Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^We lack imagination when building houses.
  2. Go Jeenyo:) My cousin used to play for FIAT. He would have known many of those folks. Alla Yarxam Samia-what tragedy.
  3. I think Clinton gave them the marching orders and unlike, Yeey and Nur Adde, I think these guys have been threatened with sanctions should they make any trouble and disrupt the process.
  4. Appointing Gacmadheere was last ditch effort by Ina Yusuf before he was forced to resign
  5. Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow soo dhamaaday kulamo illaa caawa ka socday xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho oo ku saabsanaa xil ka qaadis madaxweyne Shariif uu qorsheynayo inuu ku sameeyo raysul wasaaraha KMG ah C/weli Maxamed Cali Gaas oo khilaafkii ugu adkaa uu soo kala dhex galay. Kulamadan ayaa bilawday caawa ka dib markii madaxweynaha KMG ah Shariif Sheekh Axmed uu ku sigtay inuu xilka ka qaado raysul wasaaraha uuna kala diro xukuumadda si uu u dhiso xukuumad shaqada sii wada mudo ku siman 12 casho oo ka harsan waqtiga doorashada. Waxaana kulamada qeyb ka ahaa Wakiilka xafiiska Qaramada Midoobay Danjire Augustine Mahiga iyo ku xigeenka wakiilka Midowga Afrika Danjire Wafulu Wmunyinyi oo si dhexdhexaadin ah u soo galay arinta kadib markii madaxweynaha iyo raysul wasaaraha ay isku maandhaafeen arinta shaqo ka degida raysul wasaaraha. Ilo wareedyo ku sugan madaxtooyada ayaa Raxanreeb u sheegay in madaxweynuhu soo jeediyey in mar hadduu raysul wasaaruhu isa sharaxay oo uu cadeeyay inuu musharax madaxweyne yahay looga baahan yahay inuu xilka baneeyo si uu tartanka doorashada waqti ugu helo, isla markaana hawsha fulinta ee dawlada looga dhex saaro loolanka siyaasadeed ee ka socda Muqdisho. Waxaa xusid musan in labadii qoraal ee tubta qariirada “ROADMAP” ee lagu sameeyay Muqdisho iyo Addis Ababa ay sheegayaan in musharixiinta dawlada ay ka degayaan xilka haddii ay rabaan inay “isu sharaxaan tartanka ka hor waqtiga doorashada” waxaana qodobkan uu ka mid yahay qodobada uu illaa hadda ku doodayo Sheekh Shariif. Iscasilaada raysul wasaaraha waxaa sharciyan ku xiga xukuumadda oo dhacaysa, sidaasi darteedna waxay ka dhigan tahay in madaxweynuhu magacaabo wasiiro cusub oo shaqada dawlada wada iyadoo agaasimayaasha guud ee wasaaradaha ay yeelanayaan awooda fulinta. Sidoo kale waxaa la rajeynayaa in saacadaha soo socda madaxweynuhu ku dhawaaqo kala dirista baarlamaankii hore ee u kala qeybsanaa Shariif Xasan iyo Madoobe Nuunow si fursad loogu helo sameynta baarlamaanka cusub ee hadda xulidiisa lagu guda jiro. Waxaana sharci ahaan ay tahay in baarlamaankii hore meesha ka baxo kahor intaan baarlamaanka cusub uusan fadhiisan sida Raxanreeb u sheegeen dad sharci yaqaan ah. Xuseen Carab oo loo yeeray Kulamada ka socday madaxtooyada waxaa fiidkii ku soo biiray raysul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka difaaca Xuseen Carab Ciise oo sida la sheegay laga codsaday inuu isaga la wareego xilka xafiiska wasiirka koowaad, waxaana C/weli Gaas laga codsaday inuu saacadaha soo socda isku casilo uuna toos ololihiida uga qeygalo. Xuseen Carab Ciise waxaa lagu dooranayaa labo arimoodoo waqtigan muhim ah; waa marka koowaade waa nin aad ugu dhow madaxweynaha iyo inuu yahay raysul wasaare ku xigeenka koowaad oo qaban kara xilka raysul wasaaraha haddii dani ay keento. Warar Raxanreeb ka heshay xafiiska raysul wasaare C/weli Gaas ayaa sheegaya in C/weli uu qabo in madaxweynaha iyo raysul wasaarahaba ay xilka ka wada degaan oo labaduba isla DHACAAN, maadaama madaxweynaha laftiisa uu musharax yahay, laakiin waxay dooda ka joogtaa in madaxweynaha uusan lahayn “ku xigeen”uu shaqada ku wareejiyo iyo in madaxweynuhu uusan toos ugu lug lahayn shaqada fulinta ee xukuumadda halka raysul wasaaruhu uu yahay kan gacanta ku haya hawl maalmeedka dawlada ee joogtada ah sidaa darteedna qof musharax ah ay dhici karto inuu xafiisyada dawlada uga faa’ideysto danihiisa gaarka ah. Wasiirada xukuumada oo markii horaba u kala qeybsanaa Aala Sheekh