Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,789
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    273

Everything posted by Che -Guevara

  1. Your predictions about today were wrong
  2. Reminds me of the Arabs under the Taliban who were untouchable to the point that Arabs would smack around locals.
  3. Maxuu Yahay Qorshaha Cusub ee Puntland ee Ku Aadan Burcad Badeeda?
  4. Ku dhawaad 10-qof oo ku Geeriyootay Duqeen , Sheekh Shariif iyo Xasan Daahir oo markii ugu horeyasy lagu arkay Furinta Dagaalka iyagoo wata Dareeska ciidamada… Dagaal aad u culus oo manta galinkii danbe ka biklaawday Muqdisho ayaa wali waxa uu ka soconayaa goobo badan sida isgoyska Fagax oo ka tirsan degmada yaaqshiid ee gobolka Banaadir kaasoo dhexmaraya ciidamo ku lebisan dareyska cidamada DF iyo xoogaga ka horjeeda ee halkaasi ku sugan sida wararku ay sheegayaan. Dagaalkan ayaa waxaa bar bar socda Duqayn sib a,an ugu dhacayso Xaafadaha Towfooq, isgoyska fagax, Huruwaa ilaa Suuqa Xoolaha iyo goobo kale. Madaafiicdaan ayaa waxay si toos ah uga soo dhacayaan Madaxtooyada oo la sheegay in ay ka soo Ridayaan Ciidamada Ugandha waxayna akala yihiin Madaafiicdani BM- Ar5- Hoobiye iyo qoryo kale waxayna ku hoobanayaan Xaafadahaasi. Inta la ogyahay ku dhawaad 10-qof ayaa ku nafwaysay Madaafiicdani oo bilaawday galabta balse waxay wararku sheegayaan in geerida intaas ka badan karto, maadaama ay dadku cararayaan oo aan laga gaarin in Guryaha maydka laga soo saaro. Sidoo kale wararka ka imaanaya Goobta Dagaalka ama furinta ayaa sheegaya in markii ugu horeysay 5-maalin lagu arkay asaga oo wata Dareeska Ciidamada Milatariga Madaxweynaha Dowlada Midnimada Qaran Sheekh shariif sheekh axmed oo Dagaal Galinaya Ciidamada Dowlada ee aagaasi ka Dagaalamayay saacadihii la soo dhaafay. Halka Sh Xasan Daahir oo isaguna la arkaayey isagoow ato dharka ciidanka isagoona arinka caawa ah laba saxiib sheikhyo isla ahaa ay dagaal Muslimiin lagu laynayaan ay kala hogaaminayaan arinka ayaa halkii laga filaayey Barwaaqo ayaa balaayo soo deg deg tay dayniilecom@hotmail. com deyniilenews@yahoo.c om
  5. Muqdisho:Xisbul islaam oo garab sadexaad uu ka go'ay 11. maj 2009 Muqdisho(AllPuntland )-Da'ud Abtidoon oo ahaa afhayeenki ururka xisbul islaam ee Yuusuf Indhacade ayaa wax aan la isla ogeyn ku tilmaamay hubkii Yuusuf Indhacade uu ku wareejiyey Xasan Dahir Aweys. Afhayeenkan ayaa sheegay in indhacade wareejinta uu hubkiisa wareejiyey ay tahay mid an waxba u dhimi doonin siyaasada garabkooda , waxaana uu sheegay in indhacade lagu yaqiinay is bad badalka siyaasada. "Waa siyaasad qabiil anagana waxba kalama socon laakin khiyaano waxba lagu keeni doono" ayu yiri Abtidoon. Waxa uu sheegay in aysan waxba u dhimi doonin gaar ahaan heshiis hordhac ahaa oo ay dawlada la galeen oo ahaa saldhigiisu in ay ku biiri doonaan . Yuusuf Indhacade ayaa 10-Tikniko ah waxa uu ku wareejiyey Xasan Dahir markii la soo kulaalay difacayo uu lahaa , waxana loo taagay laba far oo ahayd in uu hubka keeno ama lala dagaalamyo . Xisbul islaam ayaa hada waxaa ay noqonayan sadex garab marka ay hadana so go'een sh.Camey iyo Abtidoon . Indhacade ayaa hada ah nin aan wax hub iyo ciidamo ah ku heysan Muqdisho , waxaana uu aad uga fikirayaa halka uu jabsan karo maadama uu dhinacii dawladana heshiiska uga baxay. Xafiska wararka Muqdisho AllPuntland
