Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,789
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    273

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^I was making general comment. I have seen you or more like red your comments about being moved by Obama's speech, by Islamic lectures, by this song, and few other things I couldn't remember a top of my head. I will hear it IA.
  2. I would later, can't access youtube at work.
  3. Is it me or you are easily moved.
  4. Baydhabo: Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Baydhabo (Al-Shabaab oo sii deysay Xildhibaano dhowr ah oo gacanta ay ku dhigeen) 26. Januar 2009 Baydhabo(AllPuntland)- Wararkii ugu danbeeyay ee caawa naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in jawiga uu degan yahay, goobaha ganacsiga ay furan yihiin, isla markaana amaanka wadooyinka iyo goobaha muhiimka ay sugayaan Maliishiyooyinka Al-Shabaab ee galabta la wareegay. Maliishiyooyinka Jabhadul Islaamiya, Ururka Al-Shabaab ayaa si rasmi ah gacan ku heynta magaalada Baydhabo la wareegay, waxayna maliishiyooyinkaasi isku dhafan ay wadaan howlgalo lagu xoojinaayo amaanka guud ee magaalada Baydhabo. Warku wuxuu intaa ku darayaa in Xildhibaanadii ay gacanta ku dhigeen Al-Shabaab iyo Jabhadaasi isbaheystay in la sii daayey iyagoo aan waxba la gaarsiin, waxaana ka mid ah Xildhibaanada la sii daayey Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade, Xildhibaan Ibraahim ***** Yarow, Xildhibaan Ibraahin Kiish-buur, Guddoomiyaha Gobolka Bay C/fataax Ibraahim Geesey iyo Aadan Saransoor iyo xubno kale oo saraakiil ciidan ah, kuwaasi oo hubkii ay heysteen ku wareejiyay Xoogaga la wareegay gacan ku heynta Baydhabo, waxayna Xubnahaasi u dhaqaaqeen dhinaca Gobolka Bakool. Sii deysmada Mas'uuliyiintan ayaa ka danbeysay wada hadal dhex maray waxgaradka Gobolka, Saraakiisha Al-Shabaab iyo xubnaha gacanta lagu dhigay, kadibna si nabadgelyo leh loo sii daayey. Ka hor inta aysan la wareegin gacan ku heynta magaalada Baydhabo Al-Shabaab iyo maliishiyo horay ugu tirsaneyd Dowladda KMG ayaa dagaal fool ka fool la galay Al-Shabaab, inkastoo aan la ogeyn khasaaraha uu dagaalkaasi geystay, sidoo kale waxaa magaalada ka dhacday bililiqo mudo kooban socotay, taasoo hakaday markii Al-Shabaab ay soo galen gudaha Baydhabo. Xaalada ayaa haatan caadi ah, mana jiraan wax cabsi ah oo dadka ay muujiyanayaan, waxaana caawa ay dadku raxan raxan u socdaan wadooyinka waaweyn ee magaalada Baydhabo, iyadoo taasi aan in mudo ah dadku arkin tan iyo markii ay ciidamada Itoobiya gudaha u galeen Baydhabo. AllPuntland, Baydhabo
  5. Xoogaga Alshabaab oo sii daayay Xildhibaano uu ka mid ahaa Xaabsade iyo Abuu Mansuur oo Baydhabo ka sagootiyay. Ururka Alshabaab ee galabta la wareegay guud ahaan Magaalada Baydhabo ee xarunta Baarlamaanka ayaa sii daayay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka iyo xubno ka tirsan Maamulka Gobolka Baay oo ay gacanta ku dhigeen markii ay la wareegeen gacan ku heynta Magaaladaas. Sida ay sheegayaan wararka caawa ka imaanaya Magaalada Baydhabo Ururka Alshabaab ayaa sii daayay Wasiirka Gaadiidka cirka iyo Dhulka Maxamed Ibraahim Xaabsade, Xildhibaan Ibraahim ***** Yarow, Gudoomiyaha Gobolka Baay C/fataax Ibraahim Geesey