-
Content Count
17,712 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Another useless guddi that will fail as many did in the previous weeks. Ninkaan baahan ma xishoodo miyaa. Sheeko uu ku haayaa meesha. Is he planning Reer Gedo xulashada ka reebo, especially when second venues Baraawe iyo Beledweyne already did hold culasho seats? Yaaka yeelaayo sheekadaan.
-
Boobka beelaha Banaadiriga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Gabar ciyaal xaafadeena ahayd ayaa ku xayiran Kyiv. Gabadheeda oo tahriibeysay ayaa laga soo qabtay xadka Poland sanadkii hore oo xabsi ku jirto ugu tagtay. Iyadiina ku xayiran hadda. Last time bas ayee u sii saarneyd Poland. Waxee ka timid Sacuudiga ee 35 sano ku nooleyd.
-
Our Con. premier in Ontario is sayying we will welcome all Ukrainian refugees. Awal qaxooti walba wuu ka soo horjeeday ama shib aka ahaa - kuwii Afgaanistaan u dambeeyey kama hadlin, let alone welcoming them.
-
-
The way Ruushka invaded Yukreyn seems weird to me. Rushing quickly in advance to Kyiv, without securing around it and other major cities; helicopters flying very low when the land below is enemy land and in hostile territory. It seems like Ruushka is treating its Yukreyn forces as minuscule threat.
-
Boobka beelaha Banaadiriga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Khadiijo Almaqsuumi iyo taliye ku xigeenkii hore ee Booliiska Gobolka Banaadir oo xildhibaanno noqday Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billaabatay Doorashada kuraasta Banaadiriga oo buuq badan uu hareeyay todobaadyadii lasoo dhaafay, kaddib markii musharixiinta iyo beelaha ay isku qabsadeen kuraasta lagu loolamayo. Kursigii ugu horreeyay Banaadiriga ee lagu doortay Muqdisho waa HOP#084, waxaa ku guuleystay Maxamuud Cabdulqaadir Xaaji, taliye ku xigeenkii hore ee Booliiska Gobolka Banaadir. Fahma Axmed Nuur ayaa Banaadiriga ku metashay Baarlamaankii 10aad ee Soomaaliya, kursigaan waxa uu ka baxay diiwaanka, 5 kursi ee Banaadiriga labo kamid ah waa Dumar halka saddexda kale ay yihiin Rag si loo dhammeystiro qoondada Haweenka ee 30% kuraasta Baarlamaanka Federaalka. Khadiijo Maxamed Almaqsuumi, danjiraha Sooomaaliya ee Bakistaan, ayaa ku guuleysatay HOP#034, kurisgaan waxaa Baarlamaankii 10-aad ee Soomaaliya ku fadhiyay Xildhibaan Khaalid Macoow Cabdulqaadir. Cumar Shariif Maxamed (Jeeg), Guddoomiyihii hore ee Degmada Xamarweyne ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisu yahay HOP#266, waxaa Baarlamaanka 10-aad ku fadhisay Biibi Khaliif Maxamed. Culeys ka taagnaa doorashada Kuraasta Banaadiriga ayaa la xaliyey kadib markii la qanciyey odayaashii tabashada qabay taasoo keentay in guddiga doorashada uu fasaxo kuraastaan. -
Boobka beelaha Banaadiriga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Kuraastii la boobay maanta dhacday: Muqdisho: Doorashada kuraasta aqalka hoose ee reer Banaadiriga oo lasoo gabagabeeyay Guddiga hirgalinta doorashada kuraasta reer Banaadiriga ayaa Muqdisho kusoo gabagabeeyay doorashada shan kursi oo ay barlamaanka Soomaaliya ku leeyihiin bulshada Banaadiriga. Xildhibaannada aqalka hoose ee kusoo baxay doorashada maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, waxay kala yihiin, sidatan; Cumar Shariif Maxamed (Jeeg), kursiga 226. Cabdiraxmaan Cabdulqaadir Cadde, kursiga 105. Maxamed Nuur Abuukar, kursiga 265. Khadiijo Maxamed Al Maqsuumi, kursiga 034 iyo Maxamuud Cabdulqaadir Xaaji oo kusoo baxay Kursiga 084. Kuraasta reer Banaadiriga ayaa soo gabagabowday iyadoo ay kuraasta qaarkood ka taagan yihiin cabashooyin, xilli uu guddi raysal wasaaruhu u xilsaaray ay sheegeen in ay xal ka gaareen cabashada odayaasha. Kursiga uu muranka badan ka taagnaa, waa kursiga ay kusoo baxday Khadiijo Maxamed Al Maqsuumi, oo ah xaaska, madaxweynihii hore ee Galmudug, Cabdikariin Xuseen Guuleed. Si kastaba ha ahaatee, waxaa maanta lasoo gabagabeeyay kuraasta labo deegaan doorasho oo kala ah. Muqdisho iyo Dhuusomareeb. Xigasho -
Boobka beelaha Banaadiriga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Odeyaashana waa hadleen shalay. -
-
-
If Orangecon was still president, Yukreyn ciyoow wuu dhiibi lahaa:
-
Wow, this reminds me Saadaam Xuseen's speeches in 2003. Xaalka ma sahlana.
