Nasir

Nomads
  • Content Count

    108
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Nasir

  1. Guuraad sool belongs to somaliland there is no such thing as people of sool but somalilanders, and if you don't want to be part of the somaliland papulation who live in sool you are more than welcome to cross the borders to puntland your masters. And about save somalia, why didn't you cry that at loud when siyad bare was in power. You guys are lame excuse for a reall somali. p.s collect all the somaliland haters and ex siyad bare ragime to protest its all good because you will never beat us. London is our hot spot
  2. iLmi was one of the greatest somali lovers ever, to fall in love you don't need that woman you love to be holding your hand, the only thing you need is your heart accepting her and wanting her. surely boodheri was going through the samething. For those of you who are calling him crazy get a freakin life and stop insulting the dead man for some reason you have hatered for the man and i wish i could read your mind like avant for want reason that is so. maca salama
  3. Jamaac calm down , and stop insulting the sis, if you can't handle the truth go crawl back under the rock you came out off.
  4. Waa sawirkii Amiirada Deeqda u fidaysay Somaliland "ma fool xuma anaaba ku dhajin lahaa gidaarka qolkayga" Copehagen..International Landmineday: Amiirada Alexandra oo ah Gabadh u dhaxday Amiirka layidhaahdo Joakim oo ah ninka labaad ee Dhaxal-tooyada Boqornimada Denmark leh ayaa shalay (01/03/2004) Shaaca ka Qaaday iyada oo ku sugan Xafiiskeeda ku yaala Guriga weyn ee Baarlamaanka Denmark oo layidhaaddo Christianborg, in Sawir Gacameedka u horeeye ee soo baxa oo uu sameeyey Farshaxanka la yidhaahdo Peter Brandes oo Hadiyad loo siiyey in marka la'iibiyo lacagta ka soo baxda ay ugu Deeqday Dalka Somaliland oo Miinado aad u wax yeelaysay Dadkiisa, Amiirada ayaa Munaasibadaa la eegatay Maanta oo loogu Magac daray Maalintii Miinada ee Dunida. Sawir Gacmeedan ayaa ah mid Qaaliya oo lacag fiicani ka soo baxayso sidaa wax Qoray Wargayskii warka daabacay oo layidhaahdo Metroexpress
  5. Don't make me laugh guys, this are little caado qaate yar yar oo la iibsaday. if it is true allah ha u naxaristo the man who died amiin. Somaliland is stronger and united more than ever , and our enemies see our rais and they can't stand it so they are all crawling from the little rocks they been hiding all this time and we are taking them out. I know you are all cheering with this little incident but never forget that your ministers are geting shot at garoowe and all over puntland daily and dying the most pathetic way. King buurmadow has rights for a lawyer and to stand front of a court and present his case, the case against him is very heavy one and if he is innocent he should prevail and be imbraced. peace out
  6. This is not puntland lying and propaganda is not in our calture. I say arrest every man that breaks the law
