
Xudeedi
Nomads-
Content Count
1,691 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xudeedi
-
Mass Turn out for the General
-
Coronel Xaaji Cumar Cali
-
Shirkii Reer Maakhir ee Mudada dheer Loo han weynaa ayaa shalay Galab ka dhacay Magaaladda London ee Xaruunta Boqortooyada Ingiriiska Shirka ayaa Waxaa kasoo qeyb galay dhamaan qeybaha kala duwan ee Bulshada Reer Maakhir ee ku dhaqan Gobolada Wadanka oo dhan, Sidoo kale waxaa Shirka kasoo qeyb galay Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dowladda Puntland Gen. Abdullaahi Ahmed Jaamac “Ilkajiir” Shir Beeleedka Reer maakhir ee Shalay ka dhacay Magaaladda London ayaa Waxaa u guntaday oo isku hawlay sidii uu u qabsoomi lahaa Mahadi ha gaadhee Gudiga Jaaliyadda Reer Maakhir ee UK oo u istaagay Horu-marka Bulshada Reer Maakhir ee ku dhaqan daafaha aduunka. Shirweynahan ayaa Wuxuu yimi ka gadaal markii Kulamo ay isugu yimaadeen Jaaliyarada Reer Maakhir Bishii 3aad ee Sanadkan oo ay u balameen Maalinimadii Shalay sidii ay u dooran lahaayeen Gudi Cusub oo Matala Jaaliyada Reer Maakhir ee Wadanka Ingiriiska Islamarkaana ka shaqeeya Arimaha Deegaan Maakhir. Shirweynaha Jaaliyada Reer Maakhir ayaa Waxaa Soo Camiray oo kasoo qeyb galay Dhamaan qeybaha kala duwan ee Jaaliyada Reer Maakhir ee ku dhaqana Cariga Ingiriiska oo ay kamid yihiin Duqeyda, Waxgaradka, Siyaasiyiinta, Aqoonyahaniinta, Dhalinyarada, Haweenka iyo Ganacsatada Shirka Waxaa lagu qaada dhigayay sidii loo Horu-marin lahaa deeegaanka Maakhir la isku yiraahdo oo mudadii dambe ahaa Horumarkiisu mid gaabisa. Shirweynahii Reer Maakhir ee ka dhacay Magaaladda London ayaa Waxaa Bud-dhig u ahaa Sidii Xil la isaga Saari lahaa Horu-marka Deegaanka Maakhir Waxaana Goobta Shirka Hadalo isugu jira dardaaran Goobaabin iyo Talo kasoo jeediyay Duqeyda Reer Maakhir Waxaana kamid ahaa Odayaashii halkaas ka hadlay Coll Cumar Xaaji Cali oo Wuxuuna Si qoto dheer uga hadlay Xaalada Deegaanka Maakhir uu hada ku sugan yahay iyo Sidii Horu-marka Deegaanka Maakhir looga wada qeyn qadan lahaa Gudoomiyihii hore ee Jaaliyada Reer Maakhir ee Uk Xasan Cismaan Hoori oo ku hadlayay Magaca Gudigii hore ee Jaaliyada ayaa Wuxuu Ka warbixiyay Wixii u qabsoomay Mudadii ay Xilka hayeen, Wuxuu sheegay in ay Si weyn uga qeyb qaaateen Ololihii Dib loogu soo celin laha Marsada Magaaladda Laasqoray Wuxuu Sidoo kale sheegay in ay Wax badan ka qabteen Gudaha Deegaanka Maakhir. Waxaa Sidoo kale Shirka kasoo