Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. You might not indeed be familiar with his songs, but then again you don't need to be familiar with his songs to figure out what his songs would be about. If you are saying that Ahmed's "wadani" songs do advocate for "unity" of Somalia which is very unpopular among reer Hargeisa and in Somaliland in general, then I think it would be very unrespectful on his part had taken such a path knowingly/ deliberately. But as I said, am sure there are a lot of good and moderate Suugaan that he would share with his reer Hargeisa audience.
  2. Suldaanka, do you think he'll come to Puntland. I always get information last somehow damn! I am not sure, but I think he was invited by the president of Somaliland, Mr. Dahir Rayaale Kaahin
  3. The Irish music icon and thirdworld Activist, Sir Bob Geldof, arrived in Hargeisa midday today. Bob is mostly known for his work in "Aid Live" concerts which he launched to help the drought stricken Ethiopians in 1985. Sir Bob Galdof and his BBC TV crew had a dinner with officials from Somaliland administration at the state house. ------------- Xaflad casho sharafeed oo loo sameeyey heesaaga Sir Bob Galdof Hargeisa - Xalada lagu soo dhawaynayey heesaaga caanka ah ee Sir Bob Geldof ayaa lagu sameeyey qasriga madaxtooyada Somaliland, xafladan waxaa lagu gudoonsiiyey heesaaga shahaado sharaf heer madaxwayne ah. Furitaanka Xafladda Casho sharafta Sir Bob Geldof Weedha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Madaxweyne, Mudane Madaxweyne-ku-xigeen Shir guddoonka labada Gole Saaxiibadayda Golaha Wasiirada Madaxda Hay’adaha Madaxa banaan ee Qaranka Hay’adaha Qaramada Midoobay Hay’adaha Caalamiga ah Iyo Hay’adaha Wadaniga ah Marti-sharafta iyo Akhyaarta Marwooyin iyo Mudanayaal Asalaama Calaykum Wa raxmatulaahi Wa Barakaatu Waxa sharaf weyn ii ah in aan halkan idiinka sheego in Madaxweynaha JSL Mud. Daahir Rayaale Kaahin iyo Marwada Koowaad Marwo Hudo Barkhad Aadan ay caawa marti-qaadkan u sameeyeen Sir Bob Geldof iyo akhyaarta la socota ee ka socota Telefishanka BBC-da. Aniga waxa la ii igmaday in aan waxyar idiinka sheego taariikhda Sir Bob Geldof Sir Bob Geldof waxa weeye fanaan weyn oo caan ah oo ku caan baxay fanka la yidhaahdo “Punk Rockâ€. Sir Bob Geldof wuxuu ahaa hogaamiyihii kooxdii la odhan jiray Boomtown Rats, ee Irish-ka ahayd 1970naadkii iyo 1980maadkii, ka dibna wuxuu noqday halgamaa weyn iyo u ololeeye xuquuqda aadamaha iyo mucaawinooyinka bani’aadminimo. Sir Bob Geldof waxa weeye saaxiib weyn oo Afrika ah, gaar ahaan geeska Afrika. Waxa xoog loogu xasuustaa qaybtii libaax ee uu ka qaatay gurmadkii bani’aadminada ahaa ee uu ka qaatay markii masiibo qaran oo lama filaan ahi ku dhacday dalka Itoobiya 1985naadkii, halkaas oo uu ka gilgishay Sir Bob Geldof isaga oo dhigay wax allaale wixii uu gacanta ku hayay isaga oo qaaday Olole bani’aadmino oo hor leh si uu qaadhaan iyo yabooh caalami ah oo wax ku ool ah ugu sameeyo dalka Itoobiya. Taas oo uu ku guulaystay in uu isugu yeedho saaxiibadiisa waaweyn ee Fanaaniinta caalamiga ah halkaas oo maqdarad caalami ah laga dhigay dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka (gaar ahaan magaalooyinka Philadelphia iyo London), iyada oo dadkii daawaday lagu qiyaaso 2 bilyan oo qof, isaga oo gaadhsiiyey yaboohdii ilaa lacag dhan 73 Milyan oo Dollar oo toos u gashay dadkii tabaalaysnaa. Jamhuuriyadda Somaliland iyo Afrika oo dhamiba arrintaa abaal weyn bay ugu hayaan Sir Bob Geldof waxtarkaa qiimaha leh. Aniga oo ku hadlaya magaca Madaxweynaha waxa sharaf weyn ii ah in dawladda iyo shacabka Somaliland-ba halka kan uu la joogo Sir Bob Geldof. Aad baan kuugu mahadnaqaynaa, maritaanka aad na soo martay oo nagu soo booqatay si aad xogogaal ugu noqoto xaaladayada iyo waxa aanu qabno. Waxa kaa soo war doona qof ku danaynaya oo kuu damqanaya, waanad ku mahadsan tahay. Somaliland waa dhisantay, xornimadeediina waa la soo noqotay, nasiib wanaag way cafiday wixii dhibta u geystay hay’adaheedii Qaran bay