Nasir

Nomads
  • Content Count

    108
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Nasir

  1. Did you just say onlf , see i was right, in my post I have suspected the onlf, those rer badiye nomads are crossing the line bro, I am glad we have captured them and I hope somaliland performs public execution to show who ever send that we won't tolerate such terrorist acts. Thanks bro for the info god bless somaliland
  2. Ok now someone is claiming to be jesus by bringing dead one back from the grave. I think this is geting out of hand
  3. Abu Ammar , Let me advice you not to send any money to your dear families in hargeisa any more because we are freezing all the terrorist funds in dahab shiil. Be prepared to see them settling back in bosaso where gun shots is a sound of a music there. Good luck boy
  4. It’s very difficult to see bright minds out of you so called Somalians. If you had any there wouldn't be civil war. If it will please you and have you sleeping one night without having nightmares about Somaliland let it be it Abu ammar
  5. oh man save me the drama for some other time mr. sophist I know you well and have you always cry to the admins when you are pinned down. You can't fool anyone there is nothing to be censored here, its all a man's point of you. Get over it man , what a cry baby. Abu ammar don't get all hyped up about it I made this post for a reason kid, now when I say move you move just like that son , get to movin. This topic is Strictly for somalilanders
  6. Oh man these guys are quick to jump on conclusion. How do you know inay Somaliland ku hungoobeen the meeting with the British? Somaliland has never told anyone what they talked about, as you know this is a top secret and everything is kept on the low. This is not cabdilahi yusuf and his cats meeting. No government should talk about what they have secretly spoken to another government about which surely will jeopardize their interest and future goals. British Foreign minister has said, if U.K recognizes Somaliland, we will be blamed for ruing the Somalia peace talks. What does that tell you my friend, for ones use your head to come up with some logic and tell me what that line tells you?
  7. guys don't be mad I am only trying to get a point across. As you know today a German and a Kenyan born Somali Lander woman has been shot and their driver. Might god bless that woman’s soul and the driver, and thank god that the German man is alive, and healing his wounds. This all happened because of the Somaliland government failing to keep its word. After the killing of the teachers in borame Somaliland government has promised us that they will deport all Aliens and Supporters of Al-intixaad or the ONLF terrorist. The people who now mostly live in our soil with no permission are the ones who are causing this tragic and terrorist acts and its time to do something about it. This latest incidents were aimed at the Somaliland’s president's trip in Europe to demise the peace the democracy we represent. They jus don't know its hard to keep Somaliland down we will recover anything that they throw at us, but we need to respond back strong, meaning we will take any measure to protect our country SOMALILAND god bless Nasir [ March 19, 2004, 09:03 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  8. Horn the number "baqol kun" writen in the article is what we have. Since you are one of the many somaliland haters, you can exchange that number to any number you wish. The truth is there and We somalilanders are wining, even your so called anti somaliland protest is not going to take place because out of fear of our youths. We are taking out to the streets buddy if you can stop us bring it on, haha I think i am asking too much , you anti somaliland can only talk tough behind computer screen. p.s this information was for somalilanders and you are not invite buddy go drag your feet some where else
