-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Ok did Riyaale go to the mall of America A afternoon out with the wifey
-
Dabshid...Who allows Dahabshil to operate in Puntland. Cadde is ultimately to blame. These men are extremely corrupt and very shortsighted.
-
Bosaaso & Galkacayo oo ka mudahaaradey Faalsada 16 Jan 16, 2008 - 7:05:29 AM Isu soo baxyadaan oo looga soo horjeedey sicir barar ayaa dadweynihii ka qeyb galey sidoo kale uga cabanayeen daabacada lacagaha Faalsada ah. Dadka banaanbaxayey ayaa socod ku tagey guriga gobolka ee magaalada Galkacayo iyada dadka soo qaban qaabiyey shegeen in goobaha ganacsiga xirnaanayaan inta wax laga qabanayo cabashada dadweynaha. Daabacaada lacagaha Faalsada ayaa sarifka doolarka gaarsiiyey heerki ugu sareeyey gobolda Puntland iyada oo maanta boqolkii dolar oo Mareykan ah lagu kala sarifanayey magaalada Bosaso 2600,000 Sh.So ah. Dhinaca kale Bosaso ayaa waxaa ka dhacey banaanbax la mid ah kan magaalada Galkacayo kaas oo dadkii isu soo baxey dhagxaan dhigeen wadada Laamiga ah ee dhexmarta magaalada. Ka ganaacsiga lacagaha Falsada ayaa gobolada Puntland ka noqdey mid lamid ah badeecadaha caadiga sida [bariiska,Sonkorta] iyada oo bakhaaro ku yaala magaalada Bosaso loo furey iibinteeda iyada oo milkiilayashu ku badalanayaan lacagta doolarka Dabacaada lacagahan Faalsada ah ayaa sida Idacada SBS Australia u sheegey Cabdi Shakur Mire Aadan waxaa ku lug leh ganacsato iyo qaar ka tirsan mas'uuliyiinta sare ee DGPL kuwaas oo gacansaar leh. Bile Qabowsade oo ah la taliyaha Madaxweynaha xaga saxafada ayaa sidoo kale SBS u sheegey in sicir bararka PL mas'uuliyadeda leeyihiin ganacsatada gobolka kuwaas oo sarey u qaadey qiimaha badeecada. Qabowsade ayaa ayaa sheegey in xukuumada Puntland go'aan ka soo saari doonto dabacaada lacagaha faalsada ah maalmaha soo socda. Magaalo madaxda dowlada goboleedka Puntland ayaa July 25,2008 waxaa ka dhacey mudaharaad balaaran oo looga soo horjeeda daaabacada lacagaha Falsada. Xukuumada Cadde oo waxaa lagu eedeeyaa in qeyb ka tahay daabacada lacagaha Falsada iyada oo Wasiirkeeda Maaliyada haba yaraatee qaadin talaabooyin lagu xakameynayo sicir bararka isla markaana soo bandhigin siyaasad dhaqaale ee MGPL ku dhaqmo. Mr.Gagaab oo ah nin ay aad isugu dhowyihiin Madaxweynaha Puntland ayaan wax saameyn ah ku yeelan isbadalada Cadde Muse ku sameeyo golihiisa Wasiirada. Garowe Online.com
-
I woke up one night as my wife stood next to the bed with kitchen knife in her hand. I haven't slept ever since.
-
^^Alwaax suu walax ufahmaa bir in lagu gaaraco muuyaane.
-
Originally posted by marcassmith: -, thats pathetic! go and learn formal and standard somali!, not the type they speak in the lower jubba areas! Ignorance can tolerated, but I hope the mods would not tolerate this type of deliberate prejudices.
-
^^Ka qalay waa cunug cama kuskush caano booro ka dhargay
-
^^I'm out NIGGA :cool:
-
Originally posted by marcassmith: Somaliland exists!, down with Puntland! and greater somalia! And he has the audicity to preach us about Somalia. You are busted Nigga. Now take out the flag you keep under the bed. NGONGE will show how.
-
A word of a fool wouldn't discourage those "few fools". Obviously, their intended goals are achieved since you and few other are b*tching about it. Aaliyah...LooooooooL.
