Alle-ubaahne

Nomads
  • Content Count

    2,077
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Alle-ubaahne

  1. koley waa nin fiican sidaan arko marmar qoraalkiisa, laakiin wuxuu jecel yahay inaan la fahmin. Hala yaabin, dad badan oo waxaa jira hadeey luuqado u gaar ah sameysan lahaayeen ku hadli lahaa si eey waxyaabaha la isla yaqaano uga tagaan. Waligaa ma aragtay qof aad fahamsan tahay wuxuu sheegayo, oo hadana ku leh, "ma'aadan i fahmin ee dhageyso waxaan ku leeyahay .....?". Marka waa iska aduunyo oo wixii la doono ayaa ayaantaan lagu sheekeeyaa!
  2. Jacaylbaro, Ninkaas meesha kuugu dhagan ee aad moodid BUTRUS-BUTRUS GHALI, ma adigaa? War ninyahow sida isku dhaan oo sigaarka afka kuugu jira iska xoor, mise waa indhaheyga, sidee u aragtaan bal ii sheega. Koley aniga waxaan u jeedaa nin af weyn oo sigaar nuugahaya, timahana aad moodid ineey bidaar kusoo socoto.
  3. Originally posted by Silence: Alle-ubaahne, This wont end so my appology inaar. What I'm appologising for, Ilahaay ba oog lakiin if it make's you feel better, I was obviously wrong. Why apologize me for nothing? I did question that girls' support of the French imposition of regulations against Muslims, and you suddenly jumped onto me by being rude and impolite. Please, let me be free for my views against the French Govt. and its supporters, Ok. I am here to critic everyone on the bases of my believes and religious adherences. If you side with the french Govt. then welcome and face my wrath, but don't accuse me of my personal assessments on others.
  4. The hope is in Islam. We are Muslims. We always hope for the best to happen. We can't despair for anything. We are optimistic for the good of optimism. Our hope will never fade as long as we stick to the Quran. The Somali Hope is coming back to life. Look Somalia, everwhere there is Dugsi Quran! Masha Allah, people are coming back to Islam. Qabiil mentality is on the run. Only few practice the tribalism ignorance. That is a good news. Our hope is growing in the fullest strenght, and Insha-Allah, an Islamic government will soon emerge in our country. That is the real hope. And I wish the momentum for that hope will reach us insha-allah.
  5. Ibtisaam: Thanx indeed my young sister for sharing us with your helpful experiences. Single Motherhood! As I see the context of this very serious discussion, I recalled a great picture of a young kid that I saw in one of the newspapers I used to read several years ago, The Boston Globe or The New York Times. He was a young kid, walking his way to the School. Carrying a bookpack on his back, you can see another kid with his father walking happyly towards the School. On the sides were school buses appearingly dropping other kids going to the school. This kid was quoted saying something that I will never forget in my life, "Hadaan guursado, Naagteyda ma furaayo, Qaladka uu aabahey sameeyay dartiisna ciyaalkeyga uma dhibaatoonayaan". That is saying like I will never divorce my wife, and the faults of my father will never be something that my children will suffer from. Divorce is a tragedy. Children can never afford bearing on that tragedy. Let's save our kids from such miseries. And let no one see divorce as an option or alternative from a problem.
  6. Wiilo, Ilaah hakuu sahlo imtixaanka aduunyo iyo kan aakhiro. Aamiin. Waxna maaha runtii imtixaanka aduunyo marka loo eego kan aakhiro nagu sugayo. Ilaahoow Na Baxso, Adigaa Wax Badbaadiyee. Aamiin.
  7. ^^^ Waan ku gartay eedo. Marka waxaad leedahay dhaqaatiirta ayaan la daaqaa balse dhaqtar maahi? Ok, waan ku fahmay. Waxaad iiga warantaa bidaarta sidee looga hortagaa, bahashaas ma jecli, marka waxaan rabaa inaan waligeey ka hortago, insha allah. Walee waxaa tahay qof cilmi badan ilaah hakuu daayee, balse cilmigaas waa inaa xoogaa diin ah ku dartaa si aad aakhiro u baxsato. Haye, bal ii wad sheekada, maxaa tiri? Aniga koley waxaa ii daran inaan iska jiro cudurka la yiraahdo Bidaaroowga (The bolding syndrome). Inkastoo aan maqlay gabdhaha aad bey u jecelyihiin raga bidaarta leh, balse aniga bidaarta xitaa hadii la yiraahdo lacag baa laguugu siinayaa ee timaha bidaar usoo jaro, maka yeelaayo. Maxaa talo ah hadaba?
  8. Alle-ubaahne

    WHY?