  9. Ma jirto cid ku mudaharaaday oo ka soo horjeeda gooni isu taaga Somaliland dad ayaa isugu soo baxay lagu qiyaasay ilaa boqol kun oo qof dadku waxa aay is daba socdaan ilaa iyo in ka badan Todoba Mayl ilaa inta uu dhamaanaayo waxa aqalka Baarlamaanka hortiisa inooga soo waramaaya wariyayaasha Qarannews oo ku sugan goobtaasi halkan kala soco Saacda fooda inagu soo haysna waxa aanu idiin soo gudbin doonaa marka aay hawshu isku duba dhacdo ilaa dhamaadka hawshani madaxwayne Rayaalena waxa uu hawshiisa u wataa si raaxo leh iyo isku kalsooni waliba uu maqlaayo qaylada shicibkiia oo laga wada maqlaayo guaha iyo dibada iyada oo ay dadku sitaan Mikirifoono quwad wayn leh Somaliland guul Qarannews.com Waxa si rasmi ah u bilaabmay banaan bixii ugu balaadhnaa eein mudo ah la xasuusto ee ka dhaca dalkani halkaasi oo aay dad aad u badani isugu soo baxeen oo reer Somaliland ahi waraiyayaasha xagaas nooga soo waramya waxa ka mid ah Abdiraxmaan Faarax Du'caale oo ka mid ah isku dubaridayaasha Qarannews iyo wariyahayaga qaybta Siyaasada iyo waraka Abdi Qootaali oo iyagu si toos ah uga soo gudbinaaya wararka halkani. Waiye Abdiraxmaan Faarax oo isagu ka war bixiyay banaanbaxani ayaa waxa uu ku tilmaamay mid mucjiso ku noqday sida aay dadku uga soo qaybgaleen isag oo sheegay in magaalo magaalo loo kala horeeyo isga oo Abdiraxmaan afka ku dhuftay in agaalooyinka xaga hore taagan ee hada aan calamadoodii iyo calaamadohoodii aay ugu horeeyaan aay yihiin magaalada Liverpool iyo magaalada Bristol iyada oo aay dadku is daba hayaan ilaa iyo Shan Mayl oo aay uxayaan calamda dallka Somaliland iyo Briton. Hawshi waa aay bilaambatay hadan waxa aanu maraynaa oo aanu anagu ku beeganahay aqalkii Baarlamaanka ee Ingriiska waxa halkaasi ku sugan oo isna ka qudbadaynaaya madaxwaynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin magaalooyinka hada an isha ku hayo waxa weeeynaan Baamingahaam , London, Cardif Sheffield iyo magaalooyin faro badan oo aan anigu magacooda horeba u arag dadkan waxa lagu qiyaasyaaa dad ka badan ilaa iyo Boqol kun oo qof sidoo kale waxa laga yimid wadamada kale ee Yurubta oo ilaa hada laga soo gurmaayo La soco saacda soo socota wararka ka soo kordha halkaasi
  10. lol Spadez me too brah, Since I won't be there I will show my Love for Somaliland from Here. United We Stand, This is not a Trip for political Party but Trip for Somaliland
  11. He got in to UK with somaliland passport... you can ignore that if you like but it works. by the way how does puntland passport looks like.....
  12. vacation in Uk is way better than one in Nairobi and sharing rooms with dozen of warlords, you see buddy that is the type of vacation you so called warlord president abdilahi yusuf is taking. About the president's trip , its another way for us to reach wider audiance , by addressing the pairlament, more people will have the clear understanding of what somaliland stands for " democracy". If you really think addressing the british pairlament comes easy go advice your uncle warlord to go there and see what happens. I see somaliweyn sweatin the somaliland recognition is geting closer day after day and they know it. maca salama
  13. Ok now this is really bad, sxbyaal, in my quote I said " not dumb enough" meaning they are not dumb. This is a very low blow shot sxb, just because you want me to be banned doesn't build any bases for baning me. Lets all be mature and use this forum with respectfull manners and cut this whining and crying
  14. I wanted to show you guys some pics but opps didn't work, any ways, what do you think about this guys who want to pull out some teeth like a reall dentist, I mean seriously we need people like sxbkaygan la waraystay. I mean seriously this guys will never stop untill we smack them upside down...
