-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Magaalada Beydhabo oo goordhow ay la wareegeen xoogagag hubeysan ee Al-shabaab. Xoogagga Al-shabaab ayaa goordhow dagaal kula wareegay magaalada Beydhabo halkaas oo ay saaka ka guureen ciidamada Itoobiya. Xoogagga Al-shabaab ayaa muddo kooban dagaal la galay ciidamada dowladda KMG ah oo garab ka helaya maleeshiyo beeleedyo hubeysan. Xarumaha muhiimka ah sida xarunta madaxtooyada, ADC-da iyo saldhigga booliska ayey xoogagga Al-shabaab la wareegeen, waxaana magaalada Beydhabo ka taagan xiisad. Saraakiil sarsare oo uu ku jiro afhayeenka Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay gudaha u galay magaalada Beydhabo halkaas oo ah fariisinka labaad ee ugu weyn dowladda KMG ah ahna xarun muhiim u ah dowladda KMG ah. Wixii soo kordha kala soco wararkeena dambe Insha'alaah.
-
The entire deep south is under their control. They have formidable presence in Xamar environs, Hiiraan, and central Somalia. The TFG only exists only in name today!
-
War deg deg ah Magaalada Baydhaba oo gashay gacanta Alshabaab war hada na soo gaaray ayaa sheegay in dhamaan gabi ahaanba la wareegeen Magaalada Baydhaba dhaliyara diimeydka Alshabaab kuwaa oo gabi ahaanba sugayo amanaka Baydhaba. Xarakada Alshabaab ayaa ka talisa intabadan gobolada dalka iyadoona xiligaan gacanta ku heysa dhamaan Bay iyo Bakool Wali magaalada waxaa laga maqlayaa rasaas xoogan oo la ogeen cida u dhaxeysa iyadoona la sheegayo xildhibaanadii fara ku tiriska ahaa ee ku harayna ay qateen diyaarad qaas ah oo keneysa magaalada Byadhaba dayniilecom@hotmail.com deyniilenews@yahoo.com
-
Baydhabo: Qeybo ka mid ah Baydhabo oo ay ka talinayaan Al- Shabaab. 26. januar 2009 Baydhabo(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in ay Koonfurta Magaaladaasi qeybo ka mid ah markan maamulayaan Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, siiba Kooxda Al- Shabaab. Ciidamo uu hogaaminayo Afhayeenka Ururkaasi Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abu Mansuur) ayaa galay xarun ay ku shiri jireen Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana lasheegay in aysan jirin wax dagaal ah oo ka dhacay gudaha iyo daafaha Magaalada. Al- Shabaab lama aysan kulmin wax iska caabin ah, waxa ayna ku waramayaan Warar Madax banaan in ay Al- Shabaab isku balaarinayaan Magaalada Baydhabo ee koonfurta Soomaaliya, ayagoo aysan jirin wax iska caabin ah oo kaga imaanaysa dhinacyada ka soo horjeeda ee ku sugan Magaaladaasi. Xubno ka tirsan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya una dhashay Magaalada Baydhabo ayaa ku sugan magaalada oo uu ka mid yahay Maxamed Ibraahim Xaabsade oo ka tirsanaa Hogaamiyaashii maamulayay Magaalada Baydhabo, intii aysan saldhigan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Dadka Magaaladaasi ayaa dagay, markii ay arkeen in aysan jirin wax dagaal ah oo lagala hortagay Al- Shabaab, waxa ayna dadku Magaaladu maanta bililiqo xoog leh ugeysteen Xarumihii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayagoo galay Xarunta Madaxtooyada oo ay guud ahaan fujisteen, luguna arkayo galabta Darbida oo dhisan oo kaliya. F. C. Geylan AllPuntland
-
Xaalada Magaalada Baydhabo ayaa ku jirta kala guur, iyadoona Magaalada ay ka oogan yihiin xiisado iyo dareen cabsi dagaal oo laga qabo in halkaas ay ka dhacaan waqtiyada dhow, waxaana bar bar soconaya kulamo ay leeyihiin Odayaasha iyo waxgaradka, kaas oo ay xaalada ku dejinayaan. Barqanimadii maanta ayaa waxaa Magaalada laga maqlayo rasaas iyo qaraxyo is xigay, taasoo sababtay dhimasho iyo dhaawac, waxaana jawiga Magaalada uu yahay mid kacsan oo is bedel weyn uu ka muuqdo. Maleeshiyaadka degaanka iyo Ciidamada booliiska oo u kala jab jabay qaab qabiil ayaa waxaana dhex maray is rasaaseyn qadar daqiiqado socotay, waxaana soconaya bililaqo aad u baahsan oo loo geysanayo Xarumihii Dowladda gaar ahaan Xarunta Madaxtooyada oo saddexdii sano ee la soo dhaafay uu ka howl galayay Madaxweynihii hore C/llaahi Yuusuf. Wararka ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka deegaanka oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ay isaga kala gooshayaan qeybo ka mid ah Magaalada, waxaana dareenka cabsi uu yahay dagaal ay Alshabaab Magaaladaas ku soo qaado. Dadka deegaanka ayaa qaba cabsi xoog leh oo ku aadan in dagaalo lagu jilbo murxo uu halkaas ka dhaco marka ay soo galaan Magaalada Xoogaga Alshabaab oo ku sugan Duleedka Magaalada. Goobihii ganacsiga ayaa ah kuwo albaabada loo laabay, dhaq dhaqaaqii gaadiidka ayaa joogsaday, cid walba ayaa ku sugan Hoygeeda, waxaana ay dhegaha u taagayaan tallaabada xigta. Kulan ay qaateen Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Beelaha Digil iyo Mirifle ayay ka soo saareen ilaa Labo gudi oo wax ka dajinaya Xaalada Magaalada, isla markaana la kulmaya Xoogaga Alshabaab si loo baajiyo dagaal ka dhaca Magaalada Baydhabo. Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa ku sugan Magaalada Baydhabo, kuwaasoo ka soo jeeda deegaanka, waxaana ay ugu baaqsadeen Magaalada Jabuuti arrimaha bixida Ciidamada Ethiopia oo saaka faarujiyay Magaalada, waxaana la sheegay in Wasiiradaas iyo Xildhibaanada uu horboodayo Maxamed Ibraahim Xaabsade in Maleeshiyaadka deegaanka ay u gacan geliyeen Hubka, isla markaana u sheegeen inay is daafacaan hadii la soo weeraro. Afhayeenka Alshabaab oo dadweynaha reer Baydhabo kala hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ujeedkooda uu yahay inay Magaalada qabsadaan, waxaana uu u digay Maleeshiyaadka oo uu ugu baaqay inay hubka iska soo dhiibaan, hadii kalena ay afka ciida u darayaan waa sida uu yiri. 48-ka saac ee soo socda ayaa la filayaa inay wax iska badalaan muuqaalada kala duwan ee ka taagan Magaalada xarunta u ah Magaalada Baydhabo. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.com Jowharcom@gmail.com
-
Somali lawmakers vote in favor of parliament’s enlargement Monday, January 26, 2009 Mogadishu, Somalia (APA) - Members of the Somali Transitional Federal Parliament on Monday unanimously voted for the extension of the parliament to pave the way for an all-inclusive legislature which will elect a speaker and a president within the next few days. Before voting began, Djibouti’s representative to the Somali peace talks and the minister for Justice Hamid Abdi Sultan urged Somali lawmakers to show a great responsibility to safe the war-weary Somali people from renewed civil war. After a lengthy discussion, the acting Somali president and parliament speaker Sheikh Aden Mohamed Nur Madoobe announced that Somali legislators unanimously voted in favor of the extension of the parliament. “Two hundred and twenty lawmakers have participated in today’s meeting, 211 of them agreed to enlarge the parliament, six against while three abstained, so the parliament is extended from now on and recently 275 members from the opposition Alliance for the Re-liberation of Somalia (ARS) will join us” the speaker and acting president Sheikh Aden Mohamed Nur Madoobe told lawmakers on Monday. On Sunday evening, the Islamist-dominated ARS nominated Islamic courts chairman Sheikh Sharif Sheik Ahmed as its sole candidate for the upcoming presidential election. The international community-backed Somali peace process in Djibouti is the latest of 15 failed attempts to look for a lasting solution and a national functioning government for Somalia which has been engaged in bloody civil wars for nearly two decades. Source: APA, Jan 26, 2009
-
^I never appreciate the fact that Sharif came to Mogadisho while Tigrays were still occupying the land and subjugating the Somali people, but to his credit, he has been calm and consistent. Anyway, we have unique oppurtunity for peace to prevail in Somalia, let's hope we don't squander this around. The stakes are bigger than Sharif, I hope he realises and work for the good of people, not fell in love with power and not bogged down by internal squabbles. Madi kale, let's not turn into personality worship. Reason will go out of the window once a personality becomes greater than the movement. LoooooooL@Thierry
-
Sheik Shariif Nominated for Somalia’s Presidency Hiiraan Online Sunday, January 25, 2009 Mogadishu, Somalia (HOL) - The Alliance for the Re-liberation of Somalia (ARS) has nominated Sheik Shariif Sheik Sheik Ahmed for the presidency of Somalia in a meeting they held today in Djibouti. In a press conference following the their meeting, Prof. Abdurrahman Hajji Ibbi read a communiqué stating that Sheik Shariif is their only candidate for the presidency of Somalia. Sheik Shariif also spoke at the press conference and thanked members of the ARS for nominating him as their candidate for the presidency of Somalia and said he accepts their nomination. The ARS has 275 members in the enlarged Parliament of 550 members. The other 275 members come from the Transitional Federal Government (TFG). While the ARS has only one candidate, so far, running for the presidency of Somalia, there are several candidates on the TFG side running for the presidency. Among those who have declared their intention to run for the Somalia’s presidency include the acting Prime Minister Mr. Nuur Hassan Hussein (Nuur Ade), the former Prime Minister of the TFG Mr. Ali Mohamed Gedi, Mr. Mohamed Qanyare Afrah, Mr. Mohamed Mohamud Guuleed Ga’mo Dheere, Dr. Ali Khaliif Galayr, Mr. Ade Gaabow and Yusuf Omar Azhari.
