-
Content Count
17,675 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Jeesoow has been re-selected again. His loyalty to Farmaajo has paid off. Doorashada sadax kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Maanta ka dhacday magaalada Baledweyne [Ergagaan Barbaarta afka duuban ka cabsaneyso ayaa xushay. ] Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa Maanta magaalada Baledweyne ku qabtay doorashada sadax kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dalka, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Baledweyne. Kursiga koowaad ee doorashadii Maanta ka dhacday Baledweyne oo tirsigiisu yahay HOP 030 waxaa kusoo baxay Daahir Amiin Jeesow, kadib markuu tanaasulay Musharaxii la tartami lahaa ee Cali Cabdullaahi Xeefow, waxaana hab gacan taag ah oo loogu codeeyay Xildhibaan Jeesoow uu helay dhamaan codadkii ergada oo ahaa 101 cod. Kursiga labaad oo tirsigiisu yahay HOP 010, waxaa ku guuleystay Cabdiraxmaan Axmed Cismaan Gureey oo helay 90 cod, kadib markuu tanaasulay musharax Cabdinaasir Maxamuud Cabdi, waxaana kursiga horay ugu fadhiyay Cabdirisaaq Jindi. Kursiga sadaxaad ee doorashada Maanta ka dhacday Baledweyne oo ahaa midkii ugu tartanka adkaa doorashada kuraasta Baledweyne taala ee la doortay waxaan kursiga kuwada tartamay sadax musharax oo kala ahaa Cabdimaalik Cabdalla, Cabdi Daahir Guure, iyo Cumar Cismaan Waasuge oo horay ugu fadhiyay kursiga, waxaana tartanka adkaa kuso baxay Cabdimaalik Cabdalla oo helay 58 cod, halka Cabdi Daahir Guure uu helay 30 cod, iyadoo Cumar Cismaan oo ahaa Xildhibaankii hore uu helay 7 cod.
-
Free speech in Soomaali Galbeed
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Madaxweyne Mustafe cagjar "Shacabka Soomaaliyeed muran kuma jiro in uu ka raystay dowladdii TPLF" Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo u waramayay warbaahinta dowladda ee EBC ayaa waxa uu ka war bixiyay degaanka Soomaalida waxyaabihii u qabsoomay tan iyo wixii ka dambeeyay markii uu talada dalka iyo degaankaba qabtay xisbiga Barwaaqo. Madaxweynuhu wuxuu ugu horreyn sheegay in intii uu talada dalka qabtay xisbiga Barwaaqo, uu degaanku helay xuquuq badan oo markii hore ka maqnayd, sida matalaadda heer fadaraal ah oo Aaden Faarax oo Soomaali ahi uu guddoomiye u yahay xisbiga Barwaaqo, sidoo kalena xubno Soomaali ah ay ku dhex jiraan xisbigii oo iyagu maanta ku hadlayaan codka Soomaalida. Madaxweyne Mustafe cagjar waxa kale oo uu sheegay in intii uu xisbigani talada hayay ay Soomaalidu usuurtagashay inay iyagu iskood isku maamulaan, oo aysan jirin cid shisheeye ah oo soo faragalisa arrimaha degaanka Soomaalida, sidoo kalena dad aan horey u hawaysan jirin in maamulka degaanka soo dhex galaan ay maanta xukuumaddii kamid yihiin. Xuquuqul insaanka ayuu sidoo kale Madaxwaynuhu sheegay inuu yahay waxa u weyn ee degaanka Soomaalida usoo kordhay intii uu xisbiga Barwaaqo talada dalka qabtay, isagoo xusay in degaanka Soomaalidu ahaa degaanka dadka lagu cuno, lagu baabi'iyo oo lagu xasuuqo, halka uu imika yahay degaan dadku diintiisa iyo dhaqankiisa u madax banaan yahay. Madaxweynuhu wuxuu xusay in isbaddalladaas muuqda ay shacabku ka markhaati kacayaan, marka laga reebo xoogag uu Madaxweynuhu ku sheegay inay dan ku qabeen siyaasaddii hore ee hadda ka hor dalka ka jiri jirtay ee TPLF hoggaaminaysay, oo uu sheegay inay u cuntami la'dahay isbaddalka haatan si guud dalka uga hanaqaaday. Ugu dambayn waxa uu Madaxweynuhu sheegay in muran uusan ku jirin in maanta shacabka Soomaaliyeed uu ka raystay dowladdii ay majaraha u haysay TPLF, intii uu isbaddalku jirayna shacabka Soomaaliyeed wanaag badan heleen, balse uu jiro wax badan oo ay wali tabayaan. Hadallada Madaxweynaha ayaa kusoo hagaagaya xilli lafilayo in shirwaynihii 1aad ee xisbiga Barwaaqo uu ka furmo dhawaan magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay ku dhan yihiin dhammaan xubnaha xisbiga Barwaaqo, oo isugu jira kuwo heer fadaraal ah iyo kuwo heer degaan ah. Xigasho -