  7. The guy who wrote this letter has made fool of him self just look at this quote If we hypothetically assume the truthfulness of the MP having seen thousands of bodies piled and crammed into ditches and bones scattered in large areas, what made him so convinced that these were indeed Somalilanders? Can he provide the DNA profile of these bodies, verified by independent laboratories? Who else was siyad bare ragime was killing other than the main clan in somaliland. Sxb you guys are joke and nothing you write will change the MP's dicision toward recognition for somaliland. People are tired of hearing your double talks and propaganda writings. I don't even think they will spend one minute reading this letter, and I bet you if you go behind the pairlaments building, where they keep the trash you will find thousands of letters writen by you how sad, stop waisting ink and trees. You Can't keep a good man down, they always smile want they want me to frown, you can't never ever take my crown.... ilahay baa mahad leh maxamed baa sharaf leh somaliland baa guul leh
  8. Markii aan ka ambabaxay magaalada Burco Isniintii toddobaadkii hore waxa maskaxadayda ku jirey fikrado iyo aragtiyo murugsan oo aan ka qaatay xaaladda gobolka aan ku socdo ee Sool iyo dadka deegaankaas, muuqaaladaas oo ka dhashay dareenkii ay dadka reer Burco iyo Hargeysaba intii aan joogey ka soo celiyeen arrimo uu ugu dambeeyey Bayaan ay Laascaanood ka soo direen Lix ka mid ah Isimada Beesha Reer Sool. Bayaankaas oo ku socdey Salaaddiinta, Cuqaasha iyo Waxgaradka Somaliland, dulucdiisuna ku qornayd wax aan ka badnayn shan layn layn ama sadar oo ay ku codsanayeen in laga dulqaado ciidamada Somaliland oo duldhigtay, nabadgelyona laga wada shaqeeyo taas oo ay sheegeen iyagu dhinacooda inay diyaar u yihiin, si loo baajiyo ayay yidhaahdeen dagaal sokeeye. Isla markaana bayaanka Isimada oo aan soo hadalqaadin ciidanka Puntland ka soo duuley ee Laascaanod qabsaday ayaa loo macnaystay in Isimadu ka dhigeen meesha inay isku horfadhiyaan ciidan deegaankaas u dhashay iyo kuwo Somaliland. Sidoo kale, bayaanka laftiisa oo ay wax ka saxeexeen Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac oo beryahan dambe u janjeedhey dhinaca Somaliland iyo Garaad Ismaaciil Ducaale oo ah Garaadka beesha deegaanka Yagoori ee ay hadda ku sugan yihiin ciidamada Somaliland, muddo dheerna ahaa garaadka keliya ee reer Sool ee Somaliland tirsato, iyadoo isla markaana dhinaca kale ay la saxeexeen bayaanka Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo lagu tilmaamo garaad si xagjirnimo ah u taageera maamulka Cabdillaahi Yuusuf, ciidamada Laascaanoodna isagu dabada ka wada, ayaa u quusgoysey dad badan oo aaminsanaa in xal nabadgelyo la heli karo ama Isimadu ay talo keeni karaan lagaga badbaado dagaal, waxana uu soo saaray bayaankaasi natiijo ah in beesha reer Sool aanay kala hadhin iskuna racsan tahay colaadda maamulka Puntland ku hayo Somaliland. Inkasta oo la sheegay inuu jiro bayaan kale oo kaa hore mar la soo baxay oo ay Isimadu u kala direen labada maamul ee Somaliland iyo Puntland, kaas oo ay labada dhinacaba kaga codsadeen in ay ciidamadooda kala noqdaan gobolka, taas lafteedu ma aha mid ay dadku u bogeen. Waxa kale oo uu socdaalkaygu ku beegnaa laba maalmood uun kadib markii ciidamada Somaliland ay qaadeen hawlgal ay dhawr tuulo oo degaankaas ah kaga ururiyeen Isgaadhsiinta Fooniyaha (HF), taas oo ay wararka Burco soo gaadhayey ay sheegayeen in xasaasiyad xoog lihi ka dhalatay, waxoogaa xiisad ahina ka aloosantay jiidda. Sidaa darteed, waxaan is-weydiinayey su'aalo badan oo la xidhiidha dareenadaas maskaxdayda saameeyey, waxaanan sawirro madmadow leh ka haystey sida ciidamada Somaliland u dhex deggan yihiin deegaanka noocaas ah oo in ka yar 50 km u jira magaalada Laascaanood, sida ay halkaa ku tageen iyo guud ahaanba sida xaaladdu tahay. Waxaan la