Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,772
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    272

Everything posted by Che -Guevara

  1. I find this to be highly unlikely, but is anyone else reporting it?
  2. Muqdisho: Warar ka soo baxaya in ay kulmeen Shariif Sheekh Axmed, Muqtaar Roobow & Xasan Turki oo soo badanaya. 9. februar 2009 Muqdisho(AllPuntland)- Tan iyo xalay saqdii dhexe waxaa soo baxayay warar xaqiijinaya in ay wada hadalo Madaxtooyada Muqdisho ku qaateen Hogaamiyaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Afhayeenka Al- Shabaab Muqtaar Roobow Cali (Abu-Mansuur) iyo Hogaamiyaha la aaminsan yahay in uu yahay ninka labaad ee ugu sareeya Kooxaha waqtigan ka soo horjeeda Maamulka Shariif Col. Sheekh Xasan Cabdullaahi Cali (Xasan Turki). Kulanka ragan ayaa lasheegay in uu ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya, uuna dhacay saacado kala duwan ayna qaateen kulamadan saacado badan isla markaasna ay ka qeybgaleen rag ka soo kala jeeda Beelaha ay ragan ka soo jeedaan Asal ahaan. Kulankii ugu horeeyey ayaa lasheegay in uu dhexmaray Abu-Mansuur iyo Shariif Sheekh Axmed, uuna ku waheliyey uu wada hadalsiinayay Wasiirkii hore ee Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka Maxamed Ibraahim Xaabsade oo ay ay jifo hoosaad isla yihiin Abu-Mansuur, waxaana aan la aqoon waxyaabaha laga wada hadalay iyo ugu dambeyntii waxa laysku raacay. Masuul sare oo ka tirsan Madaxtooyada Muqdisho ayaa usheegay AllPuntland in uu kulankaan ahaa mid siweyn loo soo abaabulay, ayna Guriga isku xirteen oo kaliya sadex Siyaasi ee kulmayay, wuxuuna habayaraatee diiday in uu sheego waxyaabaha laga wada hadalay, isagoo ku soo koobay hadalka in uu Shirkaasi ahaa mid aan la aqoon waxa ka soo baxay. Kulanka labaad ayaa dhacay markii uu Muqdisho soo gaaray Sheekh Xasan Cabdullaahi Cali (Xasan Turki), isagoo ay galbinayaan gaadiid dagaal oo fara badan, ayna ku muuqdaan caalamado dadka tusayay in ay hada ka soo galeen dhul sare ayaa gaaray agaagarka iyo daafaha Xarunta Madaxtooyada oo ay degan yihiin ciidamada AMISOM. Shariif Sheekh Axmed iyo Sheekh Xasan Cabdullaahi, waxaa kulankooda ku waheliyey labo nin oo ka soo jeeda Beesha uu ka soo jeedo Xasan Turki oo ah Beesha *******, waxaana Madaxweyne Shariif lasheegay in uu siweyn usoo dhaweeyey Xasan Turki oo ay mudo dheer saaxiibo siyaasadeed ahaayeen. Kulankan wuxuu la mid ahaa kulankii hore udhexmaray Shariif Sheekh Axmed iyo Muqtaar Roobow Abu-Mansuur, waxaana aan si wanaagsan aan loo garaneyn waxyaabaha ay ka wada hadleen iyo waxyaabaha isla meel dhigeen. Warar Madax banaan ayaa sheegay in uu Shariif Sheekh Axmed ka codsaday Sheekh Xasan Cabdullaahi (Xasan Turki) in uu lashaqeeyo maamulkiisa, isla markaasna uu ka qeybqaato nabad ku soo celinta dalka Soomaaliya, maadaama uu ka mid yahay dadka faro ku tiris ah oo ku sugan gudaha Soomaaliya, qeyb weyna kaga jira Siyaasada dalka Soomaaliya. Xasan Turki ayaa lugu