Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Libaahe...Everybody is in pursuit of their self-interest.SSC have the right to pursue their interests.
  2. These guys should be punished in some manner short of killing or maiming them.
  3. ^Taas la gartey laakin reer dhan maa kadaba guuraye?
  4. ^Only time will tell, everything else is just speculation. In mean time, lets hope for the best. No one wins in war specially Somali war!
  5. ^Looool Come one Duke-Faroole is democratizing Puntland. That's something worthy praising.
  6. ^LoooooooooooooL....reeer Burco dhan moved to Hargeysa miyaa?
  7. A journey of a thousand miles begins with a single step. Lao-tzu Your job was to stop that single step and Somaliland have obviously failed that.
  8. ^Hungure inaad dhehdid waaye adiga maxaa kaa soo gaarey
  9. This is millionth article about this election.I'm almost afraid to think about how many articles Duke and co will post if Puntland was ever hold an election. JB they should pay for this thing. Siiraanyo should hire you. I know you didn't vote him but Norf will put in good word
  10. ^Loooool...now you sound like someone we know. Car Buhoodle hayi maado-that happen, now it's car lascanood hayi maado and tomorrow it will car Erigaabo hayi maado.Nagadaa ninyahow, bal waayahey horta Buhoodle halaga saaro?
  11. "Wax la wada ogyahay" is not sufficient answer. I need facts and figures, UN reports, NGO's assessment,anything? SSC are part and parcel of Somalia. They are not socially and economically isolated.They use Somali ports for goods.So, this is not good argument. P.S. Xaglatoosey shouldn't even be in Buhoodle area as many have predicted.
  12. ^I mean Xaq as Xaglatoosiye.N serioously, no Somali should accuse other Somalis. You have been saying you will crush them, we are waiting
  13. Libaahe...Do you have any factual data to back your claims?
  14. ^I support Al-Shabaab. Have you get your wires crossed in your SSC induced euphoria? SSC could do things on their own! Xaaji...crushed by you from your comfortable chair? First, Xaglatoosiye can't and will not come to Somalia, they hoped Puntland will arrest him. Then they he will be chased in day or two. I think Xaq and co are here to stay!
  15. Not very imaginative and you sound little bitter frankly? Have you been smacked around as little kid by kids from LA?
  16. Oodweyne....Here we go again.You are giving Xiin's stance more credence everyday. What do my ancestors have to do with this. You must dream of them every night. P.s. Well behaved kids are known for violent outbursts-blame repressed emotions.
  17. Adam...What's the point of the thread? You haven't really explained what you are going for?
  18. NGONGE...I don't think or intend to cast vote in Puntland but as excited as you are, put things in perspective, there's nothing unique or original about Somaliland even within Somali context. Oodweyne...Somaliland is well behaved child yearning for everyone's attention unfortunately as long as Somalia continue to misbehave, the world is looking towards there but in the meantime, take comfort in Cameron's words.Who knows, if you kept up being good, the queen will embrace you and invite to her voluptuous bosoms.
  19. Prime-Minister Cameron of UK calls it a "genuine democracy" in action This must be hundred you have repeated this line. Nothing like getting your Master's approval eh..? N copy what....? Don't tell me you invented democracy
  20. ^Does the sale/throwaway include kusbands n kids?
  21. FDR had sympathetic public and divided republicans. I think fair comparison will be LBJ's great society program. For while it looked Obama will lame president duck but he persisted through racist rants and Scot Brown election.The legislation he passed will definitely restructure the country. P.S. Reagan is over-rated. His image is carefully nurtured by republicans. People give him more credit than deserves.
