Nasir

Nomads
  • Content Count

    108
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Nasir

  1. Nice stuff, I hope the weather changes and things get better for muqdisho and its suffering people amiinnnnn
  2. Buurmadow is a traitor for jepordizing somaliland national security and he won't be let out of jail for sometime unless the honorables members of the two houses and the fair and blanced goverment of somaliland decides to release this low pathetic called of a man. all somalilanders support the action taking by their goverment regarding buurmadow
  3. Well if dis SOMALI WEYN doesnt happen an none of dese peace talkz go down well... Do u reckon Puntland should follow da same steps as der fellow bruvaz in Waqooyi Galbed n fight for independancy?? Correct me if I am wrong but isn't this you as a puntlander asking for independace..? ps be civil and stop calling people names
  4. hahaha waad iga qosliseen ragiinan ka maraysanaya paltalk, waryaadhaheen waa ina kii dee com on is wada magacaaba
  5. lol@baashi no sxb I am not the author I wish I was cruising around the internet and found this poem I found it really funny ps i'll try to get his name
  6. Meel aan barkimo qaadin, oo boqol ku haasowdo Oo sida hudheel baaxad wayn, la iskusoo booqdo Oo baashiraad iyo sallaan, lagula boobaayo Nin bartaana kaba baaqsankarin, baloow adigaale Hadba hadalka baabkii furma, eey bogasho kuu hayso Inaad gacanta kor u baacisaa, laga bilaabaaye Safka lagama boodee waxaad, kor u baqooshaaba Halkaad beegsanaysiyo markaad, baarka sare gaadho Waa loo badheedhaa halkii, kula balaadhnayde Dumarkaaabay qaar baaanisaha, barro nadhaafeene Barashada sinaantiyo xornimo, paaloow adigaale Hadaad qolo bayaankeeda, iyo baaqa garan waydo Biyo diidku uu furanyahee, adiga oon buuqin Baabuurna adigoon kaxayn, bacadna dheemaalin Qol kalaabad uga siibaxdaa, paloow adigaale Bilis xaawalay iyo rag, waa kalama baydhaane Cidlo lagama beermeen, hadii layska baal maro’e Carmal baashaheedii wacnaa, boogi kala gaadhay Oo beenta way necebtahee, barasho waayeele Iyo qaar sidii geenyo ba’an, weli yar buubaala Iyo qaar haduun baaluqoo, sheeko baranaaya Gidigood rag waw baahanyee, paloow adigaale Ragga qaar caruur badatay, iyo beel u talinaaya Oo baddaha waawayn in badan, lacag ka baadhaayay Iyo qaar haduun soo baxoo, barka fidhanaaya Bartan aay ku wadda doodayaan, paloow adigaale Qaar baadigoobkii cilmiga, wada bidaaraystay Oo maadadii ay barteen, Bon ka dhaga haatan Iyo qaar ba’daba aan aqoon, alufna aan boowsan Meel aan laka buug sarayn, paloow adigaale Bidhaantiisa ruux aanad arag, baydna kula joogin Ood dunida baasheda kale, uga balwaynaayso Boholyoowna kugu reebikaara, paalow adigaale Bigta kamarada iyo luuqa, waa la isku baadhaaye Nin waliba siduu doorbidaa, wow banaantahaye Arimaha badh waan qarinayaa, paaloow adigaale
  7. Nasir - Is it not way past your bed time, sonny? Or is not there a homework you should be doing? Or are the US family bearing practices so lenient, none of the above are required? Multiple choice, you know? You really made me laugh sxb You know what they say Tuug laqabtay talo maalaha markaad wayday wax kale oo aad ku hadashid ayaad hurdo iyo rer u dhaadhacday war nin ka iska celi ama ka dhaqaaq mesha anyways maca salama and no hard feelings and if you want to defend allpuntland.com so let it be it mate freedome of speech is one thing we somalilanders adore
  8. This is from Radio LasCanod – one of the most reliable source of news one could lean towards on that front... oh please dadka reer lascanod radio lascanod traitors ayeyba u haystaan, oo cabdilahi yussuf wuxuu ku amro moyee waxkale masoo daayaan. Haddaba waxaa jirtay maalintii Salaasada ee aynu ka soo gudubnay in ay isku sigteen laba ciidan in ay isku dhacaan , ka dib markii afar tigniko ah oo uu watay Fu aad Aadan Cade iyo Taliyaha Malayshiyada Riyaale ee Gobolka Sool so the attack that ALLpuntland.com is reporting is coming from those for tigniko LMAO SomalilandNews (SNN) - Ciidamada Qaranka Somaliland, ee ku sugnaa Jiidda hore ee degmada Yagoori ee gobolka Sool Now that is a reall news, and ciidama qaranku way ka badanyiin afar tagniko iyo puntland ciidamadeeda oo dhan, moving toward las canod is not considered attacking puntland but freing somalilander hostiges invaded by terrorist onlf and warlords puntland, attacking puntland we consider it attacking bosaso and garowe. anything that allpuntland.com reports is a joke and is not considered as reall news so the so called radio las canod maca salama
  9. I always knew allpuntland.com had nothing to offer but a fabricated news.