qeyb galay Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda Puntland Gen. Abdullaahi Ahmed Jaamac Ilkajiir oo Shirka Awgiis uga yimi Wadanka Jordon oo uu hawlo Shaqo u tagay, Gen Ilkajiir Waxa uu Bulsho Weynta Reer Maakhir ee ku dhaqan Ingiriiska uga warbixiya islamarkaan Xog kasiiyay Xaalada uu haatan ku sugan yahay Deeganada Maakhir Wuxuuna Sheegay in uu dalku u baahan yahay Dadka Qurbaha. Wasiirka Arimaha Gudaha Dowladda Puntland Wuxuu Bulshada Reer Maakhir ee ku dhaqan Wadanka Ingiriiska ugu baaqay in ay Wax ka qabsadaan Wadankan Ingriiska oo aad isu soo taagan Xilalka Dowladda Sida Gudoomiyayaasha Degmada, Dowladaha Hoose iyo Wixii lamida Islarmkaana aad Gacansi ka sameystaan si aad uga dhex muuqataan bulshada aad la nooshihiin ayuu yiri Gen. Ilkajiir. Gen. Ilkajiir Wuxuu u sheegay dadkii kasoo qeyb galay Kulanka In Jaaliyadii ugu horeysay ee ay Soomaali ku yeelato Wadamada Ingiriiska iyo Yamen ay ahayd Jaaliyada Reer Maakhir Wuxuu ku amaanay Jaaliyada Reer Maakhir Xadaarada ay Soomaali dhexdeda ku leeyihiin Wuxuu si gaara u amaanay Jaaliyada Reer Maakhir ee Wadanka Ingiriiska sida ay Marwalba ugu heelan yihiin Horu-marka dalka iyo dadka Reer Maakhir. Gen. Ilkiir Wuxuu ka dhawaajiyay in uu ku hawlanyahay ka Midho dhalinta Marsada Laasqoray Islmarkaana Wuxuu Sheegay in uu Siyaasada u soo galay Sidii uu Marsada Laasqoray uga qeyb qaadan lahaa dhismaheeda Wuxuuna sheegay in ay hada meel fiican u marayso oo uu la kaashaday Dowladda Dhexe iyo Tan Puntland. Dhamaan dadkii kasoo qeyb galay Kulanka Waxay Si weyn u AMaaneen Haweenka Reer Maakhir meelay joogaanba oo ay ku tilmaameen in ay Kaalin weyn ka Ciyaareen Horu-marka deegaanka iyo Wacyigalinta. Gabagabadii Shirka Waxaa lagu doortay Gudiga Cusub ee Jaaliyada Reer Maakhir ee Wadanka Ingiriiska. 1. Axmed Nuur Cabdi Ismacaail 2. Cali Guray Dirir 3. C/risaaq Maxamed xaaji Cali 4. Siciid Maxamuud Xawar 5. C/raxmaan Faahiye 6. Maxaed Godane 7. Maxamed Jaamac Cudud 8. C/raxmaan dhoore 9. Xasan adan Cisman Hoor 10. Xasan Maxamed Jamac 11. Ibraahim Maxamed Guuleed 12. Maxamuud Ducaale Cilmi 13. Saalax Cabdi Boobe 14. Maxamed Jaamac Ismaac Warbixinta Shirka Waxaa Soo diyaariyay Wariye Liibaan Abdirashiid Liibaan5711@hotmail.com Laasqoray.Net
-
Alaha u raxmo inta dhimatay. My friend Sacad is illuding himself more than his fictatious map. Yubbe is 25 Kilometers South East of Erigavo. Again i blame nothing more than your inferiority complex.
