Xudeedi

Nomads
  • Content Count

    1,691
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xudeedi

  1. This Gentleman that goes by the name Xiimayo is only an instigator, so i suggest for those of us who are from these regions to ignore him.
  2. http://www.sac-na.org/pdf_text/somalia_ph3/SOM2&3_PosterMap.pdf
  3. Here is the source of the map. http://www.sac-na.org/pdf_text/somalia_ph3/SOM2&3_PosterMap.pdf
  4. The secessionists don’t even own one exclusive town in Sanaag region that rivals Hadaaftimo. They speak of Ceerigaabo oftentimes, but who are the majority in Ceerigaabo but Maakhiris? Who owns majority of houses in Ceerigaabo but Maakhiris? Who owns most businesses? Who is in charge of the Security of the City, the Military and the Police? Who More Pics to Come... Hadaaftimo Hadaaftimo High School
  5. Salaadiinta beelaha Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari oo taageerey Raysal Wasaaraha Cusub ee dowlada Federaalka Warqad nooga timid Garaad Cali Aw-Yuusuf oo ah Salaadiinta ugu muga iyo miisaanka culus ee gobolada Woqooyi iyo Bari ayaa warqad soo gaarsiiyey xafiiska shabakada Dhahar.com. Garaad Cali Aw-Yuusuf ayaa wuxuu haatan ku suganyahay dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Seattle halkaasoo loo keeney xaalad daryeel caafimaad, isagoo kasoo kicitamay magaalada Dhahar. Warqadii sidan ayay u qorneyd. Ku Socota: Raywal Wasaare Maxamed C/laahi Maxamed “Farmaajo” Ula-jeedo: Hambalyo iyo taageero Marka hore waxaan kugu salaamayaa salaanta Islaamka ah ee Salaamu Caleykum. Marka xigta anigoo ku hadlaaya magaca Salaadiinta beelaha reer Maakhir, hambalyo iyo boogaadin hawada kaaga soo marinayaa xilka cusub oo dhawaan laguu magacaabay. Soomaalidu waxay tiraahdaa “Nin xil qaadey eed qaad”, Laakiin cidwalba oo aqoon kuu leh, way ogtahay howl karnimadaada iyo xilalkii aad horey usoo qabatey taasoo noo iftiimin karta in aad gudan karto xilka haatan ku saaran. Soomaaliya haatan waxay ku jirtaa xili sida aad ogsoontahayba ah waqti dagaalkii sokeeye uu isu badalay wajiyo badan, isla markaana ay adagtahay in mabaadiida faraha badan la mideeyo. Waxaa laga maarmaan ah sida aad sheegteyba in aadan ka daalin miiska waan waanta, xaqana aadan ka gaban, iyo tixgalinta midnimada umada Soomaaliyeed. Waxaan Alle kaaga baryeynaa in uu kuu fududeeyo xilka aad dhabarka u ridatey. Shacabka Beelaha Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari iyo Salaadiintaba way ku taageerayaan, waxayna si guud iyo si gaar ahba kuugu soo dirayaan hambalyo iyo boogaadin. Garaad Cali Aw-Yuusuf garaadcaliyuusuf@gmail.com
  6. Listen to the interview by clicking on the link below: http://www.spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=592:dhagaysi-sanad-guuradii-koowaad-ee-maamul ka-ssc-iyo-wareysi-ay-idaacada-spr-la-yeelatey-hogaamiyaha-maamulka-ssc-ee-saleebaan-xaglatoosiye&It emid=121
  7. Dhagaysi----Sanad guuradii koowaad ee maamulka SSC iyo Wareysi ay idaacada SPR la yeelatey hogaamiyaha Maamulka SSC ee Saleebaan Xaglatoosiye (SPR): Maanta oo ay taariikhdu tahay 16ka October 2010 ayaa waxay si toos ah ugu aadan tahay maalintii majaraha loo qabtey isla markaana la magacaabay maamulka SSC iyodoo ula jeedada ugu weyni ay ahayd sidii loogu sameyn lahaa maamul deegaanadaasi oo ahaa kuwa aanan maamul lahayn oo muran iyo is maandhaafna ka taagnaa. Xaflad sanad guuradan lagu xusayo ayaa waxaa lagu qabtey caalamka daafihiisa iyo dalka gudihiisaba, Hadaba wareysi xiisa badan oo uu wariye Jaamac Nuur Muuse la yeeshey Hogaamiyaha Maamulka SSC Saleebaan Xaglatoosiye oo ka warbixiyey guud ahaan sanad guuradii koowaad ee SSC, waxa u qabsoomay maamul ahaan, talaabada la gudboon, xiriirka maamulka SSC iyo dowlada Federaalka iyo sida ay u arkaan Raysal Wasaaraha cusub, ugu dambeyntii baaq u jeediyey umada Soomaaliyeed iyo shacabka SSC ba. Download HALKAAN KU DHAGAYSO MP3
  8. Congratulations to the organizers of these beutiful events aimed to assemble greater awareness. I hope these events motivate the intended community.