Why loogu horistaagayaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Shariifka iyo wiilkiisa kursigee ku fadhiyeen tan iyo 2000 ninkaan hoose oo ah wasiirka awqaafka diinta ee Koonfur Galbeed ayaa la siiyey oo la xushay maanta: Doorashada lix kursi oo Baydhabo ka dhacday maanta – Yaa kusoo baxay? Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo ay deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed. Kuraasta doorashadooda la qabtay ayaa kala ah Hop#099, Hop#168, Hop#167, Hop#077, Hop#186 iyo Hop#261 ee Golaha Shacabka. Doorashada kuraastan ayaa waxaa ku soo baxay xubnaha kala ah:- 1-Axmed Madoobe Nuunow oo ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop#099. 2-Luul Ibraahim Cumar oo ku guuleysatay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop#168. 3-Cabdisalaan Cali Cabdi oo ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop#167. 4-Maxamed Shekh Cabdulaahi Ciirow oo ku guuleystay kursiga Tirsigiisu yahay Hop#077 . 5-Cabduqaadir Cumar Macalin oo ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop#186. 6-Saalax Shariif Siid Cali oo ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop#261. Guusha xubnahan ayaa horey loo sii oogaa, maadaama si gaar ah loogu xiray kuraasta ay ku soo baxeen, iyaga oo aan gelin tartan adag. Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadajinta doorashooyinka Golaha Shacabka oo lagu wado in lasoo gabagabeeyo, ka hor 15-ka bishaan March ee sanadka 2022-ka. Koonfur Galbeed ayaa ka mid ah maamullada ku horreeya doorashada, waxaana u haray kuraas kooban oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. -
And they can't even go to Garbahaareey: Ciidan fashiliyey qorshe uu watay xafiiska Rooble oo qabsaday garoonka diyaaradaha (Garbahaareey) Maamulka magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa ciidan aad u hubeysan geeyey garoonka diyaaradaha magaaladaas, si halkaas ay uga hor istaagaan guddiga uu Ra’iisul Wasaare Rooble u xil-saaray inay soo qiimeeyaan xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubbaland. Sida aan xogta ku helnay waxuu qorshuhu ahaa in Talaadadii maanta ay Garbahaarey ka degaan xubnaha guddigii uu Ra’iisul Wasaare Rooble u xilsaaray soo qiimeynta magaaladaas, balse safarkaas ayaa baaqday kadib markii uu talaabadaan qaaday maamulku. Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil ayaa wax laga xumaado oo dowladnimada baal-marsan ku tilmaamay tallaabada lagu hor istaagay guddigaas. Wasiiru dowlaha oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Kismaayo ayaa maamulka Garbahaarey ku eedeeyey in uusan dooneyn in doorasho lagu qabto degmadaas, isagoo cadeeyey in ciidan lagu hor istaagay guddiga ku howlan qiimeynta ay degeen garoonka diyaaradaha ee Garbahaarey. “Ciidamadii dowladda ee sida qaldan loo adeegsaday ayaa saakay aroortii qabsaday garoonka Garbahaarey, gaadiidka dagaalka ayey dhex dhigteen garoonka, iyadoo la leeyahay waxaan magaalada ka hor istaageynaa guddigii Ra’iisul wasaaruhu diray, taasi waa ku ceeb dowladnimada Soomaaliya,” ayu yiri wasiir Maxamed Cabdi Kaliil. Dhanka kale guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee magaalada Garbahaarey Aadan Siraad Maxamuud ayaa beeniyey in ciidan ay geeyeen garoonka diyaaradaha ee magaalada. Garbahaarey ayaa ah magaalada kaliya ee ka mid ah deegaan doorashooyinka Golaha Shacabka ee illaa hadda aysan ka dhicin wax doorasho ah.
