Alle-ubaahne

Nomads
  • Content Count

    2,077
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Alle-ubaahne

  1. eheheheh, gax gax gax... War amaan riyo ku jiray oo sheekadu iska socotaa? ... aloow aysan riyadu igu dheeraan oonan maanta shaqada ka daahin inta riyada igu dheeraato! Ar ii sheega albaabkee laba bixi jiray horta?
  2. ^^ Ukaadi bal aan kabaha iyo maryaha ciyaalkeyga meesha ka aruursadee, , aloow na baxso, cidu waa fuqaro, tuugna waala sheegay inuu cidaha soo galay, salaamaad minkuli aafaat! Orod iyo Cagaha waxka-dayid... fag fag fag fag
  3. Xasha! Jacaylbaro, runtii hadaa heshay erayga aan islahaa hala weeydiiyo wiilo waxay ula jeedo, aloow haku qaadin, aamiin. Healthy baan garan waayay, caku iyo jaahilnimo. Ukaadi bal aan eegee warqadihii aan aqrin jiray waayo waayo, dhag dhag dhag.... haaaaaaa waxaa ku qoran healthy inuu la macna yahay af soomaali erayga marka lasoo gaabiyo loo yaqaan, "xaalad macaan". Yacni marxalad wanaagsan. Waxaa laga yaabaa in la iiga fiican yahay luuqadaha ee bal hala i caawiyo halkaan intaanan kufin!
  4. Ok, laakiin hadaa qof diin yaqaan tahay, maxaa kuu diiday magacyada fiican ee Islaamiga ah, oo ku dooratay kuwa xunxun, sida ACtion Jackson, adiga iyo Rever..... ma aqaan xitaa sida loo qoro adeegiisa! Soo macnaheeda maaha, sida qof magaciisa tuug la yiraahdo ama isku yaqaan inuu magaciisa tuug yahay, oo hadana ku andacoonaya "war shiiq baan ahay ee magaceyga tuuga yuusan idin sirin!!?".
  5. wiiilo, Walaal list-ga aa wadatid bal noo dareeri waa intaas oo wax fiican nooga soo dhexbaxaane, insha allah.
  6. Faataxada noo aqriya hadaba, insha allah.
  7. Waan soo laabtay, aleylahey, laakiin wiiilo iyo jacaylbaro, runtii qosol baad iga keenteen. Ilaaheey danbigiina ha dhaafee. Jacaylbaro, Horta ha iga shakin waligaa walaaloow, sababtoo ah, waxaan kula jeclahay waxwalba oo aan nafteyda la jeclahay, waana waajib diineed, si iimaanka dhabta ah loo gaaro. Waxaan taas u leeyahay yacni xoogaa ayaan arkay inaad i yara garbineyso dhanka wiiilo, anigana qasadkeyga wuxuu ahaa inaan wiiilo-caqlibadan iyo adiga dhexdiina (islaax beyna naas) dhex dhigo. Gabadhuna runtii sidaan u jeedo waa naga caqli badan tahay labadeena, laakiin si kastaba ha ahaatee hada inaan barino maahee, sirkale kuma fiirin karno sababtoo ah weyna fahamtay. Ilaah wixii ceeb ah hanaga asturo, aamiin. Soo ducee bal walaal
  8. WAR MEESHAAN DAGAALKA KA DAAYA, OO DIINTA KA LEEXDA LABADIINABA WAA LOO JEEDA MEESHA AAD DIINTA KA JOOGTAANE, BAL FIIRIYA MAGACIINA! WAX ISLAAMNIMO MUUJINAYA MA UGA JEEDAAN? ALOW ALLE, ILAAHOOW NA BAXSO, AAMIIN. Waa iga talo uun!
  9. Haye, eedo wiiilo waan kaa tagayaa, ee sidaas hanoo ahaato, muraadkana ilaah ha wada sahlo anagoo dhan, insha allah. Salaad iyo jiif baa i sugaaya, macsalaama walaashiis. Assalaamu Caleykum and thanx for the time you exchanged with me the nice views. Nabadeey
  10. Wa'iyaki Ukhtii, Waxaan soo xasuustay laba qodob: (1) Iney caqli badan tahay iyo (2) Iney amaanada xifdin ogtahay Labadaas qodob ayaan ka hilmaamay liiskii aan watay, waana ilaa 12 qodob oo aad u fiican, diintana waafaqsan. Soo duceeya insha allah.
  11. Wiiilo, Ilaah hakuu daayo cilmigaas aad soo gudbisay, kheyr baad sheegtay aleylahey. Horaa loo sheegay, gabdhihii ayaa meel walba iyo horumarwalba nooga horeeya, Allahu Akbar! Jaceylbaro, War ka kac meesha oo aan waxbarano waa u jeedaa meesha aniga iyo adiga ayaa ku haraye, . Wiiilo diracnimada ey leedahay cilmi eyey ku darsatay, marka waa in lagu daydaa qoftaas, insha allah. Waa iga talo!
