Alle-ubaahne

Nomads
  • Content Count

    2,077
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Alle-ubaahne

  1. Waqti aan ku aqriyo ma haayo, laakiin waxaan u maleynaa iney naagaha maseer badan yihiin marka laga hadlo arimaha kusaabsan maseerka.
  2. ^^ Sue, Adigaaba ka daree oo soo qaatay nin baqtiyay gaal yahuud ah quote-kiisa, oo hadana dhahaayo maxaa laga rabaa talooyinka dad waa hore jiri jiray! Anyway, I hope you understand the difference between advicing a long-forgotten muslim and advertising a dead jew who was an addict alcoholic.
  3. Originally posted by Garab Tuujiye: Eedo Ameeeeeeeno kuuseey muufo, kaalay shiikh yaasha aa hada suuqa ku jiro maa iigu baaqoosaa...maxaa dhacay, gabdhihii maa halaaway oo wax hanuunsho u baahday..lol.. alle u baahne ee u gacan galeen kuwaas..kaas aa shiikh sheydaan ehee... First shiikh oo shaleemooyinka gorgorodo ku gado oo la sheego usiga uu ahaa... wareer badanaa!!! Ani miyaa shiiq sheydaan igu sheegtay? Alow alle! waxkalena waan kaa sugaa. Adeer tuujiye ma eedo Ameenah ayaa qorshe kaa soo galay, koley aniga meeshaan cimaamadle ayaan ka ahay, oo marti ayaan ku ahaa, waxna ha iga shakine soo gudub adiga iyo tooshka aad meelwalba la wareegeysid. Alow na baxso, ma anaa la igu dilaa islaan iga weyn, oo hadhoowna journalka la igu soo qoraa boggiisa hore!
  4. Sister MsWord, You still using 'either, and or' so it appears to me you are a bit skeptical or unsure as to what exactly took place between those two brothers. Anyway, ilaaheey masiibooyinka kheyr hanoogu badalo, aamiin.
  5. *Diamante* Your self needs some advices, and you know what I mean. So don't validify advices for only memberships.
  6. Ameenah, Alle Ubaahane, lols. Eesh calaa sheeko. Waa runtaa waan kibir badanahay. Bismillahi Mansha Allah, hawadaan isku waabey. As for your question, don't bet on it abti Kaan sheegto matihid, mana noqoneysid. Abaa mala hubaa, oo maa ka joogtid intaanan soo fardo-fuulin xagaagana kasoo dagin sida commandos/ciidamada biiba oo kale. Ar adiga waaku aqaan Ameenah, waxaa tahay gabdhaha markii la qabto dhaho, "aboo raali ahow, waan kugu ciyaaraayay waagii, run maa mooday, ixi ixi ixi, iga tag waxaa tahay doqon aan gabdhaha shukaansigooda fahmin". Marka waxaan ku dhihi lahaa hadalkaaga cadee, oo haduu kibirka daacad kaa yahay anaa jidka kuugu soo jiro oo kaa jabinaayo, hadii kalena waa iga nabad helee, sababtoo ah gabar aan kibir aqoonin isheeda lagama kaco. Now, can you say it seriously?
  7. ^^^^ You are the moderator here, come on man. Look at these people who are seriously talking about sex and so forth, flirting here each other in the daylight. :eek: Ar naga qabo igaarshoodinkaan, unukaba waana qabataa mugaan diinta difaaceynee!
  8. Ilaaheey ha u naxariisto wixii Islaam ah, laakiin diinta xageeda markii la fiiriyo, waxaa xaaraan ah qofka markaa midi u dhiibeysid inaadan dhanka mudaca/afeysan xijisid, iskaba daa bistoolad qof madaxa looga qabtay oo ka qatar badan. Kan sidaas sameeyay waa danbiile, hadaan shaqsi ahaan u aqoon lahaa, iyo hadii kaleba, ma kala jecli runtii meeshuu maro, laakiin marwalba waa iska cadahay in laga gardaran yahay kan xabada lagu dhiftay. Kan dhintay xitaa haduu raali ka ahaa in waxaas lagu sameeyo danbiga wax weyn buu ka leeyahay. Waxaa kaloo qalad ah waxyaabaha gaalada inta laga arko filimaantooda hadana lagu dhaqmo, diin ahaan iyo dhaqan ahaan. Subxaanalaah! Si kastaba ha ahaatee, waxaan leenahay intii dhimatay oo Islaam aheyd ilaah ha u naxariisto, janadiisana ha geeyo. Aamiin.
