Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. source Let's celebrate green-thinking businesses, says Mayor FOR the first time ever Warrington will have its own green business awards. Mayor Linda Dirir is a keen environmentalist and she has come up with the idea. The awards are open to Warrington companies of all sizes and are free to enter. Clr Dirir said: "The mayoral theme for the year is the earth and climate and climate change. "We wanted to get business involved because they can make such a difference. "There is a lot of good work going on already in various industries but no-one was recognising it." She added: "My husband Alin comes from Somaliland, in east Africa, where climate change is already happening. "The desert is encroaching on the country, the waterholes are drying up and the cattle is dying." There are five award categories: l Reducing impact on climate change l Making use of environmental technology l Protecting the natural environment l Environmental champions in the community l Overall winner Clr Dirir said: "I think they will be popular because the normal business awards are very popular. "We had a tremendous amount of interest from the launch at the Town Hall - it was bursting at the seams with men in suits." The judging will take place in spring 2007 and the awards will be given out in April 2007. There will probably be three winners in each category and event entrants will get a signed letter from the Mayor. Companies need to complete an entry form and can submit supporting information as they think appropriate. For more information, contact Julie Pickering on 442143 or visit warrington.gov.uk/mayorsustainabilityawards. 9:00am Saturday 11th November 2006 By Stephen Bailey
  2. The Dirir Family The Mayor of Warrington, Cllr Mrs Linda Dirir The 123rd Mayor and first citizen of Warrington is Councillor Linda Dirir, the eighth female Mayor of the Town. Born in Ashton-in-Makerfield, she moved to Warrington in 1970 and was elected to the Council in 1998. A former Executive Officer in the Civil Service, Councillor Dirir is married to Allin, with whom she has four grown-up children - a dentist, a teacher, a doctor and a lawyer. Her husband Allin, who is a Penketh Parish Councillor, is Consort. Environment, climate change and sustainability are the issues which will be the theme for her year as Mayor. Councillor Dirir: has been a school governor for 25 years has served as a parish councillor for 10 years served on committees including environment, public transport, development control and licensing has been Executive Board Member for Transportation and Sustainable Environment enjoys cycling, camping, theatre, music and reading is involved, with her husband, in community and charity work sits on the Penketh events committee is a fundraiser for a local youth club acts as a trustee for a charity, whose chairman is husband Allin, helping with education in the Horn of Africa Mayor�s Theme 2006 - 7 Environment, sustainability and climate change Everyone can do their small part to help improve the environment, prevent further climate changes and to live in a more sustainable way. For example, the average house produces more than six tons of CO2 emissions each year. We can help change this by: Making sure our homes are energy efficientwith loft and cavity wall insulation, double glazing and simple draught excluders Using low energy watt bulbs and buying power from a green energy supplier - both are cost effective Recycling or composting our waste - doorstep or bring bank Changing to water meters and conserving water - water butts for rainwater, taking showers instead of baths, using the washing machine only when full and not using running water when washing up or cleaning teeth Climate change is already having a devastating effect upon parts of the Third World, particularly Africa, where desertification is a growing problem. We can help reverse this trend through: Buying fair-trade products where possible - thereby supporting farmers and lifestyles Choosing to buy locally-produced perishable fruit, vegetables and flowers - this will help to reduce the vehicle emissions created by transporting these goods from far afield across the UK and Europe Using public transport more will help ease congestion and reduce emissions: 85% of congestion is on urban roads, not the motorway 20% is on the school run A quarter of all journeys made (2.2 billion) are under a mile Walking or cycling to school is at its lowest level ever 10% of children under six are now obese. Walking to school and back is equivalent in exercise value to two hours of PE We have good public transport in Warrington and a local bus company. Cycleways, greenways, school and green travel plans as well as car-sharing schemes are all well developed in our town. Let�s use them and also make some simple changes in our lives... Let's think globally and act locally
  3. UIC spokesman Abdurahim Ali Muddey said it would not be accepted at Mogadishu's main airport, which the Islamists reopened in July after it had been shut for more than a decade. "They should have waited until the reconciliation process is complete... We will use the old one until we get a government that controls the whole country," he said. bbc
