Som@li

Nomads
  • Content Count

    5,922
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Som@li

  1. I wish it was as nice as you guys put it, think this is is a game, what is clear is one side, SL is winning and has control of SOOL, SL spends more energy and resources to keep the status quo, why, It means more to them, Faroole does not mind if these regions go separately or stay under occupation. the ultimate decision is with people of SSC, they know for sure that being divided has let others take advantage of them.
  2. Rubbish! Kan qoraalka qoray bur bur iyo dagaal waxaan ahayn in Puntland u keentay ma is waydiiyey?
  3. "I am Somali" Very nice documentry, Thanks Wonder when the late Abdul Majid Hussein joined the Melez regime? and gave up this cause to liberate his people?
  4. Nice, Somalia, of course Quwa wadanka bur burshay, Habaar bay qabaan, Asaageen bay naga reebeen
  5. Dress to perfection , and the best always, and anywhere, anytime, if you attend a function, and you are the one who look like over dressed, tell them you going to another party/function. Ha la xaragoodo, Qof kala daadsan , oo labis qorxoon sidan ayaa fiirin kara?
  6. Kool_Kat;751287 wrote: Raaxada sariirta, erm I mean, SIRTA sariirta ha la'isku sheego maaka dhacday? MMA, enjoy bisha balabka
  7. Valenteenah.;751279 wrote: Anything written in Somali seems to sound more raw than in English maybe because we are used to receiving a humongous amount of information in English daily. A sex manual was always going to sound a bit icky but in Somali it's sure to be an unholy mess! But to be fair to the author, the extract Som@li posted shows that he at least attempted to write his material in a clinical, informative and digestible format. Agree, I reckon he wrote for the Somali audience who don't play around before marriage, and this field would be very new to them. No wonder this book is a best sellers among Somalis, I first saw it in a book shop in Dubai, but didn't bother to look at it. And yes the book written in Somali, we are not desensitized to some of the words.
  8. nuune;750959 wrote: l Ps: Have you read Sabriye's book, Raaxada Guurka , waxan uu MMA soo dhajiyey waa iska ciyaar ciyaar, Raaxada Guurka akhriso ayaan oran lahaa MMA , ku la mida oo small booklet ah ayaan waa qorey, magaciisuna waa "Istiinka" ama "Salaaxa" wuxuuna ka hadlayaa noocyada istiinka iyo qeebihiisa kala duwan, illaa dhowr iyo sagaashan nooc ayaan gaarsiiyey oo mid kastaa sii kala baxayo ama furuuc sii leeyahay iyo nuucya kale. . Inaba caadi maaha, Odayga BUUGAAS intee qorayey, Intee FILIN daawadey? BEKRA-JEBINTA Habeenka aqalgalku waa habeennada nolosha qoys kan ugu horreeya, galmada dhacda habeenkaasi bayna gabadhu isugu bedeshaa haweeney, sidaasi daraadeed aad iyo aad buu ahmiyad ugu leeyahay haweeneyda cusub. Waxa ugu muhiimsan ee habeenkaasi dhacayaa waa bekra-jebinta. Bekradu waa xuub ama dub khafiif ah oo ku dahaaran afka hoose ee cambarka, waxaana ninka waajib ku ah inuu dillaaciyo ama ballaariyo xuubkaasi kolka ugu horreysa ee uu dhalfada gelinayo cambarka. Waxa jirta in hablaha 10-39% xuubkooda bekradu aanu dillaacin balse uu ballaarto, iyada oo ay dhalfadu si xoog leh ku dhex marto xuubkaasi ballaartay. Xuubku waxa uu markaasi dhalfada u