  9. The Rendezvous, Look my little sister, the whole purpose to going to Somalia is to find the stylish girls who are slim and physicaly fit. Plus those girls in Somalia are full of Somalinimo and Islamicaly doing alright. That is the major reason behind the quest for Somalia girls. Tell me who wants an overwieght who doesn't take care of her self?
  10. Originally posted by Ameenah: ^^^ What is 15 to you? Walk on Cimaamadle Walk on Let me translate, horta, what you said, and then answer to you, "Maxaa kaaga shan iyo toban ah?". Cimaamadle = reer baadiye! Ok, abaa horta waxaa fiican inaad iga xishootid, sababtoo ah waa ogtahay waxaan kuu noqon karaa, [.......] waa ogtahay aan filaa waxaan ka wado, ehehe. Sug bal aan kuu sheegee waxa iiga shan iyo toban ah, waabaa waxaa jiri jiray gabar kibir badan iyo wiil aan kibir aqoonin, marka gabartii kibirka badneed weey dhibi jirtay wiilkii maskiinka ahaa, laakiin maalin baa waxaa dhacday gabartii iney wiilkii jeclaato, wiilkiina wuxuu yiri abaayo waxaa kaa xigto inaa i guursatid morka hore cidaheena i weeydiiso. Gabadhii sida caadada u aheydba qof kibir badan oo arintaas iskala weyn bey aheyd marka waa ku adkaatay. Xujadii markeey furi weysay ayaa wiilkii ka tagay, iyadiina jaceel u dhimatay. Ma fahamtay sheekada? ok kasoco, let's move on to the next point. Marka labaad, jac baa igu dhajisay, laakiin runta aan kuu sheego, aduunka waxaan ugu jeclahay gabdhaha jacda igu dhajiyo, waxaan xooga saaraa sideey iigu amaani lahaayeen afkeey markii hore igu xumeesay. Marka sadexaad, waxaan ku talin lahaa horta inaa is dajisid, kadibna i weeydiisid sababta aan kuu daandaansaday, ok. Now, I would like to ask one thing and then say bye to you, ok. What would you do if this reer baadiye/cimaamadle as you put it, become your dearest darling in the world? Please, tell me your genuine reaction about that. Bye Ameenah Gaabeey,
  11. ^^^^^ First of all, say pro-western ladies, not anti-western, ok. Pro-western girls always like to overspend and do something showy for the good of showcasing their pride. Secondly, Somali men flock to those places, like MANDERA, not only to save some money but to get the best of principled girls with good and high moral grounds. simple right? lol
  12. Toti, I know you are one of the subjective moderates here, go ahead and excercise your ultimate power here! I don't see any criticsm of mine against anyone, but I tell you this, "don't attempt to intimidate others by using your despotic discretions". Expell me out if you like to resort some actions, but you can never silence me out of any wrong doings. And stop your unconstructive remarks, now.
  13. Ameenah, That yellow xijaab you always wear wonders me if it was your wedding night xijaab or not. Cause you never change, come on, eedo do something here and show some charming other Xijaabs, ok.