dhisatay nabadgelyadiibay ka shaqaysay, waxaanay samaysay isu soo dhawaanshihii Beelaha, sidoo kale waxay samaysatay Distoor Qaran oo gudaheeda iyo caalamkaba ay kula dhaqanto ayay samaysatay oo hirgalay. Axsaab siyaasadeed bay samaysatay, doorashooyin bay gashay, iyada oo wax waliba ku dhamaadeen si nabadgelyo ah oo xalaala iyada oo caalamku goob joog ka ahaa, maantana waxay gashay inay ku dhaqaaqdo horumarinta dalkeeda, arrimahaas iyo hanaanka dimuqraadiyadeed ee ay qaaday Somaliland maaha wax cidi ku diriqiday oo dibad lagaga keenay, waxse weeye mid ay ku tashatay Qaran ahaan in hanaankaas ay qaado, Dimuqraadiyadna xididada u aasto. Adiga oo mudada gaaban ee aad joogto xogta dalka heli doona, waxaan ku xasuusinayaa oo qudha saddexdan arrimood. 1. Dhibta ugu weyn ee maanta Somaliland haysataa waxa weeye iyada oo caalamku ka qarsaday indhaha xaalada Dimuqraadiyadeed iyo dhismaha Qaran ee ka socda dalka iyo gooni isu taageeda 2. Xaalada abaarta dabo dheeraatay oo haddii aad hoos u waraysato xogteeda oo dhan aad helayso. 3. Dhawaan xukuumadda Somaliland waxay soo saartay oo ansixisay siyaasad balaadhan oo cad oo ku saabsan cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS oo aafeeyey dalalka Saxaraha Afrika ka hooseeya waxa waajib ah in Somalialnd ka gaashaamato wayna go’aansatay kuna talo gashay. Saddexdaa arrimoodba waxay kaaga baahan yihiin gurmadkaaga iyo u ololeyntaada. Xaflad sharaftani waxay ka koobnaan doontaa maaweelo iyo casho sharaf loogu talo galay martida qiimaha iyo qaayaha leh ee uu hogaaminayo Sir Bob Geldof. Ugu danbayntii waxaan leeyahay ku soo dhawaada Jamhuuriyadda Somaliland, Xafladuna sidaas ayay inoogu furan tahay. Waxse aan jeclahay in aan ku soo dhaweeyo, mudane Daahir Rayaale Kaahin Madaxweynaha JSL halka si uu u guddoonsiiyo shahaado sharaf bani’aadminimo oo heer Madaxweyne ah Sir Bob Geldof. Ku soo dhowow Mudane Madaxweyne. C/laahi Maxamed Ducaale Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta
  4. Mr WD Sxb, I have no problem with reer Puntland, but I have a problem with Abdilaahi Yusuf. If I were the enemy of Somalia's people, I would be advocating for the election of Abdilaahi Yusuf, that is how it is basically.
  5. Many peaceful regions in this world feel ignored... we are not alone in that respect.
  6. But that is because you have no idea that the leadership in somaliland will be forced to part of this goverment I wonder by who? The leadership are there because of the will of the people. In Somaliland, politicians come and go. Rest assured, no leader will ever rule Somaliland without the concent of the people. Somaliland = a people's wish and aspiration and not of politicians brainchild. When people decide their destiny, it is very very hard to subjogate and root them out, specially by a fledgeling Somalia(Proper) exile government. A classic example of a people's strugle for freedom and the determination to selfrule can be drawn by today's global issues between Isreali and Palistine, the Chechyan and Russian, South Sudanese, the Saharawi issue and many others just to name but a few. The result of such conflicts are always the same, it will take time but loved sons will perish, more precious blood will be spilt, more wealth and cities will be destroyed. But at the end of the day, the people will win. Should Somalia's government engaged in a hostile relationship, we are fine with that, we are more than capable of defending our beloved land from all enemies. But we prefer and encourage for Somalia to think outside the box and act in proper, friendly and peaceful way.
  7. Originally posted by Otali: I JUST CAN'T WAIT BOYS, I SIMPLY CAN'T WAIT FOR THE 22ND, SOME GUYS HERE AT THE UNIVERSITY HAVE THIS SWEEPSTAKES/BET GOING ON, IT CURRENTLY STANDS AT 20 BUCKS FOR THE WINNER, BUT IT IS GROWING!!! MAY THE BEST AND KIND AND ADDOW MAN WIN!!! Are you sure about Caddow sxb? I have the gut feeling Caddow will also miss out... someone who's on the least expected side, will triumph on that day.