  4. "Inkasto Islaamku Ogolayn Kala Googo’o, Haddana Duruufta...."Qaybtii Labaad Ee Waraysiga Sh.Cali Warsame Somaliland.Org — Burao, Somaliland — 08 November, 2006 -------------------------------------------------------------------------------- Hiyi-kac iyo Hanqal-taag Caadifadaysan anigu Taageeri maayo, Itixaadna maalintii aan kala diray ayuu Dhamaaday Qaybtii Labaad ee Waraysiga Sh.Cali Warsame Intii la socotay waxaannu hore idiinku soo gudbinay qaybtii koowaad waraysi Sh.Cali Warsame oo hadda ku sugan magaalada Burco kadiba markii uu ka soo laabtay safar uu ku tagay magaalada Muqdisho. Haddaba wareysigaas oo ahaa mid aad u xiiso badan qaybtiisi labaad waxa ay u dhacay sidan: - S- Sh.Cali inkastoo aad ku dheeraatay hawshii nabadaynta ee aad ka qabatay ururkii Al-itaxaad taa macneeda ma waxaad u jeedda wax xidhiidh ahi hadda kama dhaxeeyo ururka Al-itaxaad iyo maxaakiimta? J- Ururkii Al-itaxaad urur ayuu ahaa wakhti soo maray magacan aad sheegayso maalintii aan kala diray ayaa ugu danbaysay, waa maalintii aan ku idhi ninwalowba gurigaagii qabo, kii Itoobiya ka yimi Itoobiya ayuu galay kii koonfurna koonfur ayuu galay kii barina Puntland, kii Somaliland-na S/land, magacii Al-itaxaad la odhan jirayna maalintaas ayuu dhamaaday mana garanayo cid danbe oo uu xidhiidh u dhaxeeyo S- Haddaan u soo noqono Somaliland waxa dhacday intii aad maqnayd in wadaado seef la bood ah qaarkood ay masaajidada iyo goobo kaleba ay dadka ku dhiiri gelinayeen kacdoon jihaada, taasi oo dad badani u qaatay in ay xidhiidh la leeyihiin maxaakiimta Muqdisho ayna ku gabanayaan Sheekha xidhan iyo xukunka shareecada maxay tahay aragtidaadu adiga? J- Waxa weeye waxa jirta in arrimo iska kacaan oo iyada oo awalba la qaylin jiray oo la odhan jiray shareecada inagu xukuma haddana markay wax kale yimaadaan layska hiyi kaco, waayo? Haddii adiga oo abaar fadhiya meel roob ka hilaaco waad u kacaysaa kolay haddaad xataa xoolahaaga ku gaadhaysid waad hiyi kacaysaa oo waxaad odhanaysaa tolow yaa roobkaa taga., haddii xoolahaaga xataa xayeesh yihiin. Laakiin anigu waxaan u arkaa hiyikacaasi iska caadifada ah inaan loo baahnayn xaq ayaa loogu leeyahay xukuumadda Somaliland shareecada in ay dabaqdo, iyada oo aan cidina debedda wax inooga keenin, waayo, horaynu distoorka ugu qoray oo Ilaahay ayaa ina faray waana waajib in aynu dabaqno. Dadkuna hadday yidhaahdaan xaq ayey u leeyihiin laakiin haday dadkale u hanqal taagaan waa qalad waayo nin waliba meeshiisa ayuu wax ka qabanayaa wax ninkale u soo waariday ama debedda ka keenay u noqon maayo wax isaga u cuntama ama wax wax u taraya. S- Sheekh xukuumada inta badan waxay kaga cabataa culimada gobolka Togdheer in aanay intooda badani la shaqayn ee ay naqdin uun u soo jeediyaan oo aanay qirin wax qabadkooda, sidee u aragtaa adigu? J- Xaqiiqadu waxa weeye taasi waxbaa ka jira, laakiin waligeedba waxa iska jiray (sawtul fahaahim), meeshaa Hargeysa la yidhaahdo anagu reer Burco ahaan waligayo khayr kalamaanu kulmin dacaayad nagaga timaada mooyaane oo yidhaahda Reer Burco qas ayey wadaan, markaa waxaan anigu u arkayaa (ridul ficil) iska dacaayad aan sees lahayn oo marwalba dadka loo kala geynaayo, taasina waxay keentay xaasaasiyad iyo mucaaradad dawladuna inta badan ma dejiso, taasina halkii ayey ka socotaa waana shay iska tawaatura. S- In shareecada la dabaqo ma waxay saran tahay oo kaliya xukuumada miyaanay ahayn in laga bilaabo qoyska, Beesha, Suldaanka ilaa bulsho la gaadhayo. J- Arintani waxay tagtay taxadka oo meel hoose ayey gaadhay anaguna ma diidanin in tadriij lagu sameeyo oo (shay’an fa shay’an) lagu dabaqo, laakiin waa inay muuqataa oo diyaar garow laga arkaa xukuumadda waayo iyada oo xukuumaddu sheegayso in ay dabaqayso hadana tashriicaad kale oo la sheegayo ayaa jira oo la leeyahay in masuuliyiintu ka bixiyeen tasriixaad oo ay leeyihiin cilmaaniyiin ayaannu nahay taasina haddii la fasiro waxa weeye anagu diin shuqul kuma lihin, taas ayaa tuhumadda keenaysa in aan dawladdu u jeedin in ay dabaqdo Shareecada. S- Maxaad ku cadaynaysaa in masuuliyiinta aad sheegaysaa ay sheegteen cilmaaniyiin? J- Way cadahay, taas hadda gelimaayo. S- Sheekh Cali xanta kale waxay tahay in khilaafka culimada gobolku ay sababtay inay timaado duulduulkan siyaasadeed ee culimada qaarkood lagu eedaynayo , sidee looga gudbikara si aanay u iman doodo kale oo la tuhmaa? J- Waa shay bashariya khilaafku oo aragtiyaha ayaa laysku khilaafi karaa umuuro kale oo afraad gaari iska wataan ayaa dhicikarta waana shay dabiici ah waanan isku dayey in aan isu keeno haddana Eebbe subxaanahu wa tacaalaa isaga ayaa quluubta iska leh oo isu keena illaa haddana waa socotaa mana dhicin in 100% in ra’yi kaliya ay culimaddu wada yeelato. S- Su’aasha ugu danbaysa ee aan ku waydiinayaa waxay tahay shacbiga Somaliland codkaagan ayey u sugayeen iyadoo sababtu tahay dareemada didmada leh ee horey lagaaga qabay maxaa cadaymo ah ee aad is leedahay fursadan waad uga faa’iidaysan kartaa si laguu aamino? J- Waxaan u jeedinayaa dadka Somaliland anigu waan jecelahay wadankayga Somaliland sidaan horey uga dhawaajiyey inkastoo Islaamku aannu ogolayn in la kala googo’o . Haddana markay duruufta Muslimiintu noqotay mid u kala qaybsan (iqlimiyaad) oo qolo waliba meel yar oodatay waxa weeye qof waliba in uu meeshiisa yar ooto oo hagaajisto oo aannu ninkale ku soo faro gelin. Kuwii iyagu is afgartaa ee is waafaqaa waa heshiinayaan, laakiin waxa loo danaynayaa in qolo waliba meesheeda hagaajisato oo Islaamka ku dabaqdo oo dad midaysan oo aan iska soo horjeedin ay noqdaan. Markaa waxaan leeyahay Ilaahay aan ka cabsano oo ha lays aamino, wadankeenana aan kor u qaadno, diinteenana aan dabaqno oo diinteenu intay dhulka taal aduunyadeenu kor noqonmayso, dadkaa inoo gacan haadinayaa haddaad wax noqoto halkaaga ayuu kuugu imanayaa. Mucaaradadana ha la iska daayo, anigu maalin ayaannu is aragnay Madaxweynaha waxaan ku idhi anigu mucaarad ayaan ahay laakiin mucaarad kursi doonaya oo kaa ridanaya ma ihi, mana ihi nin doonaya in uu khidmad dagaalo ku raadiyo. Laakiin inta shareecadu meesha ka maqan tahay mucaaradkaygaa ayaan ahaanayaa, dagaalna cid ku qaadimaayo, weerar iyo balaayana afuufimaayo oo dadka rabshad gelin maayo oo dadka waxaan la rabay wax ka daran gelin mayo. Markaa waa in aynu noqonaa dad midaysan oo
  5. how long before Shariah is implemented in Somaliland or what will it take? It all depends as to what interpretation of Sharia you are refering to. To my knowledge, Somaliland already practices the traditional form of Sharia Law. The constitution includes a clause that makes Sharia Law as the foundation for overall law and order in the country. But if what you are implying is an Islamic government, then I must say an Islamic government will come when it goes through the proper path to power. That means, the Sheikhs need to walk the long corridors to power like everyone else. Which means if they want to play part in the Somaliland Politics, they need to establish their own Political Party and take their chances at the ballet box. There are no shortcuts mate.
  6. ----- Islamists free hijacked UAE ship Nairobi - Forces loyal to Somalia's powerful Islamist movement stormed a ship hijacked by pirates off the Somali coast, freeing the vessel and its crew after a fierce gunbattle, a maritime source said on Wednesday. At least two of the six gunmen who had seized the United Arab Emirates-flagged MV Veesham 1 last week were reportedly seriously injured in late Tuesday's clash, but the 14 crew members were unharmed, the source said. "Reports indicate that two pirates are seriously injured following heavy gunfire between the Islamic militias and the pirates last night," said Andrew Mwangura of the Seafarers' Assistance Program in the Kenyan port of Mombasa. Mwangura, whose organisation monitors such incidents, said "all 14 crew members" - four Indians, four Sri Lankans, two Pakistanis, two Ethiopians and one Eritrean - "are safe and in high spirits." He said the ship was now en route to Mogadishu in the custody of Islamist forces that had moved toward the ship at the weekend after the pirates demanded a one-million-dollar ransom for the release of the vessel and its crew. The 2 285 ton MV Veesham 1 had been chartered to ship charcoal from Somalia to Dubai but was seized on October 2 near Adale, 95km north-east of Mogadishu, after it left the Somali port of El-Maan. Mwangura said the vessel had been freed in Indian Ocean waters between Islamist-held ports of Hobyo and Haradeere about 400km north of the capital. Its hijacking had raised fears of a resurgence in piracy in Somali waters after a several-month lull related to the rapid rise of the Islamists who have imposed strict Sharia law in areas they control and vowed to eliminate crime. Somali waters had been plagued by scores of piracy incidents between March 2005 and June, when the Islamists seized Mogadishu and then moved into much of southern and central Somalia. The spate of hijacking incidents off the unpatrolled 3 700km Somali coast, which included more than 40 attacks on vessels, prompted dire warnings from the International Maritime Bureau (IMB). But the Islamists, who are now girding for war against the country's weak government, have vowed to eradicate piracy and have taken control of several Somali ports from where pirates were known to operate. The latest hijacking took place just a day after a Kenyan court sentenced 10 Somalis to seven years in prison each after convicting them of piracy in a landmark trial. Somalia has been without a functioning central government since the 1991 ouster of strongman Mohamed Siad Barre and its two-year-old transitional government has been wracked by infighting and is now challenged by the Islamists. - Sapa-AFP
  7. ^^ Djibouti has been courting the Arabs for quite sometime now. It looks like as though its paying off. They even want to become the sole livestock export hub for the entire region. mhhh. Anyways this is an article related to this topic... Increase In Ships Docking At Port Of Berbera Berbera, Somaliland, November 4, 2006 (SL Times) – Lately, there has been a substantial increase in the number of ships docking at Somaliland’s port of Berbera. As reported by Somaliland Times correspondent in Berbera, Ahmad Adan Dheere, most of the ships were carrying commercial goods (food products as well as durable goods). The mechanize belonged to both Somali and Ethiopian businessmen. The fact that Ethiopian businessmen are now importing commercial items through the port of Berbera is a new milestone, because in the past Ethiopian businessmen imported only automobiles through the port of Berbera. Source: Somaliland Times
  8. The good sheekh speaks out and underscores that he has a track record of doing what is good for Somaliland and did not deserve what was being rumoured about him in the Somaliland press. --------- Mudo Bil ka hor waxa ka amba baxay magaalada Burco Sh.Cali Warsame oo ka mid ah culimada culculus ee Somaliland kaas oo safar dareemo kala gedisan dhaliyey ku tagay magaalada Muqdisho ee koonfurta Soomaaliya. Sidookalena safarka Sh.Cali Warsame oo lagu eedeeyo in ay xidhiidh saaxiibtinimo ka dhaxayso xubno ka mid ah saraakiisha maxaakiimta Muqdisho waxay wargeysyada dalka ka soo baxa qaarkood ifiiyeen safarkiisa oo lagu tilmaamay in uu wafti culus oo wadaada Somaliland kamid ah u hogaamiyey dhinaca Muqdisho iyo waliba in uu kulamo siyaasi ah la yeeshay maxaakiimta. Hadaba Sh.Cali Warsame oo khamiistii hore ku soo laabtay magaalada Burco waxaa waraysi balaadhan kula yeeshay gurigiisa wariyahayaga Yuusuf Ilka Case. Waraysigaasi oo Sheekhu kaga hadlay dhinacyo badan oo ay ka mid ahaayeen jawaabo culculus oo uu ka bixiyey tuhumada laga qabo, xidhiidhka maxaakiimta Muqdisho, dareenka ku saabsan qaylo dhaanta culimada Burco qaarkood, hadafkiisa ku saabsan qadiyada Somaliland, Ururkii Al-itaxaad, khilaafka culimada Burco qaarkood iyo dhinacyo xiiso leh, waraysigaasina waxa uu u dhacay sidan: - S/Sh.Cali Waxaad ka soo laabatay safar aad ku tagtay muqdisho waxaana safarkaaga lagu xidhiidhiyey in uu halis ku ahaa qaranimada Somaliland ama uu ahaa safar siyaasi ah sideed u aragtaa adigu?. J/aniga socdaalkaygu waxa uu ahaa socdaal caa’ili ah, dadka oo dhana waa ogsoon yahay in reer dhan oo 8 caruur ah iyo hooyadood ay iga joogaan Muqdisho waana ii caado in aan siyaarto sanadkasta mararka qaarkood, markaa aniga oo ka war wareegaya maxaakiimta ayuu u tagayaa iyo halkaasi ayuu ku socdaa awgeed, ayaan in badan ka maqnaa iyaga oo ii baahan. Safarkaygu maaha mid siyaasiya ee sidaas ayuu ahaa waayo? Somaliland-na siyaasad iima diran aniguna kuma tagin in aan siyaasad ka qaybgalo. S/Sh.Cali sidaad ka sheegtay masaajid ku yaala magaalada Burco jimcihii dhawayd waxaad cadaysay in labada garab ee isku haya Muqdisho (Maxaakiimta iyo dawlada Imbigaati) ay yihiin laba dhinac oo aan sinayn oo kala fadilan sidaad qabto, dad badan oo Reer Somaliland ahina waxay is waydiinayaan maxay nasteexada ugu jirta shacabka Somaliland kala dhawaanshahoodu, kol haddii aan midkoodna aqoonsanayn Somaliland? J/anigu ka hadlimaayo Somaliland iyo waxay ka qabaan laakiin qofku dad is haya ayuu kala qiimayn karaa (oo insaaf) u kala samayn karaa, aniguna waxaan idhi in la simo maaha labadaa qolo waayo cadaalad haddii la eegayo waxay ku baaqayaan ama ku yeedhayaan ee lagula dagaalamayaa waa sharciga ilaahay ayaannu xukumaynaa, markaas sidaan qabo ama dad badani ila qabaan lama simi karo labadaas dhinac. S/maxaad uga jeeddaa lama simikaro? J/waxaan uga jeedaa qolo waxay (ictimaadsan tahay) ajaanib, qolona dadkoodii iyo dalkoodii ayey isku halaynaysaa oo ay ugu yeedhayaan in ay yimaadaan. Markaas nin dadkii cadow ku soo hogaaminaya oo yidhi waxaan doonayaa shisheeye iyo nin yidhi anigu dalkaygii ayaan joogaa, waanan ogolahay in aan la heshiiyo qolada aannu iska soo horjeedno laakiin dalkayga shisheeye uma ogoli, dee aniga iyo qofkii caqli lihiba waxaan u aragnaa in aanay isku miisaan ahayn. S/Sh.Cali maadaama aad ahayd nin culus oo saaxiibo ku lahaa madaxda maxaakiimta adigu wax kulamo ah ma la yeelatay maxaakiimta, mase kala hadalashay faragelinta ay ku hayaan Somaliland? J/arintu aniga maadaama aanay Somaliland ii xilsaaray wax aan ugu tagaa siyaasadoodu waa faduul way jireen afraad aannu isugu nimi masaajiada, munaasibado diini ah iyo rag aannu jiiraan iyo rixim nahay oo aannu is aragnay, laakiin shir iyo kulan rag aannu isku aragnay ma jirin, maxaa yeelay siyaasad Somaliland kagamaan wakiil ahayn, siyaasad aniga ii gaarana maan wadan. S/laakiin Sheekh sidaan wararka ku hayno waxaad ka qayb gashay intaad Muqdisho joogtay munaasibad lagu qabtay Hotel naaso hablood oo ay maxaakiimtu kugu marti galiyeen? J/horta xaflad ama shir aan ka qayb galo waxaa jirtay munaasibad diini ah oo ku saabsan hadyado la siinayey caruurta xifdi quraanka oo lagu qabtay Hotel-ka aad sheegtay oo aannu isugunimi rag aannu macaaniif ahayn oo nimankaas maxaakiimta ah oo igu yidhi nagala soo qayb gal, waana kala qayb galay, waana lagu arkay warbaahinta oo dhan (internetka) laakiin midkale oo siyaasi ah oo aan tagay ma jirto. S/raggaas aad macaariifta ahaydeen maysla soo qaadeen arimaha siyaasadda? J/maya ma jirin wax aannu isla soo qaadnay goob siyaasadeedna mabay ahayn. S/laakiin wararku waxay sheegayaan in aad munaasibaas ka sheegtay hadalo siyaasiya ah oo odhanaya in la kala joojiyo tuuryada siyaasiga ah (maxaakiimta iyo Somaliland)? J/arintaasi anigu siyaasad kale ma galin, anigu quraanka munaasibadiisa ayaan ka hadlay waxaanan idhi quraanka doorkiisii waa yimi, waxa weeye maanta waana laysku xukumay, hadalao caynkaasi ku saabsany ayaan idhi. S/Sh.Cali sidaad adiguba xustay horay waad u tagi jirtay Muqdisho adiga oo shaqsi ah ayaanad ka iman jirtay, balse safarkani waa ka duwanaa oo aad ayaa laguu soo dhaweeyey ilaa Berbera maxaa is bedelay? J/waxa is bedelay anigu war kama hayo, ishaacaad ayaa aniga I soo gaadhay laygu yidhi xukuumadu waxay tidhi haddii sheekhu yimaado ha la qabto, wararkaasina waa iska soo daba dhacayeen markaas waxaan filayaa qolada I soo dhawaynaysay waxay is tidhi bal meesha wadadka lagu qabanayo taga. S/markaas maxaad la kulantay adigu, wararkaasise yey kaa soo gaadheen? J/wararkaasi anigu xaqiiqo uma hayo laakiin dadka ayaa hayey wax dhibaato ah oo aan la kulmay iyo cid ii timi midna ma jirto. S/Sh.Cali siday kugu tuhmaan dad badan Somalilander ahi waxaad ka mid ahayd hogaankii sare ee ururkii burburay ee al-itaxaad, sidaa awgeedna aadan ka gacan madhnayn saaxiibadaada maxaakiimta Muqdisho, sidee u aragtaa adigu? J/Horta masaladaasi waan jeclaa in lay waydiiyo waanan kugu burqanayaa ee I dhagayso (inta uu sheekhu horay uga soo fadhiistay kursigii uu ku fadhiyey, si uu hadal horleh ugu tabaabushaysto) waxaan leeyahay masaladaas ururkii al-itaxaad la odhan jiray anigu abaal weyn ayaan ku leeyahay Somaliland waayo? Wax weyn oo aanay ogayn ayaan u taray. Waanad ogaydeen dagaalkii wadaada iyo reer bariga ka dhex dhacay waxay wadaadadu ku qabsadeen magaalada Laasqoray markay mudo haysteen shir ayaa ka dhacay Gar’adag beelaha Somaliland ayaa isugu yimi, beesha warsangeligu way ka mid ahaayeen ragga nabadda qaadanaya oo wakhtigaas mucaarad may ahayn kolkii xagga nabadgelyada layska waraystay ayey warsangeligu yidhaahdeen waa nala haystaaye maxaa naloogu soo gurman waayey, waxa na haysta wadaado miyeydaan na ogayn in aannu (muxtaliin) nahay markaas markii talada lays waydiiyey ee la yidhi wadaada ma ku duulaa waxa laga badin waayey in la yidhaahdo waar nimankaasi yaa loo dirikaraa intaan dagaal dhicin oo wax ka qabankara, markii la faaleeyey waxa laga qaadi waayey in Sh.Cali oo Burco jooga ay ka danbayn karaan wadaadau oo ay maqlayaan, markaa halkan (gurigan) aad maanta igu waraysanaysaan ayaa todobo nin oo waftiyi oo dawlada ahi iigu yimaadeen waxaanan ka xasuustaa ragaasi; C/laahi Maxamed Ducaale, Maxamed kaahin, Dhagaweyne, todobada nin warsangelina waxbaa kaga jiray waxa laysoo bandhigay in aan arintaasi wax ka qabto waxaan idhi arintaasi waa laysku dayayaa in aan wax ka qabankaro ee I suga, waxaan tagay meeshii ciidanka wadaadu joogeen iyaga oo guulaystay oo C/laahi Yuusuf todoba goor jabiyey oo isu haysta niman aan loo soo dhawaanayn, waxaan ugu badheedhay in aan halkaasi ku kala diro si aan dhiig badani u daadan oo aan dhibaatadu sii socon, iyada oo aanay waxba ku ahayn in ay xabad igu kala jeexaan inmada yar yar ee jibaysan ee aan cidna ka baqayn. Waxaana igu weheliyey laba nin oo kale oo Reer Sool ah oo kala ah: - C/laahi Xaashi iyo C/naasir X.Axmed markii arintu in badan rafanaysay labadii nin ayey aniga igaga tageen arintii ilaahayna waa igu guuleeyey in aan ciidamadii intaas leekaa kala diro oo idhaahdo ninwalowba gurigiinii qabo, waayo waxaan ku idhi dal may haysaataan, shacabna ma haysataan, cidkale oo idin saacidaysaana ma jirto oo sidaas guul ku gaadhimaysaan, waxaanan uga jeeday dhibtu waxay ka jirtay dhul Somaliland ah, dhawr goor ayaa arintaa laygu sigay oo laygu dili gaadhay, rag mucaarada ayaa wakhtigaa igu yidhi waar ciidankan maad xeebaha bariga keentid anaga ayaa ku taageenaynee, haddii aan ka maqlo sidaasi dad shacabana waan heli lahaa dhulkuna ma xidhnayn usuuliyiin oo dhan meel allaale iyo meeshay joogaan ayaan halkaa kaga xorayn lahaa, xataa haddii laga adkaado iyaga oo sanado badan dagaalamayey oo dhibaato badan geystay ayaa la jebin lahaa . Howsha intaas le,eg waxaan uga jeeday inaan dadka diigiisa kala Badbaadiyo oo fidno dhicin sland-na aanay mushkilad ku noqon, maanta abaalkayga may ahayn in lay yidhaahdo Sh, cali ayaa shir- qool wada , hadaan shirqool wado ciidanka intaas le,eg ee aan is lahaa slnad-ba way ka awood badan yihiin ayaan ku qabsan lahaa , maaha maanta in lay yidhaahdo shiqool ayuu wadaa iyo wax buu soo hogaaminayaa. Itixaad qolo waliba xaafadoodii ayaan u kala diray intii xafadan(sland) ahaydna waa niguu hubkii ka dhigay ee idhi nin walowba suuqaaga agl.,markaas nin ka fidno dalka ka badbaadiyey ma dshici kartaa in waxyaabo saqajaana aan maanta ku kaco, ma dhici karto ayaan lee yahay ma aha mid (laa’iqa) iima aha, intii hawshaasi ka danbaysayna waxaan isku dayey inaan dadka dhalinyarad ah ee had iyo goor dareenkoodu kacsan yahay inaan dejiyo , waxaana hadafkayga laga ogaanayaa muxaadaraooyinkayga iyo masaajidadada wana wada duuban yihiin inaaan shabaabka dejin jiray oo tadarufka iyo seef la boodnimada aan ka wacyigelin jiray, waanan ka xumahay in aniga oo xilkaas qabtay in ishaacaad iyo dacaayaad suuqa laygeliyo ama jaraaidka laygu qoro ama xukuumada hadal layga keeno waa nasiib daro. La soco waraysiga qaybta labaad oo sheekhu kaga hadlay Hadafkiisa ku wajahan khilaafka culimada, qadiyada S.land iyo qaar ka mida wadaada Burco .
  9. Pedophile preacher: I am a liar FIRST it was: "I never meet this man." Then it was: "I bought drugs off him but I never used them, and I never had sex with him." But by Sunday, it was time for confession. Ted Haggard, former head of the 30 million-member National Association of Evangelicals — the man with President George Bush's ear — finally told all: he was a hypocrite and a liar. The overseers of the New Life Church in Colorado, which he founded, sacked him for "sexually immoral conduct". It was the most spectacular downfall of an evangelical leader since the Reverend Jim Bakker was embroiled in a sex and accounting scandal in 1987. In a letter read out to the Sunday congregation at the New Life Church in Colorado Springs, Pastor Haggard said: "I am guilty of sexual immorality, and I take responsibility for the entire problem. I am a deceiver and a liar." He said he wanted to clarify "my heart's condition" after telling reporters a series of stories since male prostitute Mike Jones alleged that the pastor had been paying him for sex every month for the past three years. Mr Jones also alleged that Pastor Haggard used methamphetamine to heighten the sexual experience. The prostitute said he went public to expose the churchman's hypocrisy because of his support for measures to ban same-sex marriages. In Pastor Haggard's letter to his parishioners, he said: "There is a part of my life that is so repulsive and dark that I've been warring against it all of my adult life. For extended periods of time, I would enjoy victory and rejoice in freedom. Then, from time to time, the dirt that I thought was gone would resurface, and I would find myself thinking thoughts and experiencing desires that were contrary to everything I believe and teach." He said he had sought help, but it had not been effective. "The public person I was wasn't a lie, it was just incomplete. When I stopped communicating about my problems, the darkness increased and finally dominated me." Not all the accusations levelled against him were true, he said, "but enough of them are true that I have been appropriately and lovingly removed from ministry". He asked the congregation to forgive his accuser, saying: "He is revealing the deception and sensuality that was in my life. Those sins, and others, need to be dealt with harshly. So, forgive him and, actually, thank God for him." He said that he loved his wife. "What I did should never reflect in a negative way on her relationship with me. The problem was not with her, my (five) children, or any of you. It was created 100 per cent by me." His wife Gayle also wrote a letter to the women of the congregation, saying: "I know your hearts are broken; mine is as well." She said she still loved her husband.
  10. Reverend Ted Haggard, one of the most senior and influential evangelical leaders in the United States, admitted on Sunday to "sexual immorality" after he was accused of having sex with a male prostitute. The confession came 24 hours after Haggard was fired from the church he founded, the New Life Church, which conducted an investigation into claims made by former prostitute Mike Jones. Jones alleged Haggard, who is also leader of the National Association of Evangelicals, paid him for sex many times over a three-year period and had also taken the drug methamphetamine. Haggard rigorously denied the claims until yesterday. “I am so sorry for the circumstances that have caused shame and embarrassment for all of you,” he said in a written statement to his congregation in Colorado Springs, Colorado, The New York Times reported. “The fact is I am guilty of sexual immorality. And I take responsibility for the entire problem. I am a deceiver and a liar. There's a part of my life that is so repulsive and dark that I have been warring against it for all of my adult life." Haggard, who is married with five children, is one of the most influential Christian leaders in the US. According to CNN he holds a weekly conference call with White House staffers and other religious leaders. The National Association of Evangelicals represents more than 45,000 churches and around 30 million members around the US. Last Thursday Haggard denied he had ever had gay sex or taken methamphetamine, as Jones alleged. But he stepped down from the pulpit while the church conducted their internal investigation. On Friday Haggard said that he had paid Jones for a massage and for methamphetamine, but that he didn’t have sex or use the drugs. Jones said he decided to go public because of Haggard’s support of an amendment to ban gay marriage in Colorado, which will be voted on this week. “I think I had to do the moral thing in my mind, and that is expose someone who is preaching one thing and doing the opposite behind everybody’s back,” Jones, who said he is no longer a prostitute, told KUSA-TV. “It made me angry that here’s someone preaching about gay marriage and going behind the scenes having gay sex.” He claimed Haggard visited him for sex around once a month in Denver. Asked if he had proof, Jones said he kept several voicemail messages from Haggard on his answering machine.
  11. Looks like Djibouti will become the next Dubai in our region. Check out the number of projects that Dubai is investing in: Djibouti Free Zone Djibouti Port and New Douraleh Port
  12. ^^ Go for it sxb. But just make sure inaan dadku kaa ordin. JacaylBaro Djibouti didn't pay the Ad as it says on the page... it is the deep pockets of DP World that paid for it.
  13. Two newspapers in Addis Abeba carrying full page Ads on Berbera Port and Djibouti Port. I wonder how much Berbera Port Authority paid for this?
  14. Excellent job by those selfless indivituals that made it come true. Well done.
  15. Remember last year (December 2005) the incident between Reer Yoonis of the Jibriil Abokor and Reer Samatar dispute on a plot of land. You couldn't be further from the truth my dear friend. The particular incident was never between the subclans that you mentioned. Those subclans who make up the same clan (Sa'ad Musa) have no land disputes whatsoever. However, a number of indivitual members from those said subclan might have unrelated disputes over farms or plots of land. The incident happened like this: 1. Two men had an argument over the ownership of a stretch of farmland located just north of the city. One of the men was a member of the Somaliland police force, the other was a civilian. The police man was the same subclan (rer Samatar) as the former minister of interior... 2. After a breif heated argument and verbal exchange man who was member of the police force shoots the civlian man... the man dies on the spot 3. Hargeisa Police immiately takes the matter into its hands and detains the culprit while taking the body of the deceased man to Hargeisa General Hospital for examination 4. The family of the deceased man demands the immidiate execution of the police man who remained in the custody of the police. 5. The police refuses the request citing that the culprit since he was a police man will be dealt with by the police and will face justice according to police procedures and rules. 6. The rumour goes out that the Interior minister is behind the police stance of the issue and the deceased man's brothers and cousins start throwing stones at police at the Hospital... Anyways that is how the story happened. There was no land dispute between clans or subclans... there was no subclans fighting over land or throwing stones... if there was any it was just the family against the police and not against another clan. One of those unfortunate unrelated incidents that happen once in a while.
  16. ^^ Hadii Col. Yey caqli leeyay he would've recognised long ago that it was time to give up and ilaahay u toobad keeno. Isagoo gabaw jooga oo geeri mooyi cimri kale u hadhin ayuu wali dhiig iyo dagaal abaabulaya. Caqli xumo taa ka daran wali lama shegin lamana arag. Duqa talo cid siisa ayuu rabaa. As the old Somali adage goes: Geelow daaq oo daaq marka ciin daaqdo ayaa laguu yabaa. His days are numbered Dukow, adigu meel orphans ka lagu xanaaneeyo intaa sii daydayo.