    Libaax Sankataabte, Saaxiib maxaan sameeyay. Yeeysa yihiin dadkaan la leeyahay weey kaa dacwoonayaan? Waligeey qofna ma dhibin, meeshaan mudo yar ayaan ku jiraa. Waxaan ahay oday akhyaar ah oo jecel nabada. Waxaan u ordaa isfaham, waxaan ka ordaa fowdo, waxaan ku jiiftaa nabad, waxaan ka toosaa gardaro. Waxaan jeclahay Muslimka, waxaan nibcahay gaalada iyo gaalo iskadoonka. Marka walaal, qalad ha iga fahmin, waxaana kaa codsan lahaa inaad wax hubsatid oo aadan ku dagdagin cabashooyinka eexda iyo dulmiga ku dhisan. Waa Alle-ubaahne oo ku leh, ilaah kheyr haka dhigo wixii jira, aamiin.
  9. Originally posted by Jacaylbaro: Simply, dee taas maynaan isku ogayn ,, markaad lahayd Wiilo ayaa walacaysa ma adigaa iska sheekaynayay ,,,,,,,,, Liin iyo besbaas isku darso ,, subaxdiina dhuxusha ruug War bes naga dheh qosolka, yaanan shaaha ku margane. ehehehehehe.
  10. ^^ Koley hadii runta laga hadlo, adigaa iga helay anoo jidka iska maraayo. Marka waxna ha cabsoonin ee cadeyso warkaaga.
  11. Proven, indeed. But sorry, he was taken while negotiating about the pricetag. Ilaah hakuu kaalmeeyo walaashiis, Aamiin.
  12. Well.... its definately a matter of opinions, esp. different cultural opinions. Our real somali women finish what they start in the same place. But you disagree with that, ok no problem. Follow your reer galbeed people and allow them to operate you when they can easily do the regular way. Haye hada, nabadeey oo maalin wanaagsan, waxaad reer galbeed ka heshidna waxna ha iga siin. Uruursimo Alle, aniga waan baxay ee Jacaylbaro bal weydii inuu igu fikrad yahay iyo inkale.
  13. If you make it downlow, it will hurt you later. So becareful on that. Many things happen when the two are playing low tunning, so again, don't decieve yourself from the advantages of being frank and open to the family as well as your friends about the true status of your shukaansi with the other guy.
  14. ehehehehe Yaa masuul ka ah arintaan, I can at least help find the responsible guy for this hardships that miss Simply the Best is undergoing now. War aaway kii Jacaylbaro la dhahaayay asagaa arimahaan ku xeel dheere! Ilaahoow sahal amuuraha, Aamiin.
  15. Originally posted by Simply_the_Best: ^maya maya aniga kuma jiro sanadkaan iyo kan ku xigaba xitaa hadey noqotana Istibitaalka lee isgeenaa But how come you ladies start things at home, and not finish in it? I mean, waxaa la isku qalijiyaa meeshaad ku qubeysatay, right? You do things at home, (the fertilization process) and you harvest at home. That is fair enough, I guess. Now, if that looks bad to you, then you should consider doing the (fertilization process) at the hospital and finish in it. Yeah that is right. Its all about position rights, by finishing what you start in the same place.
  16. ok caadi waaye, ehehe. Fiiri laakiin adiga fulay aa tahay soo maaha, maxaa uga baqday guriga. Try this upcoming year if anything pops up in you,
  17. ^^^ Waxaa kaa muuqato inaad waxbadan walaceysay
  18. ABOOWE MACAAN AAAAAAAA?, Haye bal noo wada sheekada . Shukaansiga hadii la qariyo waa ceeb, oo ceebtaba waala qariyaa. Hadii la sheegsheegana waa doqonnimo. Hadii lala aamusana waa edebnimo. Hadii banaanka lasoo dhigana waa Geesinimo. Marka Shugaansiga wuxuu ku fiican yahay in sida aad yeesheen oo kale banaanka lasoo dhigo, kadibna geesinimo la muujiyo. Am for positive wooing/Shukaansi.
  19. ^^ Horta miir maxaa la dhahaa? :confused:
  20. Haye waa markii reer magaal la iska dhigi jiray. Ar yaa ogaado isbitaalka lagu ordaayo xitaa ineysan qaar idinka mid ah ku dhalanin. Diinta aa diiday maan dhahay mise meeshaas gaalada aa laga keenay iney ku dhasho, oo dhaqankeena waa guriga in lagu dhalo? Soomaaliga ayaa qaraab kaa noqday, orod abaa garaash gee oo iska soo samee xoogaa dhinaca fahamka, ok. Fiiri, abaa maxaa ku jeceshihiin isbitaal oo xitaa laga yaabo in cirbad sun ah laguugu duro? Cajiib, gaalo waxay keento lee lagu ordaa mar walba!
  21. ^^ Marna Thick dheh, Marna Flimsy/Soft dheh, koley aniga Thicknimo rag baan u ahay, ee walaaleey bal iisheeg meesheey xisaabta iska qaban weysay.
  22. Dr. Raula, Who doctors/treats you when you get sick? I believe doctors can get sick as well. So my question to you is how best would you seek for medical attention if something goes wrong with you? Don't tell me you take some bills, ok.
  23. Oo kaalay meeshaan jiniyaasha miyaa looga sheekeystaa, cajiib! Ilaahoow uusan jini naga dhex hadlin, aamiin.
  24. ^^^ Xisaabtaas aa qoreysid qaxii ka hor aan maqli jiray, waligeey la iima sharaxin, laakiin horta xeey aheyd X? Y waaba aqaan aan filaa. +na xuuw ahaa, alow alle. Ar mahaan tii xisaab aheyd aa iskugu timid, maandheey maad i bartid aan kuu duceeyee. :confused:
  25. Isbitaal in lagu dhex dhalo waaba qalad. Ma gaalaa nahay, maxaa keenay in istibaal lagu dhalo. Acuudu bilaah, ar maxaa dhaqankii laga tagay! Xageey ku dhasheen awoowe, ayeeyo, adeer, abti, abuulan, abkoow iyo aniga, soo guri dhexdiis ma aheyn? Ilaahoow na baxso. Aamiin