  22. Juqraafi ahaan gobolkaasi waa qayb kamid ah dhulka Soomaaliya, dadka halkaas ku dhaqana waxay sannadkii 1977 dagaal ku galeen sidii ay isaga dul qaadi lahaayeen gumaysiga/joogitaanka Itoobiya, oo ay mustqabalkooda uga tashan lahaayeen. Inkasta oo xukuumadda Itoobiya ay nidaam ahaan aqoonsantahay in dadku ay mustaqbalkooda ka tashadaan, laakiin taas uma ogolaan gobolka ****** (Soomaali galbeed),” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG Soomaaliya. Waxana uu Wasiirku farta ku fiiqay xuduud beenaada gumasigii sameeyey ee u dhexaysa Soomaaliya iyo dhulka Itoobiya gumaysato, isagoo arrintaas ka hadlaya waxa uu yiri: “Xuduudka macmalka ahi waa xuduud beenaad uu sameeyey gumaysigu, sababtoo ah ma jiraan wax calaamad ah uu dhexaysa dadka gobolka iyo Soomaaliya (inteeda kale), xiriir joogto ah ayaa jira iyo isu socod dadka gobolka, dhaqaale ahaana waxay la xiriiraan Soomaaliya, laakiin ilaa hadda dhulkaas waxaa haysata (gumaysata) Itoobiya.” Somalitalk
  23. Yuusuf Dheeg oo sheegay Gobolka S/Galbeed inuu ku jiro Gumeysi. Warkii 16-Jul-2010 iyo Qormadii: news Yuusuf Xasan Ibraahim(Yuusuf Dheeg) Wasiirka Arimaha Dibada ee DKMG oo Saxaafada Dibada la Hadley ayaa sheegay Gobolka Soomaali Galbeed ee dhaca Bariga Itoobiya, Xuduudka Soomaaliya kala dhaxeeya uu ku jiro Gumeysi, Shacabka ku noolna ay yihiin Soomaali xilligan ku hoos nool Gumeysiga Itoobiya. Wuxuu intaa ku darey:”Xuduudka Gumeystuhu sameeyay waa mid beena, ma jirto dabeecad is diidan oo Gobolka, Dalka intiisa kale ka goyneysa, waxaa jira xiriiro joogta ah oo Dadka Gobolku la leeyihiin Shacabka Soomaaliyeed intiisa kale wayna sii jirayaan, dhaqaale ahaan Gobolku Soomaaliya inteeda kale ayuu ku xiran yahey kamana go’ayo, balse kama suulin wali inuu ku hoos jiro Gumeysiga Itoobiya”. Hadalkiisan saameynta uu ku yeelan karo xiriirka ka dhaxeeya Itoobiya iyo DKMG mar wax laga weydiiyay waxa uu sheegay; Itoobiya iyo iyagu iney isku aragti ka yihiin Xarakada Shababul Mujaahidiin iyo dhaq-dhaqaaqyada Soomaaliya ay ka wado, xasilooni daro Gobolka ka dhacnada ay ka dhalan karto, arintaasina cabsi weyn ku tahey Itoobiya ooy ka baqdin qabto iney dhanka Dalkeeda oo Muslimiin badan ku nool yihiin u fidaan, sidoo kalena Nidaamka Al-shabab uu ku fido Soomaaliya, arintaasina dhib ku tahey Itoobiya, siduu hadalka u dhigey. Mar la weydiiyay baqdin laga qabo Ciidamada Itoobiya, Soomaaliya iney dib mar kale u soo gelayaan, waxa uu ku warbixiyey, Dowlada Itoobiya iney u sheegtey xilligan Soomaaliya ciidamo hubeysan iney u soo dirto qorshaha ugu jirin, waxeyna ku tilmaamey talaabo noocaas ah ooy qaado dhibaato mid u hor seedaysa. Shirka jaraa’id, Dheeg arimo kale oo dhowra ayuu uga Hadley, waxaana ka mida arimihii uu ku soo hadal qaadey, booqasho Isbuuca soo socda uu Sh Shariif, Madaxweynaha DKMG ku tegayo Dalka Masar, inta uu halkaa joogana uu Madaxda Masar kala hadlayo xiriirka kala dhaxeeya iyo gacan taageero oo loo fidiyo DKMG. Isha; www.youm7.com “Gobolku Juqraafi ahaan waxa uu qeyb ka yahey Dhulka Soomaaliya, dadka degan 1977 dagaal ayey Itoobiya la galeen si ay isaga dul qaadaan, ugana tashadaan aayahooda, Maamulka Itoobiya nidaam ahaan arinta ah dadku Mustaqbalkooda iney ka arinsadaan waa ogal yahey, balse Dadka Gobolka si gaara arintaa uma ogala” ayuu yiri Dheeg.