iyo Aadan Saransoor oo ka mid ah Saraakiisha Ammaanka, kadib markii ay galabta ka qabteen Magaalada. Wararka ayaa sheegaya in Xildhibaanadaas iyo Ururka Alshabaab uu dhex maray is afgarad, iyagoona iska soo wareejiyay Hubkoodii, waxaana markii dambe ay isaga baxeen Magaalada Baydhabo, iyadoona uu jiray wada hadal hoose oo lagu sii daayay. Afhayeenka Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ay isku heyb yihiin Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa la sheegay inuu sii dhoweeyay Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Mas'uuliyiinta Gobolka Baay, waxaana ay abaareen dhinaca Gobolka Bakool, halkaasoo aan la ogeyn meesha ay uga sii gudbi doonaan. Xaalada Magaalada Baydhabo ayaa caawa degan iyadoona dadweyne aad u xamaasadeysan ay isugu soo baxeen wadooyinka Magaalada kuwaasoo ku faraxsan la wareegitaanka Magaalada, oo caawa markii u horeysay ay ganacsiga ay furan yihiin, waxaana mudooyinkii hore oo ay Ethiopianka joogeen Magaalada ay aheyd mid ganacsiga galbihii albaabada loo laabi jiray. Xoogaga Alshabaab ayaa gacanta ku dhigay Hub fara badan oo ay Ciidamada Ethiopianka ugu tageen Maleeshiyaadka deegaanka iyo kuwa Dowladda, waxaana Hubkaas oo ay ku jiraan gaadiidka dagaalka uu yahay kii ugu badnaa ee Shabaabka gacanta u galo mudadii labada sano ee ay dagaalka kula jireen Ethiopianka. Qabsashada Alshabaab ee Xaruntii Baarlamaanka ee Magaalada Baydhabo ayaa waxay fariin ku socoto tahay Xubnaha Baarlamaanka ee Jabuuti ku maqan oo markii hore fariisin KMG u aheyd, waxaana muuqata in aanay boos uga banaaneen Magaalada oo ay meel kale sii raadsadaan bacdamaa Alshabaab ay la wareegtay Magaalada oo idil. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.com Jowharcom@gmail.com
  6. Ibti-So you are saying you were never domesticated..Usually schools do that to kids, but you missed critical entrance. Do you they send to 'welcome' center? LooooooL@Jb..we shall wait then.
  7. ^The police protect and serve. Didn't they teach you that in grade school?
  8. ^How original, that warrants an investigation though I heard Jb is uncovering terror cells
  9. Islamists seize Somali MPs' base Islamist insurgents have captured most of Somalia's central city of Baidoa - one of the last strongholds of the fragile transitional government. Officials and witnesses say Islamists have seized the parliament building in the city, some 250km (155 miles) north-west of the capital Mogadishu. Some reports say the presidential palace is also under their control. The MPs are currently meeting in neighbouring Djibouti, where they are due to elect a new president this week. There has been widespread looting in Baidoa since the last Ethiopian troops pulled out overnight. The Ethiopian troops withdrew after two years of battling Islamist insurgents. Some 16,000 civilians have been killed in the conflict and a million more have been forced from their homes. Somalia has not had an effective national government since 1991, since when various militias have been battling for control. bbc.com Somali-Pirate...I don't think they care for pirates PS..Did anyone see Duke n JB today?
  10. ^We shall wait though the Al-Shabaab have been gaining ground. Let's hope they compromise. Meije...Agreed!