  9. Kulan lagu taageerayo Rw Cusub oo ka dhacay magaalada Dhahar Kulankani ayaa Waxaa soo qaban-qaabiyey Maamulka Degamada Dhahar waxaan ka soo qeyb galay Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada Ku Dhaqan Degmadaasi oo ay Horkacayaan Odoyaaasha Dhaqanka Iyo Waxgaradka Degamada Dhahar ee Gobolka Sanaag ee Maamulka Puntland. Kulanka oo ahaa Mid lagu taageereyey Reysul Wasaare Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa ahaa Mid Qaban qaabidiisa ka Socotay Maalmahani Degmada Dhahar ayaa Masuuliyiintii Ka Hadashay Waxa ay Carabka Ku dhufteen Sida ay u taageersan yihin Mudane Farmaajo oo ay sheegeen in Isbedel uu ku Keeni karo Xaalada Dalka Soomaaliya. Maxamed Xasan Saciid oo Ka Tiran Golaha Degaanka Dhahar ayaa Sheegay In ay Si Weyn u taageersan Yihiin Reysul Wasaare Farmaajo Isla Markaan Muujin Doono Karti Iyo Hufnaan o Isbedel ku keeni karta Xaalada uu Iminka Marayo Dalka Soomaaliya. Maxamed Xasan ayaa intaa Hadlkiisa Waxaa uu Ku sii daray in Dhamaan Shacabka Ku Nool Degmada Dhahar ay Si Weyn ay u taageerayaan Reysul Wasaaraha Cusub ee Soomaliya ee Dhawaan uu Magacaabay Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaaliya. Tan Iyo Markii Shiekh Shariif Shiekh Axmed uu Magcaabay Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo waxaa Gobolo Badan oo dalka Somaliya Ka Dhacay Banaanbaxyo Balaaran oo Lagu tageerayo Reysul wasaaraha Cusub ee Soomaaliya. Senior Reporter Hanad Cali Guuleed. Muqdisho-Somalia. Allgedo News Media Network allgedo@allgedo.com
  10. Hogaamiyaha Isbedeldoonka Maxamed Siciid Atam ayaa qaar ka mid ah Warbaahinta Gudaha Somaliya la hadlay Maanta waxana uu sheegay in dagaal Kulul uu Maanta dhacay kaasi oo ay is kaga Hor yimadeen Ciidamada PL iyo kuwa Deegaanka ee uu Madaxda u yahay. Maxamed Atam ayaa Beeniyay oo iska Fogeeyay Warar ay Faafiyeen qaar ka mid ah Warbaahinta PL oo ahaa in Maxaabiis laga qabtay Ciidamada Deegaanka isla markaan Saldhigo Lagala wareegay arinkaasi ayaa ku Tilmaamay war aan sal iyo Raatoona lahayn isla markaana ay Guula sheegayaan dhankooda. Waxa uu Cara baabay inay wadidoonaan dagaalka ilaa Isbedel loo dhan yahay uu ka Hir Galo Gudaha Maamul Goboleedka Puntland. Maxamed Atam ayaa u Muuqday Nin doonaya inuu Isbedel Siyaasadeed kaga Mid Noqdo Xukuumada Puntland markaa Dhuuxdid Waraysigiisii Maanta uu Siiyay Warbaahinta oo aad uga duwanaa kuwa Horay looga qaaday. Warka ayaa ku soo aadaya iyada oo ay PL sheegtay inay weerartay Fadhiisimo badan oo uu lahaa Maxamed Atam. Xafiiska Magaalada Dhahar
  11. Laba Reer Gal Gala ah oo Bosaaso lagu dhaawacay Caawa October 18, 2010 By Admin War hada na soo gaadhay ayaa sheegaya in Shiini Xasan Gurxan Nin lagu sheegay iyo Ina Dubad Nin kaloo lagu sheegay ay Weerareen Koox Hubaysan oo aan la aqoon haybtooda kuwaasi oo Rasaas Ooda kaga qaaday. Xidhiidho kala Gadisan oo Shabakada GalGalanews ay Bosaaso la Samaysay ayaa naloo sheegay in Labada Ruux ay yihiin dhaawaca isla markaana Rugaha Caafimaad loola Cararay Markii Masiibadaasi Heshay. Lama Yaqaan cida weerarkaasi ka danbaysa hase yeeshee baadhitaan ayaa socda ay wadaan Booliska iyo dad ehel u ah dadka la dilay. Faah Faahin Naga Suga
