Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,739
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. lol@uqori tuurey , funny someone was saying that earlier. NinYabaan....I am not sure. I am waiting till Somalis start calling him Dr.
  2. I liked it for the time being, it takes me out of the city from few days to a week every month.. On rare occasions, a month.
  3. Going to Columbus, work related. I travel quite bit now living hotels and airports.
  4. Get a flight to catch in two hours. I slept with the windows open. Sunny San Diego was colder than Boston yesterday.
  5. Stoic, Stop mocking our former president:p
  6. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo uga digay in Waxyaabo ka baxsan Diinta iyo Anshaxa Suubban lagu sameeyo Xeebta Liido Isniin, Jannaayo 14, 2013 (HOL) — Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdihso Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa uga digay dhallinta Soomaaliyeed ee ka yimid qurbaha inay waxyaabo anshaxa diinta iyo tan dalka ka baxsan ku sameeyaan xeebta Liido. Mudane Tarsan wuxuu sheegay in dhallinyarada ka yimid qurbaha ay niyada ku hayaan inaysan joogin dalalkii galbeedka ee ay ka yimaadeen balse ay ku sugan yihiin dal Islaam ah oo leh dhaqan wanaagsan iyo anshax suuban. “Waan uga digaynaa dhallinyarada ka yimid dibadaha dalka inay waxyaabo ka baxsan dhaqanka, diinta iyo asluubta wanaagsan ee dalkan iyo dadkan ay leeyihiin,” ayuu yiri Tarsan oo aan sheegin ciddii ay ku helaan in amarkan ay ku xadgudubtay tallaabada ay ka qaadi doonaan. Sidoo kale, duqa Muqdisho wuxuu amar ku siiyay ciidamada ammaanka ee ku sugan xeebaha Liido inay ka hortagaan cid walba oo anshax xusmo ku sameynaysa halkaas. “Ma ogolaan karno in wiil yar iyo gabar yar oo aan anshaxa iyo dhaqanka aan waxba ka ogeyn ay dalkan iyo dadkan oo dhan qarribaan,” ayuu yiri duqa Muqdisho, iyadoo digniintan ay noqonayso tii ugu horreysay oo uu maamulka gobolka Banaadir u jeediyo dadka u damaashaad iyo dabaal-taga xeebaha Muqdisho. Toddobaad walba dabayaaqadiisa ayaa waxaa xeebaha Muqdisho taga dad badan oo isugu jira, dhallinyaro, caruur iyo waayeel rag iyo dumar leh oo ku damaashaada xeebaha Liido iyo Jaziira ee Muqdisho, halkaasoo ah goobaha ay dadka intooda badan ku kulmaan. Inta badan dadka xeebaha taga ayaa waxay u badan yihiin dadka kasoo laabtay dibadaha dalka, kuwaasoo illaa gabaldhicii ku sugnaada halkaas, waxayna iyagoo koox-koox ah ay ku dabaashaan xeebaha. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  7. N I only oppose things that are not in my interest and that of my country.
  8. iyo , angry bunch loool. They need to respect Ayeeyo. Saalax and AfricaOwn do seem angry these days.
  9. ^Are you saying their mother was cursed? N calling Faisal Waraabe a mad man? Nin abtigiis xumeey kheyr maleh. Unfortunately, that happened lot in the war. Somalis are practically all mixed.
  10. I believe he's here at the invitation of BU African Presidential Center. It's residency program for former African leaders who left kursi peacefully when they were defeated at the ballot. Sharif was highly recommended by the State Department. Apparently, he left good impression on Hilary. He will be the latest addition to the African Presidential Lecture Series at the Center. http://www.bu.edu/apc/programs/african-president-in-residence-program/ http://www.bu.edu/apc/
  11. ^So actual are from block, cunug jisaaraye taahey. Warka xishood reer abtigaa iyo awuuwgaa.
  12. ^You are way off. Isn't the reer Abti to one of
  13. ^lool which qabiil dee, I am sure we have names. Rushing anyway is bad idea. Somali should secure Xamar first and worry about the rest of the country. They barely have grip on Xamar and can't control with AMISOM.
  14. ^I will say again, venture out of your little corner and see the world. What clan do you think I am from?
  15. ^There are no exceptions and you don't know my tribe Xaaji. We have married them and fought them for centuries. A stable Somalia is in better position to negotiate. Today's Mogadishu shouldn't make rash decisions.
  16. They don't intermarry s or have the same ethics. War ninyahow where have you been living. Again, get out of your little tuulo. the rest of Somalis have. For their aspirations of Dhulos, I will let those in SOL express them but don't come here with interaction is minimum. Reer abtigeey hada ajaanib iiga dhigeesaa.
  17. Xaaji Xunjuf;908124 wrote: Che Guevara ofcourse anigu Taleexi waan u abtirin kara isaga iyo abihi ila awoowgi Shirhoore ma cid kale sidan isaga u aqaano u taqana xageenan uga xigin dadka kale. Anba waan u abtirin karaa. Your mistake is thinking they only intermarry with you and they don't share borders with Somalis. You put yourself in little box doesn't mean others are. Talks are not in Somalia's benefit!
  18. ^ Ma Soomaalaa Khatumo ka xigtaa asiliyad kuye, XX come up with better argument. These talks are useless.
  19. lol, martí Halima maryooley ugama baahna. BU and the State Dep is handling it.
  20. He is here, landed yesterday with wife and kid.
  21. ^You argue over nothing, what does it matter who's Xamar mayor? A more practical thing to argue about is the return of stolen, government property, law and order, and the insuring the rights of the actual reer Xamar, not goofley and geeleey.
  22. Worry about practical stuff for heaven's sake. Rotational capital, you are not being serious?