glad dowladda dhexe dismantled the Imaaraadka-trained mercenaries in Xamar and re-purposed their base in 2017. Before their dismantling, they always used to fight other military divisions. There hadn't been a major one since then
-
Maalin cad ayaa faragelinta arrimaha Soomaaliya ka tashanaayaan labada dowladood ugu cadowsan ee Soomaaliya horumarkeeda ka soo horjeedo maanta. Yaryaruuracii qabtaaladda dishayna tuuladooda kan kaabaha yar ka ah arkaan, wax kale ma arkaan, dal loo tashanaayo indhool ka yihiin, bad loo tashanaayo maangaab ka yihiin.
-
I actually kinda agree in a way with xildhibaankaan. Xuseen Carab Ciise oo soo bandhigay 3 shardi in lagu xiro siyaasiyiinta Soomaalilaan ee xilka ka qabanaya DF Gudoomiyaha gudiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa markii u horeysay si qoto dheer uga hadlay arrinta siyaasiyiinta reer Soomaalilaan ee jooga magaalada Muqdisho, kuwaasi oo markii ay ku laabanayaan Soomaalilaan ka tanaasula Midnimada umadda Soomaaliyeed. Xuseen Carab ayaa soo jeediyay in shuruud lagu xiro siyaasiyiinta Soomaalilaan ee imanaya Muqdisho, kuwaasi oo ugu yeeray ‘siyaasiyiinta shaqadoonka ah ee Soomaalilaan ka yimaada’, si lamid ah sida ay Soomaalilaan shuruudo hor leh ugu xirto siyaasiyiinta (dowladda) Soomaaliya ee u safraya deegaanadeeda. “Siyaasiyiinta shaqadoonka ah ee Soomaalilaan ka yimaada ayagoo shaqadu kala muhiimsan tahay qadiyadda midnimada. Maalintii ay shaqadu ka dhammaatana dib ugu noqda ayagoo cafis waydiisanaya Soomaalilaan,” ayuu yiri Xuseen Carab. Waxa uu soo jeediyay in saddex shardi lagu xiro siyaasiyiintaasi intii aanay xil ka qaban (dowladda) Soomaaliya, dalkana ku nolaadaan si toos ah 3 ilaa 5 sanadood si ay u kala bartaan dadka ay doonayaan in ay mansab u qabtaan kuwaasi oo kala ah; 1. In uu cafiso weydiisto (dowladda) Soomaaliya. 2. Haddii uu xil nooca uu doono ka hayo Soomaalilaan iska casilo iyo 3. In uu caddeeyo inuu ka noqday fikirkii gooni-goosadka. “Su’aasha u baahan la is weydiyaa waa, sidee buu qof system doonaya in uu naga go’o u soo dhaartay kitaabna gacanta u galiyay maanta noo oran karaa midnimo ayaan aminsanahay isaga oo aan shacabka Soomaaliyeed hortooda ka caddayn sida anigaba i qabta haddii aan is dhaho Soomaalilaan tag”. Sidoo kale waxa uu xusay in siyaasiga xil kasoo qabta Soomaalilaan uu ku dhaarto qadiyada iyo dastuurkeeda dhigaya inay ka go’day Soomaaliya, midaasina ay lagama maarman uga dhigayso in la marsiiyo shuruudaha uu sheegay. Xuseen Carab ayaa ku doodaya in siyaasiyiinta Soomaalilaan loola dhaqmo sida ay xukuumadoodu ula macaamisho kuwa ka safraya magaalada Muqdisho, islamarkaana ay muhiim tahay in siyaasiyiinta ka imanaya Soomaalilaan ay cadeeyan mowqifkooda midnimada, oo ay ka tanaasulaan qadiyada gooni-goosaadka. Ugu dambeyntii waxa uu sheegay in arrintan aysan khuseyn shacabka degan Soomaalilaan ee aan mansab iyo mas’uuliyad soo qaban, kuwaasi oo iyagu la xuquuq ah Shacabka Soomaaliyeed meelka kasta oo ay joogaan. Xigasho
-
Cismaan Dubbe: ''19 Febraayo wixii ka dhacay Muqdisho waxey ahaayeen isku day afganbi" Wasiirka Wasaarradda Warfaafintan Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in wixii ka dhacay 19kii bishan Febraayo magaalada Muqdisho ahaayeen isku day afganbi. Wuxuu wax lala yaabo ku tilmaamay in uu qof isaga dhawaaqo in dalka aysan wax dowlad ah ka jirin, isaga oo waliba shir jaraa'id ku qabanaya ilinka hore ee madaxtooyada Soomaaliya '' 19 Febraayo wixii ka dhacay Muqdisho waxey ahaayeen isku day afganbi, inta ciidamo la soo kaxeyto alaabkii madaxtooyada la yimaado oo la yiraahdo anaa ka dowlad ah halkan oo dalka dowlad kama jirto, shaqsigaa cidda soo abaabushay ee caqligaa keentay ayaa ka mas'uul ah wixii dhacay maalintaa ayuu hadalkiisa sii raaciyay Wasiirka. Wuxuu sheegay in tallaabada noocaa ah aysan jirin dowlad aqbali laheyd isaga oo tusaale u soo qaatay madaxtooyada Kenya'' Bal ka warran haddii State House ka Nairobi halka uu deggan yahay Uhuru Kenyatta inta aad Afar Tikniko ah la tagto tiraahdo madaxweyne ma jiro madaxweyne ku-xigeenna ma jiro, sidee ayuu arinku noqon lahaa, ciidamadu howshooda ayeey qabsan lahaayeen ayuu yiri Wasiir Dubbe. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayuu sheegay in aysan marnaba aqbali doonin tallaabooyinka noocaa ah ee lagu burburinayo Qarannimada, iyaga oo waliba xili kasta u taaggan ayuu yiri in ay cadawgga la diriraan. Hadalka Wasiirka ayaa imanaya xili maalintii shalay mar kale midowga musharixiinta ku baaqeen dibadbax kale oo Jimcaha ka dhacaya fagaaraha Daljirka Dahsoon kaa oo looga soo horjeedo madaxweyne Farmaajo. Xigasho
-
Worth for a million words.