  10. HWN-Hargeysa:Naadiga Kubada Cagta ee Ciidanka Qaranka Somaliland ee lagu magacaabo Gaashaan iyo Naadiga Ciidanka Qaranka Dalka Itoobiya ee Gobolka Hararge ayaa galabta ciyaar aad u xiiso badan ku dhexmartay garoonka kubada Cagta ee magaalada Hargeysa. Ciyaartaas oo ahayd mid aad u kulul oo ay labada naadiba ku soo bandhigeen xirfad wanaagsan oo ciyaaryanahimo ayaa la isugu jawaabayay weerar iyo weerar celis,waxaanay ahayd ciyaartii ugu horaysay ee ay magaalada Hargeysa labadan naadi ku wada ciyaaraan,ciyaartan waxaa ka soo qayb galay madax iyo masuuliyiin kala duwan oo u badnaa Saakiisha Hogaanada Ciidanka qaranka iyo Taliska Guud. Naadiga Ciidanka qaranka ee Gaashaan ayaa sagaashankii daqiiqo ee ay ciyaartu socotay kaga badiyay Naadiag ay ciyaarta saaxiibnimo wada ciyaareen ee Ciidanka qaranka Itoobiya hal gool,waxaanay ahayd ciyaar ay ku dheehan tahay xamaasad iyadoo dadka ciyaartaas daawanayay ay la dhaceen qaabka ay u soo bandhigeen ciyaartaas labada Naadiba. Naadiga Kubada cagta ee Ciidanka qaranka Itoobiya ayaa shalay booqasho rasmi ah ugu yimid naadigan kale ee Gaashaan,iyadoo ciyaartan iyo booqashadani ay ku began tahay munaasibada Maalinta la asaasay Ciidanka Qaranka Somaliland ee . Gabagabadi Ciyaartan ayaa Kabtanada labada kooxood ay sheegeen inay sii wadi doonaan ciyaaraha saaxiibnimo ee ka dhaxeeya labada Naadi iyadoo Naadiga Gaashaan oo bishii hore badhtankeedii ugu tagay Naadiga Ciidanka Qaranka ee Gobolka Hararge ee Dalka Itoobiya ciyaar tan la mid ah.
  11. Look at this guy sxb are you ok mise waad soo yara ka batay How can you say such nasty things about the most respected newpapers in somaliland you worth peice of sorry but i am not going to go to your level sxb you have shown your true colors as ignorant who really doesn't know the diffrence between reall news and made up ones like the one they type at allpuntland.com .. soon on that allpuntland.com you will see a article that a puntland has went a mission to mars and claimed it lol haha , anyways sxb nacnacda meesha kala bax iyo iga qabtaay
  12. *********DELETED*********** Please edit the qabiil names before you post your article. Admin Somalia Online [ January 28, 2004, 02:29 PM: Message edited by: Admin ]
  13. Yasmine you really don't know much do you There were people who who uprised and and fought against the regime, Then the whole nation turned against those people and mascared them by killing children women and elders and by renting airplanes from south africa and bombing down their houses, and by cuting down all the trees from the root so there won't be any plant food. Those people were chained up together and burried in massive graves. more than 50 thousand of those people died and million people were chased away from their cities. so plss don't say there were no uprising against the regime, because those people fought back and took out the regime that is why the regime no longer exists :eek: peace out yall :rolleyes:
  14. Ina Yusuuf is a another virsion of somali warlord at its best waxba hanoo xayasiinina sxb we know whats up anyways puntland and ina yusuf are both joke to us somalilanders good bye
  15. Boqor cismaan buurmadow meel wayn ayuu ka dhacay, oo go'aankii somaliland dawladu labada marlamaanka iyo sadexda xisbi ay gadheen ayuu waxbayahay ka dhigay. Marlwabuu hadlana eeda wuxuu sarayey dawlada somaliland oo habayaratee wax khalada samayn. sidan wada ognay dawlada somaliland wakhtigii ay ciidankeeda gaysay sool wakhti badan ayaa ka danbeeyey walina wax weerar ah na may qaadin oo waxay doonaysay in si nabada wax ku xaliso, taasina hada way sura galiwayday, oo odayaashii ka soo jeeday besha sool ayey ku gacan dhirbaxeen ciidama puntland, markaas arintani waa fara laga qaad wax uu ka qaban karo buurmadow na majirto wax uu qaso moyee. Dawlada somalilandna ma aha kuwa xidhay ee go'aankaas gaadhay ee beeshu ka soo jeedo ayaa dawlada ka codsatay, shalayna shir jaraa'id ayey ka bixiyeen hargeisa oo kaga cabanayeen buurmadow.. markaas ha la joojiyo ciida laysku qasayo oo runta halala wada socdo walalayaal , ninkani dhib moyee wax nabada muu wadin, waxaa lagayabaa inuu cabdilahi yusuf secretary ba ama spokesman u ahaa lol peace god bring peace to somalia and somaliland
  16. The likes of bari nomand and smith and western should be banned from this forum
  17. This is also just to deminish somaliland from its path, ones they heard the name somaliland they run around nervous and came up with the name puntland, now you also want independent wow man this is really something anyways do what you like one day bridge intaan ka boodno ayaan eegi bal inad ka boodaan
  18. *****DELETED******* Nasir, next time you insult others and use vulgarity, you will be banned from Somalia Online. This is your last warning. Please respect others. Admin Somalia Online [ January 23, 2004, 02:13 PM: Message edited by: Admin ]
  19. This is a joke sxb no matter what you say somaliland is here to stay , so wakhtiga ha iska lumin oo ma ogtahay ha ku waalan waan ognay waan lasoconaa wana ku tageersanay somaliland diidow nafta waa viva sl
  20. Look at this big fat ***** sxb if you make me sick everytime i read your writings, you make no sense what so ever. I advice not to write lies, because as muslims its haram. If you really want to win this so called war, just give up las canod and take your scumbags back to bosaso and where ever you brought them from. also sxb wax isku fal oo jooji beentan cad ee qarsoodiga lahayn, mise waxaad usheqaysa allpuntland.com oo been moyee wax kale lugu daabicin
  21. ***Please stop the tribal insults on our website.***** Thank You Admin [ January 22, 2004, 02:37 PM: Message edited by: Admin ]