  8. Originally posted by Libaax-Sankataabte: WD, Abdullahi Yusuf is a master of tribal coalition building procedures but the SRRC which he belongs to lacks any broader political influence among the MPs. Doofaareey is divided into two camps now: SRRC and (ARTA/G8/SAMATOBIXIN/JVA). When it was left on the "tribes" Abdullahi had the biggest chance, but within this week everything turned into a SRRC vs ARTA political struggle. Guess who was behind that. Some are suggesting the biggest mistake on his part was that trip he took to the UAE on the eve of the election. It left his campaign in ruins. exactly my point there... But, you don't need to blame his trip to UAE, this was an ongoing division, it runs deep. But as said, the pro-Ethiopian coalition is a minority in the current Parliament, and this reflects the facts on the ground. It was the same reason why this conference draged its feets for so long, because the pro-Ethiopian camp always knew that their chances were very slim if they didn't rig the vote. I have the feeling that Abdilaahi Yusuf will miss out both posts... that is how I feel it. A president from the Artha camp is unlikely to elect Abdilaahi Yusuf as his PM. Lets wait and see
  9. lol@Fyr-Kanten they call it a heterosexual love making sxb. Originaly posted by Che-Guevara: Suldaanka....Would you think the Hargeysa will wanna listen to his Wadani songs. I am not very familiar with Ahmed Naaji's Wadani songs, but I am sure he has hundreds of good songs to share. Hargeisa waa Hoyga Fanka Ummadda Somaliyeed.
  10. H/A This must be your "Ciyaala xaafadka" area... but like someone from the North, we need some visual aids like a Map. Kasungo, Buaale, Xaliimo Modoobey...we are lost here.
  11. [back Right-to-Left: Abwaan Cabdi Qays, Hobol Ahmed Naaji, Abwaan Bulbul Cabdi Madoobe, Abwaan Adan Tarabi Oogle] [Front Right-to-Left: Abwaan Ibrahim Gadhleh, Uknown ####, Fanaanka Mohamed Bousi] ================ Hargeysa-(HWN)-Waxaa booqasho ku joogay muddo laba maalmood ah Fanaanka Weyn ee Caanka ah Axmed Naaji oo la socday Wefdi isugu jiray Shirkada COMAD ee laga leeyahay dalka jabuuti iyo shirkad kale oo lagu magacaabo SIYANCO oo Sacuudi ah kuwaas oo heshiis laba geesood ah la galay Xukuumada Somaliland sidii ay u balaadhin lahaayeen Dekada Magaalada Berbera. Haddaba, Fannaanka Axmed Naaji ayaa intii aanu ka tagin magaalada Hargeysa aanu waraysi kula yeelanay halkaas waxaanan wax ka waydiinay waxyaabo ay ka mid yihiin sida uu socdaalkiisu ahaa iyo guud ahaanba sida uu wax u arko, waana kan waraysigii : S.> Axmed Naaji waxaad ugu horayn iiga warantaa socdaalkan aad ku timdi somaliland muxuu ahaa ? J.>Socdaalkaygani run ahaantii waxaa uu ahaa in aan soo arko dalkii iyo dadkii waayo muddo aad u dheer oo 18 sannadood ah maan arag markaas sidaas ayaan u imid Hargeysa. S.> Waxaad la socatay Xubnaha Shirkadaha ah markaa adigu ma ka mid baad tahay shirkadaha ? J.>Maya anigu anigoo jooga Suudaan oo aan maalmahan joogay oo aan ugu tagay Maxamed Werdi ayaan soo maray Adis Ababa markii aan marayo ayaan ogaaday in saaxiibkay oo ganacsade ah Sacad Sheekh Muuse iyo shirkaddaasi ay imanayaan Somaliland sidaas markaan ogaadayna waxaan go’aansaday inaan iyaga soo raaco iyadoo aanay markii hore ii qorshaysnayn imaatinkani markaa waxaan soo raacay iyaga waanan la noqoyaa maantaba. S.> Waxaad sheegtay in aad ilaa 18 sanadood aanad arag Hargeysa maxaa iska bedelay ? J.