Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. Bashi This time the ICG has put up something to your liking and you seem very happy. hmmm :eek: I thought the killings of the Aid workers in Somaliland was purely apolitical done by Abdiqasim and his henchmen. But looks like there is a vast network of interconnected operatives. Kudos to the people of Dhoqoshay for their bravery in capturing the killers, that was really the straw that broke the camels back.
  2. ^^Quite the expected cliche from the self promoted Fortune Tellers Sxb you are wasting your times here, you could have made millions of dollars as advicers to the anti-terrorist task forces in the USA and UK. Waar ba'a aan ahayne meesha ka kaca. That aside, did you know Lady Edna already recieved a number of invations to some high profile TV and Radio programmes?
  3. I see similarities between these that are burning down tracks that are carrying Food and Goods to the warravaged peoples of that region and those that highjacked a ship carrying food Relief to Tsunami Effected regions in Somalia. What was the word that Sky used?
  4. Lady Edna did her best in answering quite diverse and mostly unexpected questions, and most importantly she did achieve what she was there for. I am sure had she were not representing Somaliland, she could have articulated her own opinions more freely without the constraints of walking a diplomatic tightrope as she had. If you analyse the performances of all the panelists, no one was perfect, even the British Government Minister had her moments when Dimbleby probed the contradictions in accusing Zimbabwean government for acts of humanrights voilations while her governments deports potential asylum seekers. Over-all, she did a great job. Kudos to her.
  5. Burco(ONN) Daba yaaqadii bishii ina dhaaftay ayuu tafaritaha shabakada odwayne.com uu booqasho ku maray Deegaano ka tirsan golobka Daad madheedh ee ay caasimada u tahay Degmada Oodweyne , .. DAAWO SAWIRADANA Burco(ONN) Daba yaaqadii bishii ina dhaaftay ayuu tafaritaha shabakada odwayne.com uu booqasho ku maray Deegaano ka tirsan golobka Daad madheedh ee ay caasimada u tahay Degmada Oodweyne , hadaba tafatiraha oo hada ku sugan magaalada Burco ayaa waxa uu ka diyaariyayay war bixintan : - Casimada gobolka Daad madheedh ee Oodweyne ayaa waxa ay ku naalootaa dhul aad u baaxad weyne , dhulkaasi oo nin waayeel ahi ii sheegay in hadii lay is yidhaa soo mara ay qaadanayso 5 caana maal , ayaa maalinka mid ahayd dabayaaqadii bishii hore , waxa aan ka mid noq day wefti balaadhan oo ka socota xisbiga UDUB , oo safaro ku gaalaa bixinaayay dhulkaasi , inkasta oo aanan marin dhulka Oodweyne oo dhan hasa ahaatee waxa aanu marna ay oo qudhaa ta hal wado , maalin ka mid ah amaalmaha ayaa salaad hore waxa aanu ka baxnay magaalada Oodweyne , anaga oo u sii jeedna dhinaca xuduudka oo u jirta ilaa iyo 200 KM waxana aanu isla markiiba galana tuulka beerato , oo ah tuulo aad u qurux badan , waxa aanu ku safaranay 8 gaadhi oo ah kolonyo xisbigu lahaa , aniga iyo sakaria cabdi sulub oo ah wariye ka tirsan Radio hargaisa ayaa waxa aanu saarnayan gaadhi yara oo ah SERUF tuulada beerato markaanu galnay , ayaa waxa aanu qoorta kala soo wada dhacnaya daaqadaha gaadhi , waxana na soo jidanaayay bilicda beeraha ku yaala beerato