-
Who would have thought the strongest supporters of a re-born, united, strong Soomaaliya would be Reer 'Sujuu'? I am talking Axmed Naasir C/llaahi from Mandheere iyo Faarax Macallin Dawaare from Wajeer. These two gentlemen have served some prominent positions in Kenya, yet are very outspoken for their suppport for a strong, united Soomaaliya, especially on Kenya media and social media. They put in their place the foreign stooges. Yet kuwii Soomaalida sheeganaaye inay madaxdooda yihiin Kiikuuyo waxba kama sheegi karaan, xataa iyagoo joogin dhulka Kiinyaatiga.
-
Eebbe ha u raxmado marxuumad Nakruuma
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Eebbe ha u raxmado marxuumad Nakruuma
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
This new variant of Covid-19 spreading rapidly in Xamar is deadly. It seems it is the new Koonfur Afrika mutant, which spreadly far, quickly and deadly than the first version of Covid. It had taken away the lives of Nakruuma, Sh. NUUR Baaruud Gurxan, fannaan Faarax Siidoow Faarax and Saamiya Saleebaan Sh. Nuur (better known as Saamiya Lerew on social media). All passed in the past week in Muqdisho. You cannot believe how many tacsi are being sent on Facebook daily now, especially elder Soomaalis in Muqdisho. Rabiyoow ummadaada Muslimka ka haay cudurkaan safmareenka sh. -
Fannaanadii weyneyd Faadumo Cali Nakruuma oo magaalada Muqdisho ku geeriyootay Waxaa goor dhaw la xaqiijiyay geerida alle ha u naxariisteen Fannaanadii weyneyd Faadumo Cali Nakruumo oo cudurka Covid 19 ugu geeriyootay isbitaalka Martiine ee magaalada Muqdisho. Nakruuma ayaa ka mid aheyd fannaaniinta Soomaaliyeed ee sida weyn loo jeclaa, iyadoo u badneyd qaadista heesaha wadaniga oo ay ku baraarujin jirtay dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan wixii ka danbeeyay burburkii dowladda dhexe. Cudurka saf marka ah ee Coronavirus oo maalmihii ugu danbeeyayba siweyn ugu soo xoogeystay magaalada Muqdisho ayaa dilay dad bulshada dhaxdooda caan ka ahaa, waxaana socda dadaalo lagula tacaalayo sidii looga hortagi lahaa cudurka. Nakruuma markii ay dhaceen dagaalada sokeeye 1991 kii waxay u qaxday qurbaha, waxayse Soomaaliya ku laabatay 2018 kii markaasoo wixii ka dambeeyay ay daganayd magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay geerida fannaanada. Xigasho
-
When their bought stooges failed miserably, they issue this insulting statement (emphasis mine): UAE expresses grave concern over deteriorating situation in Somalia The United Arab Emirates has expressed its grave concern over the deteriorating situation in the Somali capital, Mogadishu, as a result of ongoing violence and the excessive use of force against civilians. In a statement, the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation called upon the interim government and all parties to demonstrate the highest levels of restraint in order to achieve Somalia's aspirations to build a secure and stable future for all. The UAE affirmed its support for all international efforts and initiatives to conduct transparent and fair elections on the specified date and urged Somali parties to join hands to confront the threat of terrorism and extremism. The UAE expressed its hope that stability would prevail in Somalia in a way that preserves its national sovereignty and fulfills the aspirations of its brotherly people. Source _________________ All sane Somalis should find this statement insulting, especially from a regime that kidnaps and imprisons their own family members. The same regime that is committing genocides and creating humanitarian crisis in both Liibiya and Yeman as we speak. If they - and their funded minions - had their way, we should be like Yeman and Liibiya to make our country a little play field for their pleasures.
-
DEG DEG: Dagaal culus agagaarka Daljirka
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abdi90's topic in Politics