-
Content Count
29,716 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Wing Wizard. I think Oodweyne has point.
-
^LOL It ain't true homeboy.
-
Shabaab iyo Xisbul Islaam oo heshiisyo horu dhac isku afgartay
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
I don't think TFG supporters saw this one coming. The conflict is far from over, but this is good start. -
Shabaab iyo Xisbul Islaam oo heshiisyo horu dhac isku afgartay
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Xisbul Islaam iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo heshiis ka gaaray qilaafkii iyo dagaaladii maalmihii la soo dhaafay ka taagnaa duleedka Kismaayo. Posted: 10/7/2009 6:34:00 PM Shabelle: MUQDISHO Ururka Xisbul Islaam iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa maanta waxaa ay gaareen heshiis lagu dhamaynayo qilaafaadkii iyo dagaaladii maalmihii la soo dhaafay ka taagnaa duleedka Kismaayo. Madaxa Siyaasadda iyo gobolada ee xarakada mujaahidiinta AL Shabaab Sheekh Xuseen Cali Fiidow oo maanta la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu sheegay in wadahadalkii dhawaan u socday xarakada mujaahidiinta AL Shabaab iyo Ururka Xisbul Islaam uu xiligaan marayo meel miro dhal ah. Waxaa uu sheegay Sheekhu in qodobo dhowr ah ay ka soo baxeen wadahadalkii xisbul Islaam iyo xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab kuwaasi oo uu sheegay in la isku afgartay inta badan waxaana qodobadaasi ka mid ahaa qodobadaan hoos ku qoran. 1:-In gudi loo saaro Xalinta wixii dhacay. 2:-In wixii dhacay ee qilaafaad ah loo bandhigo Shareecada Islaamka. 3:-In la iska kaashado cadowga Alle lagana hortago lala siiwado jihaadka lagula jiro. Dhanka kale xogyahaha Xafiiska warfaafinta Ururka Xisbul Islaam Sheekh Max’ed Macalin Cali oo galabta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa isnna dhankiisa waxaa uu sheegay in wadahadalkii dhexmaray xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab iyo Ururka Xisbul islaam uu mira dhalay islamarkaana qilaafaadkii jiray loo saaray gudi uu sheegay in ay ku sii wajahanyihiin magaalada Kismaayo oo ah halka ay markii hore ka bilaabatay rabshadu. Xogyahaha ayaa saxaafadu waxaa ay weydiisay in ay ka mid yihiin waxyaabihii la isla soo qaaday Sheekh Axmed Madoobe oo xarakada Mujaahidiintu ay sheegen in uusan ka mid aheeyn Ururka xisbul Islaam,Isagoo Sheegay in haatan arinkaasi la xaliyay islamarkaana Sheekh Axmed Madoobe loo aqoonsaday in uu xisbiga ka tirsanyahay. -
Dhinaca kale Ururka Xizbul Islaam Afhayeenkooda Sheekh Maxamed Macalin ayaa dhinaciisa sheegay in ay isku afgarteen gudiyo labo dhinac ah oo ay u diraan Kismaayo si khilaafaadka loo xaliyo, waxaana uu qodobada ay isla garteen ka mid ah 1:-In gudi loo saaro Xalinta wixii dhacay. 2:-In wixii dhacay ee Khilaafaad ah loo bandhigo Shareecada Islaamka. 3:-In la iska kaashado cadowga Alle lagana hortago lala siiwado jihaadka lagula jiro. Jowhar
-
Duke’s manifesto for Somalia a path to restoring the republic.
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
-
If only pigs could fly, hold your horses boys.
-
^I have been sworn to secrecy.
-
^Same thing as Ibti-yes she does smoke.
-
Originally posted by S*S: ^ka dhex bax raga! Jamaal - markan ariga raaci jiray aniguba ma arki jirin - balse markaan kuray noqday oo geela daba galay - meel walba ku arki jiray Suubxaano, war geel lama dabagalo! Ragaa sheygeesid masaasbaa
-
^Is he family member, bit protective I say. Attention seeking is for teenage boys n girls. I would come to you straight and cut to the chase, n not in public, but it will be an open space I'm thinking Jb has fetish.
-
^Is that sligh against Maakhiris, war Jaamal iska dhiciya ragaan, waa la,idiin so dhigtey labadaan bari.
-
^Why were you looking at her feet-reminds of Pakis looking for any exposed of woman's. Ibti...You mean sida jiblis baa udhalaaley. I don't know who McCheese is, but he thought this thread was my way for initiating little chitchat shukaansi with you.I figure he's the one that wanna get litte friendlier with Ibti, otherwise why assume that about me.
-
Jb...one of those Diana creams, Ibti doesn't strike to be that type. My sentiments exactly, igaar cad hadoo ahaan lahaa waa sheekale. LooooL@as dark as digsi, don't know about that. Don't disappoint McCheese.
-
Originally posted by *Ibtisam: ^^^He has no sisters, brothers, or mum. His dad has two wifes back in his country. Sorry, he has a cousin, but she is not allowed to marry black men Then how did the two of you happen, or men are allowed to do as they please. It would be funny to see Bengali calling me black...They are burned as hell
-
LooooooL@every lady is like Somalia...Old rudy is back. Habo....I was banned from there for while.
-
^Not as high as rare metals or precious stones, which we should the only thing a beautifl should accept, cheap Faraxs (not you Farax) can go to bleep themselves
-
Duke’s manifesto for Somalia a path to restoring the republic.
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
^Good man Ibti...Who's? -
Duke’s manifesto for Somalia a path to restoring the republic.
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
^You would know that I reckon. -
Originally posted by Juxa: any somali woman is worth gold in my books, What's worth of gold then Aight fellas, how much you would wanna a groom should pay for your daughter's meher?
-
Good question, how did you miss it.I wrote after getting an email from man of south Asian persuasion asking my advice on how to deal with abusive Somali espouses, he thought they were kinder than his kind. I'm glad you are treating him well, now does he have sister, not for me but for McCheese
-
LOL@liin dhanaan, bambeelo iyo qaro Lool@tii lasoo mare Ragbadan qaali inaas unoqotid ayeeyo waxaa meesha kasoo socota a publicly traded company haladhigo bought and sold on the stock, the stock value decided not volume of the trading but by KK.
-
Politics makes strange bedfellows
-
LOL No sh*T
-
^Leave Al-Shabaab out of this. Who knew Xiin was WASP