-
LoooooooL@Sarcasm...Now come out saying what you wanna say, hadii kale spare your nac nac. Aaliyah...Somalis don't even know what democracy is. People vote blocks in Africa, usually along Qabiil lines. Whatever reer SSC intentions are, at the end, it is their land and they have their right to decide where they want join.
-
^^Now you are being little girl. Just how do you not see the inherent contradictions in what you wrote. P.S. We Americans don't defend democracy. We just defend our interests!!
-
Originally posted by marcassmith: no thats treason! That's most id-iotic I have heard so far. Get your head out of your behind.
-
Boosaaso(HRNet):-Maamulka degmada Boosaaso iyo kan gobalka Bari ayaa sheegay in aan magaalada Bosaaso laga sameyn karin wax mudaharaad ah. Arrintan ayaa timid kadib markii ay saaka xireen suuqyada ganacstada Puntland ayagoo ka cabanaya sicir bararka. Dad badan oo isugu jira Ganacsato iyo Dad shacab ah oo maanta ku xoomay xarunta Gobalka Bari ee magaalada Bosaaso, ayaa waxaa halkaasi kula kulmay mas'uuliyiin ka socota maamulka Puntland. Mas'uuliyiintaasi oo ay kamid ahaayeen Guddoomiyaha Gobalka Bari, Guddoomiyaha degmada Boosaaso, Wasiir kuxigeenka amniga iyo Taliyaha Booliiska Puntland. Kulan halkaasi kadhacay ayey dadkii halkaasi isugu yimid uga hadleen xaalada maanta magaalada ka taagan iyo waliba xirnaanshaha suuqyada qaarkood iyo bakhaarada waaweyn. Mas'uuliyiinta halkaasi ka hadashay oo uu kamid ahaa Wasiir kuxigeenka Amniga Puntland Xaaji Bakiin ayaa sheegay in dhibaatada sicir bararka ay ka danbeeyaan kooxo ganacsato ah oo doonaya in ay dollarka sare u qaadaan. Wuxuu Mr.Bakiin uga digay ganacsatadaasi uu sheegay in ay ka danbeeyaan sicir bararka in lasoo qaban doono oo xabsiga la dhigi doono, waxa ay heystaana laga qaadi doono, waa suu hadalka u dhigayee. Dhinaca kale shacab u badan dhalinyaro ayaa maanta lagu arkayey qaar kamid ah jidadka magaalada ayadoo ciidamada Booliiskana ay kala eryeen kooxo mudaharaadayey meelo u dhaw suuqa weyn ee magaalada Boosaaso. Ciidamada Booliiska ayaa sheegay in ay gacan adag ku qaban doonaan cidii amniga wax u dhinta, waxaana maanta gudaha magaalada lagu arkayey gaadiidka ciidamada iyo askarta Booliiska oo lagu xoojiyey xarumaha Dowlada. Waxaa gebi ahaanba la mamnuucay in wax mudaharaad ah ay magaalada ka dhacaan ayadoo uu maamulka degmada sheegay in amniga la xoojinayo. Xassan Ciise HorseedNet.com
-
Gaalkacyo: Banaanbax ka dhacay magaalada Gaalkacyo Gaalkacyo(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay magaalada Saaka ka dhaceen banaanbaxyo waa weyn oo looga soo horjeedo Sicir bararka ba'an ee ka jira Suuqyada Puntland gaar ahaana Magaalada Gaalkacyo. Dadweynahan Banaanbaxayay ayaa socod ku soo marey Wadooyinka waa weyn ee Magaalada Gaalkacyo ,ayagoo sidoo kale ay dadkan socod ku soo mareen Xarumaha Maamulka gobalka iyo Kan degmada Gaalkacyo. Dibadbaxayaasha ayaa ku dhawaaqayey Erayo ay uga soo horjeedaan Lacagaha been Abuurkaa ee lugu sameeyo deegaanada Puntland iyo Maciishada Lacagta oo Samada isku shareertay. Mudaharaadayaasha ayaa tagey Xarunta maamulka gobalka Mudug ayagoo halkaasi uu kula hadlay Taliyaha ciidanka Daraawiishta ee gobalka Mudug G/sarre Maxamuud Muuse (Ilka dheerre) isagoo ka codsadey in ay daganaansho muujiyaan. Wuxuu ubalanqaaday in ay wax ka qabanayaan arimaha nabadgalyada Magaalada ,ayagoo sidoo kale baadi goob xoogan ugalaya dadka leh Makiinadaha lacagta sameeya ee Yaala Magaalada Gaalkacyo. "Waxaan idinka balanqaadaynaa in aan soo qabano Makiinadaha lugu sameeyo lacagaha been abuurkaa ,waxaan sidoo kale raadineynaa hadii aad gacan nagu siin saan dadka sameynaya falalka amaan ka soo horjeeda" Ayuu yiri Taliyaha Ciidamada Daraawiishta ee gobalka Mudug. Dibadbax oo ku bilowday si nabadgalyo ah ayaa ugu danbeyntii wuxuu sababey in ay xirmaan rugaha Ganacsiga iyo Xawaaladaha Magaalada Gaalkacyo ,ka dib markii ay halkaasi xoog ku galeen dadkii dibadbaxayay. Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