-
Dhaqdhaqaaqa ka socdo Beledweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Muxuu Goodax Barre ka yiri khilaafka Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed? Wasiirkii hore wasaaradda waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo haatan ka mid ah musharixiinta ku sugan Beledweyne ayaa ka hadlay khilaafka soo kala dhex-galay madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed). Goodax Barre ayaa shaaca ka qaaday in khilaafkan uu saameyn ku yeelan karo hannaanka doorashada, balse waxa uu tilmaamay in taladiisu ay shaqeyn doonto cidda ay la jiraan reer Hiiraan wuxuuna xusay inay garab taagan yihiin madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen. “Marwalba shacbiyadda iyo dadka Beledweyne cidda ay jiraan ayaa muxuu ahaa taladiisu shaqeyn doontaa, mar haddii uu madaxweynihii joogo annaga madaxweyne ku xigeen ma naqaano madaxweynaa naqaanaa,” ayuu yiri musharrax Cabdullaahi Goodax Barre. Sidoo kale wuxuu kasoo horjeestay damaca Dabageed ee ku aadan in kuraasta loo xiro shaqsiyaad gaar ah, isaga oo uu tilmaamay in aysan marnaba aqbali doonin arrintaasi. “Annaga marnaba ma yeeli doono kursi la xiro ee la leeyahay anigaa xiray qofkaasna siiyey hadda ka hor madaxweyne ku xigeenku fagaare ayuu ka sheegay in uusan marnaba jirin Qabiil kursi looga haraayo oo mataqaanaa iyagu magacaabi doonaan,” ayuu sii raaciyey. Waxa kale oo uu intaasi kusii daray “Waxaan ka baqayaa haddii la kala xishoon waayo in meeshaas ay kasoo baxdo dhibaato weyn.” Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo uu haatan soo shaac baxay khilaaf u dhexeeya hoggaanka HirShabelle oo isku qabtay maamulka kuraasta ku harsan Beledweyne. Khilaafkan ayaa kusoo aaday xilli xasaasi ah, isla-markaana lagu jiri xaalad kala guur ah oo ka dhalatay daaha doorashooyinka oo haatanla filayo in la soo gabagabeeyo 15ka Maarso. -
Dhaqdhaqaaqa ka socdo Beledweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Guudlaawe wants Sanbalooshe, Goodax Barre and co. to be candidates. Dabageed wuxuu rabaa asaga loogu dambeeye kuraasta tolkiisa, kuwa aan soo sheegayna meesha ka tuuro. Khilaaf culus oo soo kala dhexgalay madaxda ugu sareysa maamulka Hirshabeelle Ila wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Dabageed uu soo kala dhex galay khilaaf culus oo salka ku haaya qaabka loo maamulayo doorashada 11 kursi oo taala magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wararaka la helaayo ayaa intaasi ku daraya in khilaafka Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed uu ka dhashay is faham waa la xariira hab maamulka doorashada 11-ka kursi oo horay jadwalkooda loo shaaciyay, islamarkaana Maanta lagu waday in la diiwaan geliyo Musharaxiinta ku tartameysa kuraastaasi oo dib u dhac ku yimid. Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa la sheegayaa inuu doonayo in kuraasta harsan ee Baledweyne taala doorashadooda la furo, halka Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed uu isna doonayo in kuraasta harsan qaarkood in loo xiro musharaxiin gaar ah. Waxaa sidoo kale lasoo warinayaa in khilaafka labada masuul soo kala dhex galay inuu sameyn ku yeeshay guddiga doorashada Hirshabeelle oo la sheegay iney la kala safteen Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka, waxaana wararkii ugu dambeeyay ay haatan sheegayaan in hoolka doorashada ay xirteen ciidamo daacad u ah Yuusuf Dabageed. 11-ka kursi ee sababay khilaafka xoogan ee soo kala dhexgalay madaxda ugu sareysa Hirshabeelle ayaa ah kuraas ay ku fadhiyaan shaqsiyaad miisaan sare ku leh siyaasadda Soomaaliya, kuwaas oo waqtigaan ciidamo farabadan ku dhex haysta gudaha magaalada Baledweyne. Khilaafka labadaan masuul ayaa noqon kara mid saameyn adag ku yeelan kara dhameystirka doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11 ee dalka, xili mudada loo qabtay dhameystirka doorashada ay ka harsan tahay sideed maalmood oo kaliya. -
