Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Red......All of the sudden, I have no desire of being part of your rigtag team...Good day Sir
  2. Red...Why I'm in the defence anyway, and how come MMA is the goalkeeper, aand where is Horn n Allamagan(have they been intentionally left out ?)
  3. Ibti-Even your "Ku wii meel qaabsan weyeh" team seems exclusive since all came from two regions-P&S hybrid team. There should be a fourth-"There is another Somalia" team. Red is little more inclusive..I don't know how TFGers, Al-Shabaabers, and redeemed Somali/Punt landers would get along. Gheelle.T..I wish him luck.
  4. Gheelle.T. He's bright, but was ill advised, n I'm not talking him turning Faroole's offer.
  5. The prime motivation for all human behavior is the need to feel superior to someone else.
  6. ^I abandoned Nuridiin for reasons that are indicative to the Somali character. I really taught he's bright guy, but alas'
  7. ^Inoo anugu kala firooyo maaka kacabsaneey. Gheelle.T. Nagadaa ninyahow, you had Faroole's back from one day dee. Has Somalipride left with Cadde?
  8. A&T....There should be Non-Aligned Movement Team . Xiin could be the captain. I can't possibly play for the Puntland, and I'm sure others who feel that about Somaliland tea, Sharif, and other teams. I, Ibti, Xiin, and Red coming together. We will recruit more.
  9. A&T...Maxaa kaa sameeye? Emperor...not big of dissent eh?
  10. ^We need to id you to make sure you are who you claiming to be. When was SNM formed, and who was its first chairman?
  11. INTERVIEW-Somali Islamist leader wants peace with Ethiopia By Abdiaziz Hassan Jan 27, 2008 ____________ DJIBOUTI, Jan 27 (Reuters) - Somalia's Islamist presidential candidate said he wants to make peace with Ethiopia, bring young militia fighters into a national security force, and rebuild the country's social services. Sheikh Sharif Ahmed, the moderate Islamist leader from the Alliance for the Re-Liberation of Somalia (ARS), also told Reuters he was ready to discuss any political or religious issues with Islamist insurgents still fighting in Somalia. Ahmed, a law graduate from Libya, was chairman of the Islamic Courts' Union which ran Mogadishu in 2006. Initially welcomed for bringing order to a city ruled by warlords, Ethiopian troops invaded and ousted them from the capital. But the Ethiopian soldiers failed to quell a two-year Islamist insurgency and left Somalia on Monday. More than 16,000 civilians have been killed since the start of 2007, a million fled their homes and piracy has flourished off Somalia's coast. "It is very, very necessary to improve our relations with the neighbouring countries and to end the long dispute between Somalia and Ethiopia," Ahmed told Reuters late on Monday. "That will help the region's development, because poverty in the region is encouraging the conflict to continue and we have to stand for eradicating it," he said. Somalia's parliament agreed on Monday to invite 200 ARS members into an expanded assembly which international players hope will elect a new president this week. Another 75 seats have been left vacant for other opposition groups to join later. The challenge for any new leader will be to bring security to the Horn of Africa nation and persuade the array of Islamist fighters to end their struggle now the Ethiopians have left. NO REASON FOR KILLING NOW Ahmed said it was time for all Somalis to find peace, whatever their political or religious ideology, and he would try and convince hardliners to work in the nation's interest. "The insurgents had been fighting for the Ethiopian withdrawal. Now they have pulled out of the country, there is no reason to fight and kill more Somalis," he said. "If they have a political agenda, we are ready to talk to them. And the second issue may be based on religion, and we are ready to discuss that with them." Fighters in Al Shabaab, which is on Washington's list of foreign terrorist groups, have vowed to continue their fight to impose a strict version of Islamic law which has traditionally been shunned by more moderate Somalis. "In this new era, we have to improve security. We will try to join all the forces available, whether they are insurgents, the current security forces or former military," Ahmed said. "What these young militia men believe is not what they were born into. We will try to convince them how valuable it is to be a security officer