> Walaahi aad bay isu badashay tacajib waaye, waxaan ogaa Hargeysa oo sedan aad uga duwan laakiin hada waxaan dareemayaa waxa ku kordhay magaalada Hargeysa oo balaaratay. Waxaan arkay guryo badan oo casri ah oo laga dhisay magaalada waxaa iga cajabiyay qaabka ay magaaladu u fiday waxaan dareemayaa isbeddel aad u weyn tan iyo markii iigu dambaysay, waanan wax lagu farxo run ahaantii. S.>Axmed maxaad filaysay intii aanad Hargeyas iman? J.>Waxaan filayay waxa aanan hada ku arag waayo waxaan kala kulmay Hargeysa soo dhawayn aad u wanaagsan. Shalay waxaan la qadeeyey Madaxweyne Xigeenka Somaliland waxaan arkay dadkii oo aad ii soo dhawaynayaa. Laakiin markii hore dad baa igu lahaa waar meeshaas waa qabiilaystayaale maxaad ka doonaysaa. Waar meesha iskaga joog laakiin waxaan la kulmay in cid kastaaba ii istaagto oo aan dareemo qofkii dalkiisii yimid. Waad arkaysay Fagadhe iyo raggii nin kastaaba salaan buu iila kacay. S.> Maxaa kuugu dareen badnaa Axmed Naaji socdaalkaaga Somaliland? J.>Waxaa iigu dareen badnaa oo aan mar walbana niyada ku hayay in aan arko Shamis Abokor Guduudo Carwo oo ahayd Hooyadii fanka soomaaliyeed. oo ahayd qofkii ugu horeeyay ee qaraamiga qaaday oo aanan marna ilaawi karin waanan arkay. Gurigeeda ayaan ugu tagay waanan isku oynay. Waxaa kale oo aan u doonayay in aan mar uun isdul taago Xabaasha Abwaankii Weynaa aabihii Fanka Soomaaliyeed Cabdilaahi Qarshe waanad aragtaa waan u faatixeeyey. Waxaa ii sheegtay inay dhistay Maryan Mursal waana wax aan niyadda mar kasta ku hayay. Labadaas arrimood ayaa aad iigu weynaa labadiina waan sameeyey. Waana muhimadda socdaalkayga. S.>Maxaad odhan kartaa Somaliland waa guul ay gaadhay ? J.>Waxaan odhan kara waa nabadda. Nabad gelyo iyo nolol baa taala xalay ilaa labadii habeenimo ayaan soconayey aniga iyo inankii gaadhiga noo waday meel kastaba waan marnay madowga waan dhex marnay markaa xitaa maanu arag Askari na joojiya oo qori wata. Waxaa meesha taala nabadgelyo waaye, wanan ku farxay in dhulkeenii uu sidaas ahaado. Waxaan kale oo iyana xusuus mudan ragii nabadgelyada adkeeyay ee keenay waa ku mahadsan yihiin. waxaana salaam gaadhsiinayaa dhammaan dadka Somaliland iyo dul ahaan shacabka. S.> ka waran kulanka aad la kulantay Abwanaada kala ah Cabdi Aadan Qays, Ibraahin Gadhle, Aadan Tarabi Oogle,iyo fanaanitaba ? J.>Aad baan ugu farxay waana kulan wanaagsna in aanu Hargeysa isugu nimaadno Abwanaadan xurmada leh markii aan imanayay maan moodayn inaan intayadaas oo dhan halkan iskugu imaan doono, laakiin waxaan filayaa inaan nasiib wanaagsanahay. S.>Ka warran suugaantaada hadda ma samaysaa heeso Jacayl ah ? J.>Anigu sidii burburku u dhacy maan samayn hees jacayl ah waxaan qaadaa heeso wadani ah. Waxaan xusayaa heesta aanu wada qaadnay ee cusub Saado Cali. Fannaanka Axmed Naji waxaa kale oo uu ii sheegay in uu mar labaad ku soo noqon doono magaalada Hargeysa isagoo qorshaysan. Waxaanu intaas ku daray inuu qayb ka yahay olole dib loogu dhisayo tiyaatarka magaalada Hargeysa sababtoo ah ayuu raaciyay hargeysa waxa waaye meeshii Fanka kasoo bilaabmay. Waxaanu yidhi salaan iga gaadhsii dhamaan ummadda. Waxaa Waraysigan Magaalada Hargeysa kaga soo qaaday Wariye Husein Ali Dhuh.
  12. Corrections here: According to Wareeggii Koowaad Ee Ciyaaraha : Group A Awdal, Hargeisa, Sool Group B Togdheer, Sanaag, Saaxil Here is how next round's fixtures looks like: Match A Awdal vs Sanaag and Match B Togdheer vs Hargeisa BY THE WAY WHERE ARE THE PICTURES OF THE SOOL FOOTBALL TEAM, SINCE THEY GOT TRASHED 3-0 BY TOGDHEER AND THEN 4-O BY HARGEISA They had no time for photos sxb...
