Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,673
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Xunjuf and warbaahinta Muuse Muqayil amateurishly trying isku dir. Xataa qof sida wax loo qoro ma haayaan.
  2. Shaatigii Xabashada lagu marmarsiyoonaaye waa iska dhigeen. Bannaanka iskeeneen damacooda isbaaraha ah.
  3. Waa isla qofkaan, who 12 years ago to this week, used to write these lofty words on here. Alloow alle, jago iyo jeeb qooyan dad waa badashaa. "Last week, the Tigres, for the first time in 21 years, met somalis who are not kowtowing to them, somalis who looked at them sternly without the need to blink when the Tigre's look back. It was a moment of pride for all Somalis for the Tigre's to know that Somalis are not all about Faroole, or Siilanyo or Iley or Sheikh Sharif. There are dignified men who can talk to them like equal partners."
  4. Meesha waa janee compared to dhagaxaanta Galgaduud ee yaa ka samraayo. However, they are powerless to do anything now, awoodooda arkeen marka shirar la soo istaagaan ku soo hareen. Laftagareen runtii laf xun dhuunta istaagto ku noqday and he is getting far more support from Reer KG than any time before. My own sister was against him, but now ardently supports him markee aragtay moooryaantii duulaan ah.
  5. Meel walba dagaal ka dhacay suu Xasan u yimid laba sano ka hor.
  6. Filinkii Xabashi la dagaalameynaa u socon waaye laguna fahmay, shaatigooda dhabta ahaa lasoo baxeen munaafiqiinta. Maalmo ka hor wadani Iska dhigaayeen, uma gadmin.
  7. Qof walba waala iska xiraa. Dadkaan shaqeysanaayo kacee galabsadeen.
  8. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 Jabuuti (6th time) - 22/09/2023 Eritareeya (4th time) - 08/10/2023 Biljam - 24/10/2023 Imaaraadka (4th known time) - 30/10/2023 Sacuudiga (3rd time) - 09/11/2023 Burundi (1st time) - 15/11/2023 Ingiriiska (2nd time) - 19/11/2023 Tansaaniya (2nd time) - 23/11/2023 Imaaraadka (5th time) - 30/11/2023 Jabuuti (7th time) - 08/12/2023 Mareykanka (5th time) - 10/12/2023 Ugaandha (5th time) - 15/12/2023 Kuweyd (1st time) - 19/12/2023 Jabuuti (8th official time) - 28/12/2023 Eritareeya (5th time) - 08/01/2024 Ugaandha (6th time) - 17/01/2024 Masar (3rd time) - 19/01/2024 Qadar (4th time) - 22/01/2024 Talyaaniga (3rd time) - 28/01/2024 Imaaraadka (6th time) - 31/01/2024 Itoobiya (3rd time) - 16/02/2024 Kiinya - (3rd time) - 28/02/2024 Turkiga (3rd time) - 01/03/2024 Eritareeya (6th time) - 17/03/2024 Sacuudiga (4th time) - 02/04/2024 Kiinya (4th time) - 11/04/2024 Tansaaniya (3rd time) - 24/04/2024 Kiinya (5th time) - 29/04/2024 Kiinya (6th time) - 18/05/2024 Kiinya (7th time) - 28-05-2024 Norway (1st time) - 10/06/2024 Iswiserlaan (1st time) - 14/06/2024 Turkiga (4th time) - 16/06/2024 Jabuuti (9th time) - 19/06/2024 Eritareeya (7th time) - 08/07/2024 Rawaandha (1st time) - 12/08/2024 Masar (4th time) - 13/08/2024 Shiinaha (1st time) - 03/09/2024 ________________ Updated list.
  9. Xunjuf oo xasuuqii Laascaanood ka dhacaaye bilooyin taageeraayay maa ka sugee inuu u baxo hal qof tol kale ah la dulminaayo?
  10. Aaheey, Xasan Socdaal waa taqaan oo laba shilimaad loo tuuray. Haddee run noqotanq the heavyweight American corporations soo galaayo, who had some kind of rights in this area from 1980s.
  11. at 'cirka iyo badda isku mareynaa.' Waala sameyn karaa.
  12. Xasan Socdaal waa isku buuqay. Xildhibaanadaan dhuunta u galay ayuu rabaa sheeko been been ah xilka la iskaga qaadaa. Aaden Madoobe doqon muu mooday markuu xilkaqaadistaan ku fuliyo 25 xildhibaan deegaankiisa ka soo jeedo. Kursigiisa yaa beri u difaacayo?
