Sensei

Nomads
  • Content Count

    610
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Sensei

  1. ^Maya.....laakiin duqdaan dadka gubi jirtay waxeey daganeed suuqa Maana Booliyo agtiisa. Balaayo oo dhan ayadaa gubi jirtay. MMA will possibly know the dear lady(vicious burner).
  2. I must confess I belong to the inverted-T clan. War nimanyahow, Islaan Dhuuxeey Faandho layiraahdo baa red-hot musbaar ila dhacaday.
  3. Jonis Mitchell aka cagaarshoow aka jaundice. Remedy: uus ari ayaa laguugu qubeenayaa, calooshana Dhuuxeey Faandho ayaa kaa qubeysa.
  4. safe your crayons buddy.Burtinle maana ogeyn inay Galmudug tahay!
  5. PL bay dantu ugu jirtaa inay dadkeeda wax la qebysato. We will come up with some ridiculous formula, much like the infamous 4.5, to share the oil. 25% for the TFG; 5 % Galmudug, 10% Khaatumo, and 10% Azania & Gedo regional states. Or something like that. Alla mahad leh.
  6. ^ This sh!t cray, mee dhihi jireen. NGONGE's toilet is for all intends and practical purposes of 3rd world nations. As it is they defecate in the open, why not install a toilet in the place of their preference. But then, some sh!t outside for lack of facility, kuwa kalena edeb daro darteed.
  7. meaning, we will be able to do without the handouts as a nation, yacni just saying. Caano geel & saliid hadii la isku helo waa barwaaqo.
  8. Adeer Cadde oo kutubaayo ayaa meesha oga jeedaa.
  9. Kheyr Allaha ha ka dhigo. Ilaahay waxaa ka baryaynaa saliid & nabadgalyo badan. Whats up with the lighskinded(ajnabi) chefs ? Chef Roble should have been there to conduct cousin affairs.
  10. Dervish;775248 wrote: http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=ipnXigj-wcI " frameborder="0" allowfullscreen> Where is the Somaliland army, There must be 2 buuhoodles in Somalia because the one in Cayn is free. Adna naga daa, maxaa isku yeel yeelaysa.......you know they have been on the run since this morning.
  11. Carafaat;775242 wrote: AUN to the man. Better stay at home and fight your battles there. The streets of Galkacyo were his home. Anywho, that was so million years ago. The point is SL must heed Baadi's words; USC did not and meeshee mareen waa la ogyahay(jab @ Somalina, lol).
  12. Carafaat;775235 wrote: Loool@SSC guy in Galkacyo. So is the guy still in Galkacyo or anywhere in Mudug that he fought for? Well, the man was shot right there as he uttered those words. Nin waalan haduu kaa garaad bato waa waali iyo nus, just saying yacni.
  13. Somalina;775204 wrote: :D @USC.... too many keyboard warriors in here. KW1: war waan qabsaney baan ku idhi, iskuul ayaan ka dhisoynaa saacadan, cagaf cagaftii ayaa ciida gedineysa. KW2: war beenta iska dhaaf, qadka telefoonka ayaa iminka ka baxey, waad cararteen, 16 tikniko ayaan idinka qabsaney. KW3: war Garoowe ayaan 3 helicopter iyo navy ka soo dirney, waad arki doontaa KW1 wixii idinku dhaca, sidii USC aan u galney waad xusuusataan, haye war maa yaala KW2: war yaahee KW3, adiga yaa ku yiri aniga ii turjubaan horta? war kuwan helicopter uma baahna, 10 ilma adeeradey ah ayaa ilaa Hargeysa geeyey 1 saac gudahiisa, ee adeer faanka la tag meel kale, rag baa dagaalamaya halkan. KW1: lol. Wax ma ediin sheegaa, waan haysanaa baan ku idhi, mana baxayno, wey duushey baan ku idhi wey duushey, xuduudeena inaan difaacno waa muqadas, kii iswaalana waan naqaan sidaan ku aamusiino dawladii shuuciga ahayd waa inaan sharafnaa wax qabadkeedii . ------ 8 pages of _____________. AUN to the dead. Xaajiya Somalina xamaasada iska kala yaree, maxaa la boodaa markaa USC maqashid. Macnaha meesha ku jirta ---- Nin na nin kale gurigiisa kuma duuli karo, hadee dhacdana ninka duulanka ah baa aaqirka la rafaadinayaa. Ilaahay ha u naxariisto inta dhimatay, Ilaahay ha caafimaadiyo inta dhaawaca ah.
  14. Dadkaan beenta kama xishoodaan. Buuhoodle is in the hands of the people of Buuhoodle, and that is a fact. Hadda ka hor baa nin Baadi la yiraahdo, who happened to be of SSC, told USC foks that took over Galkacyo in '91 : "Ciyaari waa gelin danbe," and the rest is history. Marka, this too will be dealt with, as things stand Buuhoodle will be Siilaanyo's Waterloo- qeeliya, ama buuqa, ama ooya waa ni laga iska kii qabanayaa.
  15. Carafaat;772351 wrote: Loool@ reer mudug ma isticmaalan facebook. Walee waa runteed, inta aan aqaano paltalk ee ku jiraan. War heedhe joog, carafaadoow walee in xaal lagaa qaadayo.
  16. Sensei

    Gedo (pics)

    Abwaan;772242 wrote: Dhul waa kan ee dad Shiinaha maka soo amaahannaa? Lol, please no. Chinese hanagu keenin, as it is they are taking over the rest of the continent. Maybe Maldives, they seem to be running out of dry land. Good muslim folks too.
  17. Yasir- Adiga saa waa dhaantay ee maxaa jira ? XX maa kugu daartay cudurka ?
  18. History revisionism will not advance any particular agenda. It has become a crutch for folks to rectify their failures. Yeey dhibkiisa iyo kartidiisa waa laga warqabaa.
  19. Lol @ haduu magacaaga Cumar ahayn. Tolow muxuu ola jeedaa ?.....;-) Eeda always comes with the position, even truer in Gaas's case. He will have suck it up and drive on, I guess.
  20. Wal ciyaadu billaah, this is twisted in so many levels it begs no comment. Alla mahad leh
  21. FreshPrince;771324 wrote: Sensei, waxan ku weydiyey, adigu yaad ahed horta? Reerkee baad ka tirsantahay? Gobolkee baad ka socota? Casing point, khalas! Fiiri though, in laguu caqli celiyo weeye, you are pedaling a non-issue. I am no rush to have you banned, couldn't care less walee ;-)
  22. Lool, Fresh P- "Majidho" fahmo dheeraad bay u baahantahay Fresh P. Adiga hal dhag baa wax ku maqli jirtay, marka meeshii kaliya bay kaaga dhagtay. But, walaahi, in all seriousness your above story is so freaking old it is not even funny. Kuwa waxaan maqli joray la yiraahdo gadaal ka gaar, kuwii baa igu noqotay.
  23. Fresh- Adaa laguugu madadaalinayaa adeer gacaliye. Wax go'aya majidho, idinka xataa markaa Khaatumo soo dhameesataan tartiib baa u soo labanaysaan ee dacaayada raqiis ah jooji.
  24. Loool@MMA Nice switch.....I mean how you changed the topic nooh ?