Dhaqdhaqaaqa ka socdo Beledweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Another renewed isqabqabsi. Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay afaafka hore ee Madaxtooyada Hirshabeelle ee magaalada Baledweyne Inta la xaqiijiyay 2 ruux ayaa ku geeriyooday 3 kalana way ku dhaawacmeen dagaal mudo kooban ka socday afaafka hore ee aqalka Madaxtooyada maamulka Hirshabeelle ee magaalada Baledweyne. Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dagaalkan Maanta ka dhacay gudaha xerada Lamagalaay ee sababay khasaaraha isugu jira dhimashada iyo dhaawaca iyo cida uu u dhaxeeyay dagaalka. Xerada Lamagalaay waxaa ku yaala aqalka madaxtooyada Hirshabeelle, kan maamulka gobolka Hiiraan iyo hoolka lagu qabanayo doorashada kuraasta Golaha shacabka, waxaana ku wada sugan gudaha xeradaasi boqolaal ciidan oo ka kala amar qaata madaxda Hirshabeelle, Xildhibaanadda waqtiga ka dhamaaday iyo kuwa isbadal doonka ah. Dagaalkan ayaa imaanaya xili saacadahii lasoo dhaafay uu cirka isku sii shareeray khilaaf culus oo u dhaxeeya madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa, kuwaas oo isku fahmi waayay hanaanka loo maamulayo doorashada 11-kursi oo ka harsan kuraasta Baledweyne taala ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Xaalada magaalada ayaa haatan ah wali mid cakiran maadama ciidamadii wada dagaalamay ay wali kuwada sugan yihiin gudaha xerada lamagalaay ee magaalada Baledweyne, mana jirto wax war ah oo kasoo baxay maamulka Hirshabeelle oo ku aadan dagaalka goordhaw ka dhacay afaafka hore ee aqalka Madaxtooyada Hirshabeelle ee magaalada Baledweyne. Xigasho -
Not like that. They are very vindictive since Biden sidelined them for a whole year, since Jan. 2021. Aargudasho ayee wadaan, plus they want Orangecon to be back in the Aqalka Cad in 2024 and GQP to control the Congress later this year. They really like GQP, who they can easily buy. Anyway, U.S. has banned shidaalka Ruushka now and are desperate for oil production increases. They sent senior officials to Venezuela and the talks are ongoing.
-
I don't follow KiikuuyoOnline, but if this is true, excellent news.
-
I know barfasoor C/raxmaan Aaden Yare Ibbi. His family is a long time family friend of my late parents since 1960s. Si xun ayaa loo galay maskiinka. However, he has been a xildhibaan since shirkii Carte ee 2000.
-
Why loogu horistaagayaa
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Shariifkana jidkii kuwii hore mareen la marsiiyey. Eesh caleeg. This is the worst, least independent baarlamaan Soomaaliya soo marto. Waxa meesha lagu soo dhoob dhoobay are kuwa faraha loogu yeero with zero aragti ee leeyihiin. -
Ruushka is striking back by blocking American-based social media:
-
Can't-have-their-cake-and-eat-it-too moment: Mareykanka and the Zionist regime do commit war crimes carte blanche all the time. Plus they don't recognize the legitimacy of Den Haag court. Hence not supporting this incidental tweet nor do they want to delete it.
-
Deni's Presidential decree doesn't work in Bosaso
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to baala xoofto's topic in Politics
He will attack Reer Dayaano after the selections in Boosaaso. It seems waxaa lagu qanciyey inay soo fara gishan xulashada and keep their jago. -
-
-
They might shut off the electricity to Kyiv now. I heard this plant provides half of the electricity to whole of Ukraine. Hayeey.
-
-
Fake?