-
Ceelaayo:Waxaa lasoo gabagabeeyey mashruucii mudada la sugayey ee ku saabsanaa aasaaska machadka lagu barto cilmiga badaha (Marine Institute) oo isugu jira dhowr qaybood iyo xarun lagu tababaro ilaalada baddaha (Coast Guard) oo laga hirgelindoono magaalooyinka Ceelaayo iyo Laasqoray. Machadkan wuxuu ka kooban yahay dhowr qaybood oo ay ka mid yihiin: Barashada Cilmiga baddaha, Maamulka iyo maaraynta khayraadka badda, Cilmiga farsamada gacanta ee ku saabsan baddaha sida sameynta iyo dayactirka doonyaha, iwm. Qaybta kale ee tababarada ciidamada Ilaalada Badda (Coast Guard) ayaa iyana waxay ka kooban tahay dhowr qaybood oo ay ka mid yihiin: Tababarka ciidanka Ilaalada Badda Tababarka badmaaxayaasha iyo shaqaalaha doonyaha iyo maraakiibta Gurmadka deg dega ah ee ku saabsan badda Arinta machadkan oo ay in mud ah hawshiisu socotay ayaa hadda lasoo gabagabeeyey ka dib markii lagu guuleystay oo la helay hawlihii uu machadku u baahnaa intii badnayd. Machadkani waa kii ugu horeeyey oo noociisa ah oo laga hirgeliyo Soomaaliya wuxuuna waxtar weyn ka geysan doonaa sidii wax looga qaban lahaa dhibaatada ka jirta baddaha Soomaaliya sida budhcad badeeda iyo weliba sidii ay si cilmiyeysan ay kaluumaysatada Soomaaliyeed ugaga faa’iideysan lahaayeen khayraadka ku jira baddaha Soomaaliya. Dhaqaalaha iyo xirfadaha lagu aasaasayo machadkan waxaa hormuud ka ah hay’ada Sahan Relief and Development Organization oo la kaashanaysa muwaadiniin Soomaaliyeed, dawlada dhexe ee Soomaaliya, dawlada Puntland, iyo hay’ado iyo jaamacado shishiiye. Waxaa kale oo taageeraya wadamo badan oo daneeya horumarka Soomaaliya kuwaas oo diyaar la ah in ay ku tabarucaan aqoonyahano khibrad u leh arrimaha baddaha. Machadkani wuxuu noqon doonaa mid ay kawada faa’iideystaan umada Soomaaliyeed meelkasta oo ay ka joogaan. Wixii faahfaahin dheeraad ah, fadlan halkan kala xiriira: Jamal M Hassan info@sahanrelief.org 613-286-7218
-
Source: http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=5812
-
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo Wefti qaabishay + Sawiro. Garoowe: Wasiir Ku xigeenka Arrimaha Gudaha, D/hoose & Horumarinta Reer Miyiga Puntland Coll: Cabdi Yaasiin Xiri ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Wasiirka Wasaaradaas xubno ka socday Midowga Yurub, deeq bixiyayaasha & Hay’adaha Qaramada Midoobay. Kulankan ayaa salka ku hayey sidii loo sii balaarin lahaa mashaariic dhowr ah oo ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland la wado Hay’adahaas loona dardargelin lahaa, kulankan oo socday mudo saacada ah waxaa laysla meel dhigay in la xoojiyo wada shaqaynta Laamaha Hay’adaha Qaramada Midoobay & Wasaaradda . Waxaana kulankaas ka hadlay Wasiir Ku xigeenka Arrimaha Gudaha isagoo si qota dheer ugu hadlay baahiyaha jira & sida ay lagama maarmaan u tahay inay gacan ka siiyaan hay’aduhu Wasaaradda, waxaakale oo kulankaas goob joog ka ahaa Agaasimaha Qorshaynta Wasaaradda Maxamed Cali Nuur (Juba) ahna kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaarada & Xoghaynta Wasiirka Maxamed Axmed Ismaaciil (Shiine). Gebogebadii waxaa kulankaasi ku soo dhamaaday is afgarad fiican sida uu allsanaag.com u xaqiijiyey Maxamed Cali Nuur (Juba) Ku simaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo isagu shirkaas goob joog ka ahaa ahna Masuulka u qaabilsan Wasaaradda Maashaaricda lala wado hay’adahan. DAAWO SAWIRO.
-
Damale Xagare is a town in Western Sanaag, respectively south west of Ceerigaabo. These pictures were taken during the departure of the Suldaan. This is to disprove your cheap “bariga Sanaag claim”. Unlike minority secessionist, Makhir country is over 400 Kilometers from Shimbiraale to Bosaaso, therefore because of this mass land, majority of Makhiri sub-clans have never even heard of your secessionist enclave. Jacaylbaro, adeer it was the decision of the mighty for me to be laandheere (puntlander), and for you to be a small fish in a small pond. Your claim that Suldaan Saciid’s sub-clan is not running Ceerigaabo is ridiculous. Even members in your own administration in the city are Makhiri’s including General Muuse Jaamac Dalaf who personally owns over 15 technicals is your military chief. If your clan runs the city, then how come i own more technicals and hold more ranks than you in your own administration. Hargaisa understand that Ceerigaabo is War-san-gali country, thats why they never pour in any projects in the city. Have you ever heard of Riyaale visiting Ceerigaabo? Who runs the economic sector? who runs Golis? Telecom Puntland? Ilo Taango? Logistics from Bosaaso? I am your life supply line. I am the stakeholder in Bosaso. Who owns the only hospital in town (Shifo)? who runs Dayaxa? Iftin? the NGO's including Horn Relief, which is the largest local organization in Somalia. Suldaan Saciid owns a palace in Ceerigaabo and rests there majority of the times. His father and grandfather both owned palaces in the city and have governed it for years. Coronel Canshuur’s cousin is the police chief of the city. Aside from politics, these are kinsmen who cooperate and never fire bullets at each other. You minority secessionist are so desperate, you only elude and mislead each other. I don’t need photos to prove that the Suldaan of one of the most powerful Somali clans arriving in his hometown.
