ANWAR

Nomads
  • Content Count

    1,616
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ANWAR

  1. PART 1 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/15/m5mOiyIuJic PART 2 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/13/CJu_3ebSpZ4 PART 3 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/14/nvSYVO9UNnU PART 4 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/12/DIt5ibSubpc PART 5 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/11/jTvTxlIePXI PART 6 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/10/cC2j56iRECk PART 7 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/9/vDh6O6XHUDI PART 8 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/7/fyo6jVEFxpE PART 9 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/8/H1rg5Z1O5dI PART 10 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/6/NkhaxWpVKxo
  2. part 1) http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/29/dpPGdyjkc_E PART 2 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/28/foB6QUP3UN8 PART 3 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/20/fkcZvxkmQsg PART 4 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/19/WskDniNxur4 PART 5 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/27/XAq7XfEEYN8 PART 6 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/26/_WvzvVD_cL0 PART 7 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/25/J-sh1dHIi9A PART 8 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/24/0AJx6d-8OV4 PART 9 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/23/kKCMax-rthI PART 10 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/22/BULs7-sLiY8 PART 11 http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/u/21/WryXVu_3b_Q
  3. The principal of Salafism is that Islam was perfect and complete during the days of Prophet Muhammad and his companions, but that undesirable innovations have been added over the later centuries due to materialist and cultural influences. Salafism seeks to revive a practice of Islam that more closely resembles the religion during the time of Prophet Muhammad. The term Salafism is sometimes used interchangeably with "Wahhabism". Adherents usually reject this term because it is considered derogatory and because they believe that Muhammad ibn Abd-al-Wahhab did not establish a new school of thought but revived the original teachings of Prophet Muhammad as was practiced by his companions and the earliest generations of Muslims. Salafis will never self-describe themselves as "Wahabis." Nonetheless, modern-day Salafis do regard Muhammad ibn Abd-al-Wahhab as a great Islamic scholar and reformer, a fact that is confirmed by their close adherence to his doctrinal teachings.
  4. I am Salafi and many young muslim brother here in NORWAY are to WE JUST WANT TO GUID PEOPLE TO THE SUNA OF Prophet Muhammad SWS, and his companions and for that, we are giveng Islam a bad name all over the world?????????? Here is a good salafi Speaker http://www.youtube.com/user/OneWayToParadise#p/a/134CBE660A1B7236/1/7oJShz6Kens
  5. Originally posted by Qudhac: ^^^^hehehehe somalis and their fake titles, sxb he was taxi driver and has never achievd nothing more in his career... anyway yo look at it he has never past that title. SOO TRUE
  6. and this is good news for YOU ?????
  7. ^^^^^^ Somalis are not Civilized as YOU think -religion and govt will be 2 separated entities. ARE YOU JOKING :confused: I'll make my own plan soon
  8. ^^^^were can i contact HIM ??????
  9. fake news why is not this news on the main page in all Somali websites :confused:
  10. YET agian duke you have shown the TRUTH ''Xaaladda Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho waxaad moodaa in ay sii xumaaneyso'' WHEN WAS THE LAST TIME Mogadishu HAD A GOOD PERIOD IN THE PAST 5 YEARS? :confused:
  11. do you have hadith that says veils are islamic??
  12. Tuesday 04 May 2010 05:09 PM Maamulka Gobolka banaadir iyo Culumada Ahlu-Sunna Wal Jamaaca ayaa maanta faahfaahin ka bixiyay dagaalo ay guulo ka gaareen oo ka dhacay qeybo ka mid ah degmooyibka Hodon iyo Howl Wadaag.Kadib dagaalkii shalay ka dhacay xaafado ka mid ah degmada Hodon ee Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa saxaafadda lagu soo wareejiyay aagagii sida xoogan dagaalku ugu dhacay ee jabka xoogan loogu geystay maleeshiyaadkii duullaanka ahaa ee Shabaab. Goobaha ay difaaca kaga jiraaan xoogagga ahlu sunna iyo kuwa Dowladda ayaa lagu arkayay dad haween iyo caruur u badan oo soo buuxdhaafiyay farxad awgeed, ayadoona saxaafadda loo soo bandhigay qaar ka mid ah qalabkii ay kooxahu ka cararen. Afhayeenka culimada Ahlusunna Waljamacaa Sh. C/laahi Sh. C/risaaq abuu Yuusuf Alqaadii oo weriyaasha kula hadlay aagga hore ee ciidanku difaaca kaga jiraan, islamarkaana aad ugu dhow isgooyska suuqa wayn ee Bakaaraha ayaa sheegay in ay jab gaarsiiyeen maleshiyaadkii duulaanka ku yimid. Abuu yuusuf ayaa sheegay in nin Masar u dhashay oo maydkiisa ay ku dul dagaalamayen Maleeshiyaadku illaa salaadda maqrib ka dib, kaas oo qeyb ka ahaa waxa ay Maleeshiyaadku ugu yeeraan Muhaajiriin, sidoo kale Horjoogayaal Soomaali ah ayaa dagaalkaas ku geeriyootay sida uu sheegay afhayeenka Ahlu Sunna. Sidookale afyeenka G/banaadir Maxe’d C/laahi Cariig oo kamid ahaa masuuliyiintii shirka jiraa’id saxaafadda ugu qabtay goobaha shalay dagaalku ka dhacay ayaa tilmaamay in maamulka gobolku ay soo dhowayanayaan ka xuraynta kooxaha gobolka Banaadir dhibaatada ka wada. Madaxdii halkaasi weriyayaasha kula hadlay ayaa waxaa kamid ahaa gudoomiyaha degmada Hodon ee maamulka Gobolka Banadir Cabdi Maxamed Dhabanay ayaa shaaca ka qaaday in tillaabadaan ay horseedi karto in shacabkii degmada ka qaxay ay degmada ku soo labtaan . Dhul badan oo ay horay ugu sugnaayeen maleeshiyaadka Shabaab ayaa gacanta u galay xoogagga Ahlu Sunna, kuwaas oo aad ugu dhow suuqa weyn ee Bakaarha oo ah halka dhibaatada dalka ay ka abaabulaan maleeshiyaadka Shabaab iyo Xisbul-Islaam.
  13. May allah forgive all the innocent