iyo uduga dooga tuulada beerato oo aanu ku sugnayn ilaa 20 minet waxa aanu ka haqab beelnay caano xoolaad oo u badan Geel , waxa xusid mudan jawaahir cismaan xaaji oo ka mid ahy dadka ku dhaqan beerato ayaa , waxa ay noo keentay anaga iyo sakariye caagada caano ah , jawaahir labadayada mid na ma garanayani hasa ahaate waxa ay na dareentay in aanu nahay safar ka dib markaanu ka qaadanaya caanaha ayaa waxa anu is waydiinaya oo isku nidhi aniga iyo sakaria " waar miyaad garanaysaa inanta iyo maya " jawaahir waa u mahada celinaya aniga iyo sakariye cabdi sulub , tuulada beerato waa ka baxnaya dhamaan rakaabkana waxa ay u sitee qof iyo caagada caano ah , waxa aaanu ku beeganaya xili barwaaqo ah oo dhamaanba xooluhu dhaleen kolanyada baabuurta ayaa dhamaanba is eryaynayasay , waxana aan xasuusta in kolaba meel la istaagaayay oo la daawanaayay dhulka bilicdiisa oo ilaahay ku malaystay barwaaqo , waxana aanu galanay iyana tuulada Geel didiska oo ilaa 30 KM koonfur ka xigta tuulada beerato , waxa aanu iyana ku sunyay aim ilaa 15 minet , idhahayguna waxa ay qabanayeen dhul bilicsan iyo xoolo dhalay tuulada geel didiska ayaa waxa aanu ka cabnaya shaah caano geel leh isla markiiba dadka tuulada dagani waxa ay noo keeneen caano xoolaad hasa ahaatee waa ka cudur daaranaya sabta oo an nin walbaa waxa uu sitaya caagada dhan kaligii socdaal dheer ayaanu galnay gaadhiga aanu saaranahay waxa darewal ka ahaa nin la yidhaa Rashiid duraan oo ah nin reer Oodweyne ah , ah oo aad u dabeecada wanaagsan , waxana aanu galanay goor ilaa iyo 11"20 mine ah tulada Goroyo Ood , oo aad u bilic san , tuuladaasi waxa xiligaasi ku sugnaa dad aad u tiro badan , waxa aan ku arkaynay in ay dadkaasi u badan yihiin dad xoolo dhaqato ah , waxana aan dambacay in aan u kuur galo xaalada magaaladaasi gaar ahaan dhinaca arimaha bulshada , waxana aan ogaaday in aanay magaaladaasi lahay cispitaal yar iyo school toona , waxan aan waydiiyaay meesha u goob caafimaad ah gabada yara oo caruur ah , waxana ay iui sheegatay in la geeyo qofka xanuusada magaalada burco oo iylaa 120 KM u jirta kamana muuqan waxa schoolaad ahi sadexda tuule ee anu soo dhaafnayaba marka laga reebo tuulada beerato oo uu ka muuqday school yari tuulada goroyo ood oo aanu ku sunagay waxoogaa ayaa waxa aan kula kulmay dad aad u niyada san oo ay ka muuqado tamara aad u saraysa hasa ahaatee waxa alaga dareemayaa in dhulkaasi uu ka dayacan yahay dhanka arimaha bulshada tuuladaasi waa ka baxnaya waxana aanu u safarana dhanka xuduudka oo noo ahaa bar tilmaameed gaar ahaan magaalada xaaji saalaxa , waxana aanu sii marnaya banka weyne ee caanka ah ee loo yaqaano Dul cad oo aan ku maqli jiraya sheekooyinka gaar ahaan kuwii SNM ta , gaadhigayaga waxa anu ku saaranaya , 4 nin maca adarwalka , waxana aanu sidanaa afar caagadood oo caano ah sakari cabdi sulub ayaa si waalan u cabay caanihii taasina waxa ay sabatay ain ay calooshu ku socoto sakarie dhulka aanu maraynaya waxa uu ahaa dhul aad u qurux badana waxana wadad hareeraheeda aanu ku arkaynay , geel badan oo wata nirgo yar yar oo quurux badan , waxa kale oo aanu arkaynay reer guuraa ku jira guryo aad u qurux san oo ah guryahay ay dhaqanka somalidi caanka ku yahay ,