  14. dawaco, Adiga shaqo waan ku siin lahaa runtii, laakiin waxaa balaayo ku dhigtay caqligii ayaa kaa baatay, marka waxaan aad uga baqay inaad agaasimayaasha noo shaqeeya ee raga u badan naga shukaansatid, hadhowna howlihii kala joogsadaan, ileen nin dawaco caqliga ka xaday ma shaqeen karee! Si kastaba ha ahaatee, waxaan isku dayayaa inaan si kumeelgaar ah kuu shaqaalegalino si aad lacagta nooga soo aruurisid dadka dhibka badan oo ey deenta nooga maqan tahay. Waxaan filayaa inaad handadaada iyo bootada ku fiican tahay, mushaarkaagana wuxuu noqon doonaa 'commission' oo boqolkiiba 45 ah waxaad keentid lacagahaas. Inta ka horeysa, cidna ha usheegin arintaas waa aniga iyo adiga afkeenana waa isku amaano. Wixii su'aalo ah dib iigu dhig privite-ka, waxaana kuu rajeynayaa inaad intaas ku qanacdid, dhibkana iga deyso, eedana/habaryar igu salaan mideey ahaataba. Ganacsade Alle-ubaahne Title, Agaasinka guud ee howlaha warshada, Headquarter, Mog. Somalia Address, 12 Jidka magac laawe, xaafada xamar iyo afgooye dhexeed kutaal, yg21, SOMALIA. 1-800-ALE-UBNE
  15. "READING IS THE MEANS BUT UNDERSTANDING AND APPLYING IS THE GOAL TO THE ESSENCE OF A SUCCESSFUL READING" ALLE-UBAAHNE
  16. Kaalay soo ceeb ma aheyn nin rag ah in yaraanta lagu yaso? Sidee wax u jiraan ma dhaqankii ayaa laga tagay............ gaaladaba sida jirto qaarkood iskuma yasaan yaraanta, mise xaajadu anaan garan ee ninku waa ORGILAQE, EHEH II BAASHAAL ABTI
  17. dawwaco maa iga leexatid intaa iga deysid maahmaahda aad iigu maahmaaheysid eedadaa. eheheheh Ar tan waa iga qoslisay runtii, ilaahoow adaa noo maqan, ganacsigeygii dhamaa ayaa laga dhigtay sheeko iyo shactaro. Waxaan dhaho ma aqaani, waxaa moodaa meesha iney u badan yihiin dad ceernimada il ka gartay. Kaalay dawwaco, abaa microphone speaker markaa aragtay maa waxaa kugu soo dhacay sida anigoo leh, "I MAQLAAY I ARKAAY" ehehehehehe, gacan kuu taagay adiga iyo eedadaa.
  18. Indeed, am very saddened by the fact those people are victimized because some thuggish warlords decided to engage in a war that is extremely costly to the lives of the innocent people. Walaahi am touched by those horrifying pictures, and I think there is no Muslim who can't be moved by those pictures. If anyone can obtain a reliable contact Number for that dismantled family, let me know, am more than happy to pledge something, insha allah. And thanx for the brother who raised this topic as well as the bbc link for us to glance at the effects of the dirty war.
  19. Originally posted by QUANTUM LEAP: Alla-Ubahne dont worry bro keep working hard and maybe just maybe you could get into the good grace of the so called unemployed. Thanx indeed brother Supersonic Quantum Leap Runner, ehehe , your wishes are seriously taken here. In fact, am thinking about retiring prior my turn in 40's, so for now on, I've fourteen good years ahead of me, Allah Willing.
  20. ORGILAQE, IYO Mr. Baro, Kaalaya hadii aan dadka shaqo ugu yeeraayo adinka shiid iyo baagamuundo ayaad ugu yeereysaan soo maaha iyo meel cidlo ah ineey gabdhaha waqtigooda ku lumiyaan, hadhoowna aad been usheegtaan!? Waxaas waa laga fiican yahay ee dadka ku guubaabiya ineey shaqeestaan, oo xoogooda iyo muruqooda maalaan. Mise waxaa rabtiin in sidiinoo kale dadkoo dhan shiid noqdaan, meeshaana la iska fadhiyo? naga daaya nimanyahow mideeda kale arintaan ah goboleysiga, aniga xamar waxaan ugu doortay ganacsigeyga meesha lacag iyo suuq baaxad weyn leh ayaa yaalo, BAKAARAHA. Marka iga daaya makarafoonka aad iga daba wadataan, haye dhaha
  21. Diamante, Eedo, midhaa adigaa waxaaga ila hadal ah oo af-jini laga dhigay. Fiiri, nin ganacsado oo aan waqti ka dhicin ma maqashay waligaa, lacagtana toosh ku raadiyo meesheey gasho? Haa hadeey tahay jawaabta, waa aniga. Hadaba, meeshaan lacag ma taalo, maxaa iigu qasbee inaan meeshan soo galo marwalba oo waqtigeyga dahabka ah ku lumiyo. Eedo, raali ahow, hadaa shaqo rabtid ila socodsii waxaa hada naga banaan boosas ah sida xisaab-dajinta, suuq-geynta alaabaha aan warshada kasoo saarno. Ciyaar maaha runtii, ee fadlan iisoodir "resume" iyo waayo-aragnimadaada oo kooban. Insha allah, waxaan kuu rajeynayaa inaad noqotid qof waxtar leh oo nala shaqeysta. Privite-ka kusoo qor wixii warbixin iyo meesha lagaaheli karo, sida email, iyo fax. Fadlan phone number kaama rabno hada, sidaas nooga raali ahow. Ganacsade Alleubaahne Muqdisho, Somalia (Ganacsiga soo dajinta iyo dhoofinta Alaabaha warshadeysan)
  22. Matkey, Did I offend or mock anybody? I am wondering what your measurement of 'attack' look like. Maybe you right, my words sounded a bit offensive, but my deep intentions were far from anything like that. But anyway, tell me why is that you expect from the Americans to accomodate some eqaulity with the Muslims, and how would that equality change from the current distrust?
  23. Am glad that am not in anybody's list, since I guess the award-winners are all unemployed and spend most of their precious times here for exchanging their simple views. Keep up the awards, and I promise to join the list once after I get fired, ehehe, but am afraid that will never happen, because I am my own boss.
  24. Sakina Are you joking abaayo? I don't think you can ground those claims with valid evidances that somali men are irresponsible here in the west. I think men in these countries were highly brutalized and had given no room to negotiate, let alone speak about their rights. Guess what abaayadiis, how many guys are taken behind the bars everyday, you never know since they are exceedingly climbing over an unprecedented figure. I know there are certain irresponsible bad apples among somali men, but think about the bulk of them who are working hard in labor works, trying to sustain both their families here and back home. Come on Walaashiis, you girls should have some mercy on these neglected guys who are not physically jailed but victimized mentaly at many times. Am very fortunate because am watchful about the tricks of these thugish girls ( ehehehe, sorry hadaan ku qaldamay isticmaalka eraygaas) and thus will never marry in these territories where our girls are lion enough to embark their campaign to deactivate our "Xaniinyo". In fact, am very respectful man, but there is one thing that I can't jeoperdize, which is my manly freedom to set the panel control of my family, including my dear wife, (after counseltation), and if that becomes impossible, then there is no family. Yes, sakina, does that sound bad, abaayadiis? Its exactly what our awoowooyin and ayeeyooyin had done for the good of their families. "Talo naageed wax ka fiican ma jirto, laakiin amar naageed wax ka xun malaha". Maahmaahdaan anigaa sameeyay marka sidaas baan jeclahay inuu xaalku yahay ee nabada halagu dadaalo iyo sidaan dad wanaagsan iskaga dhigi laheyn. eheheh. Nabadeey
  25. I support the idea of going back to home and getting marraige in there, because if one looks at the spread of an infectious culture within some segments of our people, for instance, Partying with big band of singers and musicians flocking to the wedding, showcasing an extravagant western form of wedding that is always pushed by the girls, and many more destructive deviations, you find all of these are unworthy and of course are the very reason that inspires considerable number of boys, including me insha allah, to consider marriage at home. I don't understand realy why girls always like to overspend for their marriage ceremonies, just to show off and become the news of the week, while their family members are suffering in Somalia. For example, if a guy suggests an idea for his wife-to-be, saying "ok let's send this fifteen or twenty thousand whatever the marriage budget may cost, to our families at home, or else invest for a little business", the chances are 95% of the girls would decline that idea and choose the one night occassion over that. I will never allow such things to happen in my marriage even if that is the single condition standing before my marriage. And I would rather end up torn aparted from my lover instead of allowing such an indecent activities take place. Our girls are so sweet when they are in back home, because of their vital role and standardships, but once they settle foot here,(am not generalizing, at least my concern is the majority of somali females) these boorish countries had changed their mindset, which is too bad. The few good girls are so hard to find, I guess. ehehehe can anyone proof otherwise, war yaan la iga xanaaqin gabdhoow, waa fikradeyda daciifka ahee, lol.