  12. Aamiin abaayo wiilo, Ee ilaah adiga iyo Jaceylbaro dhexdiina ubad iyo barwaaqo farabadan ha dhex dhigo, waan ujeedaa koley, horaa loo yiri, "waayeel korkiisa waa wada indho". ehehehehehe, ilaahoow noo kaalmee, aamiin.
  13. Wiilo, ilaaheey ka baq oo runta sheeg, ma buuxisaa intaas oo qodob? Ilaaheey hakuu kordhiyo intaas iyo in ka badan, Aamiin. Laakiin aniga koley gabar tobankaas qodob wadato ama wax ka sii fiican ayaan rabaa, sababtoo ah gabdhaha hada jooga waxaan ku nacay tobankaan qodob: (1) Kibir iyo qabweyni (2) Dhaqanka gaalada iyo aqlaaq xumo (3) Cilmiga Gaalada iyo Luuqada Ingiriiska (4) Diinta oo eysan waxna ka aqoonin (5) Alle ka cabsiga oo ku yar (6) Xishoodka oo ey si toos ah uga tageen (7) Balwad, sida Party, Heeso, daroogo, i.w.m. (8) Wareeg iyo Waabatiris (9) TV fiirsasho iyo Dharxun oo la qaato (10) Daneysi iyo Abaal-kadhac Farabadan
  14. Wiiilo, Ma sheegaa qofka kula tagay? ehehehe, iska daa waa intaas oo la fahmaaye. Laakiin ilaah waxaan ka baryay inuu nin fiican kula tago, aamiin dheh. ducadaan waa kal iyo laab!
  15. Alow alle, ehehehe. Jaceylbaro, waaku fahmay, ninka aad gabdhaha u heysid ma anigaa, ehehehe. Ilaahoow na cafi, aamiin. Gabdhoow waa aniga ee laakiin iga raali ahaada, ilaa walaalkeey jaceylbaro aad guursataan aniga ima heleysaan, marka sidaas la socda, insha allah. Xaalku waa sidaas!
  16. (1) Garoob waa iney ahaato - Sunnada Rasuulka scw (2) Alle-kacabsi Badan (3) Xishood Badan (4) Waxbarashada Diinta aad u jecel (5) Ku Gabayda Luuqada Soomaaliga (6) Neceb Gaalada, Dhaqankooda iyo Waxbarashadooda (7) Xijaabka Marwalba Huwan (8) Jecel Jihaadka iyo Dagaalada (9) Jecel iney Agoonta iyo Dadka caawiso (10) Farxad Badan oo niyad wanaagsan. Intaas ayaan wataa hada, insha allah, ilaah ha'ii fududeeyo taas sidaan ku heli lahaa. Iisoo duceeya walaalaha inuu ilaah taas iigu deeqo.
  17. Condums or Kondhom, whatever you call it, I think is the business of Gaalo, not our own things. Once you get some humanistic feelings, you get to marry soon. That is what our religion and culture say about feeling. No short cuts, no deviations, no U turns. Straight to the point of our culture!
  18. Did any of us ever heard WSP? What do you think are the intentions of such organizations? Are they helping us or working on new ways to further the miseries of our people? Who send them to solve for our problems? How come they are collaborating with those criminal warlords and not engaging with our intellectuals, for instance, the Islamic scholars? Do they welcome our solution if its under the shade of Islam and repenting back to our Lord? Do we trust them in the first place, if yes, why? How come every fake solution was imported from outside? Are the real integrationist among us for this or for something that is authentic and originated from us? And finaly, are these our enemies or friends? Anyway, you read this piece and tell me if the handcrafts of these people, (WSP and their likes), is for help or for destruction! FOR IMMEDIATE RELEASE TUESDAY 30 NOVEMBER 2004 FOR THURSDAY 2 DECEMBER 2004 WSP International Somali Programme affiliates, Puntland Development Research Center (PDRC) and the Center for Research and Dialogue (CRD) will host 2-4 December 2004 a Project Group meeting to launch the main phase of the Dialogue for Peace project in Somalia. The meeting will be attended by the Project Group, more than 120 leaders representing the business community, civil-society organizations and many other sectors of society from Somalia. The speaker of parliament and the Prime Minister-designate will both represent the Transitional Federal Government. A paper, or Note and documentary video will be presented on the pressing issues facing Somalia in this period of transition. The Note is the outcome of issue mapping exercises—essentially analysis by PDRC and CRD of the major issues the country faces and anticipated outcomes if these are unaddressed. Release of the Note signals the end of the preliminary research phase, and also will serve as a launch pad for exhaustive dialogue by the Project Group. Out of this dialogue, key issues perceived to pose a threat to Somalia’s future will be selected as Entry points. Working groups, comprising stakeholders with the relevant experience and stature will then emerge to identify critical needs and devise action plans for each of these entry points . The Working Groups will in turn be directed by the Advisory Committee, which will be formed from members of the Project Group. The Dialogue for Peace is scheduled for completion in March 2006. WSP International is a Geneva-based Non Governmental Organization that initiates and supports locally owned processes of interactive research and dialogue on crucial issues facing post-conflict societies. The WSP International Somali programme’s partners, the Center for Research and Dialogue, Puntland Development Research Center and the Academy for Peace and Development, use a participatory action research methodology to promote discussion and action on issues pertaining to state- and peace-building at local, regional and national levels. This event and the Dialogue for Peace project would not be possible without funding from the following: The European Commission (EC), the United States Agency for International Development (USAID), The Government of Norway, The Department for International Development (DFID), The Swedish International Development Co-operation Agency (SIDA), The Government of Finland, The Government of Italy, and the Government of Switzerland. Contact: Olufemi Terry WSP International 254 20 3754167 Terry@wsp-international.org wsp-international.org
  19. Your approach to responsibility is no different than those of the Saxaabah. Masha allah, always do that brother, and never walk for the quest of authority upon anyone. Since I haven't read your posts, I think I can derive some good qualities from your above remarks. May Allah increase your capacity for taqwa and wisdom. And hopefuly Allah (sw) will make this responsibility easy for you, insha-allah.