  6. Musharaxiinta Baarlamanka Oo weraro Badan isku Haya iyo Kaartooyin Siyaasadeed oo ku Cusub Siyaasadda Somaliland oo Soo If-baxaya. Iyadoo uu Si Xawiliya u socdo 'Ololaha Musharaxiinta Baarlamanku' oo Ka bilaabay Jilibada hoose ee Beelaha Somaliland ayaa waxa soo baxaya muran fooda la iskula jiro kaas oo dhaliyay jahwareer siyaasadeed. Waxad mooddaa inuu lumay mabda'a siyaasiga ah iyo magaca xisbiga. Waxana soo baxaya mabda qabiil oo ah, 'jilibkeena yaa ka sharaxan'. Waxa muuqata boqolaal musharaxiin ah oo sameynaya buuq iyo qaylo dadka lagu Il-duufayo wax kasta oo loo adeegsan Karo. Xisbiyadda siyaasiga ah ayaa ololahooga uu ka soconayaa hoosta jilibada waxana La iska daba rarary jilib-kasta xubno loogu yeedhay "La degayaasha hebel", ama "Yaanu soo bixine hebel maal-galiya si uu ula dego hebelkaa". Si kastaba ha ahaatee waxa mugdi gashay nidaamka ololaha uu u bilaaban karayo musharax-kastaa. Lacag fara badan ayey faraqayaan musharaxiintu waxana la kala jiidanayaa Salaadiinta, Cuqaasha ,iyo Waxgarad-ka. 17-ka Bisha Ayey Ku egtahay xilliga ugu danbeysa ee la gudbinayo CV-ga ama taariikhda musharaxiinta. Boqolaal musharax ayaa caafimaadkooda baadhitaan (Medical Check Up) ku sameynaya oo cusbitaalada tegaya si ay u dhameystiraan shuruudaha looga baahan yahay qofka tartanka ka qayb-gelaya. Waxa la sugaaba waa furitaanka 'Ololaha Doorashadda Baarlamanka'. Abdiaziz A Musa, HadhwanaagnewsHargaysa Somaliland
  7. War deg deg ah: Yusuf Tallaabo oo loo magacaabay wasiir ku xigeen War rasmi ah oo uu na soo gaadhsiiyay mid ka mid ah warayayaasha Qarannews24, uga soo warama magaalada casimada ah ee Somaliland ayaa xaqiijiyay in Yusuf Talabo uu mar labaad ku soo laabtay golaha xukumada ee Somaliland iyada oo loo magacaabay wasiir ku xigeenka wasaarada cadaalada ee Somaliland warka hada na soo gaadhayna waa uu u dhignaa sidani Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dahir Riyaale Kahin ayaa Maanta soo saaray Xeer Madaxweyne oo uu ugu magacaabayo Wasiirka Ku Xigeenka Wasaaradda Cadaalada & Garsoorka Mujaahid Yuusuf Ciise Talaabo oo u ahaa Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Macdanta & biyaha . Magacaabista Wasiir Ku Xigeenka ayaa ka danbeysay ka dib markii Wasiir Ku Xigeenkii hore ee Wasaarada Cadaalada uu iska casilay Jagadaas Madaxweyne Riyaale ka aqbalay. Mar aanu isku daynay in aanu wax ka waydiino mudane Talaabo jagadaasi loo magacaabay way noo suurto gali wayday Mudane Talaabo ayaa ahaan jiray wasiir ku xigeen isla xukumadani Rayaale isga oo mudo dheer soo ahaa wasiir ku xigeenka wasarada waxbarashada, Talaabo waa masuulkii u horeeyay ee ku dhawaaqay xisbiga UDUB, isaga oo kaga dhawaaqay xisbiga UDUB, gobolka Sanaag caasimadiisa Ceerigaabo, isaga oo aha xubnihii ugu fir fircoona ee xisbiga Udub, waanana nin si wayn ugu soo ololeeyay xisbiga UDUB, isla markaasna ay isku dhaw dhawaayeen madaxwaynihii hore ee Somaliland Ilahay ha u naxariistee marxuum Cigaal Hadaba mudane Tallaabo waxa hortaala ama looga fadhiyaa in uu wax wayn uu ka qabto cabashooyin badan oo uu hore xukumada ugu soo jeediyay uu isla markaasina uu saxaa, qaladaadadii uu sheegaayay xiligii laga qaaday ama laga caydhiyay wasiir ku xigeenkii wasaarada waxbarashada. Wixii war ah ka soo kordha kala soco Qarannews24