-
Game changing:
-
Current -March 3rd - Ruushka's advancement:
-
First major magaalo falls: Ukraine: Russian troops take control of key city of Kherson - mayor Russian forces have seized control of a key port city in southern Ukraine, the mayor says. Kherson is the first major city to be taken by Russia, after heavy fighting, since it invaded a week ago. Its mayor, Igor Kolykhaev, said Russian troops had forced their way into the city council building and imposed a curfew on residents. Several cities have come under intense shelling, with Wednesday one of the most destructive days of the fighting. An investigation into possible war crimes and crimes against humanity committed in Ukraine has been launched by the International Criminal Court (ICC) in The Hague. Russia has for the first time admitted taking heavy military casualties during its attack on Ukraine, with 498 troops killed and a further 1,597 injured. Ukraine says Russia's losses run into the thousands. - BBC
-
Waa runtaa, Galbeedi. I actually felt terrible for Reer Ukraine lagu soo duulay. I no longer am. Western media's endless propaganda caadi ma'aha. Cunsuriyiintii ayee noo amaanayaan. Coverage of Ukraine has exposed long-standing racist biases in Western media “This isn’t a place, with all due respect, like Iraq or Afghanistan, that has seen conflict raging for decades,” Charlie D’Agata, a CBS correspondent in Kyiv, told his colleagues back in the studio. “You know, this is a relatively civilized, relatively European — I have to choose those words carefully, too — city where you wouldn’t expect that or hope that it’s going to happen.” Putin’s criminal invasion of Ukraine has generated an inspiring wave of solidarity around the world, but for many — especially non-White observers — it has been impossible to tune out the racist biases in Western media and politics. D’Agata’s comments generated a swift backlash — and he was quick to apologize — but he was hardly the only one. A commentator on a French news program said, “We’re not talking about Syrians fleeing bombs of the Syrian regime backed by Putin; we’re talking about Europeans leaving in cars that look like ours to save their lives.” On the BBC, a former deputy prosecutor general of Ukraine declared, “It’s very emotional for me because I see European people with blue eyes and blond hair ... being killed every day.” Even an Al Jazeera anchor said, “These are not obviously refugees trying to get away from areas in the Middle East,” while an ITV News reporter said, “Now the unthinkable has happened to them, and this is not a developing, Third World nation; this is Europe.” British pundit Daniel Hannan joined the chorus in the Telegraph. “They seem so like us. That is what makes it so shocking. War is no longer something visited upon impoverished and remote populations. It can happen to anyone,” he wrote. The implication for anyone reading or watching — particularly anyone with ties to a nation that has also seen foreign intervention, conflict, sanctions and mass migration — is clear: It’s much worse when White Europeans suffer than when it’s Arabs or other non-White people. Yemenis, Iraqis, Nigerians, Libyans, Afghans, Palestinians, Syrians, Hondurans — well, they are used to it. The insults went beyond media coverage. A French politician said Ukrainian refugees represent “high-quality immigration.” The Bulgarian prime minister said Ukrainian refugees are “intelligent, they are educated. ... This is not the refugee wave we have been used to, people we were not sure about their identity, people with unclear pasts, who could have been even terrorists.” It’s as if, in our anger and horror at the scenes of Russia’s aggression, we are incapable of recognizing a simple fact: We’ve seen this before. A Vanity Fair special correspondent denied precisely that in a tweet: “This is arguably the first war we’ve seen (actually seen in real-time) take place in the age of social media, and all of these heart-wrenching images make Russia look utterly terrible.” The tweet was erased — like the experiences of many who have documented the horrors of war in recent decades on social media and beyond. Putin’s military also intervened ferociously in Syria, backing a murderous regime. That war unleashed a level of mass death, suffering, destruction and displacement not yet seen in Ukraine — but the West’s response was far less empathetic. The same can be said of the U.S. invasions and military operations in Afghanistan and Iraq; the catastrophic Saudi-led war in Yemen; the Israeli occupation of the Palestinians. This double standard is so evident in how we as Westerners engage in international relations. Far too often, we dehumanize non-White populations, diminishing their importance, and that leads to one thing: the degrading of their right to live in dignity. Beyond the moral and ethical imperatives, there are geopolitical ones — by engaging with suffering in this myopic way, we embolden other Putins. They realize that the checks against them will be mostly weak and ineffectual, as long as the so-called civilized world is left alone. It’s true that states often intervene to protect their own interests. For all the talk of “values,” it’s usually cold pragmatism that informs decisions. But it is also true that our “interests” are informed, tremendously, by our values. When our values stipulate that there is a civilizational ladder, where a population is on one end of it and everyone else is far below, then we lose the moral high ground. Solidarity with the brave people of Ukraine has reminded us all what is possible when empathy is really felt, but it will be bittersweet if our solidarity is really just skin-deep. Our media has a big role to play to avoid this. Many do an excellent job, but too many need to do a lot better. - Washington Post