working for the nation's interest," he said. Al Shabaab fighters captured Somalia's seat of parliament, Baidoa, on Monday, taking advantage of a power vacuum just hours after Ethiopian soldiers withdrew. Ahmed said including opposition parties absent from reconciliation talks in neighbouring Djibouti would be a priority, along with resettling the displaced, rebuilding the capital and restoring health services and education. "I believe there is a big hope of creating a government of national unity," he said. "There are no major differences between the Somali people. But there are some fishermen in the ocean of politics who want to destroy the image of the good people. We must face them and then stop them before they become obstacles to our efforts." (Writing by David Clarke; Editing by Giles Elgood) Source: Reuters
  12. SHIIKH SHARIIF: “Aad ayay muhiim u tahay in aan caddeyno Xiriirka aan la yeelaneyno dalalka deriska nala ah, waana in aan dhameynaa muranka waqtiga dheer….” Talaado, January 27, 2009(HOL): Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka mid ah musharixiinta u taagan jagada madaxweynenimada Soomaaliya ayaa sheegay in uu rabo in ay Soomaaliya iyo Itoobiyaan ku wada noolaadaan nabad iyo deirsnimo-wanaag, sidoo kalena uu doonayo in uu maleeshiyooyinka ka dhigo ciidamo amni, uuna dib u soo dhiso haddii la doorto adeegyada bulshada Soomaaliyeed. Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ay beesha caalamka ku tilmaanto qunyar-socod ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka Reuters oo uu wareysi gaar ah siiyay in uu diyaar u yahay in uu wada hadallo siyaasadeed iyo kuwo diineed la galo xoogagga weli ka dagaallamaya Soomaaliya. “Aad iyo aad ayay muhiim u tahay in aan caddeyno xiriirka aan la yeelaneyno dalalka deriska nala ah, isla markaana aan soo af-jarno muranka waqtiga dheer qaatay ee dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya”ayuu yiri Shiikh Shariif Shiikh Axmed. “Taasi waxay caawin doontaa horumarka gobolka, maxaa yeelay faqriga gobolka ka jira waxaa sal u ah isku dhacyada oo sii socda, waana in aan arrintaas ka gudubnaa”ayuu mar kale yiri Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Shiikh Shariif waxaa uu ka hadlay dilalka iyo dagallada ka sii socda Soomaaliya, wuxuuna carrabka ku dhuftay in aan xiligan loo baahneyn in ay sii socdaan dilalka iyo dagaallada, “Waa waqtigii ay Dadka Soomaaliyeed Nabadda wada raadin lahaayeen, ayna ka wada hadli lahaayeen danaha dadka iyo dalka”ayuu yiri Shiikh Shariif. “Xoogagga Muqaawamada waxay u dagaallamayeen in ay Itoobiya ka saaraan Soomaaliya, weyna ka saareen, sidaas darteed ma jirto sabab ay u sii dagaallamaan, ayna u dilaan dad badan oo Soomaaliyeed”ayuu mar kale yiri Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo intaas ku sii daray “haddii ay hayaan Ajende siyaasadeed, waxaan diyaar u nahay in aan la hadalno, arrinta labaadna waxaa asal u ahaan kara diinta , sidoo kalena waxaan diyaar u nahay in aan kala hadalno”. Waxaa uu ka hadlay Shiikh Shariif Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo ay Dowladda Washington ku dartay liiska argagixisada, wuxuuna sheegay in dhalinyarada Al-Shabaab waxa ay aaminsan yihiin ay yihiin wax aysan ku dhalan, hayeeshe waxaa uu xusay in ay isku dayayaan in ay kala hadlaan sida ay muhiim ugu tahay in ay ka mid noqdaan Ciidamada ka shaqeynaya Danta Qaranka Soomaaliyeed. Ugu dambeyntiina, Shiikh Shariif waxaa uu ka hadlay rajada uu ka qabo in ay miro ka soo baxaan wada hadallada Jibouti oo ay weli ka maqan yihiin rag mucaarad ah, wuxuuna sheegay in ay jirto rajo weyn oo lagu soo dhisayo dowlad-midnimo-qaran. “Ma jiraan wax kala duwanaasho weyn ah oo u dhaxeeya dadka Soomaaliyeed, laakin waxaa jira dad kalluumeysato ah oo ka jilaabta badweynta siyaasadda, kuwaasi oo doonaya in ay burburiyaan sawirka dadka wanaagsan, waa in aan wajahnaa, kadibna aan joojinaa inta aysan caqabad ku noqon dadaallada socda”ayuu yiri Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ah musharaxa kaliya ee ay Isbaheysiga u xoreynta Soomaaliya u soo sharaxdeen Xilka Madaxweynenimada Soomaaliya. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  13. ^You must give me a heart then
  14. ^I was making general comment. I have seen you or more like red your comments about being moved by Obama's speech, by Islamic lectures, by this song, and few other things I couldn't remember a top of my head. I will hear it IA.