  8. Wasiirada Awdal oo ugu baaqay reer Boorama in ay codkooda Siiyaan Xisbiga UDUB Hargeysa (Jam)- Wasiirada Qorshaynta Qaranka, Macdanta iyo Biyaha, Xidhiidhka Golayaasha, iyo Hidaha iyo Dhaqanka Somaliland ayaa shalay shir ay taageero ugu doonayaan Xisbiga Xukuumadda ee UDUB ku yeeshay Huteelka ay RAYS ee Magaalada Boorama. Wasiiradaas oo dhammaantood ka soo jeeda degaanka Gobolka Awdal, waxa ay kulankoodan kaga sanqadhiyeen in dadweynaha ku nool Gobolka Awdal ay ka codsanayaan in ay taageeradoda siiyaan, isla markaana ay doorashada Golaha Wakiilada ee fooda inagu soo haysa ay garab iyo gaashaanba u noqdaan Xisbiga UDUB. Sida uu noo soo tebiyay weriyaha Jamhuuriya ee Boorama, Cabdiraxmaan Maxamed Habane Waxa Xubnaha wasiirada ah ee ku howlanaa sidii ay taageero ugu heli lahaayeen Xisbiga UDUB at su is-daba joog ah iskaga daba qaateen sida ay bulshada cod ugaga raadin lahaayeen xisbiga UDUB ee xukuumiga iyaga oo bulshada ka dalbaday inay codkooda siiyaan xisbiga udub[bulshada reer awdal Waxaanu idinka codsanaynaa inad codkiina sii saan oo inoo balan ah xisbiga Udub]ayaa ka mid ahaa erayadooda. Marka laga yimaado xubnahan wasiirada iyo shirkoodan Rays waxa ay magaalada Boorama u muuqatay maalmihii u dambeeyay mid dhaqdhaqaaqeedu xoogan yahay, kadib markii ay isku soobeegmeen xubnahan wasiirada ologooda iyo madaxwayne ku xigeenkii hore hna musharixii madaxwayne ku xigeenka ee xisbiga Kulmiye md Cabdiraxraxmaan Aw Cali Faarax oo isna dhawrkii todobaad ee u dambeeyay ku sugnaa magaalada Boorama,iyo xubno komishanka qaranka ah oo iyana magaalada ku sugnaa oo ay waliba weheliyaan ololaha musharaxdoon ee ay xubno badani beelohooda dhexdooda isku hirdiyayaan,dhinacyadaas oomaalmihii u dambeeyay isbarbaryaacoodu keenay in magaaladu u muuqato meel mar horeba ay ka bilaabmeen ololihii doorashada wakilada ee xiligoodii la gaadhin.
  9. [sulub iyo waftii] [biriijka Qoryoolay] [Wasiirka Hawlaha Guud Mr. Sulub oo hadhiga ka jaraaya biriij cusub] [Mr. Sulub oo dhagax dhigayaa Biriij cusub]
  10. Originally posted by Saxardiid: I don't know why she was not admiting the aid that her country gets from britian, EU etc. Somaliland does not recieve bilateral aid from anyone, be it Britian or EU or anyone. But we receive humaniterian aid from UN through the so called SACB body (Somali Aid Coordination Body) which is based in Nairobi. And that is not even Aid, it is beanuts if you compare to what other African countries recieve. --------- Waraysi gaaban Wasiir Adna Ismail. Aniga oo ka tagay wadankan Ingriiska waxa aan ka qayb galay barnaamijkii xalay wasiirka Armiha dibadu, Adna Ismail ay ka qayb gashay. Waxa barnaamijkan isugu yimid khubaro iyo dad badan oo xisiiye arima Africa waxaanu ahaa mid loogi talo galay G8 iyo Afrika. Balse intii aanu shiki bilaabmin waxaa la isla dhex marayay qaraxii ka dhacay London. Dadkii waxaa laga codsaday in su'aalaha qaar lagu xiriiriyo qaraxa London. Tani waxa ay keentay in su'aashii uugu horaysay ee loogu talo galay Somaliland ay dusha ka martay tii qaraxa London. Hadaba ka bacdi markii uu shirku dhamaaday ayaan waydiiyay su'aalo yar Adna. S: Ms Adna, maku guulaysatay ujeedadii aad ka lahayd barnaamijkan? J: Inatii badnayd waan ku gulaysta, waayo waxa uu qorshahaygu ahaa in aan dadka aan aqoon Somaliland wax uuga sheego inta taqaana aan xasuusiyo, markaa markastaba anigu waxa aan u hadlayay danta Somaaliland. S. Tani macnaheedu miyaanu ahayn ujeedadii shirka waad ka baxday