waramay in uu maalmahaan wada hadalo Muqdisho kula yeelanayo Siyaasiin ka soo jeeda beesha uu ka dhashay, isla markaasna uu kala hadlayo qodobadii uu kala soo kulmay Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Md. Shariif Sheekh Axmed. Wararka ku saabsan Kulamadan dhamaantood waxaa uxaqiijiyey AllPuntland, Saraakiil ka tirsan Xaafiiska Madaxtooyada, waxa ayna guud ahaan diideen ilahan kala duwan in la xigtoi ama aan sheegno Magacyadooda, ayagoo sheegay in waqtigan Xaafiiska Madaxweyne Shariif hayo shaqooyin badan oo culus, isla markaasna aan laga hordhici karin qodobada ay gaarayaan dhinacyada Siyaasada. F. C. Geylan AllPuntland
  3. “Waxaan filayaa iminka maamulka Qabsaday Koonfur inaynu la jaanqaadi karno … dabcan Soomaaliyi kala maarmi mayso” M/weynekuxigeenka SL February 8th, 2009 Ahmed-yusuf-yaasiin Hargaysa (Somaliland.org) - Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa maanta sheegay in xukuumadda talada haysa ee Somaliland ay la jaan-qaadi karayso maamulka cusub ee koonfurta Soomaaliya ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed, isla markaana Soomaali aanay meelna kala tagayn. Ahmed Yuusuf Yaasiin oo ka hadlayey jeediyay qado sharaf ay xukuumaddu u samaysay xubno qurbo jooga Somaliland ka mid ah oo ka soo qayb galay shirkii UDUB ee garabka Madaxwayne Riyaale ee dhawaan la soo gabagabeeyay, waxa uu caddeeyey in xukuumaddiisu ay diyaar u tahay nidaam Federaali ah ama midnimo debecsan oo Somaliland iyo Soomaaliya ay mar kale isugu yimaaddaan. Isagoo ka hadlaya guulaha xukuumaddoodu gaadhey, gaar ahaan arrimaha dibadda, waxa uu yidhi, “Berigii hore halkay inaga taagnaayeen arrimaha Dibaddu maanta inaga taagna, waa very close [aad baynu isugu dhownahay]. Waxaan weliba rajeynayaa, haddaynu nahay Somaliland, waxaan filayaa iminka maamulka qabsaday Koonfur inaynu la jaanqaadi karno, waayo, waa dhallinyaro cusuboo da’dii 60kii talinaysey meesha way ka baxday. Waxa weeye da’dii 60kii talinaysey waa da’ ciilqabta oo wax badani, siyaasado badani soo dhexmareen”. “Waxaan filayaa Shariifku inuu arrinka Somaliland iyo Soomaaliya inaanu si fiican isula lafa-guri doono oo dabcan Soomaaliyi kala maarmi mayso oo cid xad xidhaysa iyo cid wax oodaysa .. sidaa Yurub baa dee la noqon doonaa, laakiin qolo waliba horta inay dib isu soo dhisto oo dib u muuqato oo dabadeedna hadhow wixii magaranaysaa dee … ninna laga celin maayo Hargeysa, ninna Xamar laga celin maayo,” ayuu raaciyey Madaxweynekuxigeenku. Waxana uu intaa ku daray oo sheegay in dadka khalad laga fahamsiiyey xidhista xuduudka Somaliland la leedahay Soomaaliya. “Dadka khalad baa la fahamsiiyey oo waxa la yidhi xad baa la xidhayaa oo ciidan baa tegayo oo ninna soo gudbi maayo. Waa waxa dadka lagu fogeynaayo, dadku waa dadkii uun. Laakiin, Yurubba sidaa ay wax u kala leedahay baynu u kala yeelanaynaa,” ayuu yidhi mudane Axmed Yuusuf Yaasiin, Madaxweynekuxigeenka Somaliland. Axmed Maxamed Sulaymaan (Ilka-case), Hargaysa.