socdey gaadhi yar oo Toyota Mark II ah oo ay wateen dad reer Laascaanod ah. Abaaro 12:00 kii duhurnimo ayaanu ka dhaqaaqnay magaalada Burco, waxaanuna cagta saarnay wadada laamiga ah, dhinaca K/Bari. Waa jidkii dheeraa e isku xidhi jirey Muqdisho iyo dhulkii la odhan jirey Waqooyi galbeed, waqtigii dowladii Soomaaliyadii Burburtay, qaybtii uu dhisay Shiinuhu dabayaaqadii Todobaatanaadkii. Waxaad mooddaa inuu cusub yahay, mana laha goo'go iyo burbur marka laga reebo dhawr buundo oo waxyeello gaadhey waqtigii uu socdey halgankii hubaysnaa ee Ururkii SNM la galay taliskii Siyaad Barre. Dhulku waa abaar, dadka iyo xooluhuna waxay u hayaameen hawdka sare iyo bariga shishe, xitaa daabiyadaha ama tuulooyinka wadada hareeraheeda ku yaalla ayaa cidlo ah oo dad aad u yar lagu arkayey. Abaarta iyo cidlada dhulku way is-dhaantaa. Marka aad ka baxdo tuulada Oog ee degmada Caynabo ayaa ugu dambaysa bidhaan xoolaad oo ay indhahaagu qabtan. Dhulku waa xaaluf, waa cidlo, dad iyo xoolobana waa laga hayaamay. Hase yeeshee, marka aad halkaa dhaafto waxaad dareemaysaa inaad soo gashay xero ciidan iyo goob dagaal. Waxa keliya ee aad arkaysaana wa Askari qori sita iyo Sakaaro orod iyo booddo kaga gudbaysa Laamiga. Markii gaadhigii aan la socdey uu istaagey kontorool ku yaalla Tuulada Oog cidhifkeeda Bari ayaa askartii joogtey markii ay eegeen gaadhiga, isla markaana aqoonsadeen dadkii la socdey ayay ka codsadeen darawalkii inuu dhawr askari hore uga sii qaado, wuxuuna u furay albaabka dambe ee gurada gaadhiga oo ilaa saddex Askari ay cidhiidhsadeen. Dhawr askari oo kale ayaa iyaguna laamiga dhiniciisa geed hoos fadhiyey oo sugayey baabuur. Gaadhi weyn oo LG ah oo kuwa booliska ah ayaa isaguna ku cadilnaa wadada hareerteeda oo ay dhawr askari hoos jiifeen. Dhammaan tuulooyinka u dhexeeya Yagoori iyo Oog iyo dhawr kontorool oo jidkaa ku taxnaa ayaanu ku sii dhaafnay ciidamada Qaranka Somaliland iyo tiknikadooda oo raabo-raabo ah. Guud ahaanna dhulka u dhexeeya Oog ilaa Laascaanod oo ka siman abaarta iyo cidlada waxaan si kooban u odhan karaa dhirtii ay xooluhu hadh-geli jireen waqtigan jiilaalka waxaa iminka hadhsanaya baabuur tikniko ah iyo ciidan hubaysan oo hoos hoganaya. Wadada laamiga ah oo ay isticmaali jireen gaadiidka xamuulka ah ee badeecadaha ganacsi u kala qaada Burco ilaa Boosaaso iyo koonfurta Soomaaliya waxaa hadba dhinac u yaaca baabuurta ciidanka iyo tiknikada fudud, haddii qoraxdu dhacdona ma jirto wax baabuur ah oo wadadaa martaa. Muuqaalkani waa sida ugu fudud ama ugu laddifan ee aan u tilmaami karo laxaadka ciidanka Somaliland ee la geeyey jiidda hore. Waxa kale oo aan xusi karaa; hawlgalkii uu ciidanku qaaday ee uu dhawr tuulo oo deegaankaas ah kaga soo ururiyey Isgaadhsiinta Fooniyaha ayaa la ii sheegay in uu ahaa mid safballaadhan ahaa oo isku xidhan min Degmada Xuddun ee gobolka Sool dhinaciisa Waqooyi ama Gobolka Sanaag xigta ilaa degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer, iyadoo hawlgalkaas oo sahan ahaa uu ciidanku ku tegey duleedka Laascaanod. Markii aan gaadhey degmada Yagoori-na waxaan u arkayey inaan soo gaadhey taliska ama badhtamaha xeradii Milateri ee aan ka soo galay Guumeys. Waa magaalo qaddiim ah oo dhismayaasheedii hore burbursan yihiin iminka. Marka laga reebo Kaamka ay deggan tahay xerta Timaweynta oo ka go'an magaalada, dhinaca barina kaa qabanaysa markaad magaalada soo gasho, magaalada inteeda kale waxay labada dhinac