  11. Xoogaga Ururka Al Shabaab oo la wareegay gacan ku heeynta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay iyo xildhibaano ay gacanta ku dhigeen. Posted: 1/26/2009 3:57:00 PM Shabelle: BAYDHABO Xoogaga ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa la wareegay gacan ku heeynta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay oo horay xarun KMG ah u hayeed xildhibaanada Barlamanka KMG Soomaaliya iyadoo ay gacanra ku dhigeen mudanayaal ka tirsan Barlamanka KMG Soommaaliya. Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegayaa in galabta halkaasi ay la wareegeen ciidamada Ururka Al Shabaab kuwaasi oo la wareegay dhamaan xarumihii laf dhabarta u ahaa dowladda KMG Soomaaliya. Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Ururka Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen mudanayaal ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya kuwaasi oo ay ka mid yihiin Xildhibaan Max’ed Ibraahim Xaabsade iyo Ibraahim ***** Yarow kuwaasi oo ay ku lugaysiiyeen xaafadaha magaalada Baydhabo. Dagaal mudo gooban socday ayaa la sheegay in uu ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi iyo xarunta Barlamanka ee ADC-da halkaasi oo ay maanta ku dagaalemeen maleeshiyaad horay uga mid ahaa ciidamada dowladda KMG Soomaaliya kuwaasi oo qaab beeleed u kala baxay markii ay ka bixeen magaladaasi ciidamada Ethiopia,waxaana ay galabta xoogaga Ururka Al Shabaab kala ceyriyeen maleeshiyaadkii halkaasi ku suganaa. Majiraan ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay dhanka Ururka Al Shabaab hase ahaatee wararka qaar ayaa sheegaya in uu magaaladaasi ka hadli doono Afhayeenka Ururkaasi oo la sheegayo in uu haatan gudaha magaaladaasi ku dhex wareegayo. Maanta ayay aheeyd markii guud ahaan magaaladaasi Baydhabo ay isaga guureen ciidamada Ethiopia ee mudada labada sano aheeyd ku sugnaa,waxaana ay arintaani amaanaysaa xili xoogaga muqaawamada ay tartan ugu jiraan la wareegida goobihii ay baneeyeen ciidamada Ethiopia kuwaasi oo sugaya ammaanka goobahasi. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  12. Magaalada Beydhabo oo goordhow ay la wareegeen xoogagag hubeysan ee Al-shabaab. Xoogagga Al-shabaab ayaa goordhow dagaal kula wareegay magaalada Beydhabo halkaas oo ay saaka ka guureen ciidamada Itoobiya. Xoogagga Al-shabaab ayaa muddo kooban dagaal la galay ciidamada dowladda KMG ah oo garab ka helaya maleeshiyo beeleedyo hubeysan. Xarumaha muhiimka ah sida xarunta madaxtooyada, ADC-da iyo saldhigga booliska ayey xoogagga Al-shabaab la wareegeen, waxaana magaalada Beydhabo ka taagan xiisad. Saraakiil sarsare oo uu ku jiro afhayeenka Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay gudaha u galay magaalada Beydhabo halkaas oo ah fariisinka labaad ee ugu weyn dowladda KMG ah ahna xarun muhiim u ah dowladda KMG ah. Wixii soo kordha kala soco wararkeena dambe Insha'alaah.
  13. The entire deep south is under their control. They have formidable presence in Xamar environs, Hiiraan, and central Somalia. The TFG only exists only in name today!
  14. War deg deg ah Magaalada Baydhaba oo gashay gacanta Alshabaab war hada na soo gaaray ayaa sheegay in dhamaan gabi ahaanba la wareegeen Magaalada Baydhaba dhaliyara diimeydka Alshabaab kuwaa oo gabi ahaanba sugayo amanaka Baydhaba. Xarakada Alshabaab ayaa ka talisa intabadan gobolada dalka iyadoona xiligaan gacanta ku heysa dhamaan Bay iyo Bakool Wali magaalada waxaa laga maqlayaa rasaas xoogan oo la ogeen cida u dhaxeysa iyadoona la sheegayo xildhibaanadii fara ku tiriska ahaa ee ku harayna ay qateen diyaarad qaas ah oo keneysa magaalada Byadhaba dayniilecom@hotmail.com deyniilenews@yahoo.com