-
Let me first begin by narrating to you how the world changed by your death. Your death, Somalia, has changed the world in ways that few could’ve ever predicted. Initially your suffering, the weeping of your women, the humiliation of your men, the ransacking of your great cities, and the trampling of your tall statues offered great news for millions of viewers around the world. Your pain and open wounds created employment for hundreds of analyst and pseudo experts. Artists and screenwriters composed action movies depicting the undignified fight your children engaged over the properties you left behind. Although many, and mainly your family, missed you, and still miss you, many others viewed your departure and the subsequent tussle between your children as a great entertainment. Some of your friends saw your death as a lucrative trade; your enemies found your demise an opportunity to thrive. Both are in cahoots to support ad hoc agencies to take your place. Xiinfaniin: This is indeed very touching. Long live the republic
-
Suldaanka Guud Ee Beelaha Gobolka Sanaag Oo Uu Baqoolay Dhanka Ceerigaabo Iyo Saansaan Colaadeed Oo Laga Dareemaayo Magaalada Ceerigaabo: Dhawaan ayey dablay hubeysani ku gaysteen bartamaha magaalada Ceerigaabo fal isugu jira dil iyo dhaawac, kuwaasi oo lugu xiriiriyey aanooyin beeleed oo in muda ahi is daba socday. Magaalada Ceerigaabo ee galbeedka gobolka Sanaag oo qiyaastii u jirta Bosaaso kudhawaad 350 kilometer ayaa ah goob kulmisa beela farabadan islamarkaana ay aad ugu murunsanyihiin maamulada Puntland iyo Somaliland. Tacadidaasi ka gadaal ayaa waxaa isla bartamaha magaalada lagu afduubay 4 nin oo kasoo jeeda beesha dilka gaysatay. Waxaase durbadiiba bilaabmatay hub uruursi iyadoo maleeshiya beeleed ay soo camireen labada iridood ee magaalada, bari iyo galbeedba. Hadaba Suldaanka guud ee beelaha Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari, Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaan iyo wafdi u hogaaminaaya ayaa u baqoolay dhanka Ceerigaabo si ay xal ukala dhex dhigaan beelaha jaarka ah ee magaalada Ceerigaabo. Suldaanka ayaa waxaa socdaalkiisi ku wehelinaayo taliyaha ciidamada aaga Galbeed ee Puntland Coronel Canshuur. Ujeedada socdaalkooda ayaa lagu waraamayaa in uu yahay sidii isafgarad loo kala dhex dhigi lahaa labada qolo tacadidu dhex martay iyo sidii saraakiisha labada maamul ay wada shaqeyn u dhex mari lahayd. Mar aynu isla magaalada Ceerigaabo kula xiriirnay General Muuse Jaamac Dalaf, ayaa inoo sheegay in uu dambiilihii dilka foosha xumaa gaystay in ay ku daba jiraan. Magaalada Ceerigaabo iyo nawaaxigeeda ayaa in badani ka dhacaan dhacdooyin caynkaan oo kale. Isqbabqabsiga beelaha ayaa waxaa fududaysa wadashaqeyn la’aanta ka dhaxayso labada maamul ee sida xoogan magaalada ugu muransan. Ciise Axmed (Ceeri) Dhahar.com
-