  15. I would later, can't access youtube at work.
  16. Is it me or you are easily moved.
  17. Baydhabo: Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Baydhabo (Al-Shabaab oo sii deysay Xildhibaano dhowr ah oo gacanta ay ku dhigeen) 26. Januar 2009 Baydhabo(AllPuntland)- Wararkii ugu danbeeyay ee caawa naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in jawiga uu degan yahay, goobaha ganacsiga ay furan yihiin, isla markaana amaanka wadooyinka iyo goobaha muhiimka ay sugayaan Maliishiyooyinka Al-Shabaab ee galabta la wareegay. Maliishiyooyinka Jabhadul Islaamiya, Ururka Al-Shabaab ayaa si rasmi ah gacan ku heynta magaalada Baydhabo la wareegay, waxayna maliishiyooyinkaasi isku dhafan ay wadaan howlgalo lagu xoojinaayo amaanka guud ee magaalada Baydhabo. Warku wuxuu intaa ku darayaa in Xildhibaanadii ay gacanta ku dhigeen Al-Shabaab iyo Jabhadaasi isbaheystay in la sii daayey iyagoo aan waxba la gaarsiin, waxaana ka mid ah Xildhibaanada la sii daayey Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade, Xildhibaan Ibraahim ***** Yarow, Xildhibaan Ibraahin Kiish-buur, Guddoomiyaha Gobolka Bay C/fataax Ibraahim Geesey iyo Aadan Saransoor iyo xubno kale oo saraakiil ciidan ah, kuwaasi oo hubkii ay heysteen ku wareejiyay Xoogaga la wareegay gacan ku heynta Baydhabo, waxayna Xubnahaasi u dhaqaaqeen dhinaca Gobolka Bakool. Sii deysmada Mas'uuliyiintan ayaa ka danbeysay wada hadal dhex maray waxgaradka Gobolka, Saraakiisha Al-Shabaab iyo xubnaha gacanta lagu dhigay, kadibna si nabadgelyo leh loo sii daayey. Ka hor inta aysan la wareegin gacan ku heynta magaalada Baydhabo Al-Shabaab iyo maliishiyo horay ugu tirsaneyd Dowladda KMG ayaa dagaal fool ka fool la galay Al-Shabaab, inkastoo aan la ogeyn khasaaraha uu dagaalkaasi geystay, sidoo kale waxaa magaalada ka dhacday bililiqo mudo kooban socotay, taasoo hakaday markii Al-Shabaab ay soo galen gudaha Baydhabo. Xaalada ayaa haatan caadi ah, mana jiraan wax cabsi ah oo dadka ay muujiyanayaan, waxaana caawa ay dadku raxan raxan u socdaan wadooyinka waaweyn ee magaalada Baydhabo, iyadoo taasi aan in mudo ah dadku arkin tan iyo markii ay ciidamada Itoobiya gudaha u galeen Baydhabo. AllPuntland, Baydhabo
  18. Xoogaga Alshabaab oo sii daayay Xildhibaano uu ka mid ahaa Xaabsade iyo Abuu Mansuur oo Baydhabo ka sagootiyay. Ururka Alshabaab ee galabta la wareegay guud ahaan Magaalada Baydhabo ee xarunta Baarlamaanka ayaa sii daayay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka iyo xubno ka tirsan Maamulka Gobolka Baay oo ay gacanta ku dhigeen markii ay la wareegeen gacan ku heynta Magaaladaas. Sida ay sheegayaan wararka caawa ka imaanaya Magaalada Baydhabo Ururka Alshabaab ayaa sii daayay Wasiirka Gaadiidka cirka iyo Dhulka Maxamed Ibraahim Xaabsade, Xildhibaan Ibraahim ***** Yarow, Gudoomiyaha Gobolka Baay C/fataax Ibraahim Geesey iyo Aadan Saransoor oo ka mid ah Saraakiisha Ammaanka, kadib markii ay galabta ka qabteen Magaalada. Wararka ayaa sheegaya in Xildhibaanadaas iyo Ururka Alshabaab uu dhex maray is afgarad, iyagoona iska soo wareejiyay Hubkoodii, waxaana markii dambe ay isaga baxeen Magaalada Baydhabo, iyadoona uu jiray wada hadal hoose oo lagu sii daayay. Afhayeenka Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ay isku heyb yihiin Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa la sheegay inuu sii dhoweeyay Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Mas'uuliyiinta Gobolka Baay, waxaana ay abaareen dhinaca Gobolka Bakool, halkaasoo aan la ogeyn meesha ay uga sii gudbi doonaan. Xaalada Magaalada Baydhabo ayaa caawa degan iyadoona dadweyne aad u xamaasadeysan ay isugu soo baxeen wadooyinka Magaalada kuwaasoo ku faraxsan la wareegitaanka Magaalada, oo caawa markii u horeysay ay ganacsiga ay furan yihiin, waxaana mudooyinkii hore oo ay Ethiopianka joogeen Magaalada ay aheyd mid ganacsiga galbihii albaabada loo laabi jiray. Xoogaga Alshabaab ayaa gacanta ku dhigay Hub fara badan oo ay Ciidamada Ethiopianka ugu tageen Maleeshiyaadka deegaanka iyo kuwa Dowladda, waxaana Hubkaas oo ay ku jiraan gaadiidka dagaalka uu yahay kii ugu badnaa ee Shabaabka gacanta u galo mudadii labada sano ee ay dagaalka kula jireen Ethiopianka. Qabsashada Alshabaab ee Xaruntii Baarlamaanka ee Magaalada Baydhabo ayaa waxay fariin ku socoto tahay Xubnaha Baarlamaanka ee Jabuuti ku maqan oo markii hore fariisin KMG u aheyd, waxaana muuqata in aanay boos uga banaaneen Magaalada oo ay meel kale sii raadsadaan bacdamaa Alshabaab ay la wareegtay Magaalada oo idil. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.com Jowharcom@gmail.com
  19. Ibti-So you are saying you were never domesticated..Usually schools do that to kids, but you missed critical entrance. Do you they send to 'welcome' center? LooooooL@Jb..we shall wait then.