  15. Waxa maalmaha soo socda iman doona wadanka Ingiriiska wefdi ballaadhan oo uu hogaaminayo madaxweynaha Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin. Hadaba waxa soo baxay warar sheegaya in qaar kamida dadka u dhashay Somalia ay rabaan inay ku muduharaadaan wefdiga madaxweynaha iyo qadiyada Somaliland, arrintaasi oo dad badan oo reer Somaliland ah ka cadhaysiisey, taasoo keentay in dhallin yaro reer Somaliland ah oo degen London iyo hareereheedu isu diyaariyaan inay weeraraan hadii cadowgu isku dayaan inay sameeyaan bannaan bax ka dhan ah qadiyada Somaliland. weeraraan hadii cadowgu isku dayaan inay sameeyaan bannaan bax ka dhan ah qadiyada Somaliland. Hadaba Halganews oo la yeelatay waraysi Mustafe A Jimcaale oo kamid ah raga abuubulay dhallin yartaasi, isagoo jooga magaalada London. waxa uu waraysigii u dhacay Sidan.. S. Mustafe waxad noo sheegtaa ujeedada abaabulkiina iyo waxad rabtaan inaad qabataan ? J. Ujeedada abaabulkayagu waxa weeye laba arrimood, midi waxa weeyi inaanu ka qayb qaadano soo dhaweynta wefdiga madaxweynaha iyo inaanu ka qayb qaadano banaanbaxa lagu taageerayo gooni isutaaga Somaliland. Mida kalena waxa weeyi waxanu maqalnay in cadowga Somaliland iyo hadhaagii Siyaad Barre rabaan inay ka mudaharaadaan arrinta Somaliland oo aan haba yaraatee iyaga khusayn, anagoo isu diyaarinay inaanu jawaab fiican ku siino meesha ay rabaan inay ku mudaharaadaan. S. Waxa nagu maqaalo ah inaad dhallinyaro badan urursateen, gaadiidna aad kiraysateen, markaa waa maxay ujeedadiina ugu weyni ? J. Anagu waxanu nahay rag iskood isu xilqaamay, kana cadhaysan wararka sheegaya inay cadowgu rabaan inay carqaladeeyaan wefdiga madaxweynaha, markaa rag iga tag kaagama tago illaa aad xoog iskaga kaxayso taasina diyaar aanu u nahay. S. Ma waxaad isu diyaariseen inaad falal gacan ka hadal ah samaysaan, miyaanay taasi ceeb ku ahayn idinka iyo dadka Somaliga ku hadla oo dhan ? J. Waxay ceeb ku tahay qofkii isagu xaq-darro ku socda, laakiin anagu waxanu nahay dad xuquuqdooda difaacaya, halkana waa laga yaqaan inay Somaliland iyo Somalia laba dal kala yihiin markaa iyaga ayey ceeb ku tahay. S. Ma jirtaa cid gacan idinku siisay abaabulkiina ? J. Ma jirto cid gacan fiican na siisay, marka laga reebo laba nin oo ganacasadayaal ah oo midi noogu deeqay 20 kaadhadhka telefoonada ah oo midkiiba yahay 3 saacadood Uk gudeheeda, si aanu ugu fushano abaabulkayaga iyo is gaadhsiintayada. Ninka kalena wuxu noogu deeqay isagoo noo kireeyey bas yar oo nooca caasiga ah oo qaada 15 qof, anagoo haysan doona mudo 7 cisho ah, waxa kale oo lanoo ballan qaaday laba bas oo yar yar, anagoo ugu talo galnay inaanu dhallin yarta ku soo gurno marka aanu maqalno inay dibad bax samaynayaan cadowgu. S. Goorma ayey samaynayaan cadowga aad sheegaysaa dibad baxaasi ? J. Weli maalin sugan iyo wakhti midna ma hayno laakiin wakhti kasta oo ay ka dhigaan waanu ogaan doonaa oo heegan ayaanu u nahay mudo 7 cisho ah laga bilaabo maalinta madaxweynuhu yimaad wadankan. S. Dadka wada abaabulka soo dhaweynta wefdiga xidhiidh ma la samayseen ? J. Maya iyaga xidhiidh lama lihin oo hawshayadu way ka duwan tahay taasi, waxayse naga codsadeen inaanu iska dhaafno wixii gacan ka hadal keeni kara, laakiin iskumaanu af garan arrintaasi. S. Cid ka tirsan xisbiyada mucaaridka Somaliland oo aad xidhiidh la samayseen ma jiraan ? J. Maya cid magac xisbi sidata lamaanu kulmin, laakiin mujaahidiin ka tirsanaa ururkii SNM oo dalkan jooga ayaa caawimooyin kooban na siiyey. S. Maxay idin siiyeen ? J. Kuu sheegi maayo S Waa maxay sababta ugu weyn ee idinku dhalisay inaad abaabulkan gashaan ? J. Anigu markii dalkeena dagaalku ka socday waxan ahaa nin yar, walaalkayga iga weyni wuxuu kamid ahaa ragii ku dhaawacmay dhagax tuurkii Hargeysa ka dhacay 1982 isagoo kaare dhagax kala hor tegey, markaa kuwii wakhtigaa iyagoo kaare wata dhagax lagala hor tegi jirey haday maantana iyagoo bilaa kaare ah banaanka yimaadaan waa la eegi doona wixii ay kala kulmaan.