  15. Baydhabo: Qeybo ka mid ah Baydhabo oo ay ka talinayaan Al- Shabaab. 26. januar 2009 Baydhabo(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in ay Koonfurta Magaaladaasi qeybo ka mid ah markan maamulayaan Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, siiba Kooxda Al- Shabaab. Ciidamo uu hogaaminayo Afhayeenka Ururkaasi Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abu Mansuur) ayaa galay xarun ay ku shiri jireen Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana lasheegay in aysan jirin wax dagaal ah oo ka dhacay gudaha iyo daafaha Magaalada. Al- Shabaab lama aysan kulmin wax iska caabin ah, waxa ayna ku waramayaan Warar Madax banaan in ay Al- Shabaab isku balaarinayaan Magaalada Baydhabo ee koonfurta Soomaaliya, ayagoo aysan jirin wax iska caabin ah oo kaga imaanaysa dhinacyada ka soo horjeeda ee ku sugan Magaaladaasi. Xubno ka tirsan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya una dhashay Magaalada Baydhabo ayaa ku sugan magaalada oo uu ka mid yahay Maxamed Ibraahim Xaabsade oo ka tirsanaa Hogaamiyaashii maamulayay Magaalada Baydhabo, intii aysan saldhigan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Dadka Magaaladaasi ayaa dagay, markii ay arkeen in aysan jirin wax dagaal ah oo lagala hortagay Al- Shabaab, waxa ayna dadku Magaaladu maanta bililiqo xoog leh ugeysteen Xarumihii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayagoo galay Xarunta Madaxtooyada oo ay guud ahaan fujisteen, luguna arkayo galabta Darbida oo dhisan oo kaliya. F. C. Geylan AllPuntland
  16. Xaalada Magaalada Baydhabo ayaa ku jirta kala guur, iyadoona Magaalada ay ka oogan yihiin xiisado iyo dareen cabsi dagaal oo laga qabo in halkaas ay ka dhacaan waqtiyada dhow, waxaana bar bar soconaya kulamo ay leeyihiin Odayaasha iyo waxgaradka, kaas oo ay xaalada ku dejinayaan. Barqanimadii maanta ayaa waxaa Magaalada laga maqlayo rasaas iyo qaraxyo is xigay, taasoo sababtay dhimasho iyo dhaawac, waxaana jawiga Magaalada uu yahay mid kacsan oo is bedel weyn uu ka muuqdo. Maleeshiyaadka degaanka iyo Ciidamada booliiska oo u kala jab jabay qaab qabiil ayaa waxaana dhex maray is rasaaseyn qadar daqiiqado socotay, waxaana soconaya bililaqo aad u baahsan oo loo geysanayo Xarumihii Dowladda gaar ahaan Xarunta Madaxtooyada oo saddexdii sano ee la soo dhaafay uu ka howl galayay Madaxweynihii hore C/llaahi Yuusuf. Wararka ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka deegaanka oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ay isaga kala gooshayaan qeybo ka mid ah Magaalada, waxaana dareenka cabsi uu yahay dagaal ay Alshabaab Magaaladaas ku soo qaado. Dadka deegaanka ayaa qaba cabsi xoog leh oo ku aadan in dagaalo lagu jilbo murxo uu halkaas ka dhaco marka ay soo galaan Magaalada Xoogaga Alshabaab oo ku sugan Duleedka Magaalada. Goobihii ganacsiga ayaa ah kuwo albaabada loo laabay, dhaq dhaqaaqii gaadiidka ayaa joogsaday, cid walba ayaa ku sugan Hoygeeda, waxaana ay dhegaha u taagayaan tallaabada xigta. Kulan ay qaateen Odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Beelaha Digil iyo Mirifle ayay ka soo saareen ilaa Labo gudi oo wax ka dajinaya Xaalada Magaalada, isla markaana la kulmaya Xoogaga Alshabaab si loo baajiyo dagaal ka dhaca Magaalada Baydhabo. Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa ku sugan Magaalada Baydhabo, kuwaasoo ka soo jeeda deegaanka, waxaana ay ugu baaqsadeen Magaalada Jabuuti arrimaha bixida Ciidamada Ethiopia oo saaka faarujiyay Magaalada, waxaana la sheegay in Wasiiradaas iyo Xildhibaanada uu horboodayo Maxamed Ibraahim Xaabsade in Maleeshiyaadka deegaanka ay u gacan geliyeen Hubka, isla markaana u sheegeen inay is daafacaan hadii la soo weeraro. Afhayeenka Alshabaab oo dadweynaha reer Baydhabo kala hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ujeedkooda uu yahay inay Magaalada qabsadaan, waxaana uu u digay Maleeshiyaadka oo uu ugu baaqay inay hubka iska soo dhiibaan, hadii kalena ay afka ciida u darayaan waa sida uu yiri. 48-ka saac ee soo socda ayaa la filayaa inay wax iska badalaan muuqaalada kala duwan ee ka taagan Magaalada xarunta u ah Magaalada Baydhabo. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.com Jowharcom@gmail.com