ka saaran tahay jidka Laamiga ah. Diilinta Madow ee laamiga ahi waa badhtamaha ama suuqa dhexe ee magaalada, jidkaas oo dhismayaasha labada hareerood ka soo cidhiidhyey ay u badan yihiin Maqaayado iyo dukaano wuxuu la ceeryoomay dad, marka aad dusha ka joogtona waxaad u qaadanaysaa Saylad xoolo lagu kala iibsanayo. Dadku waa wada hubaysan yahay, waa rag u badan dhallinyaro iyo Gadh-madoobe, qofwaliba waxa uu degta ku sitaa qorigiisa. In badan oo ka mid ahi waxay xidhan yihiin direys tuute ah, waxaanad u garanaysaa inay ka tirsan yihiin ciidanka Qaranka, in badan oo kalena ma xidhna direys, waxayna ku lebisan yihiin macawiso iyo shaadhadh, go'na garabka ayuu u saaran yahay, kuwaasna waxaan u qaatay inay yihiin dhallinyaro reer miyi ah oo magaalada u soo shirtegey. Hase yeeshee, sarkaal ka tirsan ciidanka Qaranka ee Gobolka Sool oo aan weydiiyey dadkan hubaysan ee magaalada ka buuxa ayaa iigu macneeyey inay ka tirsan yihiin ciidanka Qaranka, waxana uu sheegay in direyskii dowladdu u soo dirtay ciidanka gobolka in badan oo ka mid ahi uu noqday dhar caruureed, isagoo i tusay wiil yar oo tuute xidhan oo aan markii hore u qaatay in uu ciidanka ka tirsan yahay, qaar kale oo aan weli direys loo soo dirina ay jiraan. Si kaduwan sawir-maskaxeedkii aan haystey, ciidanka Qaranka iyo dadka reer Yagoori waxay isu dhexgaleen si aad u qaboon. Askarta ciidanka Qaranka iyo Saraakiishooda qaar ka mid ah oo inta badan yimaadda Yagoori ayaa saddexdii maalmood ee aan joogey waxaan arkayey iyaga oo maqaayadaha iyo marfushyada qaadka ay wada fadhiyaan dadka deegaanka iyo Odayaasha magaalada. Waxa kale oo ku sugnaa magaalada ganacsato badan oo Caynabo iyo Oog ka yimi, kuwaas oo ka daba yimi deyn ay ku lahaayeen ciidankii ka soo guurey deegaankaas, qaarkoodna waxay ii sheegeen inay Laba toddobaad in ka badan Reer Yagoori marti u ahaayeen. Waxaa ka muuqdey magaalada jawi isku kalsooni ah, iyada oo dadka magaalada joogey oo ka kala yimi dhul kala duwan, sida Burco, Hargeysa iyo Laascaanod aad moodaysey inay isku qaddiyad meesha u joogaan marka la eego sida ay u sheekaysanayaan ama isu waraysanayaan. Ma jirto cabasho sidaa u weyn iyo cuqdad kala dhex taalla dadka deegaanka iyo ciidanka qaranka. Hase yeeshee, mararka qaarkood waxay dadku aad uga cawdaan baadhista iyo hubinta ay ku sameeyaan dadka wadada maraya ciidanka Somaliland ee fadhiya kontaroolada, gaar ahaan hal kontarool oo u dhexeeya Yagoori iyo Guumeys. Xiisaddii ka dhalatay Fooniyayaasha ayaa iyadana si odaytinimo ah loo dhammeeyey, iyadoo ciidanka Qarankuna ay muujiyeen masuuliyad markii ay hawlgalkaa fulinayeen, isla markaana dad hub kala horyimi intay qoryihii ka qaadeen ugu dhiibey odayaasha deegaankaas. Dhaqanka noocaas ahi waa mid ciidanka Qaranka Somaliland kaga duwan yahay ka Puntland ee fadhiya Laascaanod oo cadaadis ba'an ku haya dadka. Dhinaca kale-na, ciidanka Qaranka Somaliland ayaa kalsooni badan iyo niyad-wanaag ka muuqdaa. Halka ciidanka ka soo horjeeda ee Puntland oo ku dhexjira magaalada Laascaanod, ciidankooda ugu sokeeyaana fadhiyo kontoroolka magaalada dhinaca Waqooyiga ay habeen iyo maalin ku jiraan abaabul, dhiillo kicin iyo guubaabo ay dadka ku kicinayaan, iyaga oo markasta ka baqaya in la soo weeraro ama ay ku baqa gelinta dadka deegaanka ee ciidanka Somaliland ay ku helaan taageero ciidan. Si kastaba ha ahaatee, dareenka dadka reer Sool ayaa ah mid aad uga duwan sidii uu ahaa markii iigu