oo kamaad hadal G8 iyo Arimiha Africa. J: Waan ogaa in Ajandaha shirku yahay G8 iyo Africa, balse fursadani waxa ay ahayd markii uugu horaysay ee aan u helay in aan qadiyada Somaliland garaarsiiyo dhagaystaal badan. Dad badani waxa ay is waydiinayaan waa maxay Somaaliland? taasina waa ta maanta ina haysata waayo dad badan oo wax inoo tari kara ayaa laga yabaa in aanay maqal guusha Somaliland. S. Maxaad ugu sheegi wayday dadka in Africa iyo reer galbeedkuba in ay dayaceen waajibkii ka saarnaa Somaliland?. Marka hore Somaaliland waxa ay maanta u baahan tahay saxiibo ee cadaw uuma baahna. Waan awoodi lahaa in dhaleeceeyo Africa iyo ururo kale oo iska indha tira Somaliland ama inagu riixaya Somalia. Maanta dadka Afrika iyo aduunkuba waa ka soo taagan yihiin, siyaasi isaga mooyee dhaleeceeya dadka kale oo dhan. Afrika waxaa looga baahan yahay iskaa wax u qabso (Self Help), taasina waxa maanta gaartay Somaliland. S. Maxaa kale ee aad ku guulaysaya intii aad joogtay South Africa? Waxaan hada la kumay qaar ka mida masuuliyiinta South Africa, waxa kale oo aan la kulmayaa wasaarada arimaha dibada ee South Africa waxaana laga yabaa in aan la kulmo madax wayne ku xigeenka cusub ee South Africa. Dhamaan dadkan aan la kulmay waxa aan uuga waramay qadiyada Somalialnd waxa aanan filayaa in ay ka soo bixi donaan cilaaqaad hor leh iyo in ay soo dhawayso aqoonsiga Somaliland. Abdi Nur (Johannesburg)
  11. Wefdi Kulmiye oo tagay Ceerigaabo Waxa maalintii Salaasadii toddobaadkan gaadhay maagala madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo wefti ka socda xisbiga Kulmiye. Sida uu sheegay Maxamed Kaahin Axmed oo ka mid ah xubnaha Kulmiye ee booqday Ceerigaabo ujeedada socdaalka weftaga ayaa la xidhiidha arrimo ay ka mid yihiin,wada tashi ay weftigu la yeelanayaan masuuliyiinta xisbiga ee gobolka, sida iyo qaabka lagu xuli doono musharaxiinta xisbiga Kulmiye, xog waran xaalada guud ee dalku ku sugan yahay iyo wixii kale ee markaa weftiga ula muuqda in ay ku jirto maslaxada xisbigu. Weftigan oo ka tegay magaalada Burco ayaa intii ay jidka sii socdeen waxay kulamo ku soo yeesheen degmooyinka Gar-adag iyo Ceel-af weyn, iyaga oo halkaa kulamo kala duwan kula yeeshay bulshada ku dhaqan degaamadaas. Isla shalay waxa weftigu boqashooyin salaan ah ugu tageen masuuliyiin ay ka mid yihiin guddoomiyaha Gobolka Sanaag, Cali Cabdi Hurre iyo Maayarka degmada Ceerigaabo, Ismaaciil Xaaji Nuur. Dhinaca kale war saxaafadeed laga soo saaray xarunta xisbiga Kulmiye ee Ceerigaabo ayaa lagu sheegay ka dib markii ay shir isugu yimaadeen maamulka heer gobol ee xisbiga Kulmiye waxa lagu ansixiyey in ay hawshoodii maamul ee xisbiga ay ka hayneen ay sii wataan xubnaha kala ah: Cali Faarax Jaamac Guddoomiye Saalax Axmed Isixaaq Ku- xigeenka 1aad Jaamac Barre Xassan Ku- xigeenka 2aad Ibraahim Saleebaan Maxamed Xoghaye Axmed Cawed Faarax Madaxa wacyi gelinta Cabdi boqor axmed Madaxa dhaqaalaha Iimaan Warsame Ciroobe Madaxa siyaasada Cumar Siciid Sucaalle Madaxa laamaha Aamina Cali Yare Madaxa garabka haweenka Naaleeye Axmed Sheekh Madaxa garabka dhallinyarada. Waxa kale oo war saxafadeedkaas lagu sheegay in maamulka lagu soo kordhiyey 7 xubnood oo gudida fulinta ah, kuwaas oo maamulka ka caawin doona hawshooda maadaama xisbigu isu diyaarinayo ololaha doorashada golaha wakiilada.