Suldaanka Guud Ee Shirgudoonka Har-ti Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Oo Cerigaabo Ku Qaabilay Garaad Saleban CEERIGAABO(SP): Suldaan Siciid Suldaan C/Salaan oo qaabilay Wefti ka soo kicitantay Magaalada Garoowe ee caasumada Puntland oo timid Magaalada Ceerigaabo oo uu Horkacayo Garaad Salebaan, kuwaasi oo Ujeedadoodu tahay Marti qaad rasmi ah oo ay Ka heleen Suldaanka Guud Ee Gobolada Sanaag, Bari iyo Hayland Sudaan Siciid si loo dhameeyo xaalad Maalmihii u damayey ka jirtay Caasumada Gobolka sanaag ee Magaalada Ceerigaabo. Garaad Salebaan ayaa waxaa ay Weftigiisu soo dhowayn fiican ka heleen Suldaan Siciid oo markan siwayn ugu Howlan Hanaanka Nabadeed ee Gobolka Sanaag Magaalada Fadhiga u ah ee Ceerigaabo ee Maamulka dowlada Puntland. Wararkii u dambeeyey ee Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag ayaa sheegay inay Iminka kulamo Dhinaca Saladiinta ah ka soconayaan kuwaasi oo la doonayo In lugu qodax bixiyo arrimahaasi dagaal ee beleeha jaarka ah, Waxaana dhowaan uu soo diray Garaad salebaan ka dib shaqaaqo ka dhacay Duleedka Magaalada Xingalool Baaq nabadeed oo uu Beesha Magaalada Xingalool Guurtideeda uga codsaday in la xoojiyo Amaanka waxkasta oo dhanka beesha Garaad saleebaan ahna uu Xalinayo Garaad Salebaan oo ah Isim macquul ah isla markaasina iminka wax fiican la qaatay Sudaanka Guud ee Gobolada SBH. Magaalada Ceerigabo ayaa haatan siwayn loo Adkeeyey Amaankeeda iyadoo Xiligan uu ku sugan Yahay Taliyaha Aaga Sanaag ee Ciidamada Darawiishta Puntland Co-C/laahi Cumar Cashuur iyo Sarkiil sar sare oo ka tirsan Xukuumada Maamulka Puntland si ay u soo Afjaraan xaaladaha Coladeed ee Magaaladaasi ka jirey maalimihii u dambeeyey. Maxamed Axmed Ciise Sanaagpost News Desk/Ceerigaabo-PUNTLAND
-
Sacad, adeer you are no more than a desperate minority who suffers from scars of inferiority. Your are a minority among a minority, which explains your repeated claims of wishful thinking. The only place for you in Sanaag is the small village near Burco, (Ceel Afweyne lol). In terms of land, your rightful constituency is from Hargaisa to Ceelafweyne, whereas Makhir is from Ceerigaabo to Bosaaso. They are both roughly around 400 Kilometers. Is Ceerigaabo in Eastern Sanaag? Is Damala Xagare in Eastern Sanaag? is DaarAsalaam in Eastern Sanaag? is Yuube in Eastern Sanaag? is Laasa Surad in Eastern Sanaag? is Shimbiraale in Eastern Sanaag? is Biyogaduud in EAstern Sanaag? They are all in Western Sanaag. You only defeat yourself with such silly claims. Makhir Country is bigger than Togdheer and Waqooyi Galbeed. Your entire HY is matched with one Makhiri Subclan. Miskiin Darwiish and Makhir are siblings but because of their comparative large mass of land and population, each constituency is matched with your entire Hargaisa triangle. Sacad you are hilarious, your tone conveys deep inferior rhetoric. Have you ever thought about why in the North, political representation is divided into 4 segments? Darwiish and Makhiri’s although siblings are separated simply because of political, scale of population and economic weight. Remember now, you are only a minority among a minority.