  4. ^ Xaaji..I was thinking the same thing. It gotta very unpopular to say such in thing unless the man wants to undermine his boss.
  5. ^Ok, they can be Kulmiye supporters Xaaj-Xunduf...I believe the man is saying Somali lands are more than sisterly 'countries'. He seems to be talking towards new direction which is vastly different from Somaliland's usual stance on the issue of Somalia and Somaliland. I'm sure he is going to be drilled for saying this. Let's wait and hear his explanation on these comments.
  6. ^Yes, they are devoted to Kulimey(Siilaanyo) and Sheikh Sharif..In fact they wanna see these on the same ticket. Mintad...At the very least, this is change in rhetoric.
  7. Is this for local consumption (elections) or move in different direction? Xiin n Norf man is beaten to the bunch
  8. hadhwanaag 2009-02-08 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa markii ugu horeysay maanta shaaca ka qaaday in Soomaaliya iyo Somaliland aanay kala go’I Karin, isla markaana waxa uu soo dhaweeyay Madaxweyne Sheekh Shiriif-ka dhawaan loo doortay Koonfurta Soomaaliya iyo Xukuumadda uu dhisi doono, oo uu ku tilmaamay mid ay Somaliland aad isugu dhawaan doonaan. Madaxweyne Ku-xigeen Yaasiin waxa uu sidaa ka sheegay mar uu maanta ka hadlayay Xaflad Casuumad ah oo uu u sameeyay qaar ka mid ah Qurba-jooga Somaliland ee taageera Xisbiga UDUB oo dalka u yimi ka qayb-galka Shirweynihii labaad ee Xisbiga oo 04-tii bishan lagu soo gebagabeeyay Hargeysa, xafladaasoo lagu qabtay Huteel Crown ee Magaaladda Hargeysa. Waxaanu Madaxweyne Ku-xigeenku ku doodaay in ay Xukuumad ahaan muddadii ay xilka hayeen dalka u soo hooyeen guulo badan oo ay ka mid yihiin, doorashooyinkii kala dambeeyay ee dalka ka dhacay, sugida Xuduudaha, dhawrida nabadgalyada iyo xidhiidhka siyaasadda arrimaha dibada oo uu xusay inay wakhtigan meel aad u fiican marayso. “Berigii hore halkay innaga taagnaayeen arrimaha dibadu maanta inagama taagna ee aad bay uga dhaw yihiin, waxaan weliba rajaynayaa haddaynu nahay Somaliland oo aan filayaa imika maamulka qabsaday Koonfurta Soomaaliya in aynu la jaan-qaadi karno, maxaayeelay waa dhalinyaro cusub oo da’dii 1960-kii talinaysay meesha way ka baxday. Waxa weeyaan da’dii lixdankii talinaysay waa da’ ciil-qabta oo wax badani siyaasad ahan soo dhex mareen. Waxaan filayaa Sheekh Shariif in uu Qaranka Somaliland iyo Soomaaliya si fiican u kala guri doono.” Sidaa ayuu yidhi Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin. Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaa ku daray oo uu yidhi, “Dabcan Soomaaliyi kala maarmi mayso oo cid xad xidhaysa iyo cid wax oodaysaa ma jirto, sidaa Yurub baa la noqon doonaa, laakiin qolo waliba horto inay dib isu soo dhisto oo ay dib u muuqato, oo hadhaw wax la saxo. Ninna laga celin maayo Hargeysa, midna Xamar laga celin maayo, dadka khalad baa la fahan siiyay oo waxa la yidhi xad baa la xidhayaa, Ciidan baa la keenayaa oo ninna soo gudbi maayo, waxaasi waa wax dadka lagu fogaynayo ee dadku waa dadkii uun, laakiin Yurub-ba siday wax u kala leedahay ayaynu wax u kala yeelanaynaa (Soomaaliya iyo Somaliland), dadkuna sidaas ayay isu dhex soconayaan.” Hadhwanaagnews.com/Office Hargeysa/Somaliland.