  12. Congrats to the new PM, i'm sure he has a mass task ahead of him. Shariifka made a great choice, hope all goes well.
  13. ^ a great depiction. The man needs to seek care at the identity rehab center in Buuhoodle and obtain prescription from Xine-xiiray.
  14. Thanksful qabyaalad baa qaaday, this man does not care what Atam, but more about the family he comes from. He hated Ilka Jiir as he expressed on this forum, just because he was a man then supported by Makhiri's. Zack, Garaad and Taleex are trying to reason with a mad man, imprisoned by grudges acquired through the failures of the prior incompetent Cadde war-lord.
  15. Thanksful is chatting nonsense as usual. First your argument was, how come Makhiri clans are not supporting Atam militia's based in Galgala. We provided you with evidence illustrated through a grand meeting and you resorted to further nonsense, "where is Atam's picture". I provided you with pics showing most of the traditional elders from northern Somalia gather in Haylaan regional capital and you asked for an audio. Miskiin, i've allready provided audio on SOL along with an interview from the head of Makhiri traditional elders; his excellency Sultan Saciid Sultad C/salaan. The murderers are surelly roaming free in Dhahar with their technicals near their side. I trully condemn their actions, but disagree with your nonesense stand. Atam's loss of his fortress, was due to misinformation relayed to the clan. The truthe will prevail in the end and the Garowe clan enclave will be exposed. Lastly, it was dhahar.com and Galgalanews making up lyes. Then it was VOA, Helo online magazine and other international outlets who turned to Makhiri mouth pieces. Your trully insane, so seek help. Cadde is history and the PIS will be dealt with.
  16. What you've pointed to further clarifies the illegitamacy of the clan enclave you parade so much. The murderers are chewing Qat in Dhahar and yet "Puntland" does not have the power to capture and bring these men to justice. Puntland is not recognized in Sanaag, Western Bari and Haylaan regions and the quote you provided states that the murderers shall be handed to traditonal elders, not Puntland, thus further shoots you more in the knee. This incident is nothing new, dozens from both regions, (Haylaan & Karkaar)have been victim to clan rivalry. Offcourse it's political, considering that clan politics is the politics of norm. This incident is related to a prior killing engineered by the PIS in Bosaso. The region is governed by traditional custom as always, thus go entertain yourself by creating another username.
  17. Originally posted by Jacaylbaro: quote: The clan is more unified than ever. The Galgala tragedy will only strengthen the clan. Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan Clan War Jacayl-barow, maxaad ila garatay, ishaad ka riday, alaylahee.
  18. The rivalry between the communities of Haylaan and Karkaar is instigated by the Garowe admin. The people have no animosity against each other, but the immature system (Puntland) institutes injust policies with the intention of overpowering 1 community and marginalizing the other. Haylaan region recognizes Puntland as a clan, thus holds SSDF for all actions done under the banner of Puntland. The fact that majority of traditional elders from Northeastern Somalia arrived in Dhahar is a testament to that claim. Ugaas Xasan Ugaas Yasiin next to Suldaan Saciid Suldan Cabdisalan