-
“Somaalidu waxay tiraahdaa dad kaa badan iyo biyo kaa badanba way ku qaadaan.” Your lack of confidence will disable your potential to compete with the great people of Makhir. Adeer my share of the political pastry is long documented even in pre-colonial period during the days of the Great Cali Dable. From the vice president of the revolution to dozens of powerful ministerial posts, thus your Hargaisa triangle will never be a match simply because “we were” and you “never was”. Because this fact still holds true, you’re constantly tempted to run away and restate your Somali identity simply because of your past inferiority infection that haunts you till today. Your emotions in SOL definitely testify to the above statement. Ceerigaabo is 85% Puntlanders, and Makhiri’s control both the economic and the military institutions, from Golis to Ilo Tango, to the Schools including Iftin and Dayaxa are all Makhiri led. Highest military officer “General Muuse Jaamac”; highest police officer; Coronel Yaasiin Xabeeb and the head of the city council “dowlada hoose” in your own administration are all Makhiri’s and yet you claim you pushed people back. Puntland is based 10 Kilometers from Ceerigaabo in the military base of Daar-Asalaam under the authority of Coronel Canshuur. You failed when you were SNM and were defeated and Jiidali and Ceerigaabo itself, so how do you plan to push through diplomacy? Miskiin You pose no threat for the single Family that settles from Ceerigaabo to Buulo Xaaji in lower Jubba, and the triangle will only further be defeated like they were in their latest attempt (dhahar).
-
The SNM was a clan struggle that could simply be cross compared with the USC, in terms of its reactionary creation and lack of a long term vision. Like the USC, waves of clan energy were released in neighboring regions in which the SNM charter termed as “enemy clans”. Although short term material bounties were gained, there overall accomplishments are illustrated through the creation of Muusa Suudi likes by the USC and the notorious dictator Riyaale in the north. Similar to the USC, the SNM immediately disintegrated into rival sub-clans, thus concluding the unjust clan struggle into the blood bath of Yuroowe. Secessionist often parade about the SNM, as if they bear the fruits of their legacy. After Cigaal’s election, your Mujaahids that you parade about were side lined, arrested and even exiled like our good old Abdiraxman Tuur. Today, Riyaale and his band sing for you the same old tune Cigaal sang (the recognition song) and distracts your focus with Laascaanood. In conclusion the SNM gang failed completely, their expansion dreams were defeated and the boundary remains to be Ceerigaabo as it always was. You fought a dictator only to replace another dictator. Although the ONLF could be criticized for many ill decisions, nevertheless the direction of their struggle is heroic and should be welcomed by all ethnic Somali’s. I disagree with many policies and approaches, but fully applaud for the aims of the organization, which is to gross rights, god given sovereignty and a sustainable prosperity for the marginalized Somali’s.
-
Badhan :: saaka subaxnimadii ayaa la dhagax dhigay masjidka CABDALLA ee magaalada Badhan , masjidkaas oo dhaqaalaha lagu bilaabay loo waqfay marxuum Cabdalle Axmed Hiirad. Hase yeeshee sida ay sheegeen hawl wadeenada gacanta ku haya masjidkan oo kala ah Shiikh C/laahi Barkhadle iyo Shiikh Maxamuud Axmed Hiirad waxay sheegeen iney sama falayaasha u furan tahay iney wax ku darsadaan, iyaga oo kusoo hagaajinaya cinwaanada iyo magacyada hoos ku qoran. Masjidkan oo ku yaalla ka soo horjeedka xarunta Xawaaladda Dahabshiil iyo duleedka Hotel-ka Badda Cas ayaa waxa Dhagax dhiggiisii goob joog ka ahaa Suldaan Siciid Suldaan C/salaam oo isagu noqday qofkii dhagax dhigay. Cinwaanada : 1)Shiikh Maxamuud Axmed Hiirad : Tel : 00 252 90 370465 Somalia 2)Shiikh C/laahi Barkhadle Tel : 00 252 90 791039 ama 00 252 90 727017 Somalia. 3)Fartuun Maxamed Xasan ( Jilbar ) Tel : 001718792212 ama 0016465330124 USA. Ka qayb gal dhismaha Masjidkan , qofkii Masjid dhisa waxa Jannada looga dhisaa guri, alle ha idinka aqbalo waqafkiinna. Aamiin.
-
^ Its Sheikh Cali Ceelaayo former minister of commerce.
-
^ Its Sheikh Cali Ceelaayo former minister of commerce.
-
Cajiib
-
War Che- waxaas ayaad ku raaxaysataa. inta aad dadka kala qaban lahayd baa hawshuu sii shidaysaa.