dambeysey Laascaanod oo ahayd bilowgii 1999 markaas oo ku beegnayd markii ciidankii ugu horreeyey ee Somaliland uu galo Gobolka Sool, ciidankaas oo ka soo guurey Galbeedka dalka waxaa la dejiyey Tuulada Oog ee degmada Caynabo, halkaas oo ay deganaayeen ilaa December 2003 markii hawlgalkani bilowday. Waqtigaas degmada Yagoori markii aanu marayney waxay dadka magaaladu tubnaayeen wadada iyagoo sugayey warka ciidankaas oo ay aad uga soo horjeedeen imaatinkiisa gobolka, isla markaana ay u malaynayeen in uu xoog ku tegi doono xuduudka. Isbeddelka iminkana waxaa la rumaysan yahay in uu ku dhashay dadka reer Sool markii ay arkeen sida in maamulka Somaliland ee awooddaas ciidan ee ballaadhan haystaa uu uga tudhayo dagaal iyo inuu xabbad ka rido gobolka, halka ciidanka ka yimi Garoowe uu cagajugleyn iyo cabudhin ku hayo dadka deegaanka, isla markaana u doonayaan in dagaalku ka qarxo Laascaanod gudaheeda. Qayb kale oo warbixintan ah oo ka hadlaysa dhinacyada maamulka, siyaasadda iyo horumarka ilaa iyo hadda laga gaadhey hawlgalkaas gobolka Sool waxaad kala socon doontaa halkan waqti dhow....
  9. I don't understand what the big fuss is about. Cismaan Kaluun is a looser and a traitor, thank god somaliland admins didn't arrest him jeelka ayuu naga urin lahaa. Runtii dadka rer somaliland ninkan waxay u arkaan nin calooshiisa u shaqayste ah, somaliland wax uu dhibaato haba yaratee uu ku hayaa ma jirto. Dhibka wuxuu ku hayaa somalida koonfurta uu beenta u shegayo , hadh iyo habeena ku leeyey rer somaliland aniga ayaa idin keenaya, lacagtana kaga guraya sidaas, so markaas waa black market business man cismaan kaluun. Dadka rer somaliland way yaqaanan cida cadowgooda ah. gaba gabo , sidii allah ha u naxaristee president cigaal sheegay " somalia haday rabto waxa xun ee somaliland u wada dhashay waa nuu siinaynaa", ileen ya kuun bay gubayaan xoogaaga yar ee ay kiishada ku haystaana ka furanayaane. maca salama
  10. Xaafad Casriya, Guryo Casriya, Degaan Nadiifa oo leh Dan Guud, Garoomo Ciyaareed, Xarumo Dhalinyaro, Iskuullo iyo Xanaanooyin tayo leh, Deris-wanaag iyo dad akhyaara oo isku hab-nololeed dhaw, waa astaamaha Xaafadda HIMILO ee Hargeisa. Xaafad magaalada ka baxsan oo ku taal cidhifka Hargeisa, laamiga Berbera u baxa dacalkiisa. Maka fikirtay sidii aad u heli lahayd degaan (environment) caruurtaada markaad dalkii gayso aanay ku tebin meeshan ay hadda kunool yihiin?..... Maka fekertey sidii aad wadankaaga uga helilahayd waxyaalaha wadamadan hore u maray lagu haysto ee danta guud ah?..... Mase ka fikirtay ciddii kula fahmi lahayd inaad wada samaysataan adeeg guud oo idinka dhexeeya maadaama aanad keligaa daboolikaraynin baahiyaha faraha badan ee loo baahanyahay?.... Sideed u malaynaysaa inaad ku helidoonto dad aad iskaga aragti dhawdihiin xaga deegaanka oo wada jeceshihiin nadaafadda, adeegga guud sida garoomo, xadiiqado, xarumo dhalinyaro iwm?.... Mase jeceshahay inaad arrimahaas la qaybsato akhyaar kula mida oo arrimahaas kula dareemaya? HALKAN waxa kaaga muuqdaa waa mapka ama qariiradda Xaafadda HIMILO. Waxaad aragtaa sida qaabaysan ee loo habeeyey xaafadda. Waxay leedahay townplan casriya oo u kala qaybsan SUUQ (shoping center), DEEGAAN (residential area) iyo DAN-GUUD (sportsfield) -taas oo naadir ku ah Afrika. Waxa qaabkeeda dejiyey khubaro aqoon u leh townplanka deegaamada. Waddada xaga hoose maraysaa waa waddada laamiga ah ee Caasimadda uga baxda dhinaca