Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. Every day things are getting far worse than before, we are told again and again that things will only get better when the worst comes to worse but nothing is getting better, the more worse things become the worser it gets and the circle of bloodshed continues... Ilaahay Masakiinta hakabadaadiyo, Aamin.
  2. ^So true, maxay lacabaadi, the man was part of the fighting and made vows to eradicate Alshabaab, they killed him, so what's the fuss? Even worse remember how he used to glorify these suicide acts before and refered Alshabaab as Mujahideen and brave liberators who sacrifed their lives for the sake of ousting the filthy-Stinking-Gaal o-Ethiopian occopiers ... Now the tide has turned, chickens have come home to roost, Mr. Hashi bites the dust and tastes the creation of his own making... now we are supposed to feel sorry for the guy miyaa? Adeer I have respect for the dead body and for that I say Ilaahay Ha Unaxariist but I have no sympathy for the then living individual. Adeer simply bury the dead and stop it there, never push talk about the dark contradicting history of Hashi...
  3. Barakicii ugu ballaarnaa oo ka soconaya Xaafadaha Waqooyiga Muqdisho Barakac xoogan ayaa saaka ka socda qeybo ka mid ah Xaafadaha Waqooyiga Muqdisho, kadib markii shalay dagaalo xoogan ay ka dhacaan deegaano horay dagalaada uga nabdoonaa. Dadka barakacaya oo uu ku jiro jahwareer ayaan qaarkood garaneyn meel ay u cararaan, waxaana iyagoo walaacsan ay yihiin kuwo kolba meel u cararaya si ay u raadsadaan meel ay maciinsadaan oo ay ku nabad galaan. Boqolaal qoys ayaa ka barakacaya Degmada Kaaraan oo horay dadka ka barakacayay dagaalada Muqdisho ay u carareen, dadka qaar ayaa cabsida ugu weyn ee ay dareemeen kadib markii madaafiic lagu soo duqeeyay xaafadahooda. In ka badan 15 ruux ayaa ku dhimatay dagaalo goos goos ah iyo duqeymo loo geystay degmada kaaraan gelinkii dambe ee shalay,waxaana jawiga u muuqdaa mid kacsan. Ciidamada Dowladda iyo Xoogaga ka soo horjeeda ayaa isku hor fadhiya duleedka degmada Kaaraan,iyadoo suura gal tahay in daqiiqad kasta ay isku dhacaan ama ay dirirtu ka dhex bilaabato. Degenaanshaha laga dareemayo saaka goobaha lagu dagaalamayay ayaa ah mid hal lug ku taagan,waxaana suura gal ah in daqiiqad kasta uu labada dhinacba dagaal ka dhex qarxo. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  4. Barakac balaaran oo maanta ka socoaya degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho oo maalintii 3-aad dagaalo ay ka dhacayaan (DAAWO SAWIRADA) Inkastoo horey looga barakacay inta badan degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka barakac aad u xoogan uu ka soconayaa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho oo ka mid aheyd degmooyinka nabdoon ee sanadihii la soo dhaafay ka badbaaday dagaalada, dadkuna ay si aad ah ugu badnaayeen, waxaana dadka degmadaasi ka barakacaya ka mid ah kuwo horey uga soo barakacay degmooyinka Heliwaa iyo Yaaqshiid oo mudooyinkii dambeeyey ay saameyn xoogan ku yeesheen dagaalada iyadoo goor dhoweydna ay degmadaasi dib ugu soo cusboonaadeen dagaalo maalinii 3-aad galay oo dhexmaraya ciidamada DF Somalia iyo xarakada mujaahidiinta Al shabaab. Barakaca ka jira degmada kaaraan ayaa yimid ka gadaal markii ay ku soo dhowaadeen dagaalo qaraar oo maalmihii ugu dambeeyey duleedka degmadaasi ku dhexmarayey ciidamada DF Somalia iyo xarakada mujaahidiinta Al shabaab, kuwaasoo geystay qasaarooyin iskugu jira dhimasho iyo dhaaawc badan oo soo gaaray dad rayid ah labada dhinac intaba, waxaana dhinaca kale dib u bilowday socodkii dadka iyo gaadiidka ee wadada Maka Al Mukarama oo shalay gelinkii dambe ay dagaalo ka dhaceen inkastoo dadku ay cabsi xoogan muujiyaan iyagoo ka dareen qaba in dagaaladu ay dib u qarxaan. Tirada dadkii ku dhintay dagaalka ka socda magaalada Muqdishoshalay oo kaliya ayaa gaaraysa inta laga warqabo ilaa 60 ruux oo rayid ah halka in ka badan 200 kale oo dhaawac ah la gaarsiiyey isbitaalada Madiina iyo Dayniile kuwaasoo iskugu jira haween caruur iyo dhalinyaro madaafiic iyo rasaas habow ah ay ku haleeshay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka ee Isbitaaladaasi iyo kuwa gaadiidka gurmadka deg deg ah, lamana oga sida xaalada magaalada ay noqon doonto saacadaha iyo maalmaha soo socda iyadoo dagaalada ay yihiin kuwa ka sii daraya kuna sii fidaya goobo hor leh Cabdiraxmaan Macalin Xuseen Mamaan82@hotmail.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com dayniilecom@hotmail. com deyniilenews@yahoo.c om