  16. Lascanod also reported that puntland is sending man to mars So the colonels and generals crossing the floor do not matter, but a minister without a portfolio makes the headlines for weeks. Wonder why? Only in Hargeisa could something like than crunch the thirst! Thank you very much mr. sumurai worrior, for puting clear prespective that your ministers have no portfolio or talent and that they are war muggers and money hungery men that is hand picked by the war lord abdilahi yusuf. waryaadha this guy is our inside man hehehe
  17. Good news indeed , lets all wish for the best. Our goals are around the corner lets keep up the good job.
  18. all puntlanders are the this so called NSS, most tribes were members of the NSS, and for riyaale leave him to us to judge, you just mind your own business. its amazing when they are accusing someone for being something that they too are
  19. This guy has political motives , and is using this little girl. this subject is now closed, and please don't contribute anything mr. mob deep, your money is not needed. if anyone wants info on this girl visit somaliland sites, and you will get direct info and ways to contribute money. This is really sick walaahi i never thought someone could stood to this level :confused:
  20. Find something better.....
  21. The monkey abu from aladin cartoon worth more than this guy and probly has better IQ. sxb quit posting your 1 cent articles and get up from that seat and grap a poster and march down the street if you are man enough maca salama
  22. You all must be joking I have not made any insult comment, I gave out my opinion on the puntland malatia who are rutlessly killing and raping the people in las canod, the same people that they are claiming. So for all of you to whine and cry about that comment is absurd. Admins are not blind they can see have not done anything wrong, and I will not be kicked out because you are all cheering for me to kick out. Truth hurts no wonder you are hating. p.s I am always geting from puntlanders this question " what is somaliland waiting for are they scared why don't they come and get las canod if they can do it? hmmmm don't that really make you wonder about who really want las canod destroyed.. maca salama
  23. London ( Halganews) Waxa maalmihii u dambeeyey is abaabul iyo tabaabushe xoog leh ku jirey koox dhallin yaro ah oo degen magaalada London iyo hareereheeda, iyagoo sida ay wararku sheegayaan qorshaystay inay jawaab diirran ka bixiyaan hadii ay cadowga Somaliland isku dayaan inay ku mudaharaadaan socdaalka madaxweynaha Somaliland. Kooxdan oo sida ay wararku sheegayaan ka madax banaan abaabulka soo dhaweynta madaxweynaha, una badan dhallinyaro ayaa waxay sheegeen inay weerar ku qaadi doonaan cidii isku dayda inay ka mudaharaado socdaalka madaxweynaha Somaliland. Dhallin yaradan oo maalmihii u dambeeyey dhaq-dhaqaaqooda laga dareemayey meelaha ay dhallinta Somaliland ku kulmaan ee magaalada London, ayaa telefoono kula xidhiidhayey dhallin yarada kala degen xaafadaha magaalada London, iyagoo sidoo kale diiwaan galinayey qof kasta oo sheega inuu ka qayb qaadanayo abaabulkooda. Mid ka mid ah dhallin yaradaa oo qoraal na soo gaadhsiiyey ayaa wuxu sheegay inay ka cadhaysan yihiin in kuwii dadka gumaadi jirey, markii la iska cafiyey ay hadana isku dayaan inay car-qaladeeyaan socdaalka madaxweynaha iyo qadiyada Somaliland, balse aanay taasi u suurto geleyn ee ay kala carraabi doonaan fagaaraha ay iskugu yimaadaan dhiig iyo ilko daata. Masuuliyiin ka tirsan dadka wada abaabulka soo dhaweynta madaxweynaha ayaa wer-wer xoog leh ka muujiyey tallaabada dhallin yartaasi, iyagoo sida la sheegay ka codsaday inay is dejiyaan oo aanay ku kicin falal gacan ka hadal ah. Sidoo kale waxay masuuliyiintaasi digniin u soo jeediyeen kuwa la sheegayo inay ku mudaharaadaan socdaalka madax weynaha, iyagoo sheegay inay taasi kordhin doonto nacaybka iyo kala fogaanshaha labada umadood ee Somaliland iyo Somalia.