  12. Almost 2 months to go for the big day and political parties in Somaliland are already in elections mood. The level playing field is set by the two main parties in Somaliland UDUB and KULMIYE and each has dispatched their big guns to their respective strongholds. ----- Wafti wasiiro ah oo booqday magaalada Borame Raxan wasiiro ah oo kasoo jeeda gobolka Awdal kana dirsan golaha wasiirada Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka macdanta iyo biyaha mudane QAASIM SH YUUSUF IBRAHIM ayna kamid yihiin wasiirka xidhiidha golayaasha mudane CABDI CASAN BUUNI, wasiirka qorshaynta qaranka mudane AHMED XAAJI DAHIR CILMI iyo w/xigeenka wasaarada hawlaha guud ayaa booqasho kujooga xarunta gobolka Awdal ee Borame. Wasiirada oo shaaca kaqaaday in ay mideynayaan dadka gobolka ayna u kuurgalayaan xaalada nololeed ee gobolka ayaa ilaa hada layeeshay kulamo kala duwan madax dhaqameedyada ugu saraysa ee gobolka awdal, una sheegay in nabad galyada la ilaaliyo oo buuga iyo sawaxanka doorashada aan waxba loogu dhimin xasiloonida gobolka. Wasiirada oo lashego in ay gacantooda kujirto gabi ahaanba taageerada gobolku ayaa lasheegaa in ay mucaaridka dhabar jab kutahay sidii ay codad uga heli lahaayeen. wasiiradan ayaa mudooyinkii ugu dambeeyayba aan cagta kaqaadin gobolka oo ay kafuliyeen barnaajmiyo horumarineed gaar ahaana degmada DILA oo ay dhawaan kafureen riig biyo soo saar oo cusub, hadana ay gobolka kawadaan mashaariic kale. Taageerada mucaaridka ee gobolka awdal ayaa aad hoos ugu dhacday intii kadambaysay doorashadii madaxtooyada, waxaana dhawaan dhacday in xafiiskii gobolka ee kulmiye uu lawareegay xisbiga UDUB kadib markii taageerayaashoodii iyo mulkiilihii guriguba kubiiray xisbiga talada haya ee UDUB. gobolkan awdal ayaan gabi ahaanba lagu tilmaanaa mid aan u jajabnayn xisbiyada mucaaridka ah balse ladhacsan xisbiga talada haye ee UDUB. Dadka u kuur gala siyaasada gobolka awdal ayaa sheegay in ay dadweynaha reer awdal xisbi walba kujiraan laakiin ay 95% yihiin muxaafidiin, waayo ayay leeyihiin waxa mideeyay reer awdal hadalo siyaasada kabaxsan oo kasoo baxa afka xisbiyada mucaaridka ah oo ay wax kaga sheegaan shakhsiyada madaxweynaha somaliland mudane dahir Rayale Kahin sida Dahir Riyale waa kuceeb in uu kasoo baxo reer awdal iyo hadalo kusaabsan marwada koowad ee madaxweynahaba . hadaladaas oo hoos usii dhiga taageerada mucaridka ee gobolka awdal.
  13. ^^ ha ha ha Areero mayfagaasa?
  14. ^^Miskiin Are you related to Suudi Yalahaw? I love his accent. OLOL wrote: The Somalilanders will not be idle bystanders As Reer Banadir say, Abkey dooli dilow dad nool maa u daahaa? It would be very foolish on the part of Somaliland if it sits idle in the face of this warmonger's aggression in the South. In 1991 the civilwar was only confined in the South but this time it will inflame both the North and the South. And we will see what we get from that. Certainly, this foolish warlord will have a lot to lose.
  15. Gen. Duke Bro, ma umul ayaad ahayd ilowshiyo dhawidee. Don't you know this is a dog eat dog world down there. This Mohamed Dheere is only there while the cow has some milk. Abaari haday timaado dhimatay gees dheer. Ali_BaBa Col. Yey ha dhaco, Dadka rer Somaliya guul iyo nabad iyo dawlad xalaala. Does that make you happy. On serious note, why is it that you get flames when Somalilanders comment on Col. Yey's phantom government? Don't you know that old gasbag actually thinks he is my president? LOOL
  16. ^^^ It is getting there sxb. Yeah almost there. 3 things why Col. Yey's government will be short lived (or maybe it already has, waiting for the official report from the doctor) 1. His personal background (warlord mentality, totaliterian attitude, his pass history etc etc) 2. His No-Mogadishu policy + Habashi Dabadhilifnimo etc 3. Without Mogadishu - he is gonner. And even if he comes to Mogadishu he will always be a Guest to the warlords there. Opportunities are once in lifetime shot, and it seems the Colnel has lost quiet a number of them. Now the only options left for him is either quit (before he is quited) or to the "Maquunin" option. If he chooses the later, he will end up like Morgan. It is better for him to retire now before he looses that chance too.
  17. http://news.bbc.co.uk/1/hi/programmes/question_time/4074774.stm The presenter for BBC Good Morning Africa once joked that she wished Edna was her country's president. Gaining wide spread popularity and respect among Africans and Westerners alike. Inspirational lady, kudos to lady Edna
  18. Will we ever again see the true brotherhood these two leaders, C/llaahi Ciise on left and Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal at right meeting the first time as official leaders from the both sides? ... what can I do to change history. :mad: Lix iyo Labaatankii Juun Libtii Haleelnay Kawdii Luuliyo Lug'gonay Kaw iyo Labatanki October Leeleenay 18Kii May Libtii Lasoo Noqonay.
