Showqi
-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by Showqi
-
-
Alpha Blondy;932458 wrote:^ wyre,couple of question:1. have you seen a girl called suad. she was my ex-maid. she tahribbed to saudi via djibouti. she's 5ft 0inch and very petite. she has white skin due to her enedmic use of various bleaching creams. she also speaks with a reer-bari accent but has been known to change her accents, at will. if you've seen this girl, please let me know. there's a couple of dishes here, that could really do with some good cleaning. also her mother, from burco, is looking for that75kg of pure gold, she stole to finance her tahrib journey to yurubta dheexe. PM me, inaar...2. are you also on a tahrib journey yourself?. we all know turkey is the next destination after saudi for the mentally tahribbedLOOOOOOOOOOOOOOOOOL..Alpha do you mean75gram. Because she must have been a millionaire if she had 75 kilos of pure gold
-
Haatu, here are some funny words for you:
Ilbir
Ildab
Ilfuur
Weershe
-
Loooool@Oba.
Waryaa Coofle waad noo cago wareejisay walaahi:cool:
-
I am sorry wyre I just checked my inbox and found your message. Waar anigu script-iska waan ka caqli badanahay, script-iskau waad aragtay marwalba wey khalkhalaan oo biyaha iyo saliida ayey isku daraan:D
-
Haatu;932074 wrote:ex?Haaheey.....
-
Haatu, Holland Soomaali badan ayaa soo martay. Laakiin waxaa jiray qaar badan oo uu dhaqankii iyo damiirkiiba uu ka lumay kuwaasna waddan walba waa laga helaa Holland oo kaliya ma'aha
-
Abbaas;931902 wrote:Here is the lyrics of "Dur Dur Band - Dooyo"****** Lyrics-ka waxaan u qoray sidii aan u fahmay (someone else can fix it), Waxeey daldaleeysa Fanaanadan waxba kama fahmin, laakiin waxaan u maleeyn ineey kusaabsantahay wax layiraahdo Saar ama Fantasy that makes no sense*******---- ------2xDudumada dagaayee, dadoow dudumada dagaayeeWaa idiin digaaye, anigu waa idiin dagaayee2xDurbaanda lee tumaayee, dabkaa leey soo shidaaMadiidaayi waa durbeeyaa ee, anigu daawadeeyda waaye2xDooyoowaa i duuree,aw daaraiigu soo digaayeChorus:Dooyoow aa ku duuree, aw daara kugu soo digaayeDooyoow aa i duuree, duraa ii soo dabaal tagayseeChorus:Dooyoow aa ku duuree, duraa kuu soo dabaal tagaysee2xHaleey soo daryeeloo, dadoow haleey soo daryeelooDooni baan ku imidoo, anigu dooni baan ku imidoo2xDigaag baan doonayaa ee dahabna waan doonayaaDabayl ruux aan rabaa nahayee, Ku duulduuliyaa ogoow4xDooyoow aa i duuree aw daara iigu soo dagaayeChorus:Dooyoow aa ku duuree aw daara kugu soo dagaayeDooyoow aa i duuree duraa ii soo dabaal tagayseeChorus:Dooyoow aa ku duureeduraakuu soo dabaal tagayseeWar waxaan hees ma'aha ee gabadhu waxay rabtaa in Saar, Mingis iyo jinniyo laga tummo:D
-
Ar waa la qafiifay. Carafaad iyo xulufadiisii dharkoodii wasaqda ahaa ayey banaanka soo dhigeen.
GG, please don't blame all Somalia men what Carafaat did in his teenage years.
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;931797 wrote:Showqi, ii waran, widaay. Hollandese aan ku arko Schiphol airport dad nooc kale waaye. I use that airport all the time, laakiin the service people meeshaas joogo seem like kinda 'rude.' Kuwa xataa maqaayadahooda ka shaqeeyo inside the airport. But the airport itself is great, very well designed and well run.MMA, Alxamdulilaah sxb xaaladu waa dhag dhag.
Waa runtaa normally the North Americans have better costumer service attitude then the Europeans. A North American person will do anything to satisfy their costumer. I have seen both sides.
-
MMA, aniga markaan Toronto imaaday waxaa halqabsi ii ahaan jirtay Holland iyo Soomaaliya. Marka halqabsigu waa iska caadi, qof walba meeshii uu daganaan jiray ama wadiinkii uu dhashay ayuu aduunka kale ku cabiraa amaba la barbar dhigaa
-
Nin-Yaaban;930198 wrote:Maya walaal.Nin-Yaaban, sxb Lottery means giving away little money in order to win a big price, and that means gambling. Gambling-kuna waa khamaar. Sidaad doontaba adigu u gadgaddi:D:D
-
Abaas, Mar hadii aad tidhi Qaamuuskii baa iga lumay waxaa lagaa doonayaa in aad Ayeeyo iyo Awoowe ka wardoonto ee ma'aha in aad eber ka soo bilaawdo.
Waryee Wadani carabkeeygu yaanu ku khaldin:D
-
Wadani;930077 wrote:Southerners use more original Somali words for nouns than we do.Yap. And that is why the Southerners call you Qalda@n:D
-
Hahaha Abaas waa qolooyinkii luqada iska sameysan jiray
-
Horta Lottery-gu miyaanu khamaar ahayn? Khamaarkuna miyaanu Xaaraan ahayn?
-
Xaaji, do you need konfurians help?
-
Oba, dhalinyarada cuslaatay ka xishood. Waa ku sidee
-
Horta is he also a Soler?
-
Xaaji you're getting homesick....... Time to go to Hargeysa sxb.
-
wyre;921429 wrote:allaha ku caafiyo sxb, yes am good alxamdulillahMaadey salaaddii shanaad intuu oga tagay ninkaasLoooooooooooool@Wyre,
Wyre, Saaxiibkeen Maaddeey wuxuu kuu hayey gabadh wadaadad ah. Laakiin gabadhii wuxuu ka dhigay Nin afar salaad tukada. weydinkaa dee adiga iyo Maaddeey waxaad u baahantihiin qof idiin kala turjumaana, hadii kale waad isku waalaneysaan:D:D
-
Alpha, because you mentioned that he was malnourished. Waar inanka noolee baan ku idhi:D
-
Wyre hadii aanad laheyn big muruqyo, dee waa in aad serious money meesha keentaa:D:D
-
Alpha ninyohow gacan adakidaa, ma shaah iyo buskut oo qudha ayaad siisay your skinny inaadeer. No casho fiican no pocket money smh.
-
Lol@Mario. Me and Wyre we will transport any thing and everything including Saliid-Macsaro. And during the night time we will have our Isbaaro. All we need is some shareholders for our bussines:D
-
Popular Contributors
Expect Something Big
in Politics
Posted
I think he is about to tell us Somaliland oo Soomaaliya ku darsantay:cool: