Som@li

Nomads
  • Content Count

    5,922
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Som@li

  1. Very good , and very tight schedule, Insha Allah they will deliver. Thanks Somalina
  2. Daabaco | Print | Faafin: SomaliTalk.com: Tuesday, September 6, 2011 // u Jawaab Waxaa Goor dhow lagu soo gabagabeeyey Xerada Xalane Shirkii wadatashiga Soomaaliyeed oo Sadex maalmood ka socdey Magaalada Muqdisho waxaana Xiritaankii kulanka ka Hadley madax fara badan oo isugu jirey Xulkuumada , Baarlamaanka iyo Qaar ka mid ah Ururadad Caalamiga ah iyo Dowladaha Daneeya Arimaha Soomaaliya Madaxweyne Shiikh Sahriif oo ka Hadley Gabagabadii kulankaas ayaa sheegey in shacabka soomaaliyeed looga fadhiyo in ay fuliyaan qodobadii ka soo baxay kulanka maadaama ay hore u dhicisoobeen kulamo hore oo ay isgu yimaadeen Shacabka Soomaaliyed kuwaas oo uu sheegey in ay ku baxeen dhaqaale fara badan “Fulinta Go’aamada ka soo baxay kulanaka waxaa looga fadhiyaa intii saxiixdey shirkaa waayo kuwii hore waxay u burbureen Shaki fara badan oo soo dhexgaley Xubnihii hore ugu heshiiyey marka qodobada ka soo baxay kulankaan waxaa looga bixi karaa iyadoo si wadajir ah loo wajaho ama loo fuliyo wixii lagu heshiiyey”ayuu yiri Madaxweyne Shiikh Shariif oo intaa raaciyey Madaxawene Shiikh Shariif wuxuu ugu baaqey beesha caalamka in ay garab istaagaan sidii uu u dhaqan geli lahaa qodobadii lagu heshiiyey shirkaa isoo ku adkeeyey Beesha caalamka in ay si wanaagsan u dhameystiraan Qodobada lagu heshiiyey si soomaaliya u hesho Dowlad loo dhan yahay, Intii uu socdey shirka ayaa waxaa ku yimid Hakad ka dib markii la isku afgana waayey Tirada Xubnaha ka mid noqonaaa Golaha Baarlamaanka iyo qaabka loo dooranayo Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa hase ysshe waxaa is marin waagaan looga gudbay markii la magacaabey Xubno isugu jirey Soomaali . Qaramada Midoobey , Midowga Afrika , Igad Jaamacadda Carabta , kuwaas oo ka soo baaraan degi doona waxyaabaha ka dhiman shirka Wadatashiga iyo sida ay ula socon doonaan hergelinta qodobadii lagu heshiiyey Qodobadii lagu heshiiyey waxaa Dowladda KMG saxiixay Ra’iisul Wasaaraha, halka Puntland uu u saxiixay Wasiirka Waxbarashada Cabdi Saciid Faarax, sidoo kale dhanka Ahlusuna ayaa waxaa saxiixay Khaliif C/qaadir Macalin Nuur , halka Galmudug uu wasiirka qorsheynta u saxiixay, Qaramada Midoobey ayaa waxaa u saxiixay Mahiga, iyo dhinacyada kale ee Wakiilada Beesha Caalamka ayaa iyana saxiixay Dadka soomaaliyeed ayaa Su’aal ka keeney Shirka wadatashiga soomaaliyeed ka dib markii wixii Maamulo ahaa laga Casuumey Maamulada Puntland iyo Galmudug iyo Xubno ka socdey Xukuumada iyo Baarlamaanka “Waxaa ka yaab leh in Somaali oo dhan laga soo xusho lama Maamul waayo labadaas Maamul waxay ka mid yihiin Xukumaada iyo Baarlamaanka marka waxaan garan waayey Cidda sidaa u maareysey “ayuu yiri Cismaan Afrax oo sheegey in shirkaan in uu Jahwareeriyey ergeyga gaarka ee soomaaliya Mahiga isago sheegey in aysan wax natiijo ah ah ay ka soo bixi doonin shirkaan W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.u
  3. Alpha Blondy;744541 wrote: although that might be a little tricky as she doesnt have a passport. Ma BaSAboor DOON baa? Congrats .
  4. lol@ Jaariyad, I agree, something fishy
  5. Som@li

    Request

    ^X-rated linked?
  6. nuune;743951 wrote: lool bacdaa dhuuqso ayaaba la fahmi waayey, soo adduunya hallowdey oo gidaar lala dhacey ma ahan, speaking of bacyaal, waxaan soo xasuustey bari dhaweed oon booqdey reer dagan miyiga, reerku ma aanan booqanin ee meesha ay daganaayeen iyo meesha aan lugeenayey ayaa Ilaah amarkiis isku meel noqotey, anoo daalan unbaan habeenkii u soo dhaxey reerkan, Soomalidu waa dad is wada yaqaano waxaa la isku salaamaa salaanta kadib kumaad tahey iyo qolomo, lagaa hari maayo xataa illaa aad jilibka iyo lafaha hoose sheegto, waa la i soo dhaweeyey, reerkuna gabdho ayuuba la ciirayey, bahalo qoortu la egtahey geedka dhabiga ah, sidii garanuugtana u wada gaduudan, mid baa aad u dheereyd oo isheyda la socotey, waana midda ii soo dhigtey ganbarka, hadhow oo kalena salli yaroo qallalan geesahana ka riffan ii gogli doonto, aan soo gaabiyo sheekada, reerku odey ma laheen, islaan baa u taliso, islaantii unbaa doontey iney i shukaansato, waana islaan dhashey 7 gabdhood oo midba tan kale ka qurux badan, aniguna salligaa bannaanka la ii dhigey inaan meel u dhaafo ma doonayo inaan salaada subax intaan ku tukado oon ka kallaho ayaan rabaa, habartii unbaan iska kari waayey, dhowr iyo toban jeer unbey aqalkii un ka soo baxdaa, eedo kaalay qabowga ka soo gal, aniguna aan dhahaa eedo caano geel ayaan cabey qabow ima hayo, hal aqal ayuu reerku wada daganyahey, markaas unbey dhahdaa un aqalkii baa kuleel nagu noqdey adiguna qabowgan ayaad jiiftaa, waryaa Ilaah yaqaano, adigu aan soo gaabiyee, gabadhii salligii rifnaa ii gogleysey ayaa habarta shanqarteeda maqashey oo soo kacdey, banaankana u soo baxdey, waxeyna aragtey habartii oo qeyd kaliya xiran, gabadhii baa intey tiri alla hooyo guntiinadii miyaad hilmaantey intey u soo qaadey bey tiri kaalay hooyo ka soo xaroo qabowga, gabadhii weyneyd baa hadana dooneyso iney ila soo jeedo oo damacdey iney sheeko ila gasho, anagoo iska sheekeesaneeno ayaa gabadhii ugu yareyd soo toostey oo maqashey hadalka, intey hadashey bey tiri caawa kuleel ayaanba la seexan waayee waan iska yara leersan, gabadhii weyneyd aqalkii bey ku noqotey, tii yareyd ayaan isku soo harney oo sheeko iyo maaweelo ii gashey, habartii iyo gabadhii weyneyd ma aysan seexan laakin hadalka sheekada ayey maqlaan, sidii aan tii yareyd iskala sheekeesanayey ayaa tu kaloo gaabdhii weyneyd ku xigtey aqalka ka soo baxdey na weydiisey in salaad subax la gaarey, waxaan ugu jawaabney maya walaal, wey ku noqon weydey aqalkii tirina waxaan sugi salaada subax, tii yareyd baa iskaga noqotey aqalkii, hadana waxaa isku soo harey aniga iyo tii weyneyd tii ku xigtey, waxaana xigey kuwii kale ee soo harey ee gabdhaha ahaa waxbaya yaanan sheekada sii dheereeyn, habeenkii wuxuu ku wada dhamaadey anoo hurda la'aan ah, habartii iyo gabdhaheedina kuligoodna aan isla soo wada jeedney, waagu markuu baryey bey habartii igu tiri: bacdaa dhuuqso, bacdaa dhuuqso, markey saas tiri baan ku iri albaabka ballaqan waa inaad waardiye u yeeshaan, anoo ula jeedey reerka odey u yeela, habartii baa intey qososhey tiri jar wanaagsan baad ciyaareysaa ee ku soo dhawoow reerka anigu waan duqoobee ee kuweygaan yaryarka ah mid kala bax. Very funny,
  7. ^Waryaa, Ha is xeejin, Meeshan cid wacdigaga dhegaysanaysa waa yar tahaye, Ma maqashay nin ay meeli u cadahay , Meeli ka madow? Mida kale wiilal iyo gabdhoba, ama compus ha joogeen, ama meel kale, xaqa iyo diinta iyo wax u sheega, wax tusmaynta, saxita, waa u simanyihiin. that is why this flawed? sharma-arke451;744081 wrote: the more ethics and morality we invest in our daughters, the more prosporous and shinning our future generation. Habloow, inanku meesha waa ku cusub yahaye, dee ka ku hoobanina!, oo ka qaaleeya,
  8. Any leader should take extra care not free reign to anyone, it is well known without proper governance, and accountability, some rogue elements use the state forces to set scores, carry out killings cuz of existing old rivalries, revenge killing, killing alleged suspects before taken to court, or use the terrorism card to d terrorize innocent people. It is very sad indeed.
  9. ^2dii dhagax maxa ku dhacay? anyway, Very good song http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=atQLLp3u9v0#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  10. very bad, and ugly. It is better to come up new show and creativity, not this silly attempt of copy cat.
  11. ^And do you endorse Bacda Madow? Hadii aan la is fahmeeyn, in la kala hawl yareeysto baa fiican. No big issue, marka caruuri jirto uun buu dhib leeyahay, hadii kale qof walba boorsadiisa buu qaadan.
  12. burahadeer;743873 wrote: waxanaa muusik la dhahaa....yaa isiiya mid sidaa iigu heesta. Is she married..hahaa Waw, waa isku dhacaysa, Inkasto xooga ay xooga jilicday Nice song
  13. NASSIR;743970 wrote: "© "Faroole" is likely to continue to seek external backers in an effort to insulate himself from growing political discontent in Puntland. Contacts tell us that "Faroole" in January traveled to Ethiopia to seek support for an unpopular cabinet re-shuffle. "Faroole's" goal for the would-be re-shuffle was reportedly to remove key Puntland ministers who were working to contain Faroole's autocratic tendencies. (Note: The cabinet reshuffle to date has not occurred. End note.) Our contacts tell us that "Faroole's January visit to Libya was widely interpreted as another move to seek external support rather than deal with political problems at home. NAIROBI 00000117 003 OF 003" This is the probable reason behind the Galgala peace deal, signed last month. The cable seems to convey U.S government officials's cognizance that his predecessor did fare much better in terms of good relations with the elders and their ability to engender compromise and consensus for any given, outstanding issue. I think it's time to have and select a new leader, for the region is ostensibly and slowly slipping out of his grip. Faroole trusts his Ethiopian masters for peacemaking efforts and security more than the Founders of the state - the Elders and Sultans of Puntland. Well said Nassir, The thing those who are always cheering for him, and support him, are his biggest victims. Sad
  14. Melez, if he has the balls, he should recognize, else quit meddling with somali affairs!
  15. ^what you reckon? would you seek prosperity for your SL under the expense of O Odayga ha lala taliyo, Melez meel xun buu kaga soo hari