  13. Corrections here: According to Wareeggii Koowaad Ee Ciyaaraha : Group A Awdal, Hargeisa, Sool Group B Togdheer, Sanaag, Saaxil Here is how next round's fixtures looks like: Match A Awdal vs Sanaag and Match B Togdheer vs Hargeisa BY THE WAY WHERE ARE THE PICTURES OF THE SOOL FOOTBALL TEAM, SINCE THEY GOT TRASHED 3-0 BY TOGDHEER AND THEN 4-O BY HARGEISA They had no time for photos sxb...
  14. Mr WD relax kido, there is no Abdilaahi Yusuf around. Save that for another day. And I heard Abdullahi voted for Jinni Boqor, as they are fromt the same clan. lol that is funny. what would you rather win the Presidency or the Speaker of aparliment? What if the Presidency is an unattainable target... loosing both is a punishing nightmare. Lets, talk about Abdilaahi Yusuf, as a looser, shall we. Now, will he accept the result or challenge it?
  15. Mr WD There was this news article by one the tabloid UK based newspapers about Somali people stealing 7 donkies from a local farm. The next day, this lil white chick read about the article and you know how she reacted? "Akhas, the Somalis they eat Donkies" broaden your mind bro and don't let cheap crap taken over you. I know some people will go as low as this for political gains, if any. :mad:
  16. The new Parliment speaker is neither TNG or SRRC, it was between Adan Madobe and him and he won, he worked harder had more charisma and funds than Adan But, Abdilaahi Yusuf voted for Adan Madobe right?
  17. Originally posted by SmithNwestern: Suldanka, shame on you man, Shows what kind of people we are dealing with here. This is a Somali girl, a 15 year old Somali girl. :mad: I just refused to believe it... what is my crime? The style of writing, the source of the article, the fact that the story is old and yet no mainstream news site or paper picked up, the cheap accusations all lead to a conclusion.
  18. S/W Nothing, its clear for him to run as no one from his clan won. If that had happened then it would have been difficult for him to get the top job Lets speak of the facts sxb, the facts are; the newly elected house for Somalia(Proper) is divided. You can call it, into SRRC and TNG, supporter and backers. Now, what we saw in the elections was nothing but a show of force of the pro-TNG (backers and supporter of the old TNG) who put their candidate to the seat they wanted with clear majority. I hear the Northern *** are doing a lot of talking with our dear Colonel Well, what had I tell you b4? These guys are there to make richies... I heard, a vote is worth 15,000 grand. That is a lot of money, especially if you are recieving for literally free. :cool: I'm confident 100% Cabdulahi Yusuf will become the president of Somalia In 5 day's time, we shall see. :rolleyes:
  19. Nayruush Waad qaboobiye, qunyar soo soco... What goes up must come down... I had seen countless of your kind, and I know where they ended up.
  20. habeenkii 20-ka bisha ayaa ninka haysta CID-du oo lagu magacaabo Siciid Foolxun iyo nin la yiraahdo Cabdi Kiin ayaa amar ku bixiyay in la garaaco, laguna gubo koronto…waana lagu bilaabay isla habeenkaasba…habeenkii 24 iyo25-ka bisha ayaa waxaa kufsaday lix askari oo uu ku jiro Cabdi Foolxun …wayna miyir doorsoontay markaas Cabdi Foolxun and Siciid Foolxun, two brothers? :confused: waxaa caqabad ku noqday madaxwayne ku-xigeenka oo isaga la sheegay in uu ka xanaaqo Xijaabka iyo shareerka , isagoo la sheego in uu ka tirsanyahay dariiqada Timo-waynta Ahmed Yusuf Yasin is a well known man, and surely he is not part of the Timoweyn movement. :mad: Certainly, Ahmed is a man who encourages the Hijab and is well aligned to that side. How would you like this rough version... ============================ GABAR U DHALATAY DEEGAANADA SOMALILAND