  13. Dhibka jiro waxee tahay Xasan daacad kama aha la dagaalanka Xabashida iyo qaranimo difaaca. He just want wax Laftagareen iyo maamulkiisa awooda yeeshay burburiyo. He wants degmooyinka Koonfur Galbeed ciidamo Masar geeyo, sida Xuddur, Marka, Baraawe iyo Belidoogle. Reer KG doqomo macnaha wey arkaan waxa socdo. Shaqsi ahaantey waaka soo horjeedaa Xabashi jecleysigaan laakiin Xasan waa munaafaq weynaaday qabiiliste ah and can't stand KG awood leh. Dagaal qaboob kula jiraa, maalin walbana qabiilo kiciyaa. Dagaalo beeleed dhici jirin ayaa ka dhacooyo, ku soo noqboqonaayo labadii sano u dambeysay deegaanada Berdaale, Qoryooleey, Diinsoor iyo Daafeed (Wanlaweyn) suu maamulka iyo dadka iskaga horkeeno.
  14. This is Laascaanood, just mere months before bilowgii halgankooda. In yar shaah la soo siiyey, jeebkooda loo qooye haku tashan inay ku taageerto waligaa.
  15. Soomaali iyo kala qeybsanaan. Cali Yare Cali ku farxaayo. Arrintaan Itoobiya faragelinteeda sidii loogu falcelin lahaa lagu kala qeybsamay yaa ogaado. Fahad wuxuu rabaa Shariifka soo dhiso filaa ama qof cusub.
  16. This is same degmo that was voting for SYL candidates in 1960s instead of qabiil party of XDM that was led by the late C/qaadir Soobe. Many other deegaanno of Alta Jubba and Shabeellaha Hoose were voting for them, not Reer Xuddur oo wadani Soomaalinimo muujinaaye. Xataa xildhibaan asalkiisa ka soo jeeday Garoowe ayeey dooranaayeen. Soomaalida seriously are mentally damaged and we need nothing less than a revolution. Waxaa la wada noqday dad arkaayo kaliya what is in front of them, baahi, masuq iyo xatooyo aanan ka dhamaan. It starts from top.
  17. Magaalada Xuddur my late aabo ka soo jeedo inay saan la soo shir tagaan waa cambar ceeb weyn ah. Waa ogahay dad aan wax ogeyn Xabashada boorarkaan u soo dhiibtay. Shame on you maamulka meesha ka jiro, ugu horeeyo guddoomiyaha gobolka Bakool oo qaraabo dhow nahay. Shalay Reer Feerfeer, Hiiraan, ahayd, maantana waa Xuddur, Bakool. Xabashada will use these images they manufactured for propaganda. Iska aamusan u dhaantay haddeenan wax kale dhihi karin.
  18. The least populated gobol iyo maamul of all Soomaaliya, including Soomaali Galbeed iyo NFD, ayaa gobol cusub magacaabay oo xaruntiisa noqoneysa Cabuudwaaq. Yaab. Of course it is purely for political reasons. I don't know if it will be feasible and become a reality. __________________ Qoorqoor oo magacaabay gobol cusub iyo qorshe culus oo socda Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug. Ugu horreyn golaha ayaa warbixin buuxda oo ku saabsan amniga deegaannada Dowladda Galmudug ka dhageystay wasiirka wasaaradda Amniga. Intaas kaddib Goloha ayaa dood dheer ka yeeshay wajiga koowaad ee unkidda gobollo cusub oo ka mid noqonaya Gobollada Dowladda Galmudug, waxaana dood dheer kaddib goluhu cod gacan taag ah ku ansixiyay goboleynta Gobolka Galwaaq, kaasoo oo loo gudbin doono golaha wakiillada Dowladda Galmudug si loo dhammeystiro ka mid noqoshadiisa gobollada Dowladda Galmudug. Ugu golaha ayaa warbixin la xariirta halka uu marayo qorshaha dhismaha Dekedda Hobyo ka dhageystay wasiirka wasaaradda Dekedaha, isagoo wasiirku shirka golaha ka dhex sheegay xilliga sida rasmiga ah uu u billaaban doono dhismaha Dekedda. Xigasho
  19. Galbeedi, odeygaan bahasha xun kulul muu cabaa waaka shakiyey? He is very impulsive oo mar mar kama fiirsado wuxuu shalay lahaa inay ka soo horjeedo wuxuu maanta leeyahay. Wuxuu ku sii darsaday xanaaq ilma yar camal.