-
-
Wikipedia: Somalia Battalion (Russian: Батальон «Сомали») is one of the military units of the Donetsk People's Republic in Ukraine which participates in the ongoing war in Donbas against Ukrainian army. The battalion's full name is 1st Separate Tank Battalion Somalia (previously 1st Separate Tactical Battalion Group Somalia).[1] The battalion took the name "Somalia" because, according to its former commander Mikhail Tolstykh alias Givi, its members are as fearless as Somalis.[2] According to Givi, 70% of the battalions personnel previously fought in the 1st Slavyansk Brigade.[3] The unit is permanently stationed in Donetsk and Makiivka.[1]
-
Wixii laga sheegay iyo buun buuninta intaa iska deysid aqriso qoraalada uu ku qori jiray Soomaalitalk labaatan sano ka hor. Aragtidiisa ayaa ka arkeysaa wuxuu aaminsanaa markaas. Aniga waagaas ayaa aqrin jiray. Sanado ka horna waxaaba ogaaday inuu qabo gabar aan ilma habreed nahay ilmaheeda eedadooda.
-
Now I know why he is not as belligerent as he was before. Ileen waxba meesha kuma haayo and had given up. Xasan Sheekh oo laga fara-maroojiyay kuraasta beeshiisa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gebi ahaanba la dhaafiyay kuraastii beeshiisa, ayada oo aan laga tix-gelin doorashadooda iyo go’aamada laga gaarayo. Afarta kursi ee beelaha uu kasoo jeedo madaxweynihii hore ayaa wax la tashi ah laga siin dhamaan kuraasta beelaha **** ee Galmudug, halka Musharaxiinta kale ee kasoo jeeda deegaankaas laga tix-geliyay kuraastooda. Sida ay ogaatay Caasimada Online, Kursiga u dambeeyay ee beelaha uu kasoo jeedo Xasan Sheekh oo doorashadiisu qabsoomeyso 25-ka bishaan ayaa si gaar ah loogu xiray Cabdirisaaq Xusul oo uu wato Taliyihii hore ee NISA, Fahad Yaasiin. Arrimahan ayaa banaanka u soo saaraya dagaalka tooska ah ee madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor uu la galay madaxweynihii hore, oo ay si weyn isku hayaan madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday. Xasan Sheekh ayaa kamid ahaa xubno diiday inay la kulmaan Qoorqoor dabayaaqadii sanadkii dhamaaday, xili ay taagneyd xiisad siyaasadeed culus oo u dhaxeysay Farmaajo iyo Rooble oo la dhinac ahaayeen mucaaridka. Sidoo kale waxay arrintaan sii xoojinaysa dooda ah in madaxda dowlad goboleedyada ay saameyn xoogan ku leeyihiin doorashada Golaha Shacabka oo aheyd in loo madax-baneeyo Odayaasha dhaqanka. Si kastaba, Qoorqoor ayaa kuraas dhowr ah si qaawan ugu boobay xulafada Farmaajo-Fahad, kuwaasi oo qaarkood ay ka dhalatay xiisado xoogan, hase yeeshe ugu dambeyntii loo meel-mariyay.
-
Guddiga xallinta khilaafadka doorashada oo fasaxay kursiga Fahad Yaasiin Guddiga xallinta khilaafaadka doorashada heer federal ayaa fasaxay 6 kursi oo uu ku jiro kursiga uu dhawaan ku guulaystay Fahad Daahir Axmed, la taliyaha amniga qaranka ee madaxweyne Farmaajo. Guddiga xallinta khilaafaadka ayaa sheegay in ay warbixin ka heleen guddiga xallinta khilaafaadka doorashada Hirshabelle, kuwaas oo u sheegay in aanay jirin cabasho rasmi ah oo lagasoo gudbiyay doorashada kuraasta lagu doortay Hirshabeelle. Guddoomiyaha guddiga heer federal ee doorashooyinka Soomaaliya Muuse Geelle Aadan, ayaa dhawaan kursigaan hakiyay. Guddiyada doorashada waxaa saameyn ku yeeshay khilaafka siyaasadeed iyo loolanka ka dhaxeeya madaxda ugu sareysa, taasoo keentay in go'aanno is khilaafsan ay guddiyadu soo saaraan.