qabsanayaa sida laastiigga oo kale, halkaasina haweeneydu waxay ku dareentaa xoogaa xanuun ah oo ay macaani ku dheehan tahay (ka hadli mayno gudniinka fircooniga ah iyo gabadha la tolay, balse waxannu ka hadleynaa hablaha bekradii Eebbe u sameeyey qaba). Mar kasta oo ay dhalfadu sii ballaariso xuubka caynkasi ah, xanuunku waa uu sii yaraadaa, sidaasi buuna ninku geedkiisa si fudud muddo dabadeed cambarka ku geliyaa isaga oon wax dillaac ah u geysan. kolka ay galmadu badato si toos ah buu xuubkaasi u kala tagaa isaga oon wax dhiig ahi ka imaan amaba xitaa xanuunin. Ragga khibraddoodu ay yartahay qaar baa u haysta in bekra-jebintu ay u baahan tahay xoog, kana shakiya awooddooda sidii iyaga oo ku jira ciyaar kooxeed, cabsidaasi oo dhibaato nafsiyadeed ku abuurta habeenka aqalgalka. Haddaba xaqiiqdu waxa weeye in bekra-jebintu aanay u baahnayn xoog, ha yeeshee ay ku filan tahay oo qura geedka ninka oo kaca dhalfaduna adkaato oo taaganto. Dariiqada ugu sahlan ee uu ninku xaaskiisa ku bekra-jebin karaa waxa weeye gabadha oo intay dhabarka si dherer ah ugu seexata labadeeda lugood kala furta, jilbaha soo laabta, labadeeda cajirna kala fogeysa iyada oo gacmeheeda kaashanaysa, sidaasina uu ku ballaarto afka cambarku, kuna giigsamo xuubka bekradu, dhex-maristiisuna sahal ku noqoto. Dabeeto intuu ninku geedkiisa ku subko kareemo sahasha sibxashadiisa, ayuu xaaskiisa kor kaga yimaadaa, oo dhalfada u saaraa bushimaha cambarka, hal-marna si kedis ah kaga dusiyaa, halkaasina bekradii sidii maqaar durbaan u dillaacdaa. Haddii gabadhu ay tahay mid aqoon yar, cabsi badan, kana baqaysa bekra-jebinta, waxa ninka waajib ku ah in aanu isku deyin in uu xoog kaga dusiyo geedkiisa, gaar ahaan hadduu geed weyn yahay sahalna aysan ahayn inuu cambarka dhex-maro, balse waa inuu u dib dhigtaa ilaa berrito kuna kaaftoomaa istiimin iyo salaaxid, si uu u soo dhoweeyo xabiibtiisa. Haddii uu ku guulaysto inay xaasku istiinka qaadato waa inuu si tartiib-tartiib ah isugu dayaa inuu kaga baabi'iyo cabsida ay ka qabto ninnimadiisa, isaga oo erayadiisa naxariista leh laabta ugu dejinaya, iskuna deyaya inuu ka bi'iyo gacaladiisa is-difaaca nafsiyeed iyo tan jireed intaba. Kolka uu taasi ku guulaysto, waa inuu furista albaabka xiran u billaabaa si xariifnimo ku jirto, isaga oo isku deyaya ballaarinta xuubka bekrada, kana dhaadhicinaya aroosaddiisa in xanuunku uusan ahayn mid laga baqo, afka uu furayna uu yahay mid ku filan inuu si sahal ah geedkiisa ku geliyo. Waa inuu billaabaa gelinta dhalfada, isaga oo raacinaya niiko fudud, waana inuu xoogga saaraa inta u dhaxaysa labada bushimood ee yaryar xuubkooda ku beegan bartamaha cambarka, dabeetana gacaladiisa afka-afka u geliyaa oo dhunkasho iyo dhuuqmo ku billaabaa, daqiiqado kadibna si toos ah u geliyaa geedka. Markaasi qaylo ayay ku dhifataa, neef ay ku dheehan tahay oohin iyo farxadna neefsataa, kuna soo geba-gebeysaa dhoola caddeyn. waa guul. Sida caadiga ah kolka bekrada la dillaaciyo dhiig ayaa ka yimaada, aan ka badnayn dhowr dhibcood, halleeyana go'a ku firaashan sariirta. Dadyowga dunida qaar baa waxay dhiiggaasi ku tilmaamaan inuu daliil u yahay bekranimada gabadha, ehelada gabadhuna waxay sameeyaan xaflad diini ah ooy ku xusayaan go'aasi dhiigga leh, iyaga oo ku waraya meelo loogu talagalay, kuna