-
Content Count
7,629 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by The Zack
-
Wallee odaygii Abwaan maanta waa la hayaa! Waryaadhahee odayga ka hadha. At least Sharif prays LOL. Istaghfurulaah. Seriously though, Sharif just looks more religious than the late Yey. As far as policy wise, they are two sides of a coin, brothers. Yey asked for 20K foreign troops, only got heard by Xabashis. Shariif is asking 18K. Maybe there is 2K difference LOL. Abwaan, Xabshida maanta Beledweyne, Gedo, iyo Galgaduud dadka joogo madaxa ka garaacyso with Shariif's blessings uma jeedid miyaa walal markaa dhaheysid Xamar ma joogaan Xabashi? Bal taas naga qanci.
-
Senegal's Wade admits presidential election loss
The Zack replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^Hey hey Abdullahi Yusuf resigned, so did Abdiqasim. Somalis are always great! Great job, Wade! -
Maaddeey;809147 wrote: ^^ Waryaahee, is there any thing which you oppossed the late Abdullahi Yusuf that this munafiq you are so fond of didn't do it?, name only one, haddii kale iska aamus!. Markaadse leedahay 'Sharif waa madaxweyne fad ama ha fadin' sow Cabdullahi'ba madaxweyne maaheyn?, hurdada kakac sxb. I think Maaddeey has a good point here. The is nothing that Yey did and Shariif Canbe didn't do. One shouldn't have opposed Yey and now support Shariifka on anything if one has principles.
-
^Looooool@ten years. No way! This stuff needs discussed while its hot. I like Somalia's response. You say it was "admitted" and therefore we should let it go? No way.
-
Somalia;808982 wrote: After he's buried. I'll be waiting for you. LOL Fair enough! I shall be back after the burial insha'allah marka.
-
Can we now talk about the evil things this man has done or this is still too early? Let me know when they emotions settle : )
-
Sh. Sharif Sets a Committe for Abdillahi Yusuf's Burial in Galkayo
The Zack replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Ok Gheelle. Odayga Allaha u naxariisto. Meesha lagu aaso matters the least. -
Sh. Sharif Sets a Committe for Abdillahi Yusuf's Burial in Galkayo
The Zack replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Gaalkacayo? I thought somebody was saying he was born in Nugaal? -
LOL@Reer Waqooyiga waa deeqsi. Suji waaxid.
-
And he is only 24! The only player that ever scored FIVE in a champions league game!
-
STOIC;807100 wrote: The registration fee is $120 per person for registrations completed on or before 4/30/2012. Please note after 4/30/2012 the registration fee will be $150 per person. $120? Man that is more than the amount I paid for my last Amway ticket! Make it $60 and I will be there LOL.
-
Define "speak". Some folks can say couple of words in a language and claim they speak that language.
-
Allamagan that is not true, the liyu police that attacked Buuhoodle recently were not from Iley's clan. The one's that attacked Bala balle might have been from his clan but they are not all one clan as you put. These thugs work for Zenawi, let's all face that fact. Zenawi horta inta laga baqo maxey Somalidu dhexdeeda isu eedeysaa?
-
Che, they are from different clans. No clan can be affiliated with these thugs.
-
WTF! Is that $$?
-
War culimada ka xishioda!
-
Ethiopian troops set to leave Somalia by end April:AU
The Zack replied to Che -Guevara's topic in Politics
Somalia;801813 wrote: Not much opposition to the Ethiopians being in the country now eh? Nope not all. Wanna know why? It is not Yey or a Puntlander that has asked their assistance, instead it is Shariif Canbe who is from Jowhar Ethiopians are now liberating, not occupying any more. -
Faafan, I couldn't have said it better! The struggle will not stop just because of Abdi Shukri and his friend fell off the the boat. Hangaraarac lug uma dhutiyo. I see some clueless fellas claiming that surrendering is a must. These people probably don't understand the importance of freedom. The people of O'gaden will die with dignity instead of living with humility. They have made that decision long time ago and aint no one gonna stop them from reaching that goal. Some think that Xabashis are too strong to be fought against? Oh please! Ethiopia is non but the poorest country on earth. Believe it or not, they can and will be defeated! O'gadenia shall be free!