  5. My first Mobile phone, 2001. Not many texts since... I don't text unless I have to...
  6. ^Lol, Walle Ninyahow Aduunyadi waad kalabaratay. Honestly the Benyamin's are the only group that have assimilated to all societies of this world and can never geuss or tell what they are.... Waar ninyaho, the other day I was shocked when a lebanese lady I knew for a while and used to speak with in Arabic had told me... "Anaa yahuudiyah " in English, I was like what? and she said seriously I am, was I in utter disbelief... Hada carabtaanba kashakiyaa cadaanka iska daayee
  7. ^Lool @ for reer Garoowe, why only reer Garoowe? Alright, got your point but reer Garoowe can only identify reer Puntland, we need someone from south to identify the clans of the south , are you up for the job, or lest we bann your people from using it Shaaha is the cafeteria of the Library, Garoowe is teaching you staff you didn't know existed, libraries do have cafeterias so you can have refreshement, it is not a restaurant, only cafe for tea and soft drinks...
  8. ^LOool, seriously Xiin, we have to come up with a funny Hizb and head home... even Hizbul SOL will do... just beat them to making history as the first formed Hizb, no need winning
  9. ^Saaxib, unlike that man you qouted, we never wished and never will wish for the defeat or the failure of Sheikh Shariif, instead we wish he defeates his enemies. However, we comment and highlight events as they unfold, if he fails as it seems to be the case now since he is losing both popularity and ground to the opposition then we will point that truth out, scrutinize his position, strategy and inteligency... We only play politics and don't carry guns and kill, we don't call him 'Gaal' or sort of, nor do we approve a suicide attack against his troops or foreign troops.
  10. MoonLight, Sxb meesha miyaad kucusubtahayna? Ninkaan Duke baa layiraahdaaa waxba maqariyo, bari adiguu xataa kusoo heli wallee marka intaad isqarinta iska daysid isu qarxi
  11. Nidaamka Axzaabta waa la ogolaaday ma aha? How come no one is rushing into the formation of political parties.... waa loo fakarayaa miyaa?
  12. ^ Ducaysane, does that mean ninkii aan qabiilkiisa la aqoon will get no books? It is only for inta la yaqaan miyaa? Bal taas iiga soo jawaab, lool, qabiil kulahaa, you are funny dude
  13. ^So the support for the family is an obligation, and if he's right is even better miyaad leedahay yaa Duke,
  14. Sophist brother your office is locked, I tried twice... Nwayz, waan kufahmay later ayaan kusoo galin Insha'alah.
  15. ^OK brother, I stand corrected. Thanks for the info... Ilaahay ha unaxariisto, Aamiin.
  16. Ma Kaaraan iyo Gol Aw-Shariif miyaa la isla soo galay?
  17. I don't like the desing of the library and the entrance, it looks more like house.... Nice work, more needs to be done, Bosaaso with its population needs at least 4 or 5 libraries... I know, one massive library is under construction for Galkacyo, Kudos lads...
  18. Ina'lilaahi Wa'inaa Ilayhi Raaji'un, Alla Yarxam.... Moonlight, Garaad Saleebeen was the most senior and respected Garaad in the regions of Punt/SL and all of Somalia, along with Garaad Abdiqadi who alse passed away few years back. He was a man above all the difference you are talking about, a man for all the people, a man for Somaali oo dhan (Somaliweyn)...
  19. OOh, finally Sheikh Shariir and his government stops lying, breath of fresh air... As long as the man becomes clear and strong enough to say what he wants, and says it like it is publicly, then there is hope for the man...
  20. I don't actually understand how this works.... I know Safaricom Kenya does money transfer and work as a cell phone company... Is this the same? So they do Dahabshiil's work and Telecom's at the same time?
  21. Great indeed, this is the kind of progress Somalis need to see ... Not too late to catch up with the rest of the developing African nations...
  22. Great indeed, this is the kind of progress Somalis need to see ... Not too late to catch up with the rest of the developing African nations...
  23. ^Lool, maxaan ladhiman waynay ma anagaa idinka maaranna, waar dee waanu idin jecelnahay