faanaya, ha yeeshee arrintaasi waa mid diinteenna Islaamka iyo akhlaaqda (anshaxa) khilaafsan. Haddii gabadha uu dhiig badani ka yimaado, taasi oo mararka qaar dhacda, waxa waajib ku ah inay intay dhabarka u seexato, ay labada cajar isku dhejiso, iyada oon waxba isdhaq-dhaqaajin, markaa isaga ayaa iskii iskaga joogsanaya, waana inaanay isku deyin inay joojiso amaba dhiiggaasi tirto. Waxaa marmar dhacda in xuubka bekradu uu adag yahay oo aanu ninku si fudud ku dillaacin karin, waxaana loo baahan yahay markaasi in aan xoog lagu dayin, oo intii aynu maqli lahayn qaylo iyo oohin ay habboon tahay in dib loo dhigo ilaa habeen dambe, haddiise arrintu adkaato waa in loo geeyo dhakhtarad ku takhasustay cilmiga haweenka, si ay qalliin bekra-jebin ah ugu sameyso. Xuubka bekradu kolka uu dillaaco sida caadiga ah waxa uu reebaa gaballo yaryar ama faraqyo aroosadda xanuujiya habeennada xiga, waxayse iskood u baaba'aan dhowr maalmood ama dhowr usbuuc kadib.
  9. hurumar baa la gaadhay, Somali Kama Sutra
  10. Real Bacaac indeed, Gone are the days of strong man INa Yeey who used to kick @ss. The SSC decides the faith of SOOL now ,not Puntland.
  11. ^true one of her best... " frameborder="0" allowfullscreen>
  12. Female bosses rock, I had two in the past, no issues or difference at all, though u may miss male jokes.
  13. how many suffering did his company created for the poor workers in China? and how many families destroyed? did he knew of the contamination in China? Apple blasted for alleged pollution by suppliers BEIJING, China: As the rest of the world waxes nostalgic with tributes and accolades for Apple's retiring CEO Steve Jobs, the factory workers in China who got sick while making Apple's touchscreens remain unmoved. Six months ago, factory workers in Suzhou poisoned two years ago by toxic chemicals at the factory wrote to Jobs directly, asking for his help in getting medical care and compensation for their illnesses and lost work time. Read more: http://www.smh.com.au/technology/biz-tech/apple-workers-in-china-react-to-steve-jobss-news-20110902-1jov1.html#ixzz1a3PKm1K0
  14. what is the fuzz? can the guy have some good time
  15. Som@li

    Where?

    Time flies, indeed
  16. INaanilaah Wa inaa Ilaahi Rajicuun, Rest in Peace, she was a legend, a beautiful voice.
  17. Jacaylbaro;750038 wrote: They would kill as many innocent people as they can because of two reasons: 1- They were fed a wrong information. Listening to their spokesman's interview he was insisting that those students were not students and the media is misleading people. He said they were new intelligence recruits who were going Sudan for a training. So the information they had was all those people were spies for the Government. 2- Extremism starts somewhere but continue to grow. They started under the banner of fighting against occupiers (Ethiopia first, then AMISOM) ... Then they said the government officials are puppets ,,,, and now everyone is Gaal. Didn't u hear one of them telling people that if they move to the gov controlled area they become Gaalo ??? ,,,,,,,,,,,,, Well, now that is the new Alshabab. well said, to them everyone is infedel
  18. ^wonder why now? Somalia has been in this Sh1t for 25 years!
  19. Qoftu maxay cuntay? buuranaa