  20. ^The police protect and serve. Didn't they teach you that in grade school?
  21. ^How original, that warrants an investigation though I heard Jb is uncovering terror cells
  22. Islamists seize Somali MPs' base Islamist insurgents have captured most of Somalia's central city of Baidoa - one of the last strongholds of the fragile transitional government. Officials and witnesses say Islamists have seized the parliament building in the city, some 250km (155 miles) north-west of the capital Mogadishu. Some reports say the presidential palace is also under their control. The MPs are currently meeting in neighbouring Djibouti, where they are due to elect a new president this week. There has been widespread looting in Baidoa since the last Ethiopian troops pulled out overnight. The Ethiopian troops withdrew after two years of battling Islamist insurgents. Some 16,000 civilians have been killed in the conflict and a million more have been forced from their homes. Somalia has not had an effective national government since 1991, since when various militias have been battling for control. bbc.com Somali-Pirate...I don't think they care for pirates PS..Did anyone see Duke n JB today?
  23. ^We shall wait though the Al-Shabaab have been gaining ground. Let's hope they compromise. Meije...Agreed!
  24. Xoogaga Ururka Al Shabaab oo la wareegay gacan ku heeynta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay iyo xildhibaano ay gacanta ku dhigeen. Posted: 1/26/2009 3:57:00 PM Shabelle: BAYDHABO Xoogaga ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa la wareegay gacan ku heeynta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay oo horay xarun KMG ah u hayeed xildhibaanada Barlamanka KMG Soomaaliya iyadoo ay gacanra ku dhigeen mudanayaal ka tirsan Barlamanka KMG Soommaaliya. Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegayaa in galabta halkaasi ay la wareegeen ciidamada Ururka Al Shabaab kuwaasi oo la wareegay dhamaan xarumihii laf dhabarta u ahaa dowladda KMG Soomaaliya. Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Ururka Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen mudanayaal ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya kuwaasi oo ay ka mid yihiin Xildhibaan Max’ed Ibraahim Xaabsade iyo Ibraahim ***** Yarow kuwaasi oo ay ku lugaysiiyeen xaafadaha magaalada Baydhabo. Dagaal mudo gooban socday ayaa la sheegay in uu ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi iyo xarunta Barlamanka ee ADC-da halkaasi oo ay maanta ku dagaalemeen maleeshiyaad horay uga mid ahaa ciidamada dowladda KMG Soomaaliya kuwaasi oo qaab beeleed u kala baxay markii ay ka bixeen magaladaasi ciidamada Ethiopia,waxaana ay galabta xoogaga Ururka Al Shabaab kala ceyriyeen maleeshiyaadkii halkaasi ku suganaa. Majiraan ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay dhanka Ururka Al Shabaab hase ahaatee wararka qaar ayaa sheegaya in uu magaaladaasi ka hadli doono Afhayeenka Ururkaasi oo la sheegayo in uu haatan gudaha magaaladaasi ku dhex wareegayo. Maanta ayay aheeyd markii guud ahaan magaaladaasi Baydhabo ay isaga guureen ciidamada Ethiopia ee mudada labada sano aheeyd ku sugnaa,waxaana ay arintaani amaanaysaa xili xoogaga muqaawamada ay tartan ugu jiraan la wareegida goobihii ay baneeyeen ciidamada Ethiopia kuwaasi oo sugaya ammaanka goobahasi. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.