  17. Somali lawmakers vote in favor of parliament’s enlargement Monday, January 26, 2009 Mogadishu, Somalia (APA) - Members of the Somali Transitional Federal Parliament on Monday unanimously voted for the extension of the parliament to pave the way for an all-inclusive legislature which will elect a speaker and a president within the next few days. Before voting began, Djibouti’s representative to the Somali peace talks and the minister for Justice Hamid Abdi Sultan urged Somali lawmakers to show a great responsibility to safe the war-weary Somali people from renewed civil war. After a lengthy discussion, the acting Somali president and parliament speaker Sheikh Aden Mohamed Nur Madoobe announced that Somali legislators unanimously voted in favor of the extension of the parliament. “Two hundred and twenty lawmakers have participated in today’s meeting, 211 of them agreed to enlarge the parliament, six against while three abstained, so the parliament is extended from now on and recently 275 members from the opposition Alliance for the Re-liberation of Somalia (ARS) will join us” the speaker and acting president Sheikh Aden Mohamed Nur Madoobe told lawmakers on Monday. On Sunday evening, the Islamist-dominated ARS nominated Islamic courts chairman Sheikh Sharif Sheik Ahmed as its sole candidate for the upcoming presidential election. The international community-backed Somali peace process in Djibouti is the latest of 15 failed attempts to look for a lasting solution and a national functioning government for Somalia which has been engaged in bloody civil wars for nearly two decades. Source: APA, Jan 26, 2009
  18. ^I never appreciate the fact that Sharif came to Mogadisho while Tigrays were still occupying the land and subjugating the Somali people, but to his credit, he has been calm and consistent. Anyway, we have unique oppurtunity for peace to prevail in Somalia, let's hope we don't squander this around. The stakes are bigger than Sharif, I hope he realises and work for the good of people, not fell in love with power and not bogged down by internal squabbles. Madi kale, let's not turn into personality worship. Reason will go out of the window once a personality becomes greater than the movement. LoooooooL@Thierry
  19. Lazy....Nagadaa dee, I remember you not being keen on Sharif, but mase let me jump ships miyaa.
  20. Sheik Shariif Nominated for Somalia’s Presidency Hiiraan Online Sunday, January 25, 2009 Mogadishu, Somalia (HOL) - The Alliance for the Re-liberation of Somalia (ARS) has nominated Sheik Shariif Sheik Sheik Ahmed for the presidency of Somalia in a meeting they held today in Djibouti. In a press conference following the their meeting, Prof. Abdurrahman Hajji Ibbi read a communiqué stating that Sheik Shariif is their only candidate for the presidency of Somalia. Sheik Shariif also spoke at the press conference and thanked members of the ARS for nominating him as their candidate for the presidency of Somalia and said he accepts their nomination. The ARS has 275 members in the enlarged Parliament of 550 members. The other 275 members come from the Transitional Federal Government (TFG). While the ARS has only one candidate, so far, running for the presidency of Somalia, there are several candidates on the TFG side running for the presidency. Among those who have declared their intention to run for the Somalia’s presidency include the acting Prime Minister Mr. Nuur Hassan Hussein (Nuur Ade), the former Prime Minister of the TFG Mr. Ali Mohamed Gedi, Mr. Mohamed Qanyare Afrah, Mr. Mohamed Mohamud Guuleed Ga’mo Dheere, Dr. Ali Khaliif Galayr, Mr. Ade Gaabow and Yusuf Omar Azhari.
  21. Who's running the show horta, and how the weapons fell into Tigray hands?
  22. An 11-year-old Mexican boy has killed six young bulls in a single fight, apparently becoming the world's youngest matador to achieve the feat. He first entered the ring when he was four, killed his first bull calf two years later and has since taken on dozens of animals around the world. His rise to fame has not been without controversy, but the little bullfighter has been defiant in the face of criticism. web page
  23. I agree NOW it is time to lay down the arms, and let common sense prevail. My point of contention has always been there is no peace while your enemy is still amongst you, but now Ethiopia is defeated, I hope we don't turn the guns on each other. There are two important things that needs to happen, inclusion of Al-Shabaab into what ever political process that's undertaken, and exclusion of the discredited warlords from the process. Once peace is secured in the south, the northern and eastern territories could be enticed to join.