-
Somaliland: Intelligence Seize Portable Anti-Aircraft Weapons
Che -Guevara replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Who's running the show horta, and how the weapons fell into Tigray hands? -
An 11-year-old Mexican boy has killed six young bulls in a single fight, apparently becoming the world's youngest matador to achieve the feat. He first entered the ring when he was four, killed his first bull calf two years later and has since taken on dozens of animals around the world. His rise to fame has not been without controversy, but the little bullfighter has been defiant in the face of criticism. web page
-
Cops: Woman Shoots Boyfriend for Not Letting Her Sleep
Che -Guevara replied to roobleh's topic in General
He had it coming -
I agree NOW it is time to lay down the arms, and let common sense prevail. My point of contention has always been there is no peace while your enemy is still amongst you, but now Ethiopia is defeated, I hope we don't turn the guns on each other. There are two important things that needs to happen, inclusion of Al-Shabaab into what ever political process that's undertaken, and exclusion of the discredited warlords from the process. Once peace is secured in the south, the northern and eastern territories could be enticed to join.
-
Ethiopia withdraws last troops from Somalia By Anita Powell Associated Press Jan 25, 2009 ADDIS ABABA, Ethiopia—Ethiopia has withdrawn all of its troops from Somalia, an Ethiopian official said Sunday, the day before Somali legislators are scheduled to vote for a new president. Bereket Simon claimed the last Ethiopian troops had been withdrawn after crushing al-Shabab -- a Somali Islamist militia that nevertheless remains the strongest and most aggressive in Somalia. The Ethiopian withdrawal began earlier this month. "We have finally come to complete the withdrawal in the last two to three days," he said. "We have been able to crush (Kixkxkxixkxikxix Loooooooooooooool right) the clear and present danger." The Ethiopians chased an Islamist administration from the Somali capital in 2006 at the request of Somalia's U.N.-backed government. Al-Shabab, which the U.S. state department says has ties to al-Qaida, was part of a broad alliance that made up the Islamic administration. But the U.N.-backed government was weakened by infighting and corruption and failed to deliver security or basic services, even with Ethiopian military backing. It now only controls a few blocks of the capital and the parliamentary seat of Baidoa. By contrast, Al-Shabab controls several major cities and on Saturday it launched a suicide attack on an African Union peacekeepers base that killed 14 people. It has threatened to focus its attacks on AU troops now that Ethiopian troops have left Mogadishu. Al-Shabab and other Islamist militias control most of southern and central Somalia. One Islamist faction, which signed an ineffectual peace deal with the government last year, is expected to help elect a new Somali president Monday at a meeting of legislators in the neighboring country of Djibouti. The previous president resigned last month. Al-Shabab, which the Ethiopians claim to have crushed, is one of the other factions that has refused to take part in the peace process or elections. They made substantial territory gains in the second half of last year, but have recently begun fighting other Islamist militias that disagree with their hardline interpretations of Islamic law. The Ethiopians say they will maintain a military presence on their long, porous border with Somalia and reserve the right to re-enter the country if they are threatened. Source:AP
-
Warlords are being rearmed, but hopefuly Roobow will chase Haabsade out of the town.
-
Baydhabo: Magaalada Baydhabo oo ay baneeyeen ciidamada Itoobiya & Hub ay ku wareejiyeen Siyaasiin udhalatay Baay iyo Bakool. 25. januar 2009 Baydhabo(AllPuntland)- Ciidamada Itoobiya ayaa baneeyey Saldhigyo muhiim ah oo ay ku lahaayeen gudaha Magaalada Baydhabo ee koonfurta Soomaaliya, markii ay Xukuumada Addis Ababa amar ku siisay in ay ciidamadeedu ka soo baxaan gudaha Soomaaliya oo ay galeen mudo laga joogo labo sanno iyo dheeraad. Ciidamada Itoobiya oo ku hubeysan gaadiid dagaal oo ah kuwa Milateriga ayaa maanta lugu arkayay gudaha iyo daafaha Magaalada Baydhabo, markii ay ka soo baxeen Saldhigyadii Milateri waxaana dadka Magaalada Baydhabo amar lugu siiyay saaka in aysan ka soo bixin guryahooda. Ciidamada Itoobiya ayaa wadada ka baxda Baydhabo uga baxay si nabadgalyo ku jirto, mana loo geysan wax weerar ah, inkastoo ay Magaaladaasi uga tageen cabsi lixaad leh oo ay xalay ku seexdeen dadka Magaalada Baydhabo, oo ah in ay Ururka Al- Shabaab la wareegayaan magaaladaasi. Intii aysan ka bixin Magaalada Baydhabo ciidanka Itoobiya, waxa ay hub aan tiradiisa la aqoon, balse leh noocyada kala duwan ee Hubabka ay ku wareejiyeen qaar ka mid ah Hogaamiyaashii hore ee dalka Soomaaliya, gaar ahaana Maxamed Ibraahim Xaabsade oo horay umaamulayay Magaalada Baydhabo, intii aysan dagin magaaladaasi dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Hubkaasi ayaan la aqoonin macnaha wareejintiisa, waxaana Warar wargal ah ay sheegeen in ay dawladda Itoobiya ula jeeday hubkaasi ay siisay Xaabsade in uu ku difaaco Magaalada Baydhabo oo ay agagaarkeeda joogaan Kooxda Al- Shabaab ciidamo ka amar qaata, kuwasoo ay dad badan cabsi ka qabaan in ay qabsadaan Magaalada Baydhabo ee koonfurta Soomaaliya. Shalay ayay ahayd markii ay Saraakiisha Itoobiya la kulmeen Xildhibaano ka soo jeeda gobalada Baay iyo Bakool, ayna kala hadleen bixitaanka ciidamada Itoobiya & Iskaashi dhexmara Dadka ku dhaqan gobaladaasi iyo dawladda Itoobiya, sida ay ku waramyaan Warar hoose oo ka soo baxaya Magaaladaasi Baydhabo. Askarta Itoobiya ee maanta ka baxday Magaalada Baydhabo ayaa qaarkood ay ku sugnaayeen Magaaladaasi, tan iyo wixii ka dambeeyey markii ay soo galeen gudaha Soomaaliya, ayagoo goobahaasi aad ukala bartay, waxa ayna dadka qaarkood udhaqaaqeen galabta goobihii ay ka baxeen ciidamada dawladda Itoobiya oo saaka ka dhaqaaqay Magaaladaasi. Markii ay ciidamada Itoobiya ka soo baxayeen Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya, waxa ay hubkoodii kala wareegeen ciidamo ka tirsanaa dawladda Faderaalka ee Soomaaliya iyo Hogaamiyaal caanka ah gudaha Soomaaliya oo uu ka mid yahay Maxamed Cumar Xabeeb iyo rag kale oo ay ciidamadoodu joogaan Magaalada Muqdisho, waxa ayna dad badan ku jaha wareersan yihiin sababaha ciidanka Itoobiya ay hubka ugaga tageen Baay iyo Bakool. F. C. Geylan AllPuntland
-
Axad, January 25, 2009(HOL): Golaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo shir ku yeeshay Magaalada Djibouti ayaa shaaca ka qaaday in uu xilka madaxweynenimada Soomaaliya u soo sharaxday Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Xubnaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo shir ku yeeshay Hotel ku yaala Magaalada Djibouti ayaa isku raacay in uu musharaxooda kaliya uu yahay Guddoomiyaha Isbaheysigaas Shiikh Shariif Shiikh Axmed, waxaana shirkaas kadib saxaafadda u aqriyay qoraalka