  6. Mintid-Your contempt for the Somali people is noted!
  7. Farancab...Truth is relative, you of all people should be know that, but I do respect you looking out for your OWN interest. Perhaps Somalis should do the same.
  8. ^I keep asking him what's path out of Somali quagmire he refers....? No answers so far
  9. ^I don't know how they would survive without having a dedicated CORE support,and Sharif keep making silly overtures like extending a hand to Indhaccade know double crosser.
  10. Originally posted by Mintid Farayar: the world will slowly realize the only path out of the Somali quagmire. Which is?
  11. Garowe and Hargeysa could have their wetdreams-be realistic!
  12. Ciidamada Daacada u ah Madaxweyne Shariif oo caawa isku wareejiyay W/Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa caawa degan, hase ahaate meelihi dagaalada ka socdeen Maalmihii aynu ka soo gudubnay ayaa caawa ka muuqda is bedel kadib markii Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa caawa degan, kadib dagaalo,iyadoo degaanadii Labadan maalmood ugu dambeeyay dagaalada ka socdeen caawa u muuqdan kuwa is bedel ku yimid. Gacan ku haynta degaanadii ay joogi jireen Maleeshiyaadkii daacada u ahaa wasiirka Arrimaha Gudaha C/qaadir Cali Cumar ayaa caawa waxaa ku hoyday Maleeshiyaadka Al Shabaab iyo kuwa Xisbul Islaam. Sida Shiirkole,Xeradii Guulwadayaasha,Wasaa raddii Gaashandhigga iyo Garoonka Stadio Muqdisho waxaa ku sugan Maleeshiyaadka Shabaab iyo Xisbul Islaam,waxaana meesha ka baxay Maleeshiyaadkii ku heybta ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha oo dhulkaas iyaga haystay markii hore. Laakiin Xaafadda Fagax,Ceel tuba weyne,Saldhigga Yaaqshiid,Suuq Bacaad oo shalay ilaa iyo xalay ku dagaalamayeen Shabaab,Xisbul Islaamka oo wada socda iyo Ciidamada Dowladda iyo Maxkamadaha Islaamiga ayaa caawa waxa si buuxda gacanta ugu haaya Maleeshiyaad daacad u ah Madaxweynaha Dowladda KMG ah, kuwaas oo difaac kaga jira Baar Ayaan,Hotel Towfiiq,Shaneemo Puntland iyo Suuqa Towfiiq. Waqooyiga Magaalada Muqdisho ayaa laga eriyay wixii u dagaalamayay Shabaabka iyo Xisbul Islaamka Xasan Dahir Aweys Madaxda u yahay. Sidoo kale Maleeshiyaad markii hore ku heyb ahaa Madaxweynaha balse dhinaca Shabaabka la jiray ayaa haddana waxay ku soo biireen difaaca Dowladda KMG ah. Nuuradiin Macalin
  13. Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyed Gen. Cabdi Qeybdiid ayaa si cad u diiday inuu hubkiisa wareejiyo si ay kaga qeyb qaataan dagaalada, isagoona ku gacan seyray dalab ka yimid Wasiirka Amniga Qaranka Col. Cumar Xaashi. Wasiirka Amniga Qaranka Col. Cumar Xaashi Aadan ayaa ka dalbaday Cabdi Qeybdiid inuu hubkiisa soo wareejiyo si ay Dowladda difaac ugu noqdaan, isla markaana lagu biiriyo dagaalada. Muran ka dhashay diidistii Cabdi Qeybdiid ee Hubkiisa ayaa waxaa manta ka dhashay iska hor imaad Ciidamada Booliska iyo kuwa Milateriga ku