  9. ^Saaxiibkey asaa salaxey noh, hadaa indhoole aas ahaanleed xitaa meesha tuundheera kabixin laheed noh.
  10. Kuwaan walax mashiishe karaan ee masaakiinta Villa Somalia odhow lee yeesan dilin.
  11. ^Anyone who picks Maslax is not fit to be the president Horn could use new here though
  12. Interesting read...Of good question, what has Riyaale administration accomplished in the past five years-tangible social and economic development?
  13. A narcissistic man who flared up conflicts in black Africa, disappointed by the Arabs, he wants to make Africa is little project pompous ego
  14. Alla Haunariisto Marxuumka It is hard to taka Bacadle and Diriye seriously!
  15. ^It has been cold, snowy, depressing winter ...We don't have hairy feet like some
  16. ^LooooooooooL..It involves 'eating' n eating n some sauce, not hot though
  17. ^ You mean Duke and Xiin or Xiin and Duke's entire entrouge. LooooooooL@Nephiso..Let them figure it out!
  18. @hhhmmmmmmmmmmmmmm..I have theory, but I keep to my self.
  19. As suggested by Ibti for this to be its own thread Jb .... Sharif Yeey ma dhaamo Walanweyn Gang Soomaaliya neced tahay Jb Labaatan sano heshiiye idin laheen Gang Nagadaa beenta gobolkaaga xun basbaa ka walwaltaa Jb Oo aan wada fariisano aan tashano Gang Maxaa laga tashanaa..Biiqland say ugolaheed? Jb Bal waayahe taas hanoodan beesay Muqdisho xaliya. Xiin Sharif Theiry, Juje, n Lazy ...All hail. Gang Xamar cadeey hadey dagto Hargeysa meyleey usocoto majirto Jb Oo maxaa rabteen sidii horey inaad nagu celisiin oo Muqdisho uun Somalia oo dhan utukato. Gang Maxaas kale hee inugaa indiin taleeno. Xiin Maya maya..Siilaanyo Norf All hail NGONGE You know, Puntland is clever one here. Somali-Pirate :confused: Jb ...Bal intaa hanoogu ekaato Qudhac ...We kick a*ss Africown ..I dare you to come to Erigavo. A&T ..You know what problem is..well what do Abdirashid Shar'marke, Cabdirisaaq, Maxamed Siyaad, and Yeey get in common... Duke ..They are not from Somaligalbeed Oodweyne ..A*T..Finally someone gets me
  20. ^Southerners aka Wanlanweyn...Jb is reasonable apart from cut/past daily propoganda...no offense JB.
  21. Jb ....Sharif Yeey ma dhaamo Walanweyn Gang Soomaaliya neced tahay Jb Labaatan sano heshiiye idin laheen Gang Nagadaa beenta gobolkaaga xun basbaa walwaltaa Jb Oo aan wada fariisano aan tashano Gang Maxaa laga tashanaa..Biiqland say ugolaheed? Jb Bal waayahe taas hanoodan beesay Muqdisho xaliya. Xiin Sharif Theiry, Juje, n Lazy ...All hail. Gang Xamar cadeey hadey dagto Hargeysa meyleey usocoto majirto Jb Oo maxaa rabteen sidii horey inaad nagu celisiin oo Muqdisho uun Somalia oo dhan utukato. Gang Maxaas kale hee inugaa indiin taleeno. Xiin Maya maya..Siilaanyo Norf All hail NGONGE You know, Puntland is clever one here. Somali-Pirate :confused: Jb ...Bal intaa hanoogu ekaato :mad: Qudhac ...We kick a*ss Africown ..I dare you to come to Erigavo.
  22. Misleading title...I thought it was about time we b*tch slap Britian for no reason than having them giving Simon Cowel or other obnoxious Brits (What's the name of that chef).