Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. No such form or kind of arson would defeat the terror group of Alshabaab, no matter how sophisticated or powerful that weaponry may be, certainly you would have an advantage in a face to face battle, however not a total defeat, America would have won in Afganistan, Iraq and now Pakistan.... The only way to defeat such group is to win the hearts and minds of the Somali people, sadly and contrary to that, all this government is doing is to taint and completely destroy any good image they may had and are showing to be nothing more than Wallad Abdalla's puppet and few NGO's based in Nairobi. If anything, Alshabaab will use this as an opportunity to win over many Somalis and recruit more fighters and earn sympathy by showing that Sheikh Shariif is nothing more than foreign created, foreign backed, foreign armed and foreign protected puppet who sold the Somali sea to profit few low key UN officials and NGO's.... Somalia doesn't need tanks, it needs food for the poor and malnourished children in the refugee camps...
  2. This war between the two killers (so called Mullahs) has done nothing but to kill more innocent and the led to the destruction of already suffering and destroyed city with little hope in the way, so I wholeheartedly agree with call of the Uluma from the state of Puntland, it is highly important to stop this madness and massacre of the innocents urgently...
  3. ^Lool @ Garyaqaan, I like the list Lool, you even mentioned my little tuulo, BEELI-WACATO, I like that name, what does it mean? Calling out load for the clan? Loool, that's the spirit..
  4. ^And where did you read that fact? lool PS: Osman Abti bal yara naso, waad daashayee
  5. ^You are taking it to a different level abti, sidaan bahasha looma duuliyo... If this kind of 'Duulin' works then JB's Al-Mutazairi and all other fake secessionist names with their daily dozens of articles that promote SL would have worked. Bahasha case-iska-waal laguma duuliyo, learn from the mistakes of your brothers in Hargeisa... Mr Osman, Adeer Qunyur socodka kudiili, taasay kuduulaysaayee
  6. ^Loooooool Duke, war ninku waa dulli, wax kastaa Sharaf dhacaa kadaran... Haba ladilo inta laga adkaado ama ha adkaadee ninka waxay ahayd inuu meel un ku adkeeysto... Dagaalka xarash iyo madax waaye oo lagukala adkaadaa taasu ceeb ma ahan balse dhareerka waa la iska duwaa hadaad dhimanaysidna, midkaan Shariir-ka ah wuxuu isku darsaday Dulinimo iyo Dhareer, hadii saas looga sii adkaadana kaba daran...
  7. ^Loooooool Duke, war ninku waa dulli, wax kastaa Sharaf dhacaa kadaran... Haba ladilo inta laga adkaado ama ha adkaadee ninka waxay ahayd inuu meel un ku adkeeysto... Dagaalka xarash iyo madax waaye oo lagukala adkaadaa taasu ceeb ma ahan balse dhareerka waa la iska duwaa hadaad dhimanaysidna, midkaan Shariir-ka ah wuxuu isku darsaday Dulinimo iyo Dhareer, hadii saas looga sii adkaadana kaba daran...
  8. ^Indeed very sad to see a young man brainwashed and sent to his death, bloody criminals... Ilaahay ha unaxariisto, and my condolences to his family, may Allah make it easy for them, Aamin.
  9. Somali militia with Ethiopian troops enter Bay and Bakool, the largest Ethiopian forces to cross into the Somali border at any one single moment have crossed via Hiiraan and Bakool... America confirms this, and Sheikh Shariir knows it but he's too hypocrite to talk about it and thinks he can fool others, what a simpleton. The Ethiopian intervention will be clear in no time, probably in less than a week or two when a battle rages between them and Alshabaab inside Somalia.
  10. Najmudin, Adeer I have never said I support Alshabaab or I was against Ethiopia, AMISON or other foreign force intervention. I have made myself clear more than once on this board, ask Xiin if you want to know stance or where I stand, to reiterate again my threads and comments here in SOL is only to highlight the hypocracy of Sheikh Shariir (I call him Sheikh Shariir and Shariif)... If as you say nothing has changed then why do you support Sheikh Shariir and his Ethiopian/AMISON allies now whereas you opposed Yusuf Yey's government on the same policy... ma clan prejudice baa kuhaysay mase you now think Sheikh Shariir is holly man and the Ethiopians are god sent 'angels' .... Sherban Shabeel, which Somali web portal you trust? wax kasta not true unbaad kuhaysaaye, noo sheeg bal si hadhow aadan hadana u oran not true... Adeer Dayniile are Sheikh Shariir supporters... and here is another from his support base. -------------------- --------- Ciidamo farabadan oo isugu jira Soomaali iyo Ethiopia oo soo galay deegaano ka tirsan gobolada Bakool iyo Hiiraan. Posted: 6/6/2009 8:13:00 PM Shabelle: BALADWEYNE Ciidamo farabadan oo isugu jira Soomaali iyo Ethiopia ayaa ka soo dhaqaaqay dhulka Soomaaliya ee Ethiopia ay maamusho oo soo galay deegaano ka tirsan gobolada Bakool iyo Hiiraan. Boqolaal isugu jira ciidamo Ethiopia iyo Soomaali ah oo wata in ka badan 4-gaadiidka dagaalka ah oo ay hor kacayaan saraakiil Soomaali iyo Ethiopia ah ayaa waxaa ay 24-kii saac ee ugu danbeeyay ka soo gudbeen xadka kala qeybiya gobolada Hiiraan iyo Bakool iyo dhulka Soomaalida Ethiopia ay maamusho. Dadka ku dhaqan degmooyinka Qalaafe iyo Ceelbarde ee ku yaala xadka kala qeybiya gobolada Bakool iyo Hiiraan iyo dhulka Soomaalida Ethiopia ayaa waxaa ay sheegeen in ay arkayeen qul qulka ciidamadani oo ku wajahanaa deegaano dhowr ah. Illo madaxbanaan ayaa sheegaya in ciidamadani ay ka kala tageen deegaanada Feer Feer iyo Mustaxiil ee dhulka Soomaalida Ethiopia kuwaasi oo la tilmaamay in ay ku soo wajahan yihiin gobolada Bay iyo Bakool. Dhaq dhaqaaqadani ciidan ee ay wadaan ciidamada Ethiopia iyo kuwa Soomaalida ah ayaa waxaa si weyn looga dareemay deegaano badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya. Magalada Baladweyne iyo isgooyska Kala beyr ee gobolka Hiiraan ayaa si weyn looga dareemay dhaqdhaqaaqyadani ay wadaan ciidamadani iskaashanaya ee Soomaalida iyo Ethiopian-ka ah. Si dhab ah looma oga halka uu ku wajahan yahay gulufka colaadeed ee ay wadaan ciidamada Ethiopia iyo kuwa Soomaalida ah waloow deegaanada qaar ay gacanta ku hayaan xoogaga ka soo hor jeeda dowlada kmg Soomaaliya. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
  11. ^That is the main point I posted using this source, Dayniile are prime supporters of Sheikh Shariir Adeer... Read all their other headlines