dhex maray Gudaha Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Generaal Cabdi Qeybdiid ayaan la ogeyn ujeedada uu u diiday hubkiisa, isagoo dhamaan Hubkiisa ka raray xarunta Commando Bolizio, kuwaasoo uu u daad gureystay Seybiyaano iyo Villa Baydhabo. Wasiirka Amniga Qaranka Col. Cumar Xaashi ayaa ku eedeeyay Gen. Cabdi Qeybdiid inuu qaranka qiyaanayo, isla markaana aanu dooneyn inuu difaaco, isagoo ku tilmaamay inuu la mid yahay kuwa ka soo horjeeda. Col. Cumar Xaashi ayaa ashtako ka dhan ah Cabdi Qeybdiid u gudbiyay Madaxweyne Shariif, isagoona dalbaday in xilka laga qaado, waxaana uu ku tilmaamay inuusan waajibaadkii ka saarnaa difaacida Dowladda uu gabay. Wararka qaar ayaa sheegaya in Hubkii Cabdi Qeybdiid iyo qeyb ka mid ah Ciidamadiisa ay ka mid ahaayeen Ciidamo manta si siyaasad ahaan ula wareegay Ex Contarol Afgooye, xilli aanu wax dagaal halkaas ka dhicin, isla markaana ay halkaas baneeyeen Xoogagii dowladda ka soo horjeeda ee horay u joogay. Dagaalada Muqdisho ayaa u muuqda kuwo xaalado xasaasi ah ka dhalanaya, waxaana shakiga dadweynaha uu yahay in dagaalka uu isu rogo mid beeleed, marka loo eego goobaha uu dagaalka haatan ku soo koobtay. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  14. ^What's happening don't wash away Yeey's shame and treachery.
  15. ^Shangoole didn't get chased out of town like certian peoplee!
  16. ^Somalia could barely help its self now, let alone Ocaden, and I actually do agree with you Ocaden should not "depend" on anyone. That said, you should not dishonor the lives of Somalis (forget the government) who gave up their lives in 77, and go out of your way to make distinctions between Somalis.
  17. ^Garowe would be next my friend,and Zeylac would be the final destination!
  18. ^I haven't heard anything about that, but the city is falling fast to Al-Shabaab.
  19. Muqdisho:Ciidamada dawlada oo ku dagaalamay gudaha xarunta madaxtooyada. 11. maj 2009 Muqdisho(Allpuntland )-Rasaas xoog leh ayaa laga maqlay xarunta madaxtooyada Somalia gudaheeda , waxaana rasaastaas ay wararku sheegayaan in ay isku adeegsanayaan ciidamada dawlada dhexdooda. Muran ka bilawday telefoon Mopil ah oo ay dhaceen ciidamada Milatariga ayaa keenay in dagaal xoogan u dhex maraa iyaga iyo Police-ka ilaalada ka ah madaxtooyada . Sadex Askari ayaa ku geeriyotay dagaalkaas inta la ogyahay , waxaana ku dhaawacmay laba kale. Saraakisha dawlada ayaa mar dambe xiisada ku baxay oo qaboojiyey , waxaana la qaaday ciidamadi geeriyooday halka ku dhaawacana la dhigay cisbitaal. dagaalka ka dhex qarxay labada ciidan ee dawlada kawada tirsan ayaa ku soo aaday xili dagaal kale uu kaga furanyahay dhinaca mucaaradka. Wariyayaashi ka qeybgalayey shirka jaara'id ee madaxweynaha ayaa indhahooda ku arkay meydadka Askarta iyo dhaawacooda mar ay ka soo baxayeen xarunta madaxtooyada. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland