Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    7,318
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    170

Everything posted by Suldaanka

  1. Yup, Garanuk is the first Somali word that has been added into the English dictationary. More @ Somali Flickr Superstar
  2. Ganacsatada Xoolaha Somaliland ah oo Shixnaddii u Horreysay u Dhoofiyey Sucuudiga Berbera (Jam)- Markab sida shixnaddii ugu horreysay ee ah xoolo nool oo ganacsatada waddaniga ahi si madaxbannaan ugu dhoofiyaan dalalka Khaliijka tan iyo markii xukuumadda Somaliland heshiiska dhoofka xoolaha la gashay ganacsadaha Carbeed ee Al-jaabiri, ayaa ka xalay ka shiraacday Dekedda Berbera, isagoo u sii jeeda dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Shixnadda xoolaha nool ee xalay ka dhoofay Dekedda Berbera oo isugu jira adhi dhan 7 kun oo neef iyo boqollaal oo lo’ ah, isla markaana ay leeyihiin ganacsatada waddaniga ah, ayaanay ilaa hadda xukuumadda Somaliland ka soo saarin wax war ah oo ku saabsan fasaxa xoolahaas. Haseyeeshee, xubno ka mid ah ganacsatada Somaliland oo Jamhuuriya ugu warramayey khadka telefoonka xalay iyagoo jooga magaalada Berbera, ayaa sheegay in ay dhoofka xoolaha fasax uga heleen dhinaca xukuumadda, isla markaana sifo sharci ah loogu cashuuray xoolaha ay direen. Waxa kale oo ganacsatadu sheegeen in uu dekedda Berbera caawa ka bixi doono markab kale oo qaadi doona shixnaddii labaad ee xoolaha nool oo ay u dhoofinayaan dalka Sucuudiga. Geesta kale, waxa xubnaha ganacsatada ah Jamhuuriya u sheegeen in Khamiista berri ay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin la yeelan doonaan kulan lagaga arrinsanayo xal-u-helidda khilaafka dabada dheeraaday ee ka dhashay heshiiska xukuumaddu kootada ugu xidhay dhoofka xoolaha ee dalka ganacsade Al-jaabiri, isla markaana ay rajaynayaan in kulankaasi soo afjaro muranka arrintaas ka dhashay. Ganacsade Saleebeen Al-jaabiri oo labadii maalmood ee u dambeeyey ku sugnaa caasimadda Hargeysa, isla markaana Madaxweyne Rayaale la yeeshay kulamo aan ilaa hadda la ogayn waxyaabaha lagaga wadahadlay iyo arrimaha ay isla meel-dhigeen labada dhinac oo ku saabsan muranka cakiran ee ka dhashay dhoofka xoolaha nool ee Somaliland, kaas oo khilaaf xooggan ka dhex abuuray ganacsatada waddaniga ah iyo xukuumadda
  3. Abtigiis & Tusbax, You reminde me of a fella SOL member who used to post articles from Somalitalk.com relating to a pseudo-namesake which used to claim to representing Awdal in the name of "Free Awdal Movement". That particular member and his "Free Awdal Movement" didn't stand the test of time. Do you think you can beat that and do us all a favour and keep us posted in this regard? Don't disappoint us sxb.
  4. ^ Alayle maxaa daal la korodhsaday... A lost cause, indeed.
  5. I don't think the Ethio will leave Somalia all together but if they left Mogadishu alone or at the very lease decreased their number in Mogadishu itself, that will have a significant impact on the puppet regime. One of the most obvious thing that will happen in such a scenario is that, the TFG will start moving out of Mogadishu and will go to where ever the Ethio army might still have control over e.g. Baydhaabo etc. On the other hand, Mogadishu will become lawless as many actors try to vie for power and the warlords make a return. Already, Xaaji Muuse Suudi is in charge of his stronghold Karaan and there is more chance that other warlords will return to their strongholds. But over time, these warlords will be chased out of Mogadishu in a similar upraising like the 2006 one.
  6. ^^ Some people do actually underestimate SL's resolve. There is no doubts at all the SL army will cripple the PL melitia anyday, anytime and anywhere. But the thing is, it is not always a good idea to try and win battles in the field. Any warlord with no purpose can fight a war, but what is the gain when its at the expense of one's political end game? The political war of winning the hearts andd minds of the locals is more important for SL then chasing few melitia from Bosaso and capturing more POWs. In any case, for your information, the army just withdrew from the Port town but it is still stationed not very far.
  7. In SOmaliland, Kulmiye Party is perhaps the most democratic and open and inclusive of them all parties. At least, that is what we have seen of them so far. If they win the next elections and bring those values to the governance structures of the country, it will have a huge impact in the day to day lives of all the people. Imagine, a government that is open about its accounts, is inclusive in its thinking process and policy making. A government which encourages freedom of the press and reacts to the concerns of the general public. That is a dream government that Somaliland is yearning for. UDUB's shrewd and close-knit politics is not going to advance SOmaliland into what it really wishes to become in 20 or 30 years from now.
  8. Originally posted by LANDER: quote:Originally posted by Abtigiis & Tusbax: This is not to exonerate the 'myopic' secessionsits up north who wouldn't blink their eyes to sell the land of the Somali's to the highest bidder . But at least, they have a system in place. how so ? Kindly awaiting Mr. A&T's explainations to this accusation.
  9. ^ What is wrong with celebrating your adopted country's independence day? I mean, I wouldn't mind organising an Australia Day in Hargeisa with my fella Aussie landers and toss out some footy in the dusty streets as well.
  10. ^ very much right. There is a long way to go in as far as democracy in SL is concerned. In particular the education of the leaders as well as the common person about how democracy works and should work. It is understandable though, knowing the fact that these people the only type of governance they experienced was either the dictatorship of Siyad Barre or a subsequent flavour of that regime's way of leadership. It will take a long time till the leaders understand that they are accountable to the people and that the governance is not a private enterprise but a public institutions that belong to the people. But as the Chinese say, a journey of thousand miles begins with a single step. Hopefully, SL will one day get to a stage where both the leaders and the people understand their obligations and work for the betterment of the country and the people.
  11. Somaliland oo qarka u saaran inay xoog ku furato Muwadiniin u dhashay Jarmal Ciidamadda Melleteriga Jamhuuriyadda Somaliland ayaa isku gadaamay degaan buuraleeyda Calmadow oo afduub loogu heysto lamaanayaal u dhashay dalka Jarmalka oo badda laga afduubtay. Afduubayaasha heysta dalxiisayaasha u dhashay Jarmalka ayaa ku hanjabay inay dilayaan hadii rasaas kaga soo dhacdo dhinaca Ciidamadda Somaliland,waxaana socda dadaal loogu jiro sidii afduubayaasha nabadgelyo ugu sii deyn lahaayeen labada Muwaadiniinta Jarmalka. Ergo uu horkacayo Gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha guurtida Somaliland ayaa shir xasaasiya la leh saraakiil metelaya afduubayaasha oo ku sugan Laas qoray waxayna ka wada hadlayaan sidii sharuud la'aan lagu sii deyn lahaa labada lamaane ee u dhashay Jarmalka Ciidamadda Somaliland ayaa shalay dagaal qaraar la galay afduubayaasha hasse yeeshee kuma aysan guuleeysan inay gacanta ku dhigaan labada dalxiise oo burcada ay ka afduubteen doon mareysay dhinaca gacanka cadmeed. Ciidamadda Puntland ayaa duleedka Laasqoray ka galay heegan buuxa waxaana laga cabsi qabaa inay dilaacaan colaada u dhaxeeya labada dhinac hadii lagu guuleeydareysto waanwaanta. Dalxiisayaasha Jarmalka oo Weriyeyaal Somaliya booqdeen ayaa eheladooda u diray dhambaal ay ku sheegayaan inay weli bad qabaan laakiin aysan ogayn sida ay xaaladooda ku dambeyn kareyso
  12. Somaliland oo la wareegtay Gacan ku haynta Degmada Laasqoray, Puntland oo xaqiijisay Arintaasi Warkii 09-Jul-2008 iyo Qormadii: c/qaadir gaabuush Waxaa saaka la wareegay gacan ku haynta degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag ciidamo taageersan Maamulka Somaliland sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland ee Gobolka Sanaag C/laahi Cumar Cashuur ............. Ciidamadan saaka la wareegay gacan ku haynta Laasqoray ayaa isugu jira kuwa udhashay deegaankaasi iyo kuwa kale, kuwaas oo dhamaantood ka wada tirsan Ciidamada Military-ga Somaliland ee Gobolkaasi Sanaag , Ciidamada Somaliland ayaa hada ku sugan irida hore ee laga galo degmada laasqoray mana jiraan wax iska caabin ah oo ay la kulmeen xiligii ay magaalada soo gaadheen sida ay Afnugaal u xaqiijiyey dad deegaanka ah balse ku sugan magaalada Boosaaso. C/laahi Cumar Cashuur Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland ee Gobolka Sanaag ayaa intaasi raacshay mar uu uwarameyey Somali Broadcasting Corporation in ciidamadii Puntland ee laasqoray hada ku sugan yihiin Degmada Badhan ee isla gobolka Sanaag , taliyuhu ma aanu sheegin sababta iyo qaabka ciidamada Puntland uga soo baxeen magaalada Laasqoray oo aad muhiim uga ah jiritaanka Dowlad Goboleedka Puntland .balse wuxuu cadeeyey in Ciidamada Somaliland ay hada ku sugan yihiin Laasqoray sida ugu dhakhsaha badana ay uga saari doonaan. Gobolka Sanaag ayaa waxaa uu ka mid yahay meelaha sida weyn ay ugu muransan yihiin maamulada Garoowe iyo hargaysa, waxayse xiisadan cusub bilaabatay ka dib markii koox Somali ah ay la tageen duleedka Laasqoray dad ajaanib ah oo ay soo afduubteen taas oo sababtay in ciidamo Labada Maamul ka socdaa halkaasi gaadhaan .. Qabsashada Laasqoray ayaa noqonaysa Guuldaradii Labaad ee xukuumada hada ka talisa Puntland iyadoo horena ay gacanta Madaxwayne cadde Muuse uga baxday inta badan Gobolka Sool gaar ahaan Magaalo madaxda laascaanood , C/qaadir Gaabuush Afnugaal.com Gaabuush6@hotmail.com +256-774-833715
  13. Hargeysa, Somaliland, June 21, 2008 (SL Times) – The International Republican Institute (IRI) officially opened on Thursday a new office in Hargeysa, the capital of Somaliland. The International Republican Institute is a non-profit, non partisan organization dedicated to advancing freedom and democracy worldwide by helping to support civic institutions, open elections and good governance. At a reception held at the Mansoor Hotel in Hargeysa attended by senior members of the Somaliland government, members of the Somaliland parliament, party officials, social activists, members of the press and other guests, the Speaker of the Somaliland parliament, Mr Abdirahman Mohamed Abdillahi welcomed the opening of the new IRI office in Somaliland. In a his brief remarks at the ceremony, Speaker Abdirahman Mohamed stated that IRI has always played a significant role in the democratic development of Somaliland and by opening an office in the country has shown its support of the country's democratic credentials. Speaker Abdirahman Mohamed concluded his remarks by pledging the support of the people of Somaliland towards IRI's efforts in the country, and encouraged the people of Somaliland to safeguard and maintain the stability which has made Somaliland a beacon of hope in a volatile region. The IRI director for East Africa, Mr. Ted Levassiur also spoke at the ceremony to mark the opening of the new IRI office in Hargeysa. Mr.Levassiur outlined recent co-operation between Somaliland and IRI including the historic presidential and parliamentary lections in 2003 and 2005 respectively. The opening of the IRI office in Hargeysa is seen by many as sign of further engagement between Somaliland and other international institutions. The IRI’s office is located at the Maansoor Hotel. Source: Qarannews
  14. ^ Thanks for the correction, Ariirowette. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Ariiroow waaye horta, ee afka quman haku dheelin. It was just contradictory, that was it. I didn't even read the article's interview you posted, but the title i cajiibiye and what you had said a year ago about him. So will you call him again "SOB" and "coward" if he espouses the same policies you didn't like before? A famous proverb in Awdal goes: Wixii daanta yaal daabayl ha qaado, wixii dooxa yaal daad ha qaado. . It is one of the corner stones of the foundation of Somaliland Republic. Every year we start over a new page, Ariirow. Anyways, I don't see anything wrong if I list out things that I support and that Daahir Riyaale did it well. And equally if I listed the number of issues that I think he badly screwed up, all in the same post. Awoowe, me and Dahir Riyaale waxa kaliya ee naga dhaxeeya ee aan wada ilaalinayna waa Somaliland. I don't give a flying fig about his private lifestyle. That is none of my business. But what he does in public office draws the attention of the public which includes moi.
  15. ^^ Tough luck boys. Ciyaal dhagax tuur sameeyey, for whatever reasons, is nothing but a very local issue. In this case, it was due to misinformation on the side of the kids and miscommunication from the side of the authorities.
  16. ^^Areero ma fadaasa? Sxb, if you dig a little deeper you might get some other posts which I supported Daahir Riyaale Kahin as well as opposed him. Not a biggie. In your neck of the woods, you think if you loved or hated a particular person at one stage or another you are bound to keep that. On the contrary, that sort of personality cult doesn't exist in my books. Daahir Riyaale is a public figure. Nin Durbaan qaatay ilaaq dalbay. And I value not what he is personally but of what he does. If does good, then there is no reason why I shouldn't congratulate on a job well done, like Lascaanood case and the anti-piracy issue in eastern sanaag, when it comes to domestic politics. Equally, if he screws things up, then surely he will draw critism not only from me but from the general public at large. In this particular instance, I applaud his Excellency President Daahir Riyaale's well constructed positions in relation to the questions posed at him by the VOA Somali reporter. Is there any thing bad about that? Areero Ma fadaasa? Whatever that means.
  17. ^^ The hostage keepers started with 5 men in late June. They now number around 200 men from the same subclan. Tolkii waa isku habarwacday. I really laughed. Waxaan soo xasuustay gabaygii Cabdi Gahayr ee markuu arky geel Hargeisa dusheeda ciyaal wado intu madaxa meermeeriyey yidhi: Halkan ayay ka dhawdee, tolkay waa i hakranayaa. Laakin dhaqankii waxa ku dhacay ayaa la yaableh. Marti waa la sharfi jiray oo la soori jiree ma lacag ayaa lagu raadsadaa? What is this world coming to.
  18. AUDIO: VOA Somali Madaxwaynaha Jamhuuriyadda la magac-baxday Soomaaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa markii ugu horaysay ka hadlay safarkii uu dhawaan isaga iyo wafdi la socday ku tageen dawladda dariska ah ee Jamhuuriyadda Jabuuti. Sidoo kale, Madaxwayne Riyaale waxa uu ka jawaabay baaq khuseeyay midnimada Soomaaliya oo uu dhawaan munaasabadda 1-da July uu ku beegay Madaxwayne Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Madaxwayne Rayaale ayaa isaga oo u waramaya Sahra Ciidle oo VOA-da uga soo waranta magaalada Hargaysa waxa uu safarkiisa ku macneeyay mid lagu soo celinayo walaaltimandii iyo xiriirkii ka dhexeeyn jiray labada dhinac. Inkasta oo uusan madaxwaynuhu meesha ka saarin in ay safarkiisa qayb ka ahayd sidii ay Jamhuuriyadda Jabuuti ugu muujin lahayeen taageeradooda dagaalka kala dhexeeya dalka Eretriya, misana waxa uu ka gaabsaday in uu xaqiijiyo wararka sheegaya in heshiiska labada dhinac uu ku jiray qodob ay Soomaaliland ciidamo ugu deeqayso dalka Jabuuti, si ay uga barbar dagaallamaan kuwa Jabuuti ee dagaalka kula jira ciidamada Eretriya. Madaxwayne Riyaale ayaa arintaa uga baxay mid lala sugayo waqtigeeda iyo maalinteeda. Dhinaca kalena, Madaxwayne Rayaale, waxa uu ka jawaabay baaqii dhawaan ka soo baxay madaxwaynaha Dawladda Federaalka Kumeel-gaarka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed ee uu ku sheegay, in kadib marka xal laga gaaro Koonfurta Soomaaliya, wadahadal lala furi doono goballada Waqooyi si loo badbaadiyo midnimada. Madaxwayne Rayaale, waxa uu meesha ka saaray rajada soo celinta midnimada, waxase uu soo dhaweeyay in labada dhinac iyaga oo kala madax-bannaan ay si walaalnimo iyo dariswanaag ah uga wadahadli karaan arimaha ka dhexeeya. Waraysiga Madaxwayne Rayaale oo dheeraa ayaa waxa kale oo uu ka waramay dhaqanka bur-cad badeedka iyo ajaanib lagu haysto buuraha Laas-qoray, kuwaasoo uu sheegay in ay ciidamada Soomaaliland ku wareegsan yihiin. Ugu dambayntiina Madaxwaynuhu waxa uu ka hadlay fursadda Soomaaliland ay ku heli karto aqoonsi caalami ah, iyada oo uu sheegay in ay ku xiran tahay waddamda Afrika iyo Midowga Afrika. Warayisga oo dhamaystiran fadlan halkaan ka dhagayso
  19. Dood - Radio Dalmar from The Hague, Holland.
  20. ^ Ouch! Nice pictures btw. How recent are they?
  21. Maleeshiyo Hubaysan Oo Khalkhal Iyo Cabsi Galiyay Wadada Tukaraq source Laascaanood}6-7-08Jid gooyooyin aan tiro lahayn oo aan horay u oolin ayaa Kooxo Burcad hubeysan ah waxay soo dhigteen inta u dhaxeysa Tuulada Tukaraq iyo Deegaanka Gambadha ee gobolka sool. Wararka ayaa waxay sheegayaan inay jiraan Malayshiyo aad u hubaysan kuwaasi oo Gaadiidka ku sameeyay Jid gooyooyin,waxa la soo sheegayaa inay dadka halkaasi ku safraya ay ka qaadaan Lacago aad u fara badan,iyaga oo waliba ku sameeya Tacadiyo xoogan. Lama oga Sababaha rasmiga ah ee kadambeysa Jidgooyooyinkani Faraha Badan ee Burcada hubeysani ay soo dhigteen, Balse warar kaladuwan ayaa sheegaya in Jidgooyooyikani ay salka ku heyso khilaaf sookala dhex galay Maamulka puntland ciidmadiisii, Warar xogogaal ah oo aanu ka helayno Deegaankaasi ayaa noo xaqiijiyay inay yihiin Malayshiyo beeleedyo doonaya inay Fowdo ka abuuraan deegaankaasi, kuwaasi oo tira ka dhawor jeer arinkaasi oo kale ah ku dhaqaaqay. Waxa la sheegay inay Malayshiyadaasi ay dhac iyo Boob u gaysteen gaadhi Bas ah kaasi oo ku safrayay wadad ay is baarada dhigteen,waxa la soo tabinayaa inay Gaadhigaasi ka qaadeen Hanti wixii uu siday iyo waliba iyaga oo dhawaac u gaystay Dareewalkii gaadhigaasi waday. Maleeshiyo Beeleedkan ayaa waxay dhowaan kamid ahaayeen Ciidamad Maamulka Puntland balse haatan umuuqda kuwo kamadax banaan Ciidamada Maamulka Puntland waxeyna dhowaan rasaaseyeen Ciidamadii laga soo daad gureeyay Gobolada Puntland. Jidgooyooyinkan cusub ayaa waxa walaac weyn kamuujiyay Darawalada Ku safarta Wadooyinka waaweyn ee Gobolada puntland gaar ahaan Gawaadhida isaga Kala goosha Magaalooyinka Laascaanood iyo Boosaaso. Widhwidh Online News Desk…Media Center
  22. Somaliland weighs military option to release German hostages 5 Jul 5, 2008 - 7:06:56 PM HARGEISA, Somalia July 5 (Garowe Online) - Authorities in Somalia's northern sub-state of Somaliland are contemplating a military option to release a German couple kidnapped by suspected pirates last month, sources told Garowe Online. Somaliland troops in the region of Sanaag where the kidnappers are keeping the hostages have been making irregular maneuvers in recent days, according to locals. Heavily armed soldiers are standing guard at checkpoints in and around the hostage-holding site, despite a recent appeal by traditional elders for all troops to withdraw from the area to ease talks with the kidnappers. Last week, Sanaag clan elders called on Somaliland and the neighboring region of Puntland – both of which claim ownership over Sanaag – to withdraw their respective forces from the region. Locals reported that Puntland security forces had withdrawn to the port city of Bossaso, but Somaliland soldiers led by Sanaag native Gurey Osman Salah have not moved. A clan elder who spoke on the condition of anonymity told Garowe Online that the presence of Somaliland forces in the area is leading to "more tensions," especially in light of unconfirmed reports that as many as 150 Puntland soldiers have now joined forces with the kidnappers. Sanaag elders fear the outbreak of war between the kidnappers and the Somaliland forces, dragging the erstwhile peaceful region into a conflict. Source: Garowe Online
  23. ^^ Mansa Munsa is well known in the forums for his anti-Somaliland posts and in some cases cheap propaganda against any thing that has links to SL. So from that background, lets say the 15% from his point view would actually translate to at least 50% to an impartial observer. Anyways, welcome back Munsa. Hope you had a great time and few pictures to share with us. PS I see that you went through Hargeisa. From experience, the SL haters from Sool go through Bosaso, any reason why you broke ranks there?
  24. Originally posted by LANDER: They shouldn't invite him to Hargeisa unless he comes of his own accord. He's been disrespectful in my eyes to the Somaliland community of Toronto. He was payed in the past to sing during the May 18th events and had the audacity to lay down 'terms' were by he wouldn't be singing about 'Hargeisa' or anything to do with our homeland. He hasn't been invited back for a couple years now, from what I've been told his song writers in the early days were northerners as well so I don't really understand were this fool gets off being disrespectful. I say Invite Juba and give him the red carpet treatment, there are no Casino's in Hargeisa anyway so I think Xassan would be quite bored. He might have been playing politics there Landerow. But as you can see, this is a changed man. I am sure many Somali musicians that had began their music career in Hargeisa will be invited to attend the proposed show remembering the father of the Somali music in Hargeisa next year. It will be a good chance to see who comes and who refused to come - the seperation of the wheat from the chuff sort. Waaba loo joogi cidii ka maqnaata bandhigaa Landerow.