  20. Wiilo, Waan gartay abaayo, laakiin adiga waan la socdaa sheekadaada, ee kee jeceshahay labadooda. Waxaa la iisheegay xitaa inaa raadisay qof kula taliyo sidaa u kala dooran laheed labadooda kan kuu qalma. Aniga koley waxaan ku dhihi lahaa, Jaceylbaro ku qabo, waa ka dagan yahay kan kale, xitaa wuu caqli badan yahay runtii. Marka waa kaas haddaa talo iga rabtay hadii kalena, Mutakalim ayaa joogo... alow alle, ilaahoow na baxso!
  21. Sue, ehehehe, waa iga qoslisay runtii. Fiiri abaayo, I didn't say anything bad about you. All I said was to remind you of the quote you selected as for your signature, comparing to the advices you were concerned. I know am foul, but tell me how come you don't read your mother tongue? Isn't a shameful thing that you consider speaking somali equals an act of discrimination, just because someone doesn't speak english? Oh, come my little sister, and be rationale! :rolleyes:
  22. Bishaaro, Hee maxaa dhacay, aniga iima jeedid. Haa diyaar baan u ahay inaan nabigeena ku daydo, oo caruurta haayo, xaaska markeeda nasiyo, dharka dhaqo, cuntada kariyo. Xagee ku hilmaamtay xadiiskii ahaa, "Kiina ugu aqyaarsan waa kan qoyskiisa/xaaskiisa u wanaagsan". Remember my sister that we're all muslims and should take the path of our prophet to make an excellent family. Sax, waa runtaa waa jiraan dad ka booday wadadii dhabta aheyd ee loogu tala galay in la raaco, laakiin macnaheeda maaha inuusan jirin nin soomaali ah oo qoyskiisa hannan karin, iyadoo laga eegayo baarinimada, kartida iyo waxqabadka uu u leeyahay cidiisa. Fiiri abaayo, waxaa sharaf ah inuu ninka ku faano baarinimada uu xaaskiisa iyo caruurtiisa u hayo. Waa arin runtii laga soo wariyay saxaabada markii ey caruurtooda rabaan iney tusaan xikmada guurka ka danbeysa, waxay dhihi jireen, "si naagtaada baari kuugu noqoto, waxaa u noqotaa sida adoon ey leedhaay oo kale". Dabcan waa fahmi kartaa, our human behavior has always this tendency to be a reciprocal feeling for each other, you do this to me, and I find myself doing the same or more to you. That is very simple, and our religion has squared those guidelines in a doable and practical perspectives. ar maxaan luuqado aan isgaleen isku qasay!
  23. Waan yaabanahay aniga! Kaalay Garab Tuujiye iyo Jacayl boro walaalo miyaa, koofida waa iskaga eg yihiin, hadalka sidoo kale, sheekada kaba daran oo qofkeey ku camirtaan suuqa waaka baxaa. Laakiin markaan si u fakaray waxaan arkay qoraaladooda in xoogaa aad moodid inuu Jacayl boro caqli badan yahay oo kayara dagan yahay ninka la yiraahdo Garab Tuujiye. Fiiriya saaxiibayaal, waan shakiyee labadiina kee bidaar leh, koofida waan u jeedaa xiligii xaragada waaka baxdeen oo rag waaweyn baa tihiin, marka sidee wax u jiraan waxaan wax ka badane. Yaan la xanaaqin hee, waa Alle-ubaahne oo iska yara kaftamaya,
  24. Masha allah, Am realy in love with those beautifuly designed houses. I can't imagine myself living on the verge of somewhere in Somalia beaches. Oh, please ha igu soo qaadin, dhulkaas lama heli karee! Again, many thanks to the poster of those compelling pictures and houses.