Berbera. Qaybka isboortiga ee X. HIMILO. Waxay ka koobantahay garoonka kubadda cagta, kolayga, tenista iyo folida. Waxa intaa dheer meel caruurtu ku ciyaarto oo leexooyin iyo siibashoyin leh.......exception Muuqaalka Suuqa ee HIMILO. Waxa la qorsheeyey, Masjid, Iskuul, Xanaano, MCH, Laabreeri, Xarun Dhalinyaro, Bansiinle, Hudheel, Supermarket, Cafeteri, dukaamo iyo meherado kala duwan Image re-sized by Libaax-Sankataabte [ February 24, 2004, 01:15 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  11. mr.soyaal sxb the south does not need somaliland armed gaurd nor anyone elses army, they have enough or mybe more, but on a serious note what they need is peace between tribes. as you know the somaliland tribes have been fighting for a long time, but we have learned a way to bring peace about. so all i am saying is that we might share our little influence that we have about peace making if that bothers you sxb well then I take it back cheers p.s rer sool is under controll its rer puntland that is creating the problems and they will be taking care off as soon as possible
  12. The story I heard Is that this man was against puntlands president mr.abdilahi yusuf. Where abdi lahi yusuf then ordered his excution like he did to many other men including civilians, high ranking military man even sultaamo. I pray for all the puntlanders who are under this awfull nightmare. maca salama
  13. The outcome will be peace, Somaliland's recognition will only come when it is recognised by the rest of Somalia. So my dear Northern brothers you are still waiting on Mogadishu. sxb are you reffering to the warlords? If I am not mistaking the warlords are not considered as politicians but theifs and terrorists. My southern brother I advice you not to be blinded by hatered for the north, but to see that the outcome of a somaliland recognition means better somalia where we personaly will bring peace to the rest of somalia, no one else can bring peace to muqdisho other than somalilanders
  14. somalidu waa bilaa dhiig, ragan dhiigoodii oo dhan daadiyay, sida kubadana ugu cayaaraya ma nin isku dhex qarxiya oo jiidka rer falestine oo kale ku sameeya ayaa la waayey....ragyow toosa oo tuugtan iska qabta :mad:
  15. inan yar oo marna faanaya marna baryootamaya marna hanjabaya dhinac loo raaco malaha , ugu darnaan radiolascanod ayaa soo dabacaysa baroortan oo kale, cajiib . raga ama iska celiya ama joojiya baroorta hadaad tihiin rer puntland, waa maxay ragani dumarka ayaaba dhaama
  16. Dayib guray the soldier god bless
  17. Nice pictures guys, keep up the good work don't let abdilahi yusuf ruin it for you
  18. I would take the holly book kitaab, so I can atleast die with quraan in my mouth, i'll be heading for paradise then ...
  19. Rudy sxb I thought that already took place during siyad bare's ragime :rolleyes:
  20. Ok guys here it goes once in a life time vote on 1 of 3 things that would likely come out if the pecae talks fail
  21. hahahahahahahahaha This is funny thanks for the laugh man I was geting boored in the net runtii I was about to bounce and I saw your little pitty post but it sure gave me a moral boost, I will go ahead and donate some money to somaliland's fight against terrorism right now in the words of faisal ali waraabe ilahay baa mahadle maxamed baa sharafle somaliland baa guule
  22. Casey The puntland education minister has suroundered him self to somaliland