  17. Happiness of duke and his logical thinking depends on how A/Y is doing any given day in the political arena
  18. Talk of the Nation, November 2, 2006 · Peace talks collapse in Somalia as the government refuses to return to the table with Islamist groups, and refugees flee into Kenya. A Christian Science Monitor reporter, a specialist in African Affairs and the former Ambassador to Ethiopia discuss the crisis in Somalia. Guests: Rob Crilly, freelance reporter and contributor to The Christian Science Monitor and Times of London Ted Daghne, specialist in African Affairs at the Congressional Research Service in Washington, D.C. David Shinn, former ambassador to Ethiopia audio
  19. why are you all guys blinded the reality on the ground?, What have you in mind sxb? Do tell us the reality that you see on the ground and then we will discuss about it. What are your views? ps The article you posted here is far from the reality on the ground. The author can mislead an unsuspecting eye but to those who hail from that area and know better, this article represents nothing but cheap propaganda spewed by someone who wants to paint an ugly picture of Hargeisa. what made Silanyo, Waraabe and other to cross the border if that is not the glorification of your clannish dogma while there were more urgent issues that needed their attention at the time in Hargeisa and its environs ? What other issues awoowe? we need names, examples, events ... not just a non-specific term like "other issues"... of course there are always "other issues" but what "other issues" specifically? As leaders, Mudane Ahmed Mohamed Siilaanyo and Faisal Ali Waraabe and other SL officials have responsibility on their shouldiers to step in, in such situations. I see nothing wrong, unless you tell us what you think is wrong with that. Come back and be specific and more to the point.
  20. ^ Caamir has put all his eggs in that basket so he has a reason to his self-deceit.
  21. Dear Mr. Suldaanka, Isn't that so good to be true?, let me reminisce in the recent history of land disputes of Hargeisa City, what happened a half year back is worth telling, when two sub clans clashed and in both human life and material wealth were lost because the conflict’s decisiveness, even this clash spilled into the Somali Region of Ethiopia.. There Silaanyo, Waraabe and some reps of the administration aided to close a deal to those caught in the conflict. You are mistaken my friend. The unfortunate incident you are refering to never originated inside Somaliland border. Neither does it spill over into inside Somaliland. That paricular land dispute was something that happened across the border and inside Ethiopia. The flare-up and seriousness of that dispute came as a huge surprise to everyone who knows the history of the two clans that share land there. They are regarded as "ul iyo diir" in Somali terms and was very unfortunate. It was the first of its kind to take place both inside and across the borders between major clans in Somaliland in a very long time. But anyways, my point was and still is, that there is no such thing as a clan dispute in Hargeisa as the author wants to paint. The only dispute that exists there is random indivitualised disputes. These disputes could be between two cousins, two brothers, two neighbors or two strangers.
  22. You can't generalise the whole of Islamist Melitia? Is it the Xassan Turki section that is responsible for the alleged massacre?
  23. Madxweyne Ku Xigenka JSL Sheekh Axmed Yusuf Yasin Oo Dhagax Dhigey Dhismaha Idacda Cusub HARGEYSA SOMALILAND "waxaan ugu bushaaraynayaa Bulshada Somaliland , Kollay ilaa Ishu qabato Malaha rumaysan maayaane, waxaan leeyahay waa waaqaci oo Idaacadii way timid dalkeenana way wada gaadhi doontaa" Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin , ayaa maanta dhagax dhigay dhisme la dhigayo War laliyaha Idaacada cusub ee Somaliland, kaasi oo laga dhisayo Xarunta Idaacada Raadyow Hargeysa ee Magaalada Hargeysa.. Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin oo hadal ka jeediyay dhagax dhigii Warlaliyahaa cusub ayaa sheegay in dhagax dhigani uu xaqiijinayo inay xukuumadu ka run sheegayso Ballan qaadkeedii ahaa in ay keenayso Idaacad dalka oo dhan wada gaadha. Waxa uu ka waramay Sooyaalkii Taariikheed ee Wakhtiyadii hore wararka la isugu gudbin jireen iyo wakhtigan aalada casriga ah ee warka laysku gaadhsiiyo. ‘’Inaga waxa Madaxa inaga qabsaday BBC-da markaa bal inagu horta aynu culayska saarno sidii aynu dadkeena ugu heli lahayn Idaacad dalka wada gaadha oo aynu kaga maarano BBC-da,. Sidaa daraadeed waxaan ugu bushaaraynayaa Bulshada Somaliland , Kollay ilaa Ishu qabato Malaha rumaysan maayaane, waxaan leeyahay waa waaqaci oo Idaacadii way timid dalkeenana way wada gaadhi doontaa’’.ayuu yidhi. Madaxweynekuxigeenku. Waxaanu intaa sii raaciyay; ‘’Dawladi haddayna Idaacad haysan dalkeeda ma maamuli karto oo shuruucda soo baxdama fidin karto, Insha allaa waxaan filayaa iyadana waxa ku xigi doonta Idaacadii Maqalka iyo Muuqaalka oo Warlaliyayaashii la keeni doono oo gobollada lagu xidhi doono, waxaan leeyahay Idaacadani waxay noqon doontaa mid ummada u dhaxaysa , waxaanan leeyahay Xisbiyada Mucaaridka waxba ha ka boodina waxaanay noqon doontaa Idaacad ummadu leedahay , xisbiyaduna ay ka midaysan yihiin oo laga wada hadlo, laakiin looga hadlo qaab Anshax’’. Isagoo Madaxweyne ku xigeenku shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta iyo dadweynaha la hadlayana waxa uu yidhi ‘’Waxaan ummada u soo jeedinayaa iyo shaqaalahan Maanta jooga Idaacada heegan u wada noqda , ka wada shaqeeya waa wax ummadu leedahay maaha mid ay leeyihiin Daahir Rayaale iyo Axmed Yuusuf Yaasiin’’. Madaxweyne ku xigeenku isagoo la hadlaya Wasiirka Warfaafinta , una Mahad naqay Wasiirkii hore ee Warfaafinta waxa uu yidhi ‘’Wasiirkii hore ee Warfaafinta C/laahi Maxamed Ducaale aad buu u dedaalay oo uga shaqeeyay keenista Idaacadan cusub, waanan u mahad naqayaa , Wasiirkan ka dambeeyay ee Axmed X. Daahir –na waxaan leeyahay adna inta dambe Markaad Idaacada hinjiso (Dhamaystirto) ayaanu kuu Mahad naqaynaa’’. Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Ducaale ooh ore u ahaa Wasiirka Warfaafinta oo isaguna hadal ka jeediyay xafladaasi dhagax dhiga dhismahan la dhigayo war laliyaha Idaacad cusub , ayaa ka waramay Marxaladihii ay soo martay keenista idaacadan cusub , waxaanu sheegay in dawlada Somaliland ilaa 1991 ilaa hadda ay isku dayday in la helo Idaacad dalka oo dhan gaadha, Balse hadda ka hor aan lagu guulaysan in idaacadii dalka oo dhan gaadhaysay La helo. Waxaanu sheegay in Idaacad cusub ay hadda sugayso Rakibaadii uun, isagoo sheegay in War-laliyihi oo hadhsanaa in uu dhawaan isna soo gaadhi doono dalka, kaasi oo uu sheegay in Idaacadani ay tahay mid dalka iyo dunidaba si fiican looga dhagaysan doono inay noqon doonto. Isagoo arrintan iibsiga Idaacad cusub ka hadlaya waxa uu sheegay in Miisaaniyada qaranka lagu daray lacagtii lagu soo iibin lahaa tii 2004-kii, waxaanu sheegay in caalamka ay adag tahay in dal aan la Ictiraafin laga iibiyo Idaacad isagoo xusay in laga baqdo in loo adeegsado oo kale Idaacadii Rwanda ee ku qayb qaadatay xasuuqii dalkaasi ka dhacay , iyadoo uu sheegay in ay muhiim tahay in shacbigu ay marxalado adag loo soo maray soo iibinteedan Idaacad cusub. Isagoo arrintan ka sii hadlayana waxa uu yidhi ‘’Nasiib Wanaag waxa caalamku ******* in aynu nahay dal iyo dad jira oo Masuuliyad qaadi kara ayaa horta laynagaga iibiyay Idaacadan’’. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mudane Axmed X. Daahir Cilmi oo isaguna ka hadlay Munaasibadaasi ayaa waxa uu ka waramay muhiimada ay warbaahinta dunidu u leeyihiin dhinac kasta , isagoo sheegay in maanta dunida gaadhay in xataa Mobil-kii aad Idaacadihii ka dhagaysato,halka Somalilnad ku dedaalayso in ay gudaha dalkeedii u hesho Idaacad wada gaadha. ‘’Anigoo Wasiirkii Warfaafinta iyo wacyi gelinta ah waxa Nasiib wanaag ii ah inaan ku soo beegmo Marxalad rag badani ku soo tabceen, dad badanina u soo dhinteen dalka Maanta heerkan taagan in dhiigoodii lagu soo dhisay in aanu ka sheekaysano in aanu Idaacad iyo TV dadka Somaliland leeyihiin ku fikirayno in la gaadhsiiyo dalka oo dhan’’ ayuu yidhi Wasiirka Waraafintu , waxaanu intaa ku daray in Idaacadan cusubi tahay 25 KW, taasi oo ka awood badan tii hore ee dalkii laysku odhan jiray Soomaaliya’’ . Isagoo sii sharaxayana waxa uu yidhi ‘’Waxaan filayaa in Idaacad cusub ninka Koonfur Afrika Jooga iyo ka dalalka Khaliijka carabta joogaa inay dhagaysan karaan, shabakada Internet-kana waxaanu ku tijaabinay in iyada lafteeda toos looga dhagaysto , taasina waxaanu ugu Bushaaraynaynaa ummada reer Somaliland ee dalka gudihiisa iyo dibadiisa jooga inay naga dhagaysan doonaan laga bilaabo afarta wig ee soo socda wixii ka dambeeya’’. Waxa uu intaa ku daray in ay TV-ga qarankana ku dedaalayaan sidii dalka oo dhan loo gaadhsiin lahaa, kaasi oo uu sheegay inay hawshiisu garab socon doonto Rakibaada Idaacadan cusub. Wasiirka Warfaafintu waxa uu u mahad naqay Madaxweyne ku xigeenka , Masuuliyiintii uga horeysay isaga Wasaaradda , Golayaasha Baarlamaanka , Shacbiga iyo dhamaanba Martidii ka soo qayb gashay dhagax dhiga dhismaha Warlaliyahaas, Masuuliyiinta iyo Hawl wadeenada Wasaaradda Warfaafinta. Waxa kale oo munaasibadaa ka hadlay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Cali Cilmi Geelle iyo Agaasimaha Waaxda Idaacada Maxamed Siciid Muxumed oo ka waramay Idaacadan oo ah Short Waves, 25 kw qiimaha ay leedahay iyo Baahidii loo qabay Idaacad dalka oo dhan gaadha in la helay Maanta, waxaanay Masuuliyiintani si qoto dheer uga hadleen Masaafada laga dhagaysan karo Idaacadan cusub iyo awoodeeda war lalineedba. Sidoo kale waxa ka hadlay xafladaasi Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo Mudane Xaaji Cabdi Xuseen oo golaha Guurtida ah. Xafladii dhagax dhiga waxa ka soo qayb galay Wasiiro, Mudanayaal labada gole Baarlamaan ah iyo Golaha Deegaanka, Asxaabta Qaranka , Masuuliyiin fara badan oo hay’adaha dawlada kala duduwan ah, masuuliyiinta Raadyow Hargeysa, Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, Ururada Wadaniga ah iyo marti sharaf kale. By: Riyaad Maxamed Yuusuf Xoghayaha Fulinta Wasiirka Warfaafinta Somaliland
  24. There is no such thing as a clan land disputes in Hargeisa. However there are indivitual-level land disputes. This is typically random blocks of land enough to be built a house or two which due to the lack of official documents which were lost during the civilwar anyone (regardless of clan) claimed it as being theirs. This is the sort of land dispute which exists in Hargeisa and not the sort that the author of that article is trying to paint. Clan land disputes long vanished from within major clans in Somaliland.
  25. Shariif sounds honest to me when it comes to our neighboring countries and their direct destabilization of Somalia altho he is rushing to a bad decision. I think he has a very good point when he says that the world has agreed to keep the Somalis in the situation they are in. It is apparently becoming very clear. No one wants Somaliland, Puntland or ICU or TFG or whatever. They just want to keep us in the gutter as we are killing each other till eternity. God Help us.