  19. Originally posted by Sky: Muqdisho: Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Hargeysa Kula Kulmay Saraakiil Somaliland Ah - Thursday, June 30, 2005 at 21:23 Muqdisho (AllPuntland)- Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka KMG ah Soomaaliya Shariif Xasan Sh. Aadan oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa kahor intii aysan soo gaarin Muqdisho garoonka diyaaradaha Hargeysa kula kulmay saraakiil sare oo ka tirsan maamulka Somaliland. Sida uu inoo xaqiijiyay mid ka mid ah xubnihii la socday Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in Guddoomiyaha iyo saraakiisha ay kulan gaar ah ku yeesheen qolka gaar ah ee martida loogu talagalay oo ku yaal gudaha garoonka , inkastoo mas’uulkan oo diiday in magaciisa la shaaciyo ka gaabsaday ka hadalka waxyaabihii looga hadlay kulanka. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa oo kasoo dhoofay dalka Jabuuti halkaasoo ugu qeybgalayey munaasabadda 27-ka Juun oo ah maalinta Jabuuti Xornimada ka qaateen Faransiiska. Maamulka la baxay Somaliland ayaa isagu doonaya inuu ka go'o Soomaaliya inteeda kale iyadoo siyaasiyiinta kasoo jeeda maamulkaasi qaarkood ay aad uga shaqeeyaan daganaasho la'aanta iyo maamul la'aanta ka jirta Koonfurta Soomaaliya iyagoo markaas aaminsan in aqoonsi ay ka helaan beesha caalamku uu soo dagdagayo haddii xal loo waayo mushkilada Koonfurta Soomaaliya, iyagoo u arka in caalamku isaga daali daano Koonfurta Soomaaliya xal u helkeeda ka dibna iyaga loo arki doono inay xaq u leeyihiin in dawladladnimo loo aqoonsado oo ayan u xayirnaan xal u helka Koonfurta. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho Allbeenland.com
  20. ^^of course Mizimhaka like Bryden, will only report nothing but the truth "without any prejudice" as Mizimhaka put it. Unfortunately, I know someone who will be having problems with that. Very absurd. ofleh Interestingly humorous. Now you are suggesting for Somaliland to change its name altogether? That wouldn't be a bad idea afterall, knowning how the Somali name has been degraded by the warlords thesedays. SOO MAAL Good effort mate
  21. XiinFiniin The unity that you so talk about, you put it as if its something we need to try as an option, while obviously discarding the actual facts. Perhaps 30 years of domination and destruction is not enough of an experience I guess. hmmm It didn't elude us, it simply isn't an option. Somethings just don't add up, we have our freedom and it doesn't make any sense at all as to submitting that freedom to a people whom by now the whole world knows what they are, bunch of thugs. And sadly we had lived under the rule of those same Mafia like ruffians for 30 years. (I am refering to politicians here ) As for the recognition of Somaliland, it is a process that will take its course, and its success or failure ultimately lies on the hands of Somalilanders and no one else. Yes, it will take time, but that does not mean in anyway or form that the Somaliland people will abandon it. Simply put, Somaliland whether recognised or not, it will be here forever. That is a decision taken by the people and no one else.
  22. Looks like Sub-Saharan Informer asked most of the questions I would have asked. Nicely done. Indeed it is a new beginning for Somaliland and the African Union. I liked the positive outlook of the deputy chair in regards to Somaliland. All Somaliland needs is the acknowledgement of fella Africans.