  12. The truth is out, what more excuse will Sheikh Shariif and his supporters come up with?
  13. General Mark Molin waxa kale uu sheegay in dowlada Soomaaliya ,Kenya iyo Itoobiya oo wada jir ah ay ka hoowl gali doonaan Soomaaliya dhawaan waxna laga qaban doono xoogaga islaamiyiinta ah ee ku sii badanayo Soomaaliya Hadalka masuulkaan Mareykanka ayaa yimid wax yar uun ka dib markii ciidamadii ugu badna abid ee Itoobiyaan ah ay ka soo gudbeen xadka Soomaliya kuwaa oo weerar ku ah saacadaha soo socda gobolada Bay iyo Bakool .
  14. Aniga ma galeyna Soomaaliya waxaana u wakiishaneynaa wadamada saxiibada aannahay ee gobolka kuwaana ayaa gali doono si ay u soo celiyaan amaanka iyo kala dambeenta
  15. Mareykanka oo caday in Soomaliya xoog ku galayaan Kenya iyo Itoobiya xili ay soo gudbeen ciidamo Itoobiya kaabigana u saaran yihiin Abaanduuliyaha Milatariga Mareykanka oo shaaciyay Somaliya in ay hooy u noqotay Al-Qaacida sidaa dareed Soomaliya ay u wakiishadeen dowladaha Dariska ee Kenya iyo Itoobiya Abaanduuliyaha Ciidamada Milatariga Mareykanka General Mark Molin oo wareysigii ugu horeeyay xalay siiyay TV Carbeed oo ahaa Kanaalka Al-Carabiya ayaa ku noox nuuxsaday in Soomaliya xiligaan ka jirin dowlada dhexe oo wax qaban karta taana waa tanay in hooy u nnoqoto Aqaacida. Aniga ma galeyna Soomaaliya waxaana u wakiishaneynaa wadamada saxiibada aannahay ee gobolka kuwaana ayaa gali doono si ay u soo celiyaan amaanka iyo kala dambeenta General Mark Molin waxa kale uu sheegay in dowlada Soomaaliya ,Kenya iyo Itoobiya oo wada jir ah ay ka hoowl gali doonaan Soomaaliya dhawaan waxna laga qaban doono xoogaga islaamiyiinta ah ee ku sii badanayo Soomaaliya Hadalka masuulkaan Mareykanka ayaa yimid wax yar uun ka dib markii ciidamadii ugu badna abid ee Itoobiyaan ah ay ka soo gudbeen xadka Soomaliya kuwaa oo weerar ku ah saacadaha soo socda gobolada Bay iyo Bakool . Durbaba wal wal xoogan ayaa ka bilaawday magaalada Baydhaba iyadoona maamulka islamaiga ka arimiya halkaas ay bilaabeen dadka in ay ku baraarujiyaan dagaalka in ay kala qeyb galaan waxaase la sugaa saacadaha soo socda iyo gulufta colaadeed ee halkaasi ka bilaabata waxaana arinkaa murug sii galineysaa sida dalka Soomaaliya loogu qeybin doono Kenya iyo Itoobiya dayniilecom@hotmail. com deyniilenews@yahoo.c om
  16. Hassan Beenaale, none of what you post will be worth reading from now on... Been Hawaas....
  17. ^But why all this, were you like trying to figure out how you like to die... Eaten by Shark or Leopard? Which one?
  18. ^But why all this, were you like trying to figure out how you like to die... Eaten by Shark or Leopard? Which one?
  19. ^Huh? Adeer post the news sources or this is not a 'Breaking news' but a garbage... that's all I am saying to you...
  20. Give me the Jungle, any day ... PS: This topic should be in the General sections...
  21. Give me the Jungle, any day ... PS: This topic should be in the General sections...
  22. ^Lool, now yaa Paragon any good news, give it to me miyay sheekadu maraysaa (Even if that news is made up, that's what Kashafa calls is qancis) Hassan again, no source there, ooh I know we must believe you and take this for your word, right? OK but where is this money coming, is it the money that Sheikh Shariir and Shariif Sakiin's got selling the Somali sea...
  23. Waar heedhe, I am business minded, business minded man, its all in my bones Lool Besides that was the closest strategy to get and test some of the listed food in that blog, markaa iga leexo aan Tammy maqaaxi lafurteee