-
Somaliland president musa biixi Abdi visits Djibouti
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
With Muuse Muqayil's Jabuuti baasaboor waliba. Markaas ayuu beri sawiro been ah dalkugal ayaa baasaboor beenaadkii naloo saaray asagoo leh. -
Former SOL member Abtigiis (Cagjar) says there is more free speech in Soomaali Galbeed than Ingiriiska iyo Mareykanka. Ma saxsanyahay? Madaxweyne Mustafe Cagjar " Xorriyatul qawlka degaankeenna ka jirta, Ingiriis & Maraykan toona kama jirto Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe cagjar, ayaa mar uu ka hadlayay kulankii xildhibaannada, waxa uu ka hadlay arrin inta badan laga hadlo oo ah arrinta xorriyadda hadalka. Waxa uu Madaxweyne Mustafe cagjar xusay in xorriyadda hadalka ee ka jirta degaanka Soomaalida aysan ka jirin dunida inteeda kale, oo uu tusaale usoo qaatay Ingiriis iyo Maraykan, oo uu sheegay in wadamadaasi uu jiro ganaax ladul dhigo qofkii ku xad gudba xorriyadda hadalka. Waxa kale oo uu sheegay inay muhiim tahay ka dowlad ahaan in lala qabsado arrinta ganaaxa qofkii ku xad gudba xorriyadda hadalka, oo xariggii qofka loogu baddalo ganaax kale oo xanuujiya, haddii laga fiirsan waayana qofkii la xiro. Xorriyadda hadalka ayay in badan dowladdu ka hadashay, horey waxay dowladdu u sheegtay in dadku aysan horey ula qabsan xorriyadda hadalka, maadaama in badan shacabka lasoo cabudhin jiray, balse waxay dowladdu carrabka ku adkaysay in wax walba xad leeyahay, qofkii xadkaas ku xad gudbaana laga tallaabo qaadayo. Xorriyadda hadalka ayaa deegaanka Soomaalida ka hirgashay wixii ka dambeeyay isbaddalkii ka dhacay dowlad degaanka Soomaalida dabayaaqadii sannadkii 2018, xilligaas wixii ka dambeeyay dadku fikirkooda ayay si xor ah u cabbiraan, iyadoo dowladduna ay intii dambe billowday inay ka tallaabo qaado ciddii ku xad gudubta xorriyadda hadalka. Xigasho
-
Maxamed Xasan Cirro: Guddoomiyaha guddiga doorashada wuxuu abuurayaa xasarad cusub oo doorashada lagu jahwareeriyo Guddoomiyihii hore guddiga doorashada Soomaaliya Maxamed Xasan Cirro ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha guddiga heer federal ee doorshooyinka inuu abuurayo xasarad cusub oo lagu jahwareerinayo doorashada golaha shacabka. Guddoomiye Muuse Geelle ayaa shalay sheegay in guddgigooda uu hakiyay natiijada kursiga Fahad Yaasiin iyo kuraasta kale oo horey loogu doortay koonfur galbeed. “Kursi doorashadiisa horey loo dhameeyay, waa un nuuc xasarad abuur ah. Waqtigii 25-ka bisha wuu dhow yahay, halkii dardar galinteeda iyo dhameystirkeeda xoogga la saari lahaa, in loosoo nooleeyo cabaqado horey looga gudbay waa xasarad abuur,” ayuu yiri Cirro. Cirro wuxuu tilmaamay inay gacme shisheeye dagaalkooda soo dhex galiyeen guddiga doorashada. Wuxuu sheegay caqabadihii isaga ka hor yimid ee horseeday inuu meesha ka baxo ay haatan haysataan madaxda guddiga doorashooyinka. Guddiga doorashada ayaa dhexdiisa isku khilaafsan kuraasta uu hakiyay guddoomiyaha guddiga doorashada, waxaana xubnaha kasoo horjeeda arrintaan ay sheegeen inuusan jirin wax fadhi oo gudidigu ka yeeshay arrintan.