golaha ka soo baxay Prof. C/raxmaan Xaaji Ibbi oo ka mid ah xubnaha ugu firfircoon golahaas. Shiikh Shariif oo isna ka hadlay madasha looga dhawaaqay musharaxnimadiisa ayaa wuxuu u mahadceliyay xubnaha Isbaheysiga ee u gartay in uu musharax u noqdo, wuxuuna intaas ku daray in uu aqbalay in uu musharax u noqdo Isbaheysiga. Xubnaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo 275 Mudane ku leh Baarlamaanka Dowladda Midnimada Qaran oo isu geyntiisa dhan 550 mudane ayaa wuxuu soo sharaxday hal musharax oo u taagan xilka Madaxweynenimada Soomaaliya, halka dhinaca kale ee TFG-da ay jiraan musharixiin dhowr ah oo xilkaas si is-barbar yaac ah ugu tarmaya. Waxaa jira musharixiin badan oo jagadaas u hanqal taagaya, kuwaasi oo isugu jiray kuwo dowladda Federaalka ka tirsan iyo kuwa banaanka ka ah, kuwaasi oo iyana horay u soo qadimay musharaxnimadooda xilka madaxweynenimada Soomaaliya. Horay waxaa isu soo sharaxay Sii hayaha Xilka Ra’iisal Wasaarenimada Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi, Maxamed Qanyare Afrax, Maxamed Maxamuud Guuleed Gacma-dheere, Dr. Cali Khaliif Galeyr, Guddoomiyihii hore e maamulka Gobolka Banaadir Cadde Gaabow, La-taliyihii madaxweynihii hore ee Soomaaliya Yuusuf Cumar Azhari, Jen. Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo dhinaca Ammaanka La-taliye uga ahaa C/llaahi Yuusuf iyo musharixiin kale oo iyana isa soo bannaan bixin doona saacadaha soo socda. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
-
It did well at the Golden Globe..a good indicator how oscars would go. Wasn't the kid actor in Skins (teenage drama) on BBC America? Old Indian timers like Anil Kapoor are in it.
-
^Just some of us
-
Nothing Cl, it is just two or three (Ibti) are in odd group...no saksy word to sway you Here's good start though US President Barack Obama has ordered the closure of the Guantanamo Bay prison camp as well as all overseas CIA detention centres for terror suspects. Signing the orders, Mr Obama said the US would continue to fight terror, but maintain "our values and our ideals". Two days after his inauguration, he also ordered a review of military trials of terror suspects and a ban on harsh interrogation methods. About 250 suspects have been held at Guantanamo Bay for years without trial. At Mr Obama's request, military judges have suspended several of the trials of suspects at Guantanamo so that the legal process can be reviewed. bbc
-
^Ilaahey naceen is no joke!!! There are other ways of giving good beatdown without invoking the above mentioned!
-
Qalbi-Adeyg ..Wax kasta xad inee leeyihiin ma fiican.Khayr ha,isa seejin karaamadana iyo ixtiraamka ha,iska qaadin.Waa talo walaaltinimo!!
-
Originally posted by xiinfaniin : Che, public pranouncements is what politicians do. Nurdin told us he would support Faroole if he loses but walked away at the end. Siilaanyo would break previous promises if he deems them unbenificial for his future, and in this case , for the bigger common good. Yes I am encouraging him You seem to bet on the wrong horse everytime.
-
^Siilaanyo has publicly vowed to support secessionism. That alone disqualify from any position not that I think he's interested in leading Somalia.
-
^LooooooooooooooooooL "All American presidents are the same and that we are a playground for their interests" Abu Ali, Cafe Owner, Baghdad.