-
Ethiopian troops set to leave Somalia by end April:AU
The Zack replied to Che -Guevara's topic in Politics
che -guevara;801514 wrote: for some reason, i thought the tfg is controlling baydhabo and beled weyne. I have been misinformed:d looool tfg who? -
Ethiopian troops set to leave Somalia by end April:AU
The Zack replied to Che -Guevara's topic in Politics
"Ethiopian troops are to leave Somalia......" just to come back again the following week LOL. Xabashidu meesha waddo ka dhigatay. -
No Recognition for Khaatumo official TFG pressconference
The Zack replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A_Khadar;801179 wrote: waxaa Mareegaha Internet-ka la soo dhigay waraaq been abuur ah oo la isku dhadhacjiyey isla markaasna aysan waxba ka jirin waxana waraaqdan lagu wax yeelaynayaa Heshiiskii DFKM ah iyo Maamulka Khaaatumo State. Wasiirka Beeraha iyo Xanaanadda Xooluhu magaciisa mahan Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahin waxa waxa la yiraahdaa C /laahi Xaaji Xasan Nuur sidoo kale wasiirka Arimaha Dibadd ayaa la yiraahdaa Magacaas Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahin, waxad moodaa in qofka waraaqdan beenta ah ee lagu dhadhajiyey sameeyey in uu Murqaankii yahay amase Madhan yahay. Geest kalena Wasiirka Beeraha iyo Xanaanadda Xooluhu ma ahan R/wasaare ku xigeen isla markaasna Xafiiska R/wasaaraha kuma sii simi karo sidoo kalena ma soo saari karo wax wareegto ah oo ka baxsan Xafiiskiisa eeg liiska wasiiradda Magacyada Wasiirada: Magaca Wasaaradda Qabiilka/Jufada C/samad M. Maxamuud Sh. Xasan W/ Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka ******, ********** Ceyr C/nuur Sheekh Maxamed W/ Qorsheeynta & Iskaashiga Caalamiga ******, Xawadle C/Qaadir Maxamed Dhicisow W/ Macdanta, Biyaha & Batroolka ******, Gaaljecel C/Qaadir Xuseen Maxamed W/ Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta ****** , Murusade Magaca Wasaaradda Qabiilka/Jufada C/wahaab Ugaas Xuseen U. Khaliif Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha *******,********, Coowl yahan. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta *******,********* ,reer Siyaad. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta *******,******** Axmed Caydiid Ibraahim Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare ******* ***********. Magaca Wasaaradda Qabiilka/Jufada Maxamed Maxamuud X. Ibraahim R/Wasaare ku-xigeen ahna W/Arrimaha Dibadda. ********* ,Digil,Dabare. Cabullaahi X.Xasan Maxamed Nuur Beeraha & Xannaanada Xoolaha. *********,Mirifle,Leesaan. C/Raxmaan Sh.Ibraahim Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda. Mahelin faah faahintiisa weli. Aadan Cabdullaahi Aadan Wasaaradda Gaadiidk Cirka, Dhulka, Badda & Dekadaha Mahelin Faahfaahintiisa weli Magaca Wasaaradda Qabiilka/Jufada Axmed Xasan Gaboobe Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta, *** Biyo maal. Xuseen Carab Ciise Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ***** Garxajis Ciidda gale Reer Iidle Cabdicasiis Sheekh Yuusuf Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ***, Faqi Muxumud. Maxamed Muxiyadiin Sh.Mursal Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga, ***** Habar Awal 1.Mudane Jaylaani Nuur Iikar Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska, Beesha 5-aad Reer Xamar reer Suufi. 2.Marwo Caasho Cismaan Caaqil , Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska, Beesha Jareer Weyne Actually, Khadar,your source is little outdated. Max’ed Max’uud Xaaji Ibraahim is indeed Wasiirka Beeraha ahna PM ku xigeen. The other dude, C/llaahi Xaaji Xassan, is wasiirka dibadda. Max'ed Max'uud used to be Wasiirka dibadda ahna raa'isal wasaare ku xigeen, February 14keeda loo wareejiyay wasaaradda beeraha, xilka dheeriga ahaa ee PM ku xigeenkana waa loo dhaafay. The list you posted is the initial appointments by Gaas. That has changed. Even Shariif Canbe made these changes, Abdiweli maba ogeen LOL. I am not sure how legal that is. So I am afraid that this letter is authentic. Not sure why Khaatumo is concerned about this weak TFG's "recognition" anyways. All they need to do is work on the ground, everything else shall be on board. See the source here: http://hiiraan.com/news/2012/Feb/wararka_maanta14-16950.htm -
Carafaat;800881 wrote: Maddeey, dont link confused arab/foreign suicide bombers to the historic liberation struggle of the ****** people. Loooooooool Beautiful thread, thanks for posting yaa Oday.