OO JIR-DIL IYO KUFSIBA AY U GAYSTEEN CIIDANKA DARAWIISH-TA BOOSAASO. By pp Posted to the web 16-09-2004, 12:21:23 Hargeisa:-Samsam Axmed Ducaale, waa gabar 15 jir ah oo ku dhalatay magaalada Ceerigabo, waxna ka barata Dugsiga Imaam Al-Shaafici ee magaalada Hargeisa. Samsam waxay ku xirantahay ku dhawaad hal bil xabsiga magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland, waxayna warar lagu kalsoonaa karaa sheegayaan in loo gaystay jir-dil iyo kufsi labadaba. Waxaana lagu eedeeyay inay tahay Argagixiso. Weriyaha BeenmasheegePost ee Magaalada Hargeisa oo isagu si aad ah isugu hawlay arrinta Samasam ayaa la xiriiray Axmed Maxamuud Ducaale (Duuje) oo ay ilma-adeer yihiin Samam, gurigiisana ku kortay, wuxuuna nooga soo diyaariyay warbixintaan:- Samasam Axmed Ducaale, waxay ka ambabaxday magaalada Hargeisa 16/08/04, waxyna aaday magaalada Boosaaso oo uu ku sugan yahay Maxamuud Siciid Maxamed oo ah Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Sportiga oo ay qaraabo yihiin.Waxayna magaalada Boosaaso gaartay 17/08/04. Samsam oo ah gabar aad u yar ayaa la sheegay inay darawalkii gaariga ay raacday waday ku tiri waxaan rabaa guriga madaxwayne ku-xigeenka Puntland, wixii intaas ka danbeeyay bal ha inoo wado Duuje “…darawalkii wuxuu geeyay guriga Madaxwayne ku-xigeenaka Puntland Mohamed Abdi Xaashi, ..waxaana la waydiiyay waxa ay rabto waxyna tiri waxaan rabaa guriga madaxwayne ku-xigeenka…iyadoo kala garan wayday ama ay iska galeen madaxwayne ku-xigeen iyo Wasiir ku-xigeen…waxaa la yiri xagee ka timid, waxay tiri waxaan ka imid Hargeisa…intaas ka dib askari ayaa ka dafay Shareer (Maro madow oo wajiga ay ku qarsadaan dumarka doonaya inaan wajigooda la arag) wejiga u saarnaa, waxyna ku dhufatay kabteedii, …halkaas buuq baa ka dhacay iyo dagaal, waxana ku soo baxay Mohamed Abdi Xaashi, waxaana looga waramay sida ay wax u dheceen, wuxuuna amar ku bixiyay in saldhiga la geeyo oo la xiro…waxaana sidaas lagu geeyay saldhiga..†. Bal haddaba intaas ka dib maxaa dhacay waakan Duuje oo inoo sii wada “…markii la geeyay saldhiga loona sheegay in madaxwayne ku-xigeenku amar ku bixiyay in la xiro ayaa la xiray…waxayna habeenimadaas 19-ka ku hoyatay saldhiga Booliiska,…habeenkii 20-ka bisha ayaa ninka haysta Daraawish-ta oo lagu magacaabo Siciid Cadde iyo nin la yiraahdo Cabdi Kood ayaa amar ku bixiyay in la garaaco, laguna gubo koronto…waana lagu bilaabay isla habeenkaasba…habeenkii 24 iyo25-ka bisha ayaa waxaa kufsaday lix askari oo uu ku jiro Cabdi Cadde…wayna miyir doorsoontay markaas…maalinimadii 25-ka ayaa loo gudbiyay xabsiga magaalada Boosaaso iyadoo lagu wado bareele, waxaana askarta xabsiga oo ay qaarkood ka danqadeen waxa ka muuqda gabadha iyo dhibaatada loo gaystay ay u keeneen gabar dhakhtarad ah oo magaceeda la yiraahdo Shacni, waxaana laga soo miiray makaankeeda dhalmada 1.2ML oo biyo rag ah, sida ay ii sheegeen goobjoogayaal aanan halkaan magacooda ka sheegayn..â€. Duuje oo isagu intii uu ii waramayay ay wajigiisa ka muuqatay murugo iyo ciil ayaa wuxuu haddana isku dayay in uu markasta uu caroodo uu shaydaanka iska naaro, isagoo ka cabsi qaba in uu gaysto waxaan ku haboonayn shareecada islaamka, wuxuu kaloo isku dayay inuu ila xiriirsiiyo dadkii la kulmay Samsam oo ku sugan Boosaaso, balse aan ka helay nin magaciisa la yiraahdo Siciid Cismaan oo ay qaraabo yihiin, si aad ahna ugu dhuundaloola sida ay wax u dhaceen, sidoo kale gabadh ka mid ah ilaalada xabsiga ayaa BeenmasheegePost u sheegtay inay iyadu aragtay gabadha waxayna iyadoo ka waramaysa tiri “…walaal gabdhu waxba kuma noola, waxayna qabtaa dil iyo kufsi, waxaana laga isticmaalay meelkasta…â€.Gabadhan ayaa intaas ku dartay in gabdha uu go’an yahay fiida (Curubta) hore ee naaska bidix loogana dhejiyay koronto. Samsam