  23. Somaliland, Countdown To The July Summit Of The AU The fact-finding mission undertaken by the Deputy Chairperson of the African Union Mr. Patrick Mizimhaka An exclusive Interview – The Sub-Saharan Informer In the beginning of May the African Union had undertaken a fact-finding mission headed by the Deputy Chairperson Mr. Patrick Mizimhaka to Somaliland. The purpose of the mission was to assess the state of affairs of the country specifically with its quest for international recognition as independent country and draw a report, which will be presented to the chairperson and so to the heads of state for their consideration and deliberations. The team visited different regions of Somaliland where thousands of crowds flocked out to the open to express their feelings. The Deputy Chairperson and his team met with all government bodies, civil society and law making bodies of both houses. They had the opportunity to talk to all sections of the community. They also had the opportunity to gauge the state of security and stability of the country. The Sub-Saharan Informer had accompanied the AU mission in most of their visits and had the chance to touch base with the head of the delegation and Deputy Chairperson of the African Union Mr. Patrick Mizimhaka in an exclusive interview to talk; about what his impressions were. SSI: Why did it take this long for the AU to send this delegation because we have learnt that you were supposed to undertake this mission sometime last year? What is the reason that it took so long? Was it a logistic problem or other commitments? Mr. Patrick Mizimhaka: You know that this problem lasted for very many years and the wars that went on around here were not very simple. Therefore the continent had an opinion. During the Cold War Somalia become client of Soviet Union and of United States of America. So the cold war kind of muddled the waters for African countries. The OAU was stuck with a policy of preservation of member states and now the African union came into scene in 2002 and in 2003 we were able to, as the interim lasted for about four years from 1999 all the way to 2003, when the present commission was put in place and so the commission that is implementing what was set out in the constitute act, which is different form the charter. Complementing the charter but with the new mandate. So the government of Somaliland engaged in discussions with the African union during that transition period started about four years ago. When we came-in in September 2003, we started engaging with the government of Somaliland, so that we developed an approach of-course the commission only serves the member countries therefore it takes time to get to a level where you get this kind of mission authorized. So there were no problems of logistics but I would say it was just a problem of processes. We agreed that the mission to take place sometime in around December 2004 but we have been late for four months because of other commitment, we had a summit in January in 2005 to meet and so on. Otherwise, we have been preparing to undertake this mission ever since the decision was reached. So even if it said that we have taken so long, I would say still it isn't that long, Of-course for the people who are suffering we cannot claim that we came to their rescue fast enough. Generally those are the causes of the delay. SSI: What are your perceptions before you landed here? What did you think of Somaliland and what did you find out that is astonishing or surprising to you? Mr. Patrick Mizimhaka: I think what was really amazing is that for somebody who doesn't visit or live here will be amazed to find out the way these people have been able to recover from the still very visible devastation of their villages, cities and facilities. But they have been able to keep the country running in normal fashion. Not only that, but in the institutions of government, particularly in the area of governance, if you look at the scenario in the other parts of Somalia, people understood War-Lordism as an ideology and one finds it difficult how this has been handled. Here, these have settled and new institutions, based on different approaches have established. Somalilanders have been able to stabilize the country that way; they have been able to enter democratization process and that is very robust. This is very obvious from the houses of representatives and the parliament, its obvious from the local councils, and its very obvious from the community organization. So we found that are very astonishing, there is advancement in those directions and also recovery and rehabilitation from the devastations. Something you cannot be able to see when you go to the other parts. SSI: Why has there been so much silence from the African countries or the west on the issue of Somaliland and its achievement in maintaining peace and stability without any external assistance? Some intellectuals argue that in Europe when things did not workout, specially in the former eastern block, the international community had to reconsider the borders of the countries whose unity did not work, and let each one of them go their own directions and he asked why that could not be the case with Somaliland/Somalia affairs. What do you have to say about this? Mr. Patrick Mizimhaka: I think when you say Europe; we are talking about Western Europe. Western Europe had an interest in the collapse of Soviet Union and other communist countries like Yugoslavia. Africa has no interest in the collapse of any of its member states; we come from different points of view, it would be unfair to compare the two. Africa is actively and ideologically working for the stabilization of each of its members, in the end to facilitate a union of the people of Africa. But to be able to unite the people, you must be under a situation that works towards that objective and therefore stable countries are very important. That is where Africans are coming from, where Europe was very interested in dismantling the soviet empire. SSI: It is obvious that the fate of the country is going to lie on your hands - your assessment and recommendations would definitely influence the AU head of states decision. Although you and your team may have made sincere and professional assessment of their situation and achievements and table the report in the July summit, the decision of the summit may somehow delay the recognition of Somaliland as an independent country putting some requirements and modalities. How would you feel if this happens? And what do you think the logical conclusion of the summit should be? Mr. Patrick Mizimhaka: As you may know the commission is a secretariat and its staff are not decision makers on such issues. What we are doing here is to assess and compile a report to the AU commission chairperson and it is the Chairperson who would present the case as one of the agenda during the summit. There are processes that are involved in looking at the issue and they should be fulfilled at the secretariat level. The report my team and I would be compiling will without any prejudice include all that has been investigated and assessed. I think the head of states will make their deliberations responsibly and make the needed recommendations. As for the logical conclusion, it would be premature to comment and as you know, I am a civil servant of the Commission, so it would be appropriate to leave it to those who will deliberate on it to come up with conclusion. SSI: Will the AU be assisting Somaliland in social and economic development? Mr. Patrick Mizimhaka: The AU has clear mandate of assisting its member states and communities in economic and social development so as to alleviate poverty. Within such framework, it will definitely assist Somaliland and this mission is just the beginning of such activity. So I am sure the AU will extend its assistance in whatever aspect it may be deemed