-
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga uu billaabanayo howlgalka cusub ee lagu beddelayo AMISOM Talaado, Febraayo, 22, 2022 - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee loosoo gaabiyo ATMIS, uu billaabanayo bisha abril ee sannadkan. Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa kowda bisha March howlgalka cusub u gudbin doona golaha ammaanka, si ay waajibaadkooda ugu meel mariyaan. Agaasimaha wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Maxamed Siciid Samatar ayaa sheegay inuu howlgalkani ku eg yahay dhammaadka sannadkan 2022, isagoo sheegay in ciidamada Soomaaliya ay kadib la wareegayaan masuuliyadda amni ee dalka. Agaasimuhu wuxuu sheegay muddada uu heshiisku socdo in Soomaaliya laga caawinayo dib u dhiska ciidamada qalabka iyo in laga qaado cuna-qabataynta hubka ee saaran ee Soomaaliya. Samatar wuxuu sheegay howgalka ATMIS, inuu yahay howlgal ay dowladda Soomaaliya kaalin buuxda ku leedahay soo magacaabida taliyayaasha howlgalka, halka uu sheegay in AMISOM aysan Soomaaliya wax talo ah ku lahayn sida uu u shaqeeyo. Midowga Yurub ayaa maalgalin doona howlgalkan, waxaana laga yaabaa inuu qaato muddo saddex sano ah, waa haddii daruufaha ku xeeran dib u dhiska ciidamada Soomaaliya lagu xallin waayo muddadaas loo qabtay ee sannadka ah. Xigasho
-
African Union, Federal Government of Somalia, international partners conclude discussions on new AU mission Officials from the African Union (AU), the Federal Government of Somalia (FGS) and international partners have adopted key documents providing a roadmap for establishing a new mission to replace the current African Union Mission in Somalia (AMISOM). In 2007, the Africa Union peace and Security Council authorised the deployment of African troops. This was mandated by UN Security Council and since then AMISOM troops have had subsequent mandate renewals. The current mandate will end on 31 March 2022. The adoption on Wednesday, marked the conclusion of discussions between the Technical Teams from AU and the FGS to agree on a framework for a new mission which will eventually hand over security responsibilities to the Somali security forces. The text adopted after ten days of deliberations included a draft Concept of Operations (CONOPs), Joint Proposal, and options on Logistics Support. The documents contain details on the mandate, composition, size, structure of the proposed transition mission that will succeed AMISOM. The Director-General in Somalia’s Ministry of Defence, Hassan Said Samanthar, said a committee including officials from the AU, Federal Government of Somalia (FGS), the European Union (EU), and the United Nations (UN) would meet to discuss the documents starting 14 February 2022. The documents will then be submitted to the AU Peace and Security Council and UN Security Council by 7 March for final consideration and adoption by 31 March 2022, paving the way for the new mission. Somalia’s Minister of Defence, Abdulkadir Mohamed Nur, was happy with the discussions and said it was a significant milestone. “We welcome our international partners’ support in the realisation of the full capabilities of the Somali security forces,” said the Minister Nur. He explained that through the support of partners, Somalia gradually take over security responsibilities from the African Union. The Minister said once established, the new Transition Mission will implement the objectives of the Somalia Transition Plan, which is a priority for the FGS. The Chief of Policy Development in the AU Peace Support Operations Division, Zinurine Algahli, noted the importance of capacitating the new AU Transition Mission and the Somali security forces. “We are very mindful of the plan that we have developed for the new mission to support the efforts of the Somali security forces. Both entities need the required support, in terms of logistics and finance, to be able to implement the plan effectively,” Alghali noted. The Head of AMISOM and SRCC, Ambassador Francisco Madeira, noted the documents were mutually developed and were a true reflection of the spirit and letter of the Somalia Transition Plan. “The aspects of operations, institution building, and stabilisation, which are clearly outlined in the Transition plan, have been captured in a manner we all understand,” said Ambassador Madeira. Ambassador Madeira however noted that under a new mandate, degrading Al-Shabaab would require capacitating the Somali security forces and the new AU Mission with force multipliers and enablers. “For that, we need the right type and adequate quantity of enablers for both the Somali security forces and the new mission. We also need multipliers, to be able to support the Somali security forces. Therefore, securing adequate, assured, predictable and multi-year funding for the Mission’s operations and access to suitable equipment is pivotal.” Ambassador Madeira said. The EU Senior Policy Advisor in the Horn of Africa, Charles Stuart, lauded all stakeholders for the commitment and tenacity during the negotiations and pledged the EU to support the transition process. “Be rest assured that the European Union is committed to supporting a comprehensive political and stabilisation process,” he said. The Deputy Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Anita Kiki Gbeho, noted that the adopted texts provide clarity and reiterated UN support for the transition process. “We hope that this work that has started will continue and that at the end, we will be able to say we are better able to support the Somali Transition Plan; that there will be clarity about how we all come together in support of ensuring a transition that is possible from AMISOM to ATMIS and from ATMIS to the Government of Somalia,” said Gbeho. Also present at the meeting was the new Deputy Head of AMISOM, Fiona Lortan and representatives from the AMISOM troop-contributing countries including Burundi, Djibouti, Ethiopia, Kenya and Uganda.
-
Republics of Donetsk and Luhansk
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
I was just telling the other day to this long time colleague - who is of Ukrainian descent - that Putin really wants to take these two regions officially and permanently. I told him Putin is moving all these soldiers near the borders to distract by taking these regions to make the West feel that war has been averted. It exactly happened as I said.