  24. Hargeysa (Haatuf): koox askar oo ay tiradoodu gaadhayso ilaa afar askari oo ka tirsanaa maamulka C/laahi Yuusuf ayaa habeen hore isku soo dhiibay maamulka Somaliland ee magaalada Ceerigaabo. Nimankaa askarta ahi hadda waxay ku sugan yihiin magaalada Ceerigaabo. Weriyaha Haatuf ee gobolka Sanaag C/Rashiid Xasan Cabsiiye ayaa ku soo waramay inay nimankaa askarta ah ee isku soo dhiibay Somaliland ee iska soo dhiibay dhinaca maamulka C/laahi Yuusuf ay wareen baabuur yar oo xaajiyad ah, waxaana la sheegay in baabuurka ay wataan uu lahaa ninka wasiir ku xigeenka wasaarada dawlada hoose ka ah maamul goboleedka Puntlad, nimankaa askarta ahna waxa hadda gacanta ku haya maamulayaasha iyo saraakiisha dawlada ee gobolka Sanaag, kuwaas oo la leh xog-wareysiyo. Weriyaha Haatuf ayaa ku simaha badhasaabka gobolka Sanaag, C/Casiis Xasan Siciid wax ka weydiiyey askarta iska soo dhiibtey dhinaca Puntland, wuxuuna isaga oo nimankaa ka hadlaya yidhi “Nimankaa askarta ah ee isa soo dhiibay waxaan ku wareejiyey taliyaha bileyska gobolka Sanaag, hawlahooduna baadhitaan ayey ku jiraan”, laakiin ku simaha badhasaabku waxa uu intaa ku daray “Nimankaa askarta ah ee isa soo dhiibay marka uu gobolku hawlihiisa ka dhamaysto ayaa si sharci ah loogu gudbinayaa dhinaca Hargeysa”. Askartan dhinaca Puntland ka soo baxsaday waxa la dejiyey hudheelka ku yaal magaalada Ceerigaabo ee Sanaag Hotel, halkaasna waxa kula kulmay weriyaha Haatuf oo xog-waraysi kooban la yeeshay, waxayna xaqiijiyeen in baabuurka xaajiyada ah ee ay wataan uu lahaa wasiir ku xigeenka dawladaha hoose ee maamulka C/laahi Yuusuf. Sidoo kale waxa ay sheegeen inay taageersan yihiin siyaasi mucaarad ku ah maamulka C/laahi Yuusuf oo magaciisa la yidhaahdo Maxamed X. Aaden. Sidoo kale todobaad ka hor waxa maamulayaasha iyo saraakiisha dawlada ee gobolka Sanaag isu soo dhiibay sarkaal ka tirsanaa ciidamada C/laahi Yuusuf oo u soo talaabay Somaliland. Weriyaha Haatuf ayaa ku simaha badhasaabka Sanaag weydiiyey halka uu ku dambeeyey sarkaalkaa iska soo dhiibay dhinaca maamulka C/laahi Yuusuf, wuxuuna ku jawaabay “Waxa uu ahaa laba xidigle taliye ka ahaa ciidanka Puntland ee fadhiya meesha la yidhaahdo Laag, waxaananu ninkaa sarkaalka ah ku wareejinay ciidanka qaranka ee Somaliland saldhiga saddexaad”. Dhinaca kale wararka naga soo gaadhay dhinaca gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ay kooxdan askarta ahi hordhac u yihiin kala jajab iyo burbur fara badan oo ku yimid ciidamada C/laahi Yuusuf ee ku sugan maamulkaa gudihiisa iyo xataa kuwa uu keenay magaalada Laascaanood lafteeda.
  25. How much do you got paid to write this b.s puntland wants fight to broke out in las canod so every one who lives there dies and no building is left standing. So tell me who opened this building of so called school and is it a bullet proof, because no one is dumb enough to open new school so it can be blown up and no mother is dumb enough to let her kids out of the house when puntland malatia would rape any kid that goes outside...