
Showqi
-
Content Count
2,610 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by Showqi
-
-
-
-
Saaxiib la'ima xareeysan ee aduunkii kale ayaan mashquul Ku noqday.
iigu soo ducee, in aan xabad quruxleey ah is helno.
-
-
Can't wait to see Holland Vs Chile tomorrow.
-
Haye MMA meeqo kaniini Aspirin aa liqday sabtidii? Koleey bareejadaas madax xanuun eey kugu riday!
-
Marfishka cajalado ma yaalaan Miyaa!!! Waa maxay baryadu.
-
This is one of Alpha's lost Script! Waaryee Alpha Stop fooling us
-
Wyre, ma shan cisho ayaad la rafaneysay sidii aad gidaarkan wax ugu soo qori lahayd. Hahaha walaahi Somalia Online mashaqo ayey ku galisay. War ninyohow mar hadii aad isbadalka cusub la qabsan weyday dee bal ka retire-garow Somalia Online
-
Waraabihii baa cunay,,,,,,,
-
^^ Waryaa why are you promoting Mr. Bulxan`s stuff only! ma isku qabiil baad tihiin:D
-
Sheekadani waxay i soo xusuusisay hees Soomaaliyeed oo odhanaysay:
Afkii qalaad ha moodin
Carrabku qaldi mayee
Sidii caanaha qudhqudhiyaay
Mashaqo! Iminka Afkii Soomaaliga ayaanuba carrabkoodiiba karaynin:o:o
-
Tallaabo;972572 wrote:Rear word:Waaq, meaning GodMarka Caabudwaaq macnaheedu ma Caabud ilaahay baa?
-
Talaabo, tittle-kaaga ereyga warbaahinta ayaan waxaan Ku badali lahaa Macluumaadka, the rest is correct
Warbaahin = Media, and not Information Resource Centre
-
Haatu, biid is the Somali hippies in the 70s and early 80s
-
Hahaha a Universal Charger....... Haye bal tii raggana soo daa.
-
Thanks Somalia
-
Qori ismaris iyo Dhag Dheer 2duba waxay ahaayeen Horror stories oo caruurta looga sasin jiray:D:D
-
Horta Hargeysa wali Safaarado ma laga furay.
Muqdisho miinooyinkii iyo hubkii shacabka ma laga uruuriyey.
Boosaaso, Baydhabo iyo Baladweyn bus-sas iyo Taxi-yo ma leeyihiin.
FG. Waa iga daacad I really like to know the answers of those questions.
-
Wadan walba midnimdiisa iyo xoriyadiisa muddo ayuu u soo dagaalamay. Midnimadaas raadinteedana dal walba dad iyo duunyo ayuu u huray. Marks Soomaaliya wey midoobi doonta insha Allah.
-
All Amin needs to do is to check on Nin-Yaaban's thread. Halkaasay maxaabiistu ka buuxdaa:D:D
-
^ Adigunna sheekadii meel Kale ayaad ula carartay. All they saying is there is more demand than over.
-
Xaaji Xunjuf;960320 wrote:Somaliaan sounds so weirdJust say SomalisXaaji, you have to admit Somealian sounds better than Somalilander:D:D
-
Marksman;959743 wrote:The new ambassador to Somalia has worked from '02-'08 in Israel and his wife is a Jew. Very interesting.In that case he need to borrow Sheekh Sharif's old tanker or else Al Shabaab ayaa ku janno tagi doonta
SOLers, let us talk about health and lifestyle.
in General
Posted
Adeer ma calool baa kaa soodhacday?