iyo xulufada raysul wasaaraha ayaa haddana arintan ku kala qeybsan. Waxaana wasiirada qaar illaa caawa ay la joogeen raysul wasaaraha oo ay ku tirtirsiinayaan in mar haddii uu raysul wasaaraha meesha ka baxayo isaguna [C/weli] uu galaafto WADAADKA madaxweynaha ah oo ay isla dhacaan halka wasiirada qaarkoodna caawa ay ka afureen xafiiska Sheekh Shariif iyagoo aad ula dhacsan in shaqada laga fariisiyo raysul wasaaraha. Saraakiisha Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika waxay ku taliyeen in kala durista baarlamaankii hore iyo shaqo ka casilida raysul wasaaraha laga dhigo maalmaha ugu dambeeya ee ka horeeya doorashada si waqtiga ka horeeya loo sii wado shaqadii dawlada oo ay masuul ka yihiin agaasimayaasha wasaaradaha, taladaasi oo aan la ogeyn in Sheekh Shariif uu aqbalsan yahay iyo in kale. Waxaana la rajeynayaa in saacadaha soo socda madaxweynuhu qaato go’aan rasmi ah oo ku aadan raysul wasaaraha iyo xukuumadda. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
  6. Cool....how many hours is layover in Jabouti?
  7. ^What Somalis do can't be qualified as politics by any measure.
  8. Give him few weeks he will be in Xamar and then God knows where.... At least he was wise enough to avoid pics of him with Faroole in Garowe.
  9. Nadifa Mohamed Tuesday, August 07, 2012 For most of my childhood in London people were confused by me. They would look at me askance and ask, "Are you Pakistani or Jamaican?" "I'm from Somalia," I would reply irritably, receiving a blank look before the inevitable response: "Where's that, then?" After Mo Farah's glorious Olympics victory on Saturday night I hope I won't have to be asked that again. Much has been written about how Britain's Jamaican community celebrated Usain Bolt's charge to gold. But British Somalis, who have been here in numbers for over two decades, are not so firmly placed in the national consciousness. And often when we are written about it is with the worst connotations: violence, terrorism, gangs. Farah, the journalist Rageh Omar and the rapper K'naan go some way in creating a positive image, but young Somalis' sense of identity seems more powerfully formed by the persistently negative representations found in the media. Five years ago I tutored children in London, aged eight to 14, and asked what made them proud of their heritage. They struggled to answer. They knew little more about the history of Somalia than my English classmates. Some of them had been born in Somalia, others in the Gulf, others had spent time in refugee centres in Norway, and despite holding closely to their Somaliness – the language, the family networks, the food – it was almost like a tatty old blanket they found comfort in but that had no intrinsic value. As they got older, they either preferred to identify with a wider black culture or put Islam at the centre of their lives and identity. Somali culture seemed parochial, uncool, too much about clans and conflict to warrant their attention. It was almost as if the ambivalent place in the world that Somalia held – a state only in name, a stretch of Africa heavily influenced by Asia – was reflected in the confusion these children experienced. Click
  10. Somalia should make the president a ceremonial position or abolish prime minister position.
  11. And remember every man here has sister. Surely, you dont wanna see her subjected to anything that will demean her.
  12. if it's any comfort to you Ayoub, we don't think you are interesting enough or pose any threat to warrant us tailing you.
  13. AYOUB;855321 wrote: ^ I don't trust triple agent Che either. paranoi is not healthy.
  14. Oba..She is not your kid. Give her advice but dont blast her shortcomings all over the place so everyone could mock or shame her. Ama talasii hadii kale uceyb qari. We are already know our society is f-up, no need on picking one individual to illustrate that.
  15. War XX welcome back, how's Ramadan and weight loss exercises?
  16. http://www.hiiraan.com/news/2012/Aug/wararka_maanta6-18867.htm