-
Qiimihii Lacagaha Qalaad oo sare u kacay guud ahaan Puntland. Guud ahaan degaanada Puntland ayaa waxaa ka jira Sicir barar baaxad leh waxaa saldhig u ah Qiimaha boqolka doolar oo gaarey heerkii ugu sareeyey ee uu gaaro waxaana shaley suuqa magaalada Boosaaso shaley doolarka la kala siisanayayn boqolkii 2400,000, waxaana taasi ay keentey in maciishada daruuriga ah ay cirka isku shareerto gaar ahaan raashinka, shidaalka iyo waxyaabaha kale. Sicir bararkan ka jira guud ahaan somalia gara ahaan Puntland ayaa saamayn badan ku yeeshay nolasha dadka dan yarta ah oo aan iyaga cidna u soo dirin lacagaha Qalaad,sababtoo ah maalinba maalinta ka danbaysa waxaa sii kordhaya Qiimaha Raashinka taas oo hada sababtay in aan dad badan oo dan yar ahi aanay iibsan karin Raashinkii. Dhinaca kale waxaa socday maalmahan shirar kala duwan oo ay lahayaeen Wasaarada Maaliyada waxaana lagaga hadlayey sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinkaa ka jira guud ahaa Puntland waxaana kasoo qaybgaleen Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa saaka lugu qabtay Xafiiska Wasiirka Maaliyadda ee kudhexyaal Gudaha Dakadda Magaaladda Boosaaso, shirka oo ay kasoo qaybgaleen,Wasiirka Maaliyadda Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab}Wasiir kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Yasiin Cartan Maxamed, gaasimaha guud ee Maamulka Wasaaradda maaliyadda C/risaaq Maxamed Xasan,Agaasimaha Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Cusmaan Cumar Guure,Xisaabiyaha Guud ee Dowlada,Agaasimaha Waaxda Canshuuraha Barriga,Kuxigeenka Agaasimaha Canshuuraha Barriga,Agaasimaha Waaxda Furdooyinka,Maamulaha Dakadda Boosaaso,Xoghayaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Masuuliyiin kale,Ayaa laga wada Arrimo ay kamidyahiin
-
Originally posted by me: ^These are not Puntland sources but SSC sources. These are the News portals used by the local people. LooooooooL..Good one. Apparently to the landers, some local people are liers while others are saints.
-
Dhaqan umalaha rer Somaliland in waxaas oo kale ku kacaan It looks like the pic is from somewhere else,but come on, Somaliland ain't holier than anyone else.It is silly to say it is not within us to kill or rape. Human nature dedicates otherwise.
-
Dems debate --Obama vs Clinton -- 2night in Vegas on MSNBC
Che -Guevara replied to Baashi's topic in General
These debates seem polite and rehearsed. There are no hard hitting questions.What's worse is passive public that hardly held these politicians accountable. Obama is good guy,and his message of hope is inspirational but seem to lack substance. No actual detials as how he would deal with issues from the war, healthcare, unemployement,to illegal immigrants. -
^^Markaas baa Duke waxka sheegtaa..Aduun
-
Secessionists[SL] Recognition Western Gay Activists
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by SomaliThinker: ^^ they failed to beat us there so far. Don't worry lad, what goes up must come down. Just let's hope this doesn't turn into tribal war.