oo iyada lugu eedeeyay inay tahay argagixiso, doonaysayna inay qarxiso guriga madaxwayne ku-xigeenka, ayaa sida wararka qaar sheegayaan kala hadashay markii ugu horaysay ee la qabtay, waxayna sheegatay inay tahay qabiilka la yiraahdo Warsangeli, oo ah qabiilka hooyadeed uun ka dhashay Wasiir ku-xigeenka Maxamuud Siciid Maxamed oo ay u socotay, balse sheegatay qolada ay ka dhalatay ee Is@@q markii la dilay kadib. Waxaana iyadoon la gayn maxkamad warqad xabsi xalaalayn ah looga soo jaray maxkamadda magaalada Boosaaso 28-kii bishii la soo dhaafay, kaasoo ilaa hadda ay ku xiran tahay, waxaana wararka hadda ugu danbeeya ee Samasam ay sheegayaan in ay caafimaad ahaan ladantahay balse uu jiro khakhal dhinaca madaxa ah. Sidoo kale Samsam hooyadeed oo 31-dii bishii la soo dhaafay tagtay magaalada Boosaaso ayaa la sheegay in la xiray muddo saddex cisho ah, iyadoo lagu eedeeyay in ay tahay hooyadii argagixisada, waxayna warar aan ka helnay ilo xogogaal ahi sheegayaan in uu damiin ku siidaayay Maxamde Xaaji Aadan oo ah siyaasi reer Somaliland ah oo indhawayd fadhiyay magaalada Boosaaso, balse ay u suurtoobi wayday in uu siidaayo gabadha. Arrinta Samasam oo ay isku dayeen in ay wax ka qabtaan odayaasha Beesha Is@@q ee jooga Boosaaso ayaa waxaa caqabad ku noqday madaxwayne ku-xigeenka oo isaga la sheegay in uu ka xanaaqo Xijaabka iyo shareerka, isagoo la sheego in uu ka tirsanyahay dariiqada Timo-waynta. Waxayna wararku intaas ku darayaan in hadda lagu waayay gabadhan wax danbi ah, balse loo haysto in marka hore la baabi’iyo dacwado ay wadaan hay’ado u dooda xuquuqda aadanaha ee saldhiga ku leh Boosaaso qaarkood. Arrintaa oo ah mid ka baxsan dhaqanka islaamka,Soomaalida iyo kan guud ahaan bini aadanka ayaa waxay dad badan xasuusinaysaa xiliyaddii ay xukuumaddii Siyaad Barre tacadiyadda ku hayeen gobolada hadda loo yaqaan Somaliland, waqtigaas oo ficilo kuwaan la mid ah ay u gaysan jireen dadka ku noolaa magaalooyinka Hargeisa iyo Burco, waxaana xiligaas haystay qaybta Booliika Gobolka Hargeisa gacanku dhiigleh uu ka mid yahay Morgan. Dhanka kale saxaafadda Puntland ayaan inta la ogsoonyahay waxba ka qorin arrinta dhabta ah xariga gabadhan iyo sida wax u dheceen, wuxuuna Duuje intii aan la joogay uu dhawr jeer la hadlay xafiiska wargayska ugu afka dheer Puntland ee AllPuntland.com isagoo mar walba waydiinayay tifaftiraha wargayska, sidoo kale waxa uu ii sheegay in uu la xiriiray Axmed Kismaayo oo ah wariyaha laanta Af-ka Soomaaliga ee idaacadda BBC-da, si uu arrintaan umadda ugu soo bandhigo, wuxuuna ii sheegay in uu yiri waan soo baarayaa, kadibna uusan wax war ah ka oo danbe ka helin. Isha Warbinta Xarunta Beenmasheege, Hargeisa
  21. The platform was divided into pro-SRRC (Ethiopian allies) and pro-TNG supporters/backers(former). All the pro-SRRC supporting MPs voted for their candidate Sheikh Aden Madoobe. While all former TNG backers voted for Shariif Sh. Xassan. 61ka xubnood ee beesha Haw!ye ku jirta golaha baarlamaanka ayaa la sheegay marka laga reebo Maxamed Dheere iyo 2 kale in ay u codeeyeen Shariif Xasan ayadoo in ka badan 35 xubnoodna ee beelaha D!g!l iyo Meriflane ay u codeeyeen Shariif Xasan Sheekh Adan. Qaar badan ka tirsan beelaha ********* , Otheres, D!rta woqooyi, iyo ****** ayaa sidoo kale u codeeyay Shariif Xasan in kastoo inta badan beelaha Hart! D**rood ay u codeeyeen Sheekh Adan Madoobe. Businessman Shariff Hassan Sheikh Adan was elected to the post with 161 votes , ahead of his nearest rival's 105 votes What does this mean for Abdilaahi Yusuf and his plans? ========================== from Ruunknet.com Dhinaca kale, Sheekh Adan Madoobe oo looga guuleystay cod bixintii xalay ka dhacday xerada Mbagathi ee sida weyn ugu guuleystay Shariif Xasan ayaa la sheegay in uu halkaasi ka sheegay hadal aan munaasib ahayn kadib markii laga codsaday in uu u hambalyeeyo Shariif Xasan. Mudane Xersi Bulxan oo ahaa guddomiyaha KMG ah ee kulanka codeynta guddomiyaha baarlamaanka ayaa la sheegay in uu ka codsaday Sheekh Adan Madoobe in uu u hambalyeeyo walaaiis Shariif Xasan kadib markii looga adkaaday codeynta. Sheekh Adan Madoobe ayaa yiri mar lagu soo dhaweeyey cod baahiyaha si uu uga hambalyeeyo Shariif Xasan, " Laaluush iyo wax daran ayuu iiga adkaaday mana ku qanacsani doorashadan , balse waxaan u hambalyeynayaa IGAD iyo intii soo qaban qaabisay shirka". Intaas kadib ayaa inta badan intii hoolka fadhiday billaabeen in ay ku oryaan oo ay ku qeyliyaan sheekh Adan Madoobe oo markaasi u muuqday qof aad u careysan. Sidoo kale, Mowliid Macaani Maxamuud ayaa canaanntay Maxamed Dheere ayadoo lagu jiro cod bixinta kadib markii Maxamed Dheere istaagay asaga oo qeylinayo dhahayana, " waxaa la bixinaayaa laaluush, musuqmaasuq ayaa halkaan ka socda ". Mowliid Macaani ayaa u sheegay Maxamed Dheere in uu fadhiisto asagoo si kulul ugu qeyliyay inkastoo Maxamed Dheerena uu cay iyo aflagaaddo ugu jawaabay Mowliid Macaani . Dhinaca kale, dowladda Itoobiya ayaa doorashadaasi looga adkaaday ayadoo dooneysay in la doorto Sheekh Adan Madoobe oo ka tirsan SRRC-da ay jaalka yihiin dowladda Itoobiya. 61ka xubnood ee beesha Hawiyeee ku jirta golaha baarlamaanka ayaa la sheegay marka laga reebo Maxamed Dheere iyo 2 kale in ay u codeeyeen Shariif Xasan ayadoo in ka badan 35 xubnoodna ee beelaha Digil iyo Miriflane ay u codeeyeen Shariif Xasan Sheekh Adan. Qaar badan ka tirsan beelaha ********* , Otheres, Dirta woqooyi, iyo ****** ayaa sidoo kale u codeeyay Shariif Xasan in kastoo inta badan beelaha ***** ******* ay u codeeyeen Sheekh Adan Madoobe. Siyaasiyiin badan oo aan wax ka weydiinay sida ay dowladda Itoobiya u aragto doorashadan ayaa noo sheegay in uu aysan ku qanacsaneen maadaama taageerayaashooda looga adkaaday codkii la qaaday in kastoo dowladda Itoobiya ay si weyn isugu dayi doonto in la doorto madaxweyne ay ayado raali ka tahay. Xubnaha baarlamaanka ayaa lagu war geliyay in ay maanta 10:subaxnio ee saacadda Naroobi isugu yimaadaan xerada Mbagathi ayadoo la filayo in looga hadli doono arrimo ay ka mid tahay goorta la dooranayo ku xigeenada guddoomiyaha baarlamaanka cusub oo kala ah 1aad iyo labaad in kasto la sheegay in warqadihii lagu dooran lahaa aysan weli diyaar ahayn.
  22. Considering them fighting for their rights for the last 30 years, ours is a meagre, so Insha-allah, there will be light at the end of the dark tunnel. Hardwork pays off, sooner or later. Indeed, a great day for the Sahraawi peoples, may they prosper and live in peace.
  23. Maleeshiyo uu horkacayey Xildhibaan Bare Hiiraale
  24. I will be the leader of the part..let us see if we still can agree Well, we can discuss about this later... I am younger, more educated younger? Well, it all depends what size you wear. Educated? can you be more specific here. I speak Arabic, English French and some Amharic Well, I am proud Somali speaker. you know we need Amharic On our first assignment, I think we will need Somali. Ethiopian can't talk shiit about us With more then 101 languages there, I gotta be pessimistic. I will catch them !!.. Well, we will see, if they catch us, or we catch them. But first, lets start with Abdilaahi Yusuf.
  25. Oooh Abdullahi Yusuf?? Wont bother me at all. I always can be opposition... Well there you go! Ala, we have something in common. you did not answer my question what is your plan? My plans are many sis, which one would you like to know. I can accept you in my part..I wont